Xulka Czech Republic ayaa Guul ka gaaray maanta kulan ay la ciyaareyn Xulka Greece kadib kulan xiiso badan oo wareegii labaad ee Group-yada ee Ciyaaraha Euro 2012.
Ciyaariyahanada kala ah Jiracek iyo Pilar ayaa Daqiiqadihii 3 iyo 6 laba gool oo ay kala dhaliyeen ugu dhiibay Hogaanka Ciyaarta Xulka Czech Republic qeybtii hore ee Ciyaarta waxaa lagu kala nastay Czech Republic 2 0 Greece.
Qeybtii Labaad ee Ciyaarta Markii la is kugu soo laabtay ayaa waxeey Xulka Greece isku dayayeeyn in ay iska soo gudaan Laba Gool ee lagaga hormaray balse fursado badan oo ay abuureyn ayaa u saamixi wayay in ay dhaliyeen Goolal Laakiin Qalad ka dhacay Goolhaye Czech iyo Ciyaariyahan kale ayuu ka Faa’ideestay Gekas Daqiiqadii 52 asagoo CIyaarta furay kana dhigay Czech Republic 2 1 Greece.
Xulka Czech Republic ayaa Guushani ku soo celineeyso wadada rajada ayagoo haatan u dhiman hal kulan waxeeyna lee yihiin 3 Dhibcood halka kulanka u dhiman uu yahay Poland halka Greece asna uu haatan wato 1 Dhibic waxaana u haray Xulka Russia.






ahmed
13-June-2012 at 8:03 am
wlcm lacib wanagsan weye haduu ninkani
Abdiasiis Romeco
13-June-2012 at 1:33 am
Aqyaarey aniga xulka qaranka talyaniga xul an aheyn waxba uma hayo ee muranka iska daaya hayeeey chilini kkk
Cabdiqani dacad
12-June-2012 at 11:13 pm
Asc dhaman aqyarta waxan dhihi laha xulka jeg mel muhim ah ayu gari dona viva faranca
Xiirane
12-June-2012 at 10:03 pm
Asc dhaman asaxabta ciyara ku tixin hadan u gudbo fikirkayga ku adan gusha ey garen xulka czrplc waa gul ad ey ugu bahnayen waxana groupkan ka imanaya rushka iyo czrpl insha.alh