Chelsea Oo Arsenal Iyo Man City Ka Dulqaaday Xiddig Da’ Yar Charly Musonda. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Chelsea Oo Arsenal Iyo Man City Ka Dulqaaday Xiddig Da’ Yar Charly Musonda.

Chelsea Oo Arsenal Iyo Man City Ka Dulqaaday Xiddig Da’ Yar Charly Musonda.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 9-06-12 1:23 PM

Chelsea ayaa kaga badisay Arsenal iyo Manchester City saxiixa mid ka mid ah ciyaartoyda da’da yare e mustaqbalka leh, iyagoo Anderlecht kala soo wareegay 15 jirka Charly Musonda.

Kubadsameeyahan ayaa lagu soo waramayaa inuu wadahadal la yeeshay bishii hore Arsenal, waxaana sidoo kale daawaday dhowr jeer xubno ka socda City ka dib markii lagu sheegay inuu yahay Eden Hazard-ka cusub, kaasoo isbuuc ka hor 32 milyan ginni ugu biiray Chelsea.

Lakiin Musonda ayaa go’aansaday inuu raaco talaabadii uu qaaday ninka ay isku wadanka yihiin Hazard isagoo ku biiray Chelsea islamarkaana labadiisa walaalo Tika iyo Lamisha ay sidoo kale Chelsea qaadatay.

Sida ay qortay Daily Mail seddexda walaalo waxa ay ku jiraan da’ yarta Belgium, lakiin Charly oo aabihiis uu u soo ciyaaray Zambia iyo Anderlecht ayaa lagu tilmaamay inuu leeyahay mustaqbal fiican.

32 Responses to Chelsea Oo Arsenal Iyo Man City Ka Dulqaaday Xiddig Da’ Yar Charly Musonda.

  1. suldaan sciid Reply

    11-June-2012 at 10:02 am

    waan ku farax sanahay guulaha la wareega laacibyada mida kale waxa noo dhiman guulo cup oo aan rajaynayo inaan qaad no

  2. Maxamed adan Reply

    10-June-2012 at 9:29 am

    K k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k arsenal maiska dafeyso laacibka

  3. Viva d drogba Reply

    10-June-2012 at 1:33 am

    Welcome walaalaha nd eden hezerd nd hulk nd di mate

  4. V.bersie Reply

    10-June-2012 at 12:20 am

    Sxb sakiriye tariq maxad ka taqana adi iyo chalsea waxad eheden 2010 but arsenal waa teamka adunka laga baqo cml ee chalsea hala mel dhigin doqonyohow shalay ma a hane darad ah chalsea 2 kanou 3 kkkkkk viva lions of london is arsenal

  5. V.bersie Reply

    10-June-2012 at 12:13 am

    Moxoyiri arsenal wa ka tariq ficantahaya war is ko xisho doqonyoho mataqana arsenal waa abaha london chalsea 2 kanou 3 kkkkkkkkk arsenal guuuuuul for ever

  6. Mudu Reply

    09-June-2012 at 10:17 pm

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkk waaaaaaaaaaaaaaaaw wa run waxwalibo wakti koban ayay leeyihin marka hatan wa waktigi chelsea aya lajoga lacibkasto o dorta waxanu lenaxay wlcm viva chelsea

  7. I love chelsea Reply

    09-June-2012 at 8:05 pm

    Waaaaah chelsea weybo darsantahay maxa waye haaaayey man untid man city iyo arsinal iyo livarbool wey ni damatay kkkkkkkkk

  8. C/nuur ismcil digeed Reply

    09-June-2012 at 7:06 pm

    Asc salan kadib waxan leyahay ciyartoy kasta o mustaqbalkisa danbe ka fakaraya ha yimado chelsea lacag iyo kubadiba iyaday hda ku si hadhaye waxana leyahay man untd iyo arsnl wakhtigodi wu dhamady calacalka nagadaya guuul blues chelsea

  9. mustaf Reply

    09-June-2012 at 6:35 pm

    ala chelseA MAXAY QASHIN ARUURSATAY

  10. Msiyaad Reply

    09-June-2012 at 6:18 pm

    Hayeeey reer Manchesters iyo waliba Arsenal
    Winger xitaa wuu jecelyahay inuu kubiiro oo biyaha uqaado ciyaartoyda
    kabaq Chelsea The UEROPEAN CHAMPIONS

  11. Abdirazak Note Reply

    09-June-2012 at 6:00 pm

    ASC
    Ama ciyaal soo iibsada ama wax kale, sanadkan Man united qaar badan dhagaha ayey ka garaaci doontaa waana la arki doona insha Allah.
    David De Gea
    Vidic and Evans
    Scholes, Carric, Rafeal/Jones and Evra
    Modrci, Kagawa
    Rooney, Welbeck/Lewdonski
    viva man u

  12. Mhaji Reply

    09-June-2012 at 4:49 pm

    Wow cajib sanadkan chelsea ciyaariyahan kasto inuu imada ayu jecelyahay

  13. Kamaaludiin Reply

    09-June-2012 at 4:33 pm

    Chelsea waa kooxda ugu fiican adduunka ayaa la dhihi karaa sababto ah laacib walba chelsea ayuu rabaa man united arsenal iyo man city ha isku ceebeynina meel ay chelsea isha ku heyso haddii adigoo dalbaday ayaa lagaa dulqaadaa viva chelsea is the best team in europe eden hazard…….hulk……walkott……..ba ba….iyo dimateo

