
Xiddiga xulka Spain Xabi Alonso ayaa sheegtay in magacaabida Brendan Rodgers ee tababaraha Liverpool inay siineyso rajo mustaqbalka ah.
39 jirka Rodgers ayaa bedelay Kenny Dalglish, waxaana Alonso uu qabaa inuu yahay tababare ku haboon shaqada kooxdiisii hore ee Liverpool.
“Waxaan qabaa in qof walba uu niyad wanaag ka qabo magacaabista tababaraha cusub Bredan Rodgers” ayuu Xabi Alonso u sheegay Goal.com
Mar la weydiiyay hadii uu la yaabay magacaabista Rodgers waxa uu Alonso ku jawaabay: “Maya xaqiiqdii lama yaabin. Inta aan ogaa, waxa uu ka mid ah tababarayaasha loo dhawaaday. Madaama aan ahay taageere Liverpool waxa ay ay I siineysaa rajo mustaqbalka ah”.
Burburiyaha kooxda Real Madrid ayaa sidoo kale sheegay inuu ku farxay in xiddigii hore ay iskala ciyaari jireen Anfield Fernando Torres inuu koobab la qaado Chelsea.
“Dabcan, uma aysan aheyn wax sahlan go’aankii uu kaga tagay Liverpool islamarkaana uu ugu biiray Chelsea, waxaana ay ku qaadatay waqti inuu la qabsado” ayuu yiri Alonso.
“Lakiin waxaa qabaa inuu qeybtiisa ciyaaray, waxaana uu ku faraxsan yahay wixii uu helay sannadkan”
“Waxa ay u aheyd guul weyn inuu kor u qaado Champions League markii ugu horeysay ee ay Chelsea qaado, waxaana ay sidoo kale ku guuleysteen FA Cup”.
Osman cade
10-June-2012 at 9:15 am
Asc asxabta wan idin salamaye wan ku farxaye so labashada alnso waxan leyhaye welcome
Shiine lfc
10-June-2012 at 12:59 am
Dhamaam tageer yaasha lfc waansalaamayaa firadaan qabaa waxaytaha in uyahay kiigusha gaadhsinayay
Osman sanka
09-June-2012 at 11:21 pm
Asc asxbta wan idin salamaye wad mahsantihid aniga waxa farxad eah so labashada alanso madam e kooxda livebool e burburtaye wan kaxumahaye welcome anlso
Osman
09-June-2012 at 11:15 pm
Livebool wa kooxda e ingieyska igu fcn madama o so labanayo alnso wan ku farxsahaye
Osman
09-June-2012 at 11:01 pm
Asc asxabta wad salamaye madan an ku farxaye so labtka ciyaryahankas
xudeyfa syl
09-June-2012 at 7:16 pm
wa sax waxa dib u bilabn dono wayihi clamka liverpol thanks xavi alonso adna mrkale welcome anfield viva reds
Caaqil114
09-June-2012 at 6:52 pm
asc aniga waxeey ilatahay sanadkaan waa kii liverpool, wax badan baa is badelmi doono, waxeey ku xirnaan doontaa wada shaqeeynta iyo ficilada uu muujiyo macalinka.. ninka fursad hala siiyo ayaan oran lahaa yaan lagu degdegin.. bi sanadkaan hala arko wuxuu qabtaa.. koleeba inuu wax soo kordhindoono ayey ilatahay.. viva liverpool..
Luis.suarez
09-June-2012 at 6:36 pm
Asc aqiyaarta sportska jecel.qaasatan tagerayasha redska macalinka wuu fican yahay sanadkan waa kii liverpool.fc
Cabdulahi
09-June-2012 at 6:20 pm
Xabi alonso maaiskasoolaabatid sxb anakana waan uxiisnay kubadii aanu ciyaarijirnaye barigaajoogtaye
Cabdulahi
09-June-2012 at 6:20 pm
Xabi alonso maaiskasoolaabatid sxb anakana waan uxiisnay kubadii aanu ciyaarijirnaye
liverpool man vivi laacib.net
09-June-2012 at 5:59 pm
wad kumahadsantahay xavi alonso vivi lfc and suarez caipan gerrard
Lii.cali.@
09-June-2012 at 4:38 pm
Anigoo ah taageeraha qaaska ah ee liverpool fc ku maqanacsani macalinkan becouse marki ugu horeysay ayuu horay kadalbaday j.cole iyo aqualani bal eg chalsea waxay qadadatay hazard & marin waxay ku dhaw mahay hulk man utd sidokale modric ayay qarka usarantahay maxa u diday xidigo magac iyo tayo leh marka l.f.c sweansea miyaa?!
Cabdulaahi silow
09-June-2012 at 4:37 pm
Waan idin salaamay dhammaan aqyaarta ku xiran laacib iyo bahda isborts. Groupka caawa waa groupka ugu adag tartankaan aan aragno wixii kasoo baxa
ahmad suarez
09-June-2012 at 3:59 pm
Sxb livesscor kafiri waqtiga hada africa jogtidna halsac kudarso waqti kasta Alonso wa ninki lfc uduntey darte wala oga markow joge in dhexda an nagala qabsanjirin solabo
captain ismail vanpersie
09-June-2012 at 3:42 pm
euroga waxaa la ciyaarayaa 7:00pm
Netherland vs Denmark
Purtugal vs germany 9:00pm east africa time
C/lahi ole
09-June-2012 at 3:41 pm
Run ayushegay alonso liverpool waxa eheshay macalin wanagsan markan liverpool wegacsantahay e gacabsada viva oliech ole
Sharci Yaqaan
09-June-2012 at 3:32 pm
Asc dhamaan ASxaabta Ku taxan Laacib.net Holand VS Denmark waa 7:00Pm Fiidnimo Xilaga Baiga Africa ciyaarta kale Germany Vs Porutgol waa
3:45Pm
Mahadsanidiin
Yacka v.persie
09-June-2012 at 3:28 pm
Waa sax saxn yahay alonso asaga muu kuso biiro liverpool
M.Jacelow
09-June-2012 at 3:23 pm
Kkkkk kacarara alonso wuu soo laawan rabaa hee yaaka celin doono mnu iyo chlsea
Maxamed jimcale
09-June-2012 at 3:20 pm
Waxan uu shagi laha madama an kufarax nay coackan lagu magacawo rodgers intuu liverpool sanadkan inu horyalka lagu magacawo primary leagu inu mil fican kagari dhono teamkana sii niyad furan intu kuciyarsin dhon ciyariyan wax tar lah mishana kan ayan dahi laha
Mahad napoli
09-June-2012 at 3:19 pm
Ar laacib.net maad noo soo qortaan saacada laciyaaraayo euro ga please maxaa waaye
cabdifitaax
09-June-2012 at 3:17 pm
waa wax lagu farxo inee sanad kaan gaar to livarpool meel fiican madaama tabare culus ay keen satay livarpool guul ayaan leeyahay
Baasma'arke
09-June-2012 at 3:07 pm
Alonso kuso labo heee koxdaadi horo iyo macalinka cusub runti marki aad katagtay liverpol aya ugu adanbeysay cup ay qaado wayna kala burburtay fadlan xabi alonso solaabo gerrerd kaligi wax maqabankaro
Boqorka kubada
09-June-2012 at 2:59 pm
Waankuraac sanahay xavi madaama tobobaraha liverbool waa tobobare tayo leh sanadkan axaan rajaynayaa livarbool inay meel fiican gaadhi toonto
Mustaf carb
09-June-2012 at 2:52 pm
Asc.dhaman bahada reer liverpool waa runtis wuu uqalamaa shaqadas waxan kajeclan lahaa inuu solaabto asga wan hadan heli karano
hamiid
09-June-2012 at 2:44 pm
viva alonso iyo liverpool way soo kacday sanadkan yaa nacelinkaro hee reer mnud