
Xulka Orange ayaa caawa indhaha ku haaya inay ka soo kabsadaan guuldaradii ka soo gaartay Denmark, marka ay caawa la ciyaarayaan xulka Jarmalka oo guul soo gaaray kulankoodii ugu horeeyay, waxaana la filayaa inuu kulankaan noqdo midkii ugu xiisaha badnaa ee ilaa iyo haatan la ciyaaro.
Netherlands ayaa heshay war lagu farxo ka hor kulankaan, ka dib markii uu dhaawac ka soo laabtay daafacooda Joris Mathijsen.
Daafaca dhexe ee kooxda Malaga ayaa seegay kulankii Denmark isagoo dhaawac qabay, lakiin waxa ay u badan tahay inuu caawa booska ka bedelan doono Ron Vlaar.
Ciyaaryahanka khadka dhexe Wesley Sneijer ayaa isna la filayaa inuu ku soo bilowdo inkastoo uu dhaawac yar soo gaaray, halka tababare Bert van Marwijk uu cadaadis kaga imaanayo inuu ku soo bilaabo Klaas-Jan Huntelaar halkii uu ku soo bilaabi lahaa Robin van Persie.
Dhinaca kale, tababaraha xulka Germany Joachim Low ayaan wax walwal ah ka qabin dhaawac cusub, lakiin waxaa la filanayaa inuu isbedel ku sameeyo weerarkiisii ka dib qaab ciyaareed hooseeya oo uu kala hortagay Portugal.
Andre Schurrle, Marco Reus iyo Mario Gotze ayaa dhamaantood doonaya inay ku bilowdaan, iyadoo Lukas Podolski ama Thomas Muller uu midkood boos baneyneyn doono.
Holland (4-2-3-1): Stekelenburg; Van der Wiel, Heitinga, Mathijsen, Willems; N De Jong, Van BommelRobben, Sneijder, Afellay; Huntelaar.
Germany (4-2-3-1): Neuer; Boateng, Hummels, Badstuber, Lahm ; Khedira, Schweinsteiger; Muller, Ozil, Schurrle; Gomez
| MA OGTAHAY? |

GROUP B:
Ciyaarta: Netherlands v Germany
Waqtiga: 9:45 pm xilliga Afrikada Bari
Garsoore: Jonas Eriksonn (Sweden)
C.xakin yare
15-June-2012 at 9:06 am
Asc aqayarta laacib net kulanka caawa hadi an ka hadlo cawa gusha waxa iska leh garmany waxeyna kuso dhamani donta 3-1 insha allah garmany
yasmin
14-June-2012 at 11:37 am
hup holland viva
yasmin
14-June-2012 at 11:34 am
hup holland
qaranka
13-June-2012 at 9:39 pm
waxaa badanaa insha allah Holand 3 ayey ku badinee germany 1
deeko yare
13-June-2012 at 6:42 pm
guul holand denmark har bortuqal guul
daadir
13-June-2012 at 6:25 pm
caawa waxaa badineesa jarmalka taaas is weydiis ma rabto qof walba ayaa u jeeda viva cunsuriyaasha jarmalka
samiir
13-June-2012 at 6:07 pm
netherland ayaa badin doonto insha allah
Juan mata
13-June-2012 at 5:48 pm
Germany 2 holland 1 goals frome gomez kroos
Amed
13-June-2012 at 5:19 pm
insha allah ibrahim affelay gaat scoren vanavond hup holland we zijn oranje
Amed
13-June-2012 at 5:14 pm
hup holland taageerayaasheeda aaa meesha ku badan waa wax lagu farxo
maxamed nasri
13-June-2012 at 5:05 pm
caawa waxa badianay incha allah holland ebrahim afelay should score
Maxamed subane
13-June-2012 at 4:32 pm
Ascww caawa wxn rajeynayaa inaan badino 3-0 inaan aarsano hatrick huntelaar insha allah wxna jclhy kubad layaqaana inaan ciyaarno caawa iyo badis منتخب هولنداستواجه منتخب ألمانياوعينه على النقاط الثلاث
burco
13-June-2012 at 3:40 pm
ninkii rooni reerka haw hawdho caawa ..com on HOLLAND .
caawa haday oranje badiso xabad yaroo casoo nederlandisa oo ii dhow baan u xiintagayaa
Zakiyare
13-June-2012 at 3:38 pm
Shaki kuma jiro waxa badin doona holland insha Allah waxayn kubandini (4-1) 1 robben 2 sneidjer 3 afelly 4 v.persie
khalid
13-June-2012 at 3:00 pm
waxa badin doona if allah say holland 2 1 germany sneijder huntlar
ozil
viva holland
13-June-2012 at 2:58 pm
caawa netherland ayaa badin doonto inshaa allaah vs holland
Zaki Abdi
13-June-2012 at 2:14 pm
A s c dhamaan bahda laacib.net salan kadib cawa waxan rajenaya ine HOLLAND badiso eyna guul nagaso raacdo kadib guuldaradii nagaso gaartay xulka wadanka DENMARK.
Caqil xaji
13-June-2012 at 2:08 pm
Netherland guul wiliba guul 3-2 ah labo kamid ah ven peasie ayaa kuleh 1 roben
nasir dhimbil
13-June-2012 at 1:59 pm
kulanka caawa waxaa badinaaya germany viva ozil♥♥
Maxamedwali c/laahi nesta
13-June-2012 at 1:57 pm
Asc bahda laacib kulanka caawa waxaa wey ku dhamaan dontaa bar bara 2-2 ah
Bashka
13-June-2012 at 1:45 pm
Laacib.net line up ha iska soo saxaana v.persie wu ku soobilaabandoonaa!!!
Abdinur
13-June-2012 at 1:38 pm
Dabcan, kulankan waa kii ugu xiisaha badnaa kulamadii la soo ciyaaray. Waxaa saadaali lahaa 2-2 in ay ku soo dhamaato,marka laysku barbar dhigo labada kooxood.
feysal
13-June-2012 at 1:12 pm
asc dhaman cawa waxa badinayo holland 4-1
mel ku qor
Axmednur
13-June-2012 at 2:43 pm
Asc. dhaman bahada laacib.net, wa cad iyo madow e waxan rajeynaya in jarmalku ku badindono 2-1.farda la’isku hayo layskuma faanshop!
C.waaxid
13-June-2012 at 1:08 pm
Aqiyaarey waan idin slmy cawada waxa badinayo orange 2-1germany
M M Tarbiic
13-June-2012 at 1:00 pm
Asc wr wb dhaman asxabta Web-ka. Sln kadib cwa fikirkeyga Germany aya 2-1 ku badineysa. Viva Germany.
Ahmed foodcade
13-June-2012 at 12:49 pm
Cawa waxa badintoonta xulka holand waayo waxa xíisa yeelan doona groupka
Yasin gomiz
13-June-2012 at 12:43 pm
Caawa waxa badin doono germany 3 : 1 gomiz 2 bo muller 1 xabo holand van persie o badal ku iman doono
muhanad abdulah
13-June-2012 at 12:41 pm
Barbar dhac ayey galayaan
Nuurka cadde
13-June-2012 at 12:27 pm
Asc dhaman dadka jcel sports waxa cawa badin donta germany 3 2 goals gomes muller osil by
Nuurka cadde
13-June-2012 at 12:25 pm
Fikradeda waxa badin donta germany
xudeyfa syl
13-June-2012 at 12:14 pm
waxn jclahy holand inay bdiso si groupka xiso u yesho portugal iyadana bdiso
Asad diaby
13-June-2012 at 12:13 pm
Holland ayaan saaranahay caawa
Asad diaby
13-June-2012 at 12:10 pm
Caawa holland ayaan saaranahay
Jmj
13-June-2012 at 12:07 pm
Waxan rajaynayaa inay noqondoonto ciyaar aad uxiisa badan guroupkana ay labadan xul ka soo bixi doonaan
Maxamed gubta
13-June-2012 at 12:04 pm
Asc dhaman aqyarta jcl sports ciyaarta waa ciyaar adag lkn waxa isweydin mudan inen jarmal ay san kabadinkarin holan holan nisiibkaa ayaadii day kulan kii danmaag
Saadmustafe
13-June-2012 at 12:02 pm
Asc Waxa badinaya german 3-1 gools poodisky 2 gomiz 1 i will hop to winer germany insha allah
Mustaphe abdirahman cantayn
13-June-2012 at 12:00 pm
Hadaan fekerkayga cabiro waxaa badin doonta xulka orange netherland lakin tabaraha van persi ha fariisiyo viva holand
hanad yare
13-June-2012 at 11:55 am
waxan rajaynayaa in ay caawa guushu naraacdo cayaar qurux badana waa soo bandhigi doonaa
khAdAr YARE
13-June-2012 at 11:50 am
natherland