
Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa diiday inuu wax hadal ah ka yiraahdo, wararka sheegaya in Arsenal ay la soo wareegeyso weeraryahanka kooxda Montpellier Olivier Giroud, inkastoo ay soo baxayaan in kooxda ay soo gabagabeyneyso maalmaha soo socda heshiis 14.8 milyan euro ah.
Wenger ayaa durbaba ka muuqda suuqa kala iibsiga ilaa iyo haatan, waxaana uu kooxda Koln kala soo wareegay Lukas Podolski. Iyadoo mustaqbalka kabtan Robin van Persie aan la hubin madaama hal sanno ay uga hartay qandaraaskiisa.
Giroud ayaa bedel u noqon kara xiddiga reer Holland, ama waa uu ka garab ciyaari doonaa, lakiin Wenger ayaan dooneynin inuu arintaas ka hadlo.
“Waxba kaama oranayo arintaas, xitaa hadii aan jirdil ku soo hoos jiro kama hadlayo” ayuu Wenger u sheegay TF1.
25 jirkaan ayaa la filayaa inuu Premier League ku qaadan doono seddex jibaar mushaharka uu haatan qaato, isagoo la filayo inuu saxiixi doono heshiis uu isbuucii ku qaadanayo 60 kun ginni.
Giroud ayaa dhaliyay 21 gool horyaalka Faransiiska xilli ciyaareedkii dhamaaday, waxaana uu Montpellier ka caawiyay inay hanato horyaalka Faransiiska.
Xasan mandela kaafuu CR7
15-June-2012 at 9:26 am
Arsenal waxa lagu yaqaanaa inay ciyaariyahan soo saarto misane iskadirto lkn way soo kabsataa lkn waxa lagu yaqaana inay kalinta sadexad tugto waligedna koob ma arkeyso viva man utd rooey kagawa modrig young vidic vidic vidic vidic viva man utd
Xaaji milaano
14-June-2012 at 3:47 pm
Arsenal rvp aisla baxo wayo waxaan haysanaa artate
daadir yare
14-June-2012 at 3:40 pm
viva arsenal gul
daadir yare
14-June-2012 at 3:39 pm
Arsenal wexey kadhimatay qadka dhexe wayo qof 6 ah ayaa kamaqan hakensato gabbay ama d.joung ama tittoti wey dhismi waa hubal viva arsenal
Rosickay.ARTETA.SONG.M.VILA
14-June-2012 at 2:14 pm
Wengar rvp hada rabtid inuu sijogo lacagta ubadi wengar jec.wilshere hadu sokaco rosicky binji ha gili nin arteta binji gali Giroud wn ubahana hay wayo rvp hadu jabo badal malahan
lacib.net podolski ARTETA BANSEMA HIGUWAI kaka vamolan ozil wilsher ibrahimvic falamini harunyare
14-June-2012 at 2:09 pm
asc all and lacib.net saaaza la rawa van persie bax hada
'muhudin ali yapar
14-June-2012 at 1:59 pm
K k k k k k k fifa arsinal an podlisky
Jama
14-June-2012 at 1:10 pm
Winga marku ka tago koxda way ficnaneysa sababto ah koxda wu ka bec mushtara
C/caziz
14-June-2012 at 12:36 pm
RVP wa lacib lkn hakataga Arsenal mx yelay lukas, ox, iyo giroud ,jack hadey jogan nagu filan
Maskiinow
14-June-2012 at 12:20 pm
Wengar waligas walaku yiqani inuu nin fican diro lakin v.persia waa in uw sijoga ayandhihilaha
febregas 4u
14-June-2012 at 12:15 pm
Ninkan rvb badal wu unoqon kara
Deeqa abdulaahi
14-June-2012 at 12:05 pm
Kkkkkkkkkk cirka soo dunsha arsenaal cop sun ayeey katahy lol waxaa idin hor istaaga kagawa iyo rooney hayeeeeeeey
daleel daljire
14-June-2012 at 12:05 pm
wengar waa lagu yaqaan inaw kooxda meel ay ka duleesho ka daarsho hadana meel kale ka duleelsho haduu soo qaato giroud van persheana diro hoos lee udhacee arsenal waadna arki doontaan saas lee soo wadaa waa lug gooyo arsenal milkilayashana waxay ku haystan dhaqale lkn anaga dhaqale kaliya marabno waxan rabna koob
cukaashi
14-June-2012 at 11:49 am
kooxda ganacsiga ha iska daayso lacagta soo gasho qeeyb door fiican leh ha galiso beesaa beeso dhasho
hadii kale west brom ayaa idin ceshceshanee walaahi
sanadkaan iska daaye cup kaalin 10 ayad galesaan
man utd boqorada egland jones eans vidic evra
kigawa carck luca modrig
valncia roney nani
Cumar najma
14-June-2012 at 11:13 am
Arsenal nasiib darana manin walbo kiisokaco wuu katagaya maxaytahay waxas
Mk kaatibi
14-June-2012 at 10:39 am
Haduu ka hadlo horaa laka dafayaa waxaa jiro tababarayaal daba socda ama jacelba waxuu winger dalbada inay soo gataan waxaa ka mid ah sir
M m cawaale
14-June-2012 at 10:14 am
Wenger hal ciyaariya han ama labo kale hadii uu keeno markaas shaki kuma jiro in arsenal aay qaadeyso cup ama cups waa xaqiiq sanadkaan arsenal cup waa qadee shab shaab arsenal
Dayib xuseen dayib
14-June-2012 at 10:13 am
Asc dhamaan aqyarta hadii aan wax yar ka hadlo premier league arsenal waayahan waxay caadeysatay iney ciyartoy qima jaban ku ibsato hadan kaalin saddexaad ay bariso macnaha tuugto koley reer arsenal ha iska samran horyaal waxba kuma lahan kkkk
Arsenal
14-June-2012 at 10:06 am
Arsenal waxaa muhim u ah inay soo khaadato goal keabar fcn
4ever arsenal
14-June-2012 at 9:59 am
van ha tago amam hajooga arsenal will the next season champions podolisk ggrouf ip front and wilshere song arteta varmaelen wake up
asad yare
14-June-2012 at 9:57 am
weligaa fransis qashin ah ku wareeg kkkkkkk wenger polo in chelsea iyo man city ka dulqaadaan ayu ka baqayaa kulahaa xitaa hadaan jirdil ku hoos jiro kkkk
Naceyb.com Man unted
14-June-2012 at 9:47 am
Breaking News>>
Harry Redknap has been sacked as Totenham Manager’ Reer Arsenal Ku Farxa.
Abdirizak hirsi
14-June-2012 at 9:47 am
Saas waaye. Giroudna wan lasowaregeyna v.persei na wuujogayaa. Koxdii na hor istagi lahet alarabaa markaas. Viva. Arsenal
naxwo
14-June-2012 at 9:34 am
wlcm wenger thnks waligaa sirqarsi kudadal