Group D: Xulalka England Iyo France Oo Isku Garab Dhacay Kadib 1 iyo 1 Oo Ay Isla Dhaafi Waayeen. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Group D: Xulalka England Iyo France Oo Isku Garab Dhacay Kadib 1 iyo 1 Oo Ay Isla Dhaafi Waayeen.

Group D: Xulalka England Iyo France Oo Isku Garab Dhacay Kadib 1 iyo 1 Oo Ay Isla Dhaafi Waayeen.

Waxaa Qoray: Hanna Ibraahim
Twitter: Taariikh: 11-06-12 9:16 PM

Xulalka Franca Vs England ayaa galabta wada ciyaaray kadib kulan xiiso badan oo aad loo wada sugayay  oo dhex maray labadaas Xul ee ku wada jira Group D.

Ciyaariyahan daafaca ka ciyaara ee Lescott ayaa Daqiiqadii 30 dhaliyay gool hogaanka ciyaarta ay ku qabatay Xulka England balse 9 daqiiqo kadib Samir Nasri ayaa Kubad qurux badan oo shuut ah ka dhaliyay meel xogaa u jirta Goolka Daqiiqadii 39.

Qeybtii hore ee Ciyaarta 1 iyo 1 ayaa lagu kala nastay markii la isku soo laabtay Qeybtii dambe ee Ciyaarta waxeey  labada xul abuureeyn Fursado ay ku dhalin karaan Goolal.

Dhamaadkii CIyaarta Xulka Franca oo la wareegay Kubada ayaa weeeraray Goolka Xulka England Karim Benzama ayaa isku dayay dhoor jeer uu laaday kubaddo halis ah oo gool loo filan karay.

Labadaan Xul oo aad loo wada sugaya Ciyaartooda ayaa isku dhaafi wayay Bar baro 1 iyo 1 ah waxeeyna kuwada jiraan Group-ka D ayaga iyo Sweden Ukraine .

Head boy: Joleon Lescott put England in front with a thumping, towering header from Steven Gerrard's free-kick
Head boy: Joleon Lescott put England in front with a thumping, towering header from Steven Gerrard's free-kick

 

Pure delight: Lescott was uncertain of his starting role before the game, but paid his manager back in the best possible way
Pure delight: Lescott was uncertain of his starting role before the game, but paid his manager back in the best possible way

 

Back in it: Samir Nasri produced a world-class strike from the edge of the box to draw France level
Back in it: Samir Nasri produced a world-class strike from the edge of the box to draw France level

 

Making a point: Nasri decided to 'shhh' the watching fans after his crucial goal for FranceChances: Both teams went close before the half was up, with Karim Benzema getting the best out of Joe hart

In the hunt: Alex Oxlade-Chamberlain was a real menace in the early stagesGetting forward: Steven Gerrard was at his buccaneering best from a deeper position in central midfield

20 Responses to Group D: Xulalka England Iyo France Oo Isku Garab Dhacay Kadib 1 iyo 1 Oo Ay Isla Dhaafi Waayeen.

  1. Cabaas aarka Reply

    12-June-2012 at 10:08 am

    waxaan isdhikaraa england seykusoobax daa wayadagtahay ma rkalafiriyo sida ayxala y uciyaartay

  2. Ibraahim gannaris Reply

    12-June-2012 at 10:08 am

    Waan ogahay groupka d inu yahay groupka labaad uga adag waayo ukrain sweden france england balse waxa run ah france iyo ukrain ayan uma leyNA SO BIXITANKA WAAYO lamayareesan kari ukrain england waxay keentay nasiiki chelsea ku hanatay championska tankale france spain cml way dardartaa waayo ha ficnaadan xita spain lkn france iyo prazil waye sanadkan ka baq diiqiyaashaa

  3. CABDIQADIR Reply

    12-June-2012 at 9:20 am

    Man City 2 – 0 Man U, Chelsea , Liverpool, Arsenal, Tottenham
    (Lescott, Nasri)

  4. Nasir Reply

    12-June-2012 at 7:40 am

    Waxba france yen iswalin waxa kadanbeyo haday gudubto libax wax kadaran waa spanish lkn aniga france ayan tagera waxanse ogahay xata italy ayen riixi karin kilishey haciyaro france haday badin rabto

    • Moha Reply

      12-June-2012 at 7:58 am

      Wa arin cad in england ay soo buxi doonto marka weyne rooney ukuso labto garonka
      majiro difaac iska qaban kara hadii lawada ciyaarsiyo rooney,welback, iyo young

  5. France Reply

    12-June-2012 at 6:56 am

    Koley france wey so bxi hadi ale idmo ileyn waxa ubadan players muslim ah wey so bixi donta viva samir nasri & rebary

  6. Waaaw france caadi maaha sanadan france ayaa kubada inteeda badan maamulaneysey 60%france ball bosishan 40%england ball bosishan marka england ha,iska raali ahaato nasiib ayey meesha ku hayaan viiv france

  7. Xaaji milaano Reply

    11-June-2012 at 10:42 pm

    Farance ayaa inta badan kubada haysatay ciyaartana maamulaysay caawa walee waala okaaday engilish football tv supersport ay iibsadeen ayaa buu buuniyo kkk france football caadi mahan inkastow aan taageerin xulka france

  8. Maxamed caqil Reply

    11-June-2012 at 10:32 pm

    Waw france libaaxyo

  9. C/lahi ole Reply

    11-June-2012 at 10:30 pm

    Run ahaanti france wegabanoni ficneed lkn englnd nasiibka ayasacideyay run ahaanti nasri wa furaha france fifa.benzema an evra ole boy

  10. Ahmed.naji Reply

    11-June-2012 at 10:12 pm

    Aqyarey england sida modi sin mahan wey sobixi karta

  11. Mk kaatibi Reply

    11-June-2012 at 9:56 pm

    Waxaan ka sheekaba garanmaayo wee kala baqaayeen Balse indhahaa arkaayay england meel kuma gaareeso idinkuba sawirka eega halka cunug dabada dhulka u taal kkkkkkkk kaftan.com

  12. M.khadar Reply

    11-June-2012 at 9:48 pm

    Egland waxay ku ciyarta saxafada marka ha kaso baxan garobka dadbadanaa egladn karti yaraa k.k.k.

  13. Yaani Reply

    11-June-2012 at 9:48 pm

    England way sigatay viiva somalia

  14. C/salaan muxyadiin Reply

    11-June-2012 at 9:45 pm

    Ciyaarta oo aad xamaasad ulaheyd ayaa ku dhamaate min 1-1 iyada oo ey fursado wada heleen lawada xul in kastoo ey farnaca ey kafursado badneyd hada eglan wey ciyaareen macalimoo garrad guul

  15. Abdifatahnairobi Reply

    11-June-2012 at 9:36 pm

    Garsii

  16. maftuh Reply

    11-June-2012 at 9:34 pm

    waxay ahayd ciyar wangsan inkastu farnce gu ugacan sareyo

  17. kakakakakakakakakakak England caadi maha alx ozlex champelan caadi maha kakakak Thanks bahda lacib.net

  18. Suldanyare ahmed Reply

    11-June-2012 at 9:31 pm

    Englan waxan dhihikara way sobixi gartaa

  19. japaan Reply

    11-June-2012 at 9:26 pm

    Viva england

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>