  14. Zakariye yare Reply

    09-June-2012 at 4:11 pm

    Kooxda chelsea waa koox adag waxaana macquul ah inay sanadkan soo socda qaado horyaalka iyo champions leaga arsenalna way ka tariikh fiicantahay viva chelsea

  15. Ahmed Reply

    09-June-2012 at 4:03 pm

    maanta Chelsea waxeey wax la qeybsaneysaa kooxaha waa weyn sida Real madrid Barca, Ac milan, Inter milan, Man utd marka Arsenal kooxaha la midka ah wax ha la qeybsato sida Evreton,Fulham Atlantiko madrid maseer waxba ma u taraayo talaan ha qaataan reer Arseal waana ku qasban yihin run ahaantii…….

  16. abdullahi Reply

    09-June-2012 at 3:43 pm

    aniga xataa chelsea, man city iyo man unt ayaa isoo dalbaday, waxaan adaa chelsea viva chelsea.

  17. hanad Reply

    09-June-2012 at 3:28 pm

    waxaa magac xumo ah in chelsea oo ciyartoydi adunka odhan isu kentay hadana ay iska celinwayan arsenal oan ciyartoy so iibsan war meshu lacg ma.ahe waa ciyare arsenal ka barta ciyar quruxded viva guners.

  18. hulk Reply

    09-June-2012 at 3:22 pm

    Kkkkkk wayab cidwalba chelsea aya ay rabta waxa dhiman hulk iyo mudric

  19. Ahmedwali Reply

    09-June-2012 at 3:17 pm

    Lol waligeed chelsea walagu yaqanay

  20. suldaan chelsea Reply

    09-June-2012 at 3:07 pm

    welcom beby

  21. Oogle Reply

    09-June-2012 at 2:47 pm

    K k k k k k k k k k k
    Arsenal miya chelsea suuqa kala iibsiga kula tartami karta, Arsenal tugsi ayey ciyartowda ku radisa chelseana lacag ayey ku radisa marka qof besa wata wax wa laga iibsada lkn qof tugsanaya illahey haku kalmeyo aya hortala. Mida kale ogada arsenal iyo man u wa dalalinta chelsea ciyartowda adunka ugu fican markey so arkoda malinta danbe waxad maqle chelsea aya gadatey, marka dalalinta ay suqa u dirsadaba chelsea ayey dalal ugu sii radsadan laacibki ay so arkanba.

  22. sharif salim sanjey Reply

    09-June-2012 at 2:46 pm

    chelsea waa liwaxa eurob good chelsea fc viiva

  23. Abdinasir Muqdisho Reply

    09-June-2012 at 1:53 pm

    Chelsea Raga dhan adi dhan kada aye u sosocdan Ee waxan kapaqa inad wax tari weysan k.k.k.k.k.k.k.k.k

    • salaad yare Reply

      09-June-2012 at 2:33 pm

      kkkkkkkkkkkk caadi ma ahan chelsea cid walba waay soo adeysaa xitaa lacag laan ayaay rabaan in aay chelsea uguciyaaraan viviva chelsea

  24. ismail Reply

    09-June-2012 at 1:51 pm

    waa laga dulqaday le ma jogenaa malin walbo doqoni dibir kama daasho aya maqli jiray hadi e sas tahay halaga lexdo lacibki ine chelsea radineyso la arko hadi kale san a jaraidyada malin walbo la iskugu cebenaa

  25. ismail Reply

    09-June-2012 at 1:48 pm

    waa la dulqaday le ma jogenaa malin walbo doqoni dibir kama daasho aya maqli jiray hadi e sas tahay halaga lexdo lacibki ine chelsea radineyso la arko hadi kale san a jaraidyada malin walbo la iskugu cebenaa

  26. lampard Reply

    09-June-2012 at 1:48 pm

    new hazard and his family welcome to pride of london chelsea

  27. xayaad Reply

    09-June-2012 at 1:44 pm

    waxaan layaabay cayartoyda chelsea u soo socda ma waxay maqleen cup ayay qaaday sanadkaan ninkii guusha garsiiyay chelsea waa ka socdaa waa d drogba ee meshan ha ku soo luminina waxba kama qaban kartaane kkkkkkkk ee kooxa kale iska aada sida man united ama real md viva man u

  28. Barca Reply

    09-June-2012 at 1:44 pm

    Way walataye ama ana adah he chalse biri gamlehaye qobora idawada may isodirto chalse vivi tim kayaga

  29. c.xkin.gamadid Reply

    09-June-2012 at 1:36 pm

    chalsea way waalatay caruurtii yaree xataa way kafakan la yihin bal aan aragno waxay samayan combany caadi ah waaye waligiin nama gaaraysan reer chalsea

  30. cabdi guray Reply

    09-June-2012 at 1:34 pm

    waar hayaay tii chelsea caga weyn wataa usku kala bixisee yaa lahali kara viva caga weyn

  31. nasir suul Reply

    09-June-2012 at 1:31 pm

    alla sanadkaan chelsea waa laga yaaban yahay qof diido ayaaba la weesan yahay

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>