Galliani Oo Ku Tilmaamay Talaabo Geesinimo Leh, Diidmadii Ay Milan Iska Diiday Heshiiska PSG Ee Silva. | Laacib.net
Home » Horyaalada » France » Galliani Oo Ku Tilmaamay Talaabo Geesinimo Leh, Diidmadii Ay Milan Iska Diiday Heshiiska PSG Ee Silva.

Galliani Oo Ku Tilmaamay Talaabo Geesinimo Leh, Diidmadii Ay Milan Iska Diiday Heshiiska PSG Ee Silva.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 15-06-12 6:36 AM

Madaxweyne ku xigeenka AC Milan Adriano Galliani ayaa amaanay go’aankii ay Milan ku diiday heshiiskii ay u soo bandhigtay Paris Saint-German ee ku aadanaa Thiago Silva.

Kooxda reer Italy ayaa wadahadalo kula jirtay PSG ka dib markii ay ka heleen dalab 46 milyan euro ah kooxda ka dhisan caasimada Faransiiska, waxaana la dareensanaa in heshiiska uu ku dhawaa gabagabo.

Si kastaba, Milan ayaa ku dhawaaqday inaysan fasixi doonin Thiago Silva, waxaana kooxda Faransiiska ay iyadana xaqiijisay inuu burburay wadahadaladii ay kula jireen Rossoneri.

“Haatan sidii hore waan ka fiicanahay, ka dib go’aankii madaxweyne Silvio Berlusconi” ayuu Galliani u sheegay Azzurra Italiya.

” Hadii ay taageerayaasha faraxsan yihiin, aniga xitaa waxaan ka mid ahay taageerayaasha”.

“Waa inaan u mahadcelinaa Berlusconi, waxa uu qaaday talaabo geesinimo leh. Waxaan waayi doonaa dhaqaale badan madaama aan ceshaneyno Thiago Silva, lakiin Berlusconi isaga ayaa shaqsi ahaa lacag geli doona kooxda”.

13 Responses to Galliani Oo Ku Tilmaamay Talaabo Geesinimo Leh, Diidmadii Ay Milan Iska Diiday Heshiiska PSG Ee Silva.

  1. boorka Reply

    16-June-2012 at 12:32 pm

    haa waan ku fgarax sanahay jofgista silva

  2. cabdi baxar Reply

    15-June-2012 at 4:03 pm

    anche io

  3. Liibaan Reply

    15-June-2012 at 3:40 pm

    Asc dhaamaan asxaabta milan waan ku farxsanahay joogista silv

  4. Farax Reply

    15-June-2012 at 1:16 pm

    Asc aqyarta sharaf ta leh waxa i din leyahay reer milan wa arin lagu farxo wayo milan in badan e difan la an ahed ada hadi lahelay ma hin in la i biyo lacag waxa ka muhin san difaca kxdo wayo juvu wa arag ten we is dhis seso

  5. Farax Reply

    15-June-2012 at 1:11 pm

    Asc aqyarta sharaf ta leh waxa i din leyahay reer milan wa arin lagu farxo wayo milan in badan e difan la an ahed ada hadi lahelay ma hin in la i biyo lacag waxa ka muhin san difaca kxdo wayo juvu wa arag ten we is dhis tay horiyalki horay ani waxa a min sanahay in tobaraha o gacanta u gali yay juva he

  6. nuur milano Reply

    15-June-2012 at 11:22 am

    asc xaaji dadka aqoon malaha ma oga barleskoni inuu pvs dhan iibsankaro forsa barlaskoni waana arin farxad leh inuu baaqi ku ahaado silva waxaana rajeenayaa wiliba lacibiin kale kubada sumcad ku leeh in lakeeno forsa milano

  7. nuur milano Reply

    15-June-2012 at 10:52 am

    asc waaba arin farxad leh waxaaba isdhahaye seria e iskabadaa dawashadisa marka an maqlay inu silva dhaqaaqayo lakin hada forsa milano

  8. Jacfar love Reply

    15-June-2012 at 9:45 am

    Asc dhamanan tagerayasha ac milan waa go.an gesinimo leh zilva waa lav dhabarka milan viva barlaskoni

  9. Xaaji Milaano Reply

    15-June-2012 at 9:12 am

    Doqonka dhahaaya koox kale halaka iibiyo silva sual aayaan way diin lahaa yaa lacag badan psg barcelonona tankale farxad dayda mala soo koobi karo perlasconi waad kumahad santahy ko aanka aad gaartay naadiga waxay ubaahantaay in lakaliyo lacag 80milion euro si dib u habeen looku sameeyo Giliani naka qabo imaanku la yahay waa asaka ninka naadiga dib udhac kuwada sanad walba

  10. Abdala 4m southafrica Reply

    15-June-2012 at 8:39 am

    Waa wax lagu farxo marhore ayaa larabay inuu go,aan kagaaro berlasconi sidooka le dhaqaalaha oo gelinayo waa inoow cayaartoy kusogataa tayo leh si,ey championleague uqaadan iyo scotatiyah viva milan 4ever

  11. Sey_sey xawataako Reply

    15-June-2012 at 8:15 am

    Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay in milan ey diido iibista thiago silva mise libaaxa cas e reer brazil.

  12. moha-iniesta Reply

    15-June-2012 at 8:06 am

    Wan idin slamy dhamaan asxbta laacib.net dabcan wuu ku saxsan yhy ayaan oronayaa adariano giliani lkn waa inuu koox kale ka’ii biyaa maxa yly dhaqaalo la’aan ayaa heyso waxana jclan lahey inuu ka,iibiyo kooxda brcelona maxa yly iyada ayaa si fcn u dooneyso waxana laga yaabaa iney dhaqaalo weyn ey ka hesho

  13. fami Reply

    15-June-2012 at 8:02 am

    viva milan n parlesconi viva nera azuuri 4eve

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>