Waxaa caawa si rasmi ah looga furay magaalada Warsaw garoonka Qaranka Poland koobka Euro 2012, iyadoo xafladii furitaanka oo aheyd mid kooban ay Poland soo bandhigeen bandhig ilbaqabad leh.
Garoonka National Stadium oo ah garoonka lagu furay koobka Euro 2012 oo ay wada martigelinayaan Poland iyo Ukraine ayaa waxaa uu ahaa mid si aad ah loo habeeyay islamarkaana loogu diyaariyay martigelinta koobkaan.
Finalka koobka Euro 2012 waxaa lagu qaban doonaa 1da July Ukraine oo iyadana la filayo in fantasiyo sidaan oo kale ah ay soo bandhigto:









Qoje
09-June-2012 at 5:47 pm
way cadahay in koob kaan la keeni doono Germany
Maxamed hule
09-June-2012 at 3:32 pm
Sanad kaan nasiib waxaa kuqadaya france
Maxamed hule
09-June-2012 at 3:29 pm
Waxan jeclahay inay qaado kooxdayda france lkn sanad kan mahayno tabar aan kuqaadno balse hadaan fikir kadhiibto waxan isdhihi karaa waxaa qaadi karya spain waa wadanka awooda lah sanadkan
suldaan chelsea
09-June-2012 at 3:18 pm
wax ka barta dadow
cukaashi
09-June-2012 at 2:28 pm
waa socon waaynay ee aan oradma ahaa egland maxeey qada ayaadaa tacbaan ah
France
09-June-2012 at 2:11 pm
france will win inshlah
Haaji
09-June-2012 at 12:55 pm
Waa eglan ama france baa qaadi dhalinyaro ogaada taa
Ashley cole
09-June-2012 at 11:48 am
Igland aya qaadesa
Ahmed macruf
09-June-2012 at 10:48 am
Asc aqayarta wan aqristay dhaman commentiyashi waxa ugu badn waxey aheyd koxdeyda spain o lasadalinayo inay qado kobka euro aad baan u xiseya euraha waxan kajeclahay kobab badan sida champion league iyo kobab badan maxa yelay ciyarahanad waa eyisa soqurxiyan waxena u dhelan sifin marka waxan idin rajeynaya qeyr badn
Zaki m'xmud timacade zaki
09-June-2012 at 8:49 am
Kkkk qufka dhahayo engalan hadane intaana laku quslin asaga isku quslaayo kkkkk wa garoona wanagsan lkn su aasha waxa weeye yaa looka calema saari doona ubadi holon
suldanka
09-June-2012 at 8:22 am
aniga madama somalia aaysan dheleyn waan ka aamusaa majirto aniga yurub oo midabkeena ka faaneyso see iigu shegtay sxb viva somalia iyo naadiga alba team
were have the best fan in the planet
09-June-2012 at 8:21 am
Togdheer kulahaaa muqdisho kulahaa waara yaanan la idinku qoslin
Maxaa idiin diiday inaad garoon noocan cml ah dhisataan
Haku riyoonino qabiil AA maskaxda idinkaga jiree
Camo isku xishOo ninyahow aflagaadadana jooji
axmed cadooye
09-June-2012 at 8:20 am
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wa sidaan u iri
axmed cadooye
09-June-2012 at 8:19 am
wax kasta way muuqdaan fadlan is ka ilowa koobkaan waa xaaleh germany
bakinho
09-June-2012 at 2:08 am
i think france wil win this trophy blue and red gunners 4 life
kig abdinuur berberaawi
09-June-2012 at 12:58 am
asxaabta wad salaamntiin dhamaan viva aspina koobku waa spina waan ku bashali doon faraxada koobka wax balaan qaadi doon 100 koob oo cafe ah habeenka ku soo dhawaada thnks allo
kig abdinuur berberaawi
09-June-2012 at 12:56 am
dhalin yaro koobku waa spina iyo farxada oo aan la qabsano thnks dhamaan
muhannad
09-June-2012 at 12:44 am
asc…. waaaw caadi maahan Poland wey ka baxsatay lkn koobka waa England k,k,k,k,k waa fikirkeyga mahadsanidiin, viva Somalia.
italiano
09-June-2012 at 12:25 am
this is fantastic……….. italia guusheeda ahaa
nasri
09-June-2012 at 12:14 am
waa garoon aad uquruxbadan waxaana lagu calemo sarayaa spain sanadkan euro 2012
kulmiye l3sl3
08-June-2012 at 11:17 pm
Waaaaaaaaw wa garonka kaliya ee la tartami karo stadio mogadishu & stadio cons
camo
08-June-2012 at 9:33 pm
woooooooooooooooooooooooow kuwii somalia ayaaba lamoodaa garoomadan
cabdixakiim barton
08-June-2012 at 8:58 pm
akh waxaas garooma maaha ee waxaa garoona garoonka gobolka togdheer
alamzay stadium
axyaa garoonu alamzayyyyyyyy
daah
08-June-2012 at 8:38 pm
aadi mahan lkn meeshaan holland aya looku caleemasarayaa sanadka
mata ramires lambard
08-June-2012 at 8:27 pm
walaahi waa garoon aad iyo aad u wacan
abdikariin
08-June-2012 at 8:27 pm
garoon iga neh waa cajiip
xamse man utd
08-June-2012 at 8:13 pm
maa shaalaa ala waa garoon wacan
affellay
08-June-2012 at 8:08 pm
polen
ahmed qeys
08-June-2012 at 8:03 pm
wwwwwwwwwwwwwwwwwwww cadi mahan polan
Maxamedmaxbub
08-June-2012 at 7:59 pm
Wawa waa garon cajiib ah
Mhaji
08-June-2012 at 7:54 pm
Wow cajib fantastic