
Tababaraha xulka Poland Franciszek Smuda ayaa sheegtay in weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund Robert Lewandowski inuu qarka u saran yahay inuu xagaaga ku biiro Manchester United.
Hadii ay taasi dhacdo, waxa uu ciyaaryahankaan raaci doonaa wadadii uu raacay saaxiibkiisii hore Shinji Kagawa oo isna u dhaqaaqay Old Trafford, waxaana Smuda uu aaminsan yahay in ciyaaryahanka ay u tahay wax fiican inuu u dhaqaaqo Red Devils.
Halka uu sidoo kale ka hadlay in Lukasz Piszczek iyo kabtan Jakub Blaszczykowsk ay iyagana ku sii jeedaan kooxo kale.
“Lewy waxa uu ku sii jeedaa Manchester United, Kuba isna waxa uu aadayaa koox kale oo England ah, Piszczek waxa uu ku socdaa Real” ayuu Smuda u sheegay Reuters.
“Waxa ay leeyihiin hami, waxaana ay doonayaan inay noqdaan ciyaaryahano waa weyn. Iyaga ayaana xulka ka agdhisi doonaa”.
Lewandowski ayaa xilli ciyaareed fiican ku qaatay Bundesliga xilli ciyaareedkii hore, isagoo kooxda ka caawiyay inay hantaan horyaalka, waxaana uu dhaliyay 22 gool oo horyaalka ah.
Kooxda Borussia Dortmund iyo Manchester United midna kama aysan hadlin arinta uu sheegtay tababaraha xulka Poland.
Dj gureele
09-June-2012 at 12:46 pm
Viva man untd waxaan hubaa sanadka so socdo inaan man cty ka ooy siin dono hadiiba aan helay modric and kagawa and lowendska waxaan ku faraxsanhay hadiba uu yimid modric man untd waa inaan uxiraa number 8 kagawana number 4
Hamsik
09-June-2012 at 11:52 am
asc all inta kasoqebgasha barnamejka ciyarha wan sodhawenena ciyaryahanka qatarta aha kagawa iyo lodoweski iyo luka mudric welcom ola tarafood cml
Hani hanan wanag
09-June-2012 at 9:11 am
ASC wuu uqal maa in uu yimaado MAN waana soo dhabeyn doonaan hadaanu nahay reer MAN UTD
Maslah Abdi
12-June-2012 at 9:03 am
waan ku qasbanahay inaan soo dhaweyno ciyaaryahan walbo oo Sirka uu lasoo saxiixdo, sanadkii dhawaa waxa sababy in aan wareega hore ee CH.LEAGUE ka soo harno waa ciyaartooy la’aan
wellcome wellcome
salman
09-June-2012 at 8:57 am
welcome to oldtrafford lewandwsk modric and kagawa dhamantin ku so dhawada man utd
Abdirazak Note
09-June-2012 at 8:55 am
ASC dhammaan bahda ciyaaraha.
Haddaan fikirkayga ka dhiibto ciyaartogya Man united laga yaabo in ay ku soo biirayaan ama kuwa ku soo biiray already sida kagawa waxay ila tahay hadda unbaa la xilliyey dhibaatadii man united haysatay, waxaan filayaa sanadkan in wacdarro soo bandhigi doonto man united insha Allah kooxo badanna ay cagaha wax ka dayi doonaan.kkkkkkkkkkkkkkkk
Niish manutd
09-June-2012 at 8:54 am
Ninkan la leyahay honeybbc mesha ha maleynin chelsea no team iskaga bax inta aadan waalan fans utd 4ever
Ipra.action
09-June-2012 at 7:25 am
Wan ku faraxsanahay in ay u imaadaan 2 qof eqatarta ah waxan leyahay dadka taagera arsenal nadi ma ahan arsenal inta uujoogo arsen wenger by by by
Mohamed Shire
09-June-2012 at 1:14 am
Asc waxaan kufarax sanahay matinka Kagawa iyo sadsha couchkan !…….!…….!
Abdulkadir Mohammad Mursal
09-June-2012 at 12:39 am
Hadiiba Modric la keeney Old Traford kooxda wey isku toostey ugu dambeyntiina waa la heley xalka khadka dhexe ee Manutd iyo laacibkii baddali lahaa rug caddaaga weyn ee Pole Scholes kaasoo ahaa muraayaddii 20ka sanadood ee Khadka dhexe ee Manutd
C/lahi ole
08-June-2012 at 11:27 pm
Gusodhaweya laacibka reer poland waxuna jacelyahay saxiibkis kagawa wena imaanaya viva man utd ole albaqra
Abdi rahman mohamed
08-June-2012 at 10:01 pm
Asc inta laacib.net kasho iyo inta arsenal fans eh inti on ciyar firsanay weligey ma,arkin coach wenger kaxon because of maxodaha calibkan ayan raba inti oon lasowarego wana ben maxotusa team yashan kale marki oo sas sidahayba wabalakahorqadhanaba.
