
Spain ayaa wada badisay seddexdii kulan ee ay isagu diyaarinayeen Euro 2012, iyagoo u dagaalamay guul 1-0 ah oo ay ka gaareen xulka China oo marti ugu ahaa Seville xalayto.
Xulka uu hogaamiyo Jose Antonio Camacho ee China ayaa ciyaarta inteeda badan la dagaalamay Spain, iyadoo goolhaye Zeng Cheng uu badbaadiyay fursado fantastik ah.
Si kastaba Andres Iniesta oo bedel ku soo galay qeybtii labaad ee ciyaarta ayaa wax ka bedelay ciyaarta isagoo kubad la soo dhexmaray ciyaartoyda xulka China ka hor inta uusan u dhigin baas David Silva kaasoo shabaqa ku hubsaday ciyaarta oo lix daqiiqo ay dhiman tahay.
Spain waxa ay haatan aadi doonaan koobka Euro 2012, iyadoo xulka difaacanaya koobkaan ay ciyaartooda ugu horeysa axada soo socota la ciyaari doonaan xulka Italy.
Dhinaca kale xulka Mexico ayaa soo gabagabeysay guulo sideed ah oo isku xigay oo ay gaareen Brazil ka dib markii ay 2-0 kaga badiyeen.
Giovani Dos Santos ayaa furay goolka hore ee ciyaartii ay la ciyaareen xul ay u wada ciyaarayeen ciyaartoyda xagaagan la filayo inay Brazil u matalaan ciyaaraha Olimbikada. Javier Hernandez ayaa rigoore ugu labeeyay ka dib markii daafac xumo ay soo bandhigeen Selecao.
Wixii intaasi ka danbeeyay Brazil ayay isku dayaysay inay shabaqa soo taabato, halka Mexico ay difaacanayeen guushooda.
Eng- ahmed Tima jilic
05-June-2012 at 8:32 am
Asxaabta jacel Ciyaaraha Waad salaamantihiin Dhamaaantiin Haddii aaan ka hadlo Koobka Euro 2012 Waxaa iska leh Xolka Spain Sidii ey Horay ugu Qaatay Euro 2008 Spain Waaa Xolka ugu Awooda badan Qaaradda Yurub Xolka Spain Waxaan u Rajeynayaa Guuul Guul Markastaba
suarez
05-June-2012 at 4:39 am
aranje ayaa iskaleh viva oranje
suarez
05-June-2012 at 4:38 am
aranje ayaa ikaleh
suarez
05-June-2012 at 4:37 am
aranje ayaa ikaleg
hanad
04-June-2012 at 10:04 pm
sxb yaal wixi dhici doona Allaa ok lkn waxaan u maleey haa spain ineey leedahjy
Maxamedmaxbub
04-June-2012 at 9:45 pm
Kobkan talyaniga aya iskalih
jara
04-June-2012 at 5:49 pm
waan idiin salaamay koobkaan waxaa iska leh frace viva benzima ribbry evra nasri spain ma arkeeso xitaa jaa waaba laga qaaday spain
idiris cali geesey
04-June-2012 at 4:14 pm
Arsenal waa koox liidato warkeyda nagadayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaAAAAA
ashraf shariif nor
04-June-2012 at 3:24 pm
sxb wa sida aad u shegtay kobkan waxa qadaya xulka spain vivi torres mata silva iniasta
Lucky
04-June-2012 at 1:58 pm
Lampard and cahill waa loo baa bi i dona
cabdi salaan
04-June-2012 at 11:23 am
Asc akhyarta koobka waxa iska leh germny k.k.
prince moha
04-June-2012 at 11:23 am
wad sad ushekten aqarta spain aya leh viva ramos
s.m.issa
04-June-2012 at 11:21 am
hi all sxbyaal sanadkaan waa sanadkii england waana diyaar ciyaartooy cusub iyo ciyaar cusub kkkkkkkkkkkkk
baraf
04-June-2012 at 11:09 am
marka hore waan idinsalaamay bahda laacib.net
iniga waxay ilatahay sanadkan koox spain iska celinkarta inanayn sa jirin taasna sure waaye
C/lahi ole
04-June-2012 at 11:01 am
Spain kobkan ma arkeso kobkan waxa leh jarmalka viva lahm garab lakhe ole
C/salaan
04-June-2012 at 10:13 am
K.K.K.K.K.K.K.K.K. Koobkaan espain ayaa leh viva xavi and a.Iniesta torryse sillva
Mustaphe
04-June-2012 at 10:03 am
Aad baan uga xumahay waxa ku dhacay barazil
Waayo waa xul wayn
Ibraahim Afellay 20
04-June-2012 at 9:58 am
waanka Xumahay Xalay in Mexico Ey Brazil Guul ka gaarto Aniga waxaan Dhihikaraa Garsooraha ayaa Inaga badiyey Lakin Hala Xusuusto Weli Neymar Waa uu Joogaa Fifa L.messi Vs Neymar
muhanad abdulah
04-June-2012 at 9:52 am
KOobka italia ayaa iska leh sanadkan viva azuura
F.Torres 9
04-June-2012 at 9:41 am
Kkkkkkkkkkkkk sanadkan anaga aya labeesaneyno mata and torres and silva vivaaaa
Obama
04-June-2012 at 9:35 am
Aha wan qada kobkan wax ika ceshanayo uma jedo spain iska laweso sanadahan ada leh kobka qarada yurub
Boqorka kubada
04-June-2012 at 9:33 am
Marka hore waad salaamntihiin akhyaarta koobkan spain ayaa iskaleh xul sida spain udhisan majiro teem sida barca udhisanna majiro barca spain
Minshaawi
05-June-2012 at 8:35 am
Xolka Spain Guul Ayaan u rajeynayaaa