
Ciyaaryahanka kooxda Bayern Munich Arjen Robben ayaa rumeysan in guul ay Holland ka gaarto Germany kulankooda xiga ee (Group B) ay noqon doonto mid niyadooda dib usoo celisa xulkii laga qaaday koobkii aduunka ee 2010.
Ka dib markii kulankii furitaanka guul darro 1-0 ah ay kasoo gaartay xulka Denmark, Oranje ayaa u baahan natiijo wax ku ool ah inay ka helaan ciyaartooda labaad hadii ay doonayaan inay kusoo baxaan boosaska hore ee Group-ka lagu sheego dhimashada.
28 jirkaani ayaana maanka ku haya inay ciyaar adag ka hor imaan doonaan xul aan awood ahaan ka liidan isagoona og in fursadooda keliya ay tahay inay garaacaan wiilasha Joachim Low.
”Kulanka Jarmalka waaa badis am Jab,” ayuu u sheegay AD.nl.
“Laakiin weli waxaan qabnaa kalsooni, waana awoodi karnaa inaan guuleysano. Hadii ay taasi dhacdo,wax walba waa ay wanaagsanaan doonaa, madaxa ayaana mar kale kor u soo qaadi doonaa”
Isagoo wareysi kale siiyay De Telegraaf, Robben ayaa amaanay xulka ay iska hor imaan doonaan arbacada:
“Waxay ka galeen booska sedaxaad koobkii aduunka waana xulal dhalinyaro ah, Jarmalku had iyo jeer waa xoogan yihiin awood ahaan, mar walbana waa dhabar adeygaan.
”Kubad hal abuur leh ayay ciyaaraan iyagoona kubado fiican abuura, waxayna ku bilowdeen guul wanaagsan kulankii Portugal.
Maxamed subane
13-June-2012 at 5:47 am
Stekelenberg mathijsen heitinga willems van der wiel v.bomel de jonga sneijder afellay robben huntelaar waa sidaan good luck viva dutch guuuuuul insha allah
Maxamed subane
13-June-2012 at 5:43 am
Ascww tani waa rajadeni marka robben wxn kula talin lahaa inuu nafsadisa ka adkado niyadana uu ku haayo inaan bdn doonno viva orange
Sharfane
13-June-2012 at 5:35 am
Germany guul guul
zeytuun
13-June-2012 at 12:10 am
kkkkkkkkkkk hanad a.u.b yaaah kkkk grappig wlhi
hanad
12-June-2012 at 4:15 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk aren roben waxa aat tahay nin ciyaariyan ah oo aduunka laga yaqan marka a.u.b ayan idinleeyahay reebe xulka duitsland waxa ay ku xirantahay sida aad uga faa ideeysataan fursadiina mar in shalh suczes ayan idin leeyahay lolzzzzzzzzzzzzzzzz in shalh waad raay doontaan
mahamed
12-June-2012 at 3:57 pm
Holland ku lenki hore weebadikartay lakiin waxaa ceelay albitarka
huntelaar ayaa labo mar is ku xegta gacanta u saaray difaac
marka albiitar qalad keesa waaye iyo markale ayaa roben sida
oo kale gacanta u saaray
lakiin markaan waa laga yabaa inay badiso Holland germalka
nasiib ayee ugubadisay pur.
lakiin markaan majirto karoonka ayaa lagu kalabaxaa
aniga xageega waxaa ka dhihikaraa Holland ayaa bidi neeso
macsalaama
mursal ismael
12-June-2012 at 2:13 pm
ciyaarta ay holland kala hor tagayao germanka waxay noqon doonta ciyaar ay badin doonaan ciyaar yahanka holland insha allah
C/nuur ismcil digeed
12-June-2012 at 12:54 pm
Kkkkkk rbn runti wa u riyonaya xulka ka hor imanaya xulki gerrmni wa na adgyahy marka iska samir rbn qaran hadhaa ugumadan hreyne
axmed cade
12-June-2012 at 12:47 pm
jarmalka wuu adagyahay kobkan isagaa iska leh marka roben waxaan yuu roow waan ka herteen ee shan dadihiin ka xerxerta
maestro Xavi hernandez
12-June-2012 at 12:33 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Out Orenje Markale ayaad fashilmeeysaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Viva Espana
CABDIQADIR
12-June-2012 at 12:29 pm
germany
denmark
will be qualifiers
mowga
12-June-2012 at 12:26 pm
in aan badino moyee si kale niyada kuma dhisno arjen robben waa sida aad hadalka aad ka dhawaajisay adiga ayaa xulka qasaariyay marka waa in aad goal dhalisaa