sharafudiin
08-June-2012 at 7:41 pm
asc bahda laacib.net iyo dhamaan inta jecel sportiga then mahad napoli ninka la baxay lewandosli ma adigaa iska leh markaaad leedahay iib maahan adiga ka celi man united in uu ku biiro
Mahad napoli
08-June-2012 at 6:26 pm
Odeygaan qalqaalo badanaa bisinkiyee ma wepkiisa ayaa soo qoray robert lewandowsk inuu man u ku biiraayo robert is no fo sale
Qabiirka
08-June-2012 at 6:23 pm
Lewondowski waa weerar yahanki qaaday sanadkaan gool dhalinta bundusliga garmalka haduu kubiiro man u waa dhaliyaa qatar ah waxaa kaloo maanta heshiis wada gaaray totenham iyo man u oo ku’aadan in luke modric uu kubiiro man united heshiis kaasna saacado kahor ayuu dhacay waxaana lagu iibsaday modric lacag udhaxeysa £25m ama £30m waxana hishiiskaas lasoo afjaraa yuuraha kadib isbuuci waxuu man u kaqaadan doona £125kun saas lasocda asxaabta man u
sir mallo
08-June-2012 at 5:24 pm
wuu wacan yahay inuuu yimaado man
Raul
08-June-2012 at 4:58 pm
Wlcm a good striker kaalay wayne rooney ka garab ciyaar
HAM-TRUTH
08-June-2012 at 4:48 pm
WELCOME KAGAWA AND LEWANDOWSKI TO THE MOST SUPPORTED TEAM AND TO THE THEATRE OF DREAMS OLD TRAFFORD
HAM-TRUTH
08-June-2012 at 4:39 pm
GOOLHAYE;de gea DIFAAC;5 vidic 4 evans 3 paines 2 smalling DHEX;kagawa modric valencia young WEERAR:lewandowski welback/rooney COACH:SIR ALEX FERGUSON waa bandhiga shaxda kooxda sanadka danbe qaadi doonta koobka premier league iyo championkab hadii ilaahay yidhaahdo
osmaan uunle
08-June-2012 at 4:09 pm
WELLCOM KAGAWO
osmaan uunle
08-June-2012 at 4:07 pm
asc dhamaan waan idin salaamay bahad isbooriga aniga waxaan qabaa fikir ahaan in sanadkaan man united ay barcslys ay qaadeyso
amiiin
08-June-2012 at 3:43 pm
waa loo baahan yahay ineee ku soo bii raan man united waxee og yeheen inee mustaqbal kooda danbe red
cabdi kariin muniir
08-June-2012 at 3:29 pm
WELCOME AYAA LEENAHAY WA LAACIIB WEYN OO AAY U BAAHAN TAHAY SHAYAADINTA CASCASI
hassan kaafi
08-June-2012 at 3:29 pm
welcom to unetid waa naadi weeyn magac ayaan ku heleeysaa viva rooney
Elmohamadey cade
08-June-2012 at 3:22 pm
Tabarahan ma xul coach uyahay mise club isaga ayaa ku qalqaalinaya inuu untd tago marka waxaan dhihi lahaa iska joog kooxdaada amase imaaw the guners hadii rabto sumcad & laacibtinimo lewondiski welcome to emirates hoyga dhalinyarada ciyaartoyda viva podolski p&liorente
Honeybbc
08-June-2012 at 3:16 pm
Mancherter united cayaal xafadeed miyee dan ka biday kkkkkk viva chelsea fc… blue is my blood
Asbaro
08-June-2012 at 3:14 pm
Ninka ku hadlaya hadalka ah man utd mahesato lacag fiiri qementa calamka kala horenta dhaqalaha markaas kadib hadal bro wax hubso horta ka dib hadal man utd waa nadi dhaqalo badan
Juan mata
08-June-2012 at 2:51 pm
Qaranka mad macalin u tahay mise kooxda reer jarmal tan kale man utd lacag ay labo qof ayku so gadato maxaystan kkkkkkk
flop.com
08-June-2012 at 2:49 pm
flop ayuu noqon wuxuuna qaadayaa wadadii ay qaadeen forlan berbatov anderson manucho hargereves nani bebe veron carrick iyo qaar kaloo badan wuu isku dheelay
.
stevan jovetic
08-June-2012 at 2:44 pm
Ninkaas striker adag waaye sir alex ha dalbado
Cadnan
08-June-2012 at 2:35 pm
Waa player wayn misana wax gal ah waana kan manu heer gaarsiin doona mida kale waa laga yaabi doona manu sanadkan viva united viiivaa
Omar mohason {omar özìl}
08-June-2012 at 2:34 pm
Wlcme united lewandowski
shiine
08-June-2012 at 2:33 pm
laacibkan iyo saxiibkes ba wax weyn ayey u soo kordhi doonan man und hadii ay is keenana
Old MaN UNTD
08-June-2012 at 2:32 pm
Wellcome 2 old trafford
kagawa Valencia
08-June-2012 at 2:30 pm
waw farxada iga badatay rer red davils kk
Maxamud
08-June-2012 at 2:30 pm
Yes wasidas waxafican ayay utahey ino man u imado wcl