Difaaca xulka qaranka Holland iyo kooxda Everton John Heitinga ayaa daaha ka qaaday in xulkiisu u baahan yahay inuu caawinaad ka helo ciyaayahanada Jarmalka inay ku caawiyaan xulka Orange garaacitaankooda Denmark.
Willasha Bert van Marwijk ayaa lumiyey labadoodii kulan ee ugu horeysay Euro 2012 waxayna hadda u baahan yihiin guul marka ay ka horyimaadaan xulka Portugal iyagoo rajeyn doona in Scandinavians guul darro kasoo gaarto dhinaca Joachim Low si ay ugu soo baxaan Koobka Qaramada Yurub wareegiisa 8da.
Difaaca Everton ayaana maanka ku haaya in ciyaaryahanada Germany ay u sheegeen dhigooda Netherlands inay ka go’an tahay inay garaacaan Denmark.
“Lid ayaan ku noqon karnaa Germany. Waxay nagu abaal mariyeen ka dib ciyaarta inay na caawinayaan,” ayuu u sheegay saxaafada.
Inkastoo ay tani u diri karto inay Holland u gudubta wareega 8da hadana lama oga waxa dhici kara marka ay ku kulmaan Group-ka dhimashada, Heitinga ayaase dareensan in xulkiisu ay awood buuuxda u leeyihiin inay gaaraan wareega sideed dhamaadka.
“Inaad u baahan tahay Laba gool oo nadiif ah aadna guul ka gaarto Portugal waxay noqon doonaa wax adag.
“Laakiin hanaanka ayaa ah mid deg deg ku dhisan. Berri [axada] shey kasta oo kale wuxuu noqon doonaa wax aan na quseyn xaqiiqdii waan sameyn karnaa, gaar ahaan weeraryahanada iyo weliba niyadeeda,”
Axmednuur Afii cade
17-June-2012 at 2:34 pm
Holand waa xul awod u leh iney portugal ku garacaan 3 gool iyo wax ka badan waana wada sugeyna waxa dhaci doona
Xasan kaafi
17-June-2012 at 2:13 pm
Asc aqayarta sharafta leh waxan idin leenahay germany wax hor istaagi karo malaha viva germany and laacib.net
Duraan
17-June-2012 at 7:50 am
Holland way cebaysantahay inay qaran lamid ah barido waa ceeb mana dhacayso jarmalkuna umasamay karo nin janiskiisii dhumiyay tankale ciyaartoydiisa wuu wada dhiganayaah junior ayuu ciyarsinayah. Imposible inay hollald mesha sogasho.by holland waxa nobalana next time baryadana dhaaf.kkkk viva grmny
Bujnis
17-June-2012 at 6:02 am
hollan inay soo baxdo hakuriyoo nina ayaa ni dhihilaha sxbayal bye hollan viva spn*grmny
yasmin
17-June-2012 at 3:09 am
hup holland way soo baxaysaa natuurlijk
waya arag
17-June-2012 at 12:14 am
waxas wada afada ah badin mayane halka gur garonka laga layee ee ciyartoyda madow garonka ha soo galshan ragaasaa adage
Mohamed ga.al mohamood
16-June-2012 at 10:57 pm
Sidaan filayo holand weyusoobixikartaa lkn markasta xaalada holand waamid murugsan
samiir
16-June-2012 at 7:50 pm
nethherland ayaa soo bixi doonto ili si dhib la,aan ayey ku soo bixi doonto sawabtoo ah denmark malaan abood ayey germany kaga badiso holland na abood ayey u leedahay in ay portugal garaacdo
asad
16-June-2012 at 7:45 pm
Nederland kaliya waxay badin karta hadi ay ciyaartooy
madoow ah ciyarsiiso.
rujaal cali bulxan
16-June-2012 at 6:52 pm
waxa laga kag yaabaah in caawiyo xulka holan wayo hadii ay kaga badhiyaah xulka bortoqaal lkn taasi wa rajo aad u li dhato waye marka hada
Nani17
16-June-2012 at 6:29 pm
Unlucky man inta laga so tago markas isku day xata robben waa nin wali cml udhaqma wa qasara socota waxa fican in hal mar la isla galiyo r.v.goal,huntilaar and ibrahim afellay viva england milner,baker,gerrad,welcott,young,croll,welbeck and rooney
Caadil yare
16-June-2012 at 6:18 pm
K.k.k.k.k hld haqusato waxaas riyo maal meed waye bye
Kayse
16-June-2012 at 6:11 pm
Meel waxaad gaadhaysaan hadaad ciyaarta portugal ka katimaadaan arja robben waayo meel uu kula joogo guul lagalama hoydo
unlucky arje robben
Muhanad
16-June-2012 at 4:46 pm
Guul c.ronaldo and nani
Jamaal Gaaciye Maxamud
16-June-2012 at 4:30 pm
Botada dhaf cupkan holand way uga dhamatay isa so adkeya raga lugaha jilicsana iskaso reba uero 2016 aya ino balan ah