
Wesley Sneijder ayaa dareensan Spain iyo Netherland ay iskugu soo hari karaan kama dambeysta Koobka qaramada Yurub. Wuxuuna rajeynayaa in jirataanka xulka difaacanaaya koobka iyo xulkiisu ay imaan doonaa bandhiga xagaaga.
La Furia Roja ayaa Hal iyo Wabxa kaga talaabsatay Holland waqtigiii dheeriga ahaa ciyartii kama dambeysta koobkii aduunka ee 2010, Sneijder ayaana maanka ku haaya in Spain ay wax ka badan hal mar garaaceen.
“Ma jiraan wax isbedel badan ah oo ku yimaaday Spain. Ciyaartoydooda oo dhan waa 25 ama 26 sanno jir. Waxaan qabaa inay heystaan xulka ugu fiican, waana ay soo gaari karaan finalka, anagana waan soo gaari doonaa” ayuu u sheegay NUsport.
Ciyaaryahanka Inter ayaa ka dib intaasi wuxuu dib u milicsaday ciyaartii ugu dambeysay ee ay kaga horyimaadeen wiilasha Vicente del Bosque, isagoo hoosta ka xariiqay in xulkisu ay had iyo jeer doonayaan inay ciyaaraha ku qaabilaan si niyad wanaag ah.
“Mar walba waxaan doonaynaa inