Man United Oo 4 Milyan Ginni Kula Soo Wareegtay Xiddig 18 Jir Ah. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Man United Oo 4 Milyan Ginni Kula Soo Wareegtay Xiddig 18 Jir Ah.

Man United Oo 4 Milyan Ginni Kula Soo Wareegtay Xiddig 18 Jir Ah.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 9-06-12 4:00 PM

Manchester United ayaa ogolaatay inay 4 million oo ginni kula soo waregaan ciyaaryahanka qadka dhexe ee weerarka uga ciyaara kooxda Crewe Nick Powell.

18 jirkaani ayaa kooxdiisa ka caawiyey kulankii ay guuldarro 2-0 ah dhabarka u sareen kooxda Cheltenham ciyaar ka tirsaneyd horyaalka heerka labaad Final-kii play-off-ta.

Sir Alex Ferguson ayaa taatika ahaan ahaan u la socday xaalada Powell dhowr isbuuc iyadoo hada ay Red Devils lasoo wareegtay ciyaaryahanka.

Ku dhowaad 2 million oo ginni ayey bixiyeen Man United iyadoo inta soo hartay la siin doono kooxda Crewe, marka da’yarkaani uu tijaabada caafimaadka u maro Man Utd.

Waxaana suurtagal ah in xidigaan uu dib ugu laabto Crewe si amaah ah hal xilli ciyaareed,balse ciyaaryahanka ayaa ka welwelsan hubitaankiisa inuu ciyaari doono kubad adag xilli ciyaareedka xiga.

 

31 Responses to Man United Oo 4 Milyan Ginni Kula Soo Wareegtay Xiddig 18 Jir Ah.

  1. shaafici Reply

    11-June-2012 at 11:56 am

    dhamaan taageeraha man utd waxaan ugu halbalyeenaa xidiga cusub ee kubad qaabeeyayha ah nick powell aad ayuu an fici doonaa dhibatada qadka dhexe ee man utd

  2. Daadir khan Reply

    10-June-2012 at 4:38 pm

    Iam very happy to came man u kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  3. sunni Reply

    10-June-2012 at 3:18 pm

    cajiib war kas ayaa imaraayo ayaa i celin doono hee riyadii ahed why alweys 20 we ayaan hada rumeynaaa ee yaa hor istaa gaa , man u , viva kkkk

  4. Zaki boy Reply

    10-June-2012 at 1:45 pm

    Wad salamanti himan tati hiyasha laacibka.net. Ok waxan leyahay welcome man u watan gale mustaqbal uyelan karto man untd aad ban ugu farax sanahay happy new year wa sanad cusob iyo man u hami uleh ko babka yurub sanad cusob iyo so dhaweyn wanagsan happy new year

  5. Raul Reply

    10-June-2012 at 12:05 pm

    Viva UNITED wlcm

  6. Gurey Reply

    10-June-2012 at 9:48 am

    We say him welcome to old traford.

  7. Max.ed sh.muxidin Reply

    10-June-2012 at 1:40 am

    Asc dhaman taageerayasha man united welcome powel waxa tahay da’yarta lagu xamali laha xili ciyaaredka xiga welcome mar 2add viva man united viva Rooney

  8. Kulmiye Reply

    10-June-2012 at 1:16 am

    Viva man utd welcome

  9. ckriin Reply

    10-June-2012 at 12:31 am

    waxan jecelahay inu u ciyaaro man utd maadama ay markasta u baahatociyaar yahano khadka dhexe uga ciyaara isaguna uu dayar yahay oo uu noqon karo ciyaar yahan kasoo shaacbaxa gagada old trafed

  10. Abdimajiid saakow Reply

    10-June-2012 at 12:30 am

    Waaaaaaw ka cabso man u wana lawayey team u qalmo man u viva man wlcome manchester united

  11. Wadani man united Reply

    09-June-2012 at 9:57 pm

    Wow wow United forever i’m so happy

  12. Mukhtari funers Reply

    09-June-2012 at 9:45 pm

    Sir alex in badan wuxu ufikaray ciyaryahan badali kara scholes lakin hda ayu helay kacabso man u

  13. Waaaw Reply

    09-June-2012 at 8:50 pm

    Waaw angga angel henriques ayan kayabanahay wa sida di maria powel na wa sida del piera

  14. Bukhaari Reply

    09-June-2012 at 7:24 pm

    Next is modrid and viktor fischer plz SAF Labadan iisoxero gali aan city kugubee iyo chelsea kuraaxeysta manutd fun Shinji kagawa. Angelo Henreguez. Nick powell sanadka dambe yaanahor istaagikaro viva ALF and manchester utd

  15. Manchester united owner Reply

    09-June-2012 at 7:19 pm

    Walahi scholes mel ha uradhin wakana young scholes….powell ciyarihisa wan dhawan jiray bt kolasha u daliyo aqli kal ma ahan runti e youtube_ka kadawado……

  16. ahmed or fozi shuashuy Reply

    09-June-2012 at 7:10 pm

    wwwooooowwww waa hagaag haday man utd keen tay laacib da yar oo rajo leh I am so happy sir ales the best

  17. omar goley Reply

    09-June-2012 at 6:41 pm

    man untd saaas aya lobahan yahay

  18. Mahad c/qaadir mahad mancestar Reply

    09-June-2012 at 6:15 pm

    Waa sanad cusub iyo ciyartoy cusub waan ku farax sanah nay ciyar yahan walba lakeeno waan so dhaweneenaa

  19. Omar mohason {omar özìl} Reply

    09-June-2012 at 5:50 pm

    Stil united is united marka qelada hala jojiyo

  20. axmed abdi wali Reply

    09-June-2012 at 5:49 pm

    man unetid wey awodaa iney wax walba ay usameyso
    tageerayasheda tana waa mid ay kaga fican tahay
    kooxaha egland waxana filayaa alex inuu kenidono
    dayar wacan wana mid laguyaqano alex by…………………………

  21. Jabulaani Reply

    09-June-2012 at 5:34 pm

    Man united saas ayaa larabaa

  22. Maanow Reply

    09-June-2012 at 5:11 pm

    Wa beelo keen waa ciyaar yahan yar oo mustaqbal leh dhoor koob ku qaad kadibne lacag badan ku iibi VIVA SAF oday khabiir ayaa tahay weligaa adiga england aabo ka eh

  23. Juan mata Reply

    09-June-2012 at 5:07 pm

    Kkkkkk wax kale mala awodiwayeyna o carur ahayn

  24. wise Reply

    09-June-2012 at 4:51 pm

    waxad aragto soogurbi farge ayagaa ku anfici done ranaldo san low ahay marka teamka lakenaye hadane waa la arakay sow adunka kayahay viva man utd

  25. ZIZU Reply

    09-June-2012 at 4:42 pm

    Man utd sas aalarabaa

  26. VAN CAMERA Reply

    09-June-2012 at 4:34 pm

    Man united kacabso 2012_2013

  27. ismacil Reply

    09-June-2012 at 4:34 pm

    Man u waxaheshay lacib fiican laakiin boos malahan

  28. jamal Reply

    09-June-2012 at 4:32 pm

    man united hakaquusato koobdambe ilmayayar oo waxaba aheyn kuwa dooliga cuna lalashirtaga miya ader dad layaqano ma iina kensan tasna waxay idinka horistageysa inaad kalimaha hore wax kuyelatan

  29. VAN CAMERA Reply

    09-June-2012 at 4:32 pm

    Kkkk stiil man united

  30. I love nani 17 Reply

    09-June-2012 at 4:29 pm

    K.k.k.kk.k.k. Man utd kenay wena anfacayan da’yar sirka man city markan maka fakaniyso

  31. cleverley Reply

    09-June-2012 at 4:20 pm

    kkk war manutd waa laga yaaban yahay ciyaar yahan la wareegitaan badnaa saas ayan u baahnahay aniga waRKAAS AYA I MARAAA BARI DANBANA WAA MODRIC OOOYA

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>