UEFA Oo Baareysa Labo Dhacdo Oo La Xiriira Isir Naceybka Oo Ka Dhacay Euro 2012. | Laacib.net
Home » Europa League » UEFA Oo Baareysa Labo Dhacdo Oo La Xiriira Isir Naceybka Oo Ka Dhacay Euro 2012.

UEFA Oo Baareysa Labo Dhacdo Oo La Xiriira Isir Naceybka Oo Ka Dhacay Euro 2012.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 12-06-12 6:01 PM

UEFA ayaa baareysa labo dhacdo oo la xiriira isir naceybka oo ka dhacay Euro 2012, intii ay socdeen ciyaarihii Spain-Italy iyo Russia – Czech Republic, iyadoo taageerayaal soo xaadiray garoonka ay ku dhawaaqayeen ereyo isir naceyb ah.

UEFA ayaa sheegtay inay jireen dhacdooyin la xiriira cunsuriyada, islamarkaana ay qaban doonaan baaritaan dheeri ah, lakiin weli ma aysan furan kiis ku aadan inay talaabo qaado.

Warar ay saxaafada qoreyso ayaa sheegaya in weeraryahanka Italy Mario Balotelli la bartilmaameedsaday intii ay socotay ciyaartii Group C ee Spain ee ka dhacday Gdansk habeenkii axada.

Daafaca Czech Republic Theodor Gebre Selassie ayaa u sheegay suxufiyiinta inuu ogaaday in hadalo cunsurinimo ah ay uga imaanayeen taageerayaal qaar ah kulankii ay la ciyaareen Russia.

Labada dal ee Italy iyo Czech ayaanse cabasho ramsi ah u gudbinin UEFA.

UEFA ayaa il gooni ah ku eegeysa falalka isir naceybka ah inta uu socdo koobka Euro.

 

19 Responses to UEFA Oo Baareysa Labo Dhacdo Oo La Xiriira Isir Naceybka Oo Ka Dhacay Euro 2012.

  1. Baabaa manexe Reply

    14-June-2012 at 9:12 am

    Boleteli waanin ilaahey abuurtay foolxumada aadku caayeesina waa abuurista ilaahey hana umalaynin in aad asi caayaysid waxay ku socota fariintaas dadka somalida

  2. mr xaji Reply

    13-June-2012 at 8:41 pm

    asc dhamaantiis wan idisalamay aqriyaarta laacib.ner iyo somalia waynba maria belateli wa nin african mana xuma lkn wa iska ciyaal suuqnima aya iska jirta wana dabeecad taasnah lkn dadka caynaya ninkaays waxba ma oga sababto ah anaga ayay bari na caynayaanba waxjira ma ahan poland iyo uikreenba waxan ushegaya dadka fotbooll ka shaqada ku leh dadka wax caynaya waxba kama qaban karaan lkn wadamadaays aya dhibka wada shaydama uwada eg fara farkaba

  3. abdul Reply

    13-June-2012 at 9:43 am

    marriyo boloteli waa laga gar daran yahay laacib lugtisa wa u taqaan waye qaf kii caysana asagaba shegay afkuu kab ka galinaa taas ogaada yana la idin garaacin anaga dhana ah black beoble waana nin aad u qurux badan

  4. LAMIIZ Reply

    13-June-2012 at 9:00 am

    ASC war mar hadii loosheegay maxay tahay waxa kale ee ay baaraayaa war madoonaya in ay wa ay qabtaa arimahani imiksa ayeey soo socdee ma imikay leeyihiin wax ban kaqabanenaa aniga umalen maayo in ay wax kaqaban doonaan UEFA

  5. Mario bolateli waa nin madow foolxumo iyo asaga hal qol ay dagan yihin kkkkk balse italy uma qalmo gaana haa

  6. Lama filan Reply

    12-June-2012 at 11:13 pm

    Balatoni waxu dhaman kuwa badan o cadan ah sida carrol chicrito vn persie and torres iyo kuma kale all by england gul

  7. Lama filan Reply

    12-June-2012 at 11:10 pm

    Balatoli wa ciyaryahan madow lkn wa lacib quruxda kubad kuma siyadiso

  8. darid villa Reply

    12-June-2012 at 9:42 pm

    war wuu edeb daran yahay waa african kibir iska baadhaya

  9. Gurey Reply

    12-June-2012 at 9:36 pm

    Balateli nin foxumo badan waye wax jiro mahan

    • abdi Reply

      13-June-2012 at 12:45 am

      jawaab
      ma awl baad guursanaysay illayn gabar maahane mana taageero ogow viva man united and evra de fransa….

  10. botanyare Reply

    12-June-2012 at 9:14 pm

    kkk bolotali aduunkii buu mashquuliyey waa la i caaye unbuu ku hayaa see layeeli kkk wax ladayn karo ma ahane foolxumuu soo xaabsadaye

  11. diini Reply

    12-June-2012 at 8:46 pm

    doqonta idinkoo kale mise ogtihiin waxa uu yahay isir naceyb waxaad ogtihiin ma jirtee baxa hooyo canjeero isii dhaha nacasiin

  12. M s a Reply

    12-June-2012 at 8:31 pm

    Kkkk spain ma af & coos kaa qalalan bay banoonigooda kusoo aruurtay

    salasi wax lacaayo waayahay waayo banooni xumo iyo folxumo buu isku darsaday kkk foolxumo itobiya

  13. ahmed Reply

    12-June-2012 at 8:09 pm

    balotelli is the best forward hadhihin danyer hadaa dhahdid adigaa soo galaya sa bariga africad jooogta kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk viva madaw

  14. Najiiib Reply

    12-June-2012 at 7:55 pm

    Bolateli danyer kk mus hoo

  15. mustaf Reply

    12-June-2012 at 7:44 pm

    kkkkkkkkkkkkk

  16. Maariyo buloteeli waa nin madooow ah
    Aduunka ne madooow wax maku laho
    Hadaad aragto nin madooow wili giiis
    Ma dhaa faayo xamaaali kkkkkkkkkk
    Raga cadaan ka ah waxaaa u sha qeeyay
    Awooo wa yaaashoood kkkkkkkkkkkkkk nin madooow
    Waxuu la fac yahay nolol maaal meed ka kkkkkkkk vivi somalia

  17. Xusni Reply

    12-June-2012 at 7:09 pm

    Fakirkega hadan ka hadlo kobkan waxan u sadaalinayaa xulka awooda leh e italy by xusni

  18. saleman alfaaris Reply

    12-June-2012 at 6:16 pm

    waxan isleeyahay saadasha waa italia mase jarmal sida aan filinaayo

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>