Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Group B Euro 2012 Ee Portugal v Holland.
Waxaa Qoray: Hanna Ibraahim
Twitter:
Taariikh: 17-06-12 10:33 AM
![portugal vs netherlands euro 12_thumb[1]](http://i0.wp.com/www.laacib.net/wp-content/uploads/2012/06/portugal-vs-netherlands-euro-12_thumb1.jpg?resize=512%2C289)
Tababaraha xulka Portugal Paulo Bento ayaan dhaawacyo qabin kulanka caawa uu Natherlands kaga hor imaanaayo gegeda Metalist Stadium ee magaalada Kharkiv.
42 jirkaani ayeyna u badan tahay inuu magacaabo xulkiisii 3-2 kaga adkaaday Denmark arbacadii,iyadoo Helder Postiga oo ku nagaanaayo booskiisa weerarka marka lo fiirsho Hugo Almeida iyo Nelson Oliveira.
Hollad ayaan qabin wax dhaawacyo ah laakiin Bert van Marwijk ayaa tixgelin kara inuu isbedel badan ku sameeyo Xulkiisii labadii kulan ee ugu horeysay ee koobka Qaramada Yurub guuldarada kala kulmay xulalka Denmark iyo Germany iyadoo ay waajib ku tahay inay Netherlands guulystaan ayna guuldarro u rajeeyaan Danmark hadii ay doonayaan inay uso baxaan wareega 8da.
Klaas-Jan Huntelaar ayey u badan tahay inuu weerarka ka bedeli doono Robin van Persie iyadoo sidoo kale ciyaaryahanka Barcelona Ibrahim Afellay ay macquul tahay inuu qeyb ka noqdo labada garab ee weerarka midkood.
Ciyaaryahanka dhowaanta ku biiray kooxda reer Turki ee Fenerbahce Dirk Kuyt ayaa la ogyahay inuu isna tixgelin doono inuu booska ka bedelo Arjen Robben oo aan muujin bandhig soo jiidasho leh labadiisii ciyaar ee u horeysay.
Line Up-ka Macquul Ah
PORTUGAL: Rui Patricio; Pereira, Pepe, Alves, Coentrao; Meireles, Veloso, Moutinho; Nani, Postiga, Ronaldo
NETHERLANDS: Stekelenburg; Van der Wiel, Heitinga, Mathijsen, Willems ; N De Jong, Van Bommel; Van Persie, Sneijder, Robben; Huntelaar
Ma Ogtahay?
- 10kii kulan ee ay Portugal la ciyaarrtay Netherlands waxa ay badisay lix jeer, seddex jeer barbaro ayay galeen, hal jeerna guuldarro ay soo gaartay, iyadoo guuldarada kaliya ay aheyd isreebreebkii Euro 1991
- Portugal waxa ay ku xaqiijisan kartaa booskooda wareega 8da inay badiyaan, ama in Denmark ay 3-2 ama natiijo intaas ka badan oo farqigeedu uu hal gool yahay. Barbaro xitaa waa ku filnaan doonaa hadii Denmark ay badin weyso. Portugal sidoo kale waa ay soo bixi kartaa hadii looga badiyo natiijo farqigeedu yahay hal gool islamarkaana Denmark la garaaco.
- Goolkii Helder Postiga uu ka dhaliyey Denmark ayaa la micno ah inuu noqonaayo ciyaaryahankii lixaad ee gool ka dhaliya sedax koob oo kala duwan oo Yurub ah ka dib markii ay sidaasi sameeyeen Jurgen Klinsmann, Vladimir Smicer, Nuno Gomes, Thierry Henry iyo Zlatan Ibrahimovic.
- Fabio Coentrao, Cristiano Ronaldo, Raul Meireles iyo Postiga ayaa dhaamntood hal jaale u jira inay ganaax u seegaan kulanka kan xiga hadii ay soo baxaan.
- Netherlands ayaa guuleystay sedax ka mid ah sagaalkoodii kulan ee caalami ah ee ugu dambeysay. Weligood ma aysan guuldareysan hadda ka hor laba ciyaar oo Group ah intii ay ciyaarayeen Tartanka Yurub.
- Wiilasha Bert van Marwijk ayey qasab ku tahay inay ku garaacaan Portugal in ka badan laba gool ayna rajeeyaan in Denmark guul darro kasoo gaarto Germany.
- Maarten Stekelenburg wuxuu diirada saarayaa inuu safto kulankiisii 50aad ee Holland.
- Mark van Bommel, Jetro Willems iyo Nigel de Jong ayaa ganaax ku maqnaan doona hadii ay qaataan Hurdigooda xiga.
saadaq
17-June-2012 at 6:45 pm
Kkkkkkk ciyarta cawa waxa badinayso bortugal ronaldo 2 nani. Wan 3gol iyo waxbo aya luga bada roben fanbersi. Cawada wa oy donan kkkkkkk bortugal 3 <1 nadarland. Ooooooooooy
kismayo x/shaqalaha
17-June-2012 at 4:01 pm
Dhaman tagera yasha ku nol jey cadka waxey leyahin bortagal iyo denmak boos umaheyno waxa sobaxayo cawa waa holnd & jarmani tagera yasha waa abaja_balac_lili_gar orge_badow_garawey_shukuman shiray_ul_fadarka_abdharaha_xusen_xanif_qaamqaam_madax kanol_bakan bawul_deeqow_hara_iyo buluq mose
Ote.dheere
17-June-2012 at 2:35 pm
Rumahanti netherlands wey hartay lkn portugal lafteydu maqadeyso koobka sidan rumeysnahay waxan u saadaalinaya koobka spain
Nani and rooney
17-June-2012 at 2:21 pm
CAAWA WAXAA RAAXESO DOONO C.RONALDO 3 nani 1
C/raxman cumer liverpool
17-June-2012 at 2:10 pm
Cawa waxa so baxaya holand iyo germaney portugal waxba uma heyno ha is ka hoyato
Maxamed subane
17-June-2012 at 1:42 pm
Ascww wxn rajeynayaa nasiibka inuu nasaamoxo sida chelsea loodhahay oo kale wey ku deysay marka taagerayaasha dutchka hdn harno micno malaha wxn jclhy towbaraha inuu soxo formationka good luck orange guul
Maxamed subane
17-June-2012 at 1:40 pm
Ascww wxn rajeynayaa nasiibka inuu nasaamoxo sida chelsea loodhahay oo kale wey ku deysay marka taagerayaasha dutchka hdn harno micno malaha wxn jclhy towbaraha inuu soxo formationka good luck orange
dheereeye
17-June-2012 at 1:38 pm
waa lagayaabaa siduu jaamac sheegay ciyaartoy badan ayaa kamaan germayn-sida Schweinsteiger-Manuel Neue -Gomez-Khedira-lahm wali malaxaqiijin in uu dheelidoona marka sidaas darteed hayareysan in ey badinkarto denmark-dhinaca holland wali rajadeedii ahey in ey kabadiso xooxda- Paulo Bento waa mid siiyaraaneyso wali isbadal muuqda majiro aflaay ayey keydka galiyeen laaki isbadal kale masameynin sidaas darteed in cirka lagucunaayo waa muuqataa-waxaan sugnaa caawa iyo farxadda denmark iyo portugal
jaamac
17-June-2012 at 1:28 pm
waxey ubadantahay in ey soobaxaan denmark & bortogal—denmark vsgermany 3:0
Roberto pires
17-June-2012 at 12:43 pm
caawa waxaa soo baxaya germany iyo netherland van persie hat-trick ayuu ka dhalinaa portugal sorry caananuug ronaldo iska qulqul rvp the best player and the winner of fifa bollondi’or 2012
arsenal
Arsenal
17-June-2012 at 12:37 pm
Saadal ahaan nadarland ayku badineysa 4 1 portgal saas ayaa lagu garaacaa
Ikraan man utd
17-June-2012 at 12:18 pm
Kkkkkk reer holland ma quustan miya caawa toos la idinku quusina wad arki doonta viva the best plyer in the world c.ronaldo portugal 3 1 holland
Mohamed
17-June-2012 at 12:07 pm
War cawa waxa soo baxaya germanka iyo portugal marka waxan dhihi lahaa rer holland waxba niyada hadhisanina wad harteene viva portugal and cr7 the best player in the history of football (portugal euro 2012 winners
awil
17-June-2012 at 11:55 am
viva ronaldo <3 <3 <3 <3 <3 and pepe
Amed
17-June-2012 at 11:52 am
ASXAABEEY HORTA NASIIB AYAA LA SOCDA LAACIBNIMADA LKN NETHERLANDS UNLUCKY WAAYE MAR WALBA BALSE ILAAHOODA EY LEEYIHIIN Nederlands aa guuleysaneyso denk ik niet78%
muqtaar
17-June-2012 at 11:46 am
netherland2-0portugal
vanpers,robben
Liverpool, Man utd, Chelsea, Notinghum forest, and Astonvilla
17-June-2012 at 11:45 am
waa la iska garan ciyaartan holland ayaa badinaysa portugal ma qaranbaa isagaa ugu liita yurub viva liverpool and suarez.
Liverpool, Man utd, Chelsea, Notinghum forest, and Astonvilla
17-June-2012 at 11:45 am
waa la iska garan ciyaartan holland ayaa badinaysa portugal ma qaranbaa isagaa ugu liita yurub viva liverpool and suarez
Max,ed sacid abuubakar
17-June-2012 at 11:43 am
Asc bhd lcb yusan war idinka tagin holand sanadka dhibco la,an ayey baxayan 4_0 wexey gusha ku raceysa portugal gurubkane wax so baxayo chermany and portugal viva cr7
roben
17-June-2012 at 11:34 am
nederland gaat winnen
roben
17-June-2012 at 11:33 am
vanavond nederland winnen insha allah hup holland hup
Amed
17-June-2012 at 11:53 am
insha alllah
Game
17-June-2012 at 11:29 am
Wexey ila tahay inay duchka soo baxayan cawa line upka saxda ah ee holan waa stekelenberg.van der wiel.heitinga.mathijsen.willems.djong.vdvart.vpiersie.sneijder.roben.huntlaar by ruudka ex duch & united
Amed
17-June-2012 at 11:23 am
waxaaaan la yaaabanahay Netherland oo 2 guuldaro qabto ayaaa weli laga cabsi qabaaaa libaaaxyo iga dhex lkn safka hore germany aa ah kuwaaana kii nasiiib leh aa soo baxaaayo
V.bersie
17-June-2012 at 11:11 am
Holland guuuuul portuqal 0 holland 6 v.bersie hatrick roben kuyt snetder
Caqil xaji
17-June-2012 at 11:01 am
Netherlands wey kudeysay waxba yan holand aan niyada loo dhisin waxaa groupkan kasoo baxayo purtugal and
Sahal baashi
17-June-2012 at 11:01 am
Cawa guusha wa burtuqal
Ozil
17-June-2012 at 10:46 am
Niyad dhiska kadaaya holan wee hareen xitaa hadii ay badiso iyada jarmar ka uu badiyo soo kuma dhaceeso wixii ku dhacay rushka haday xitaa dhacdo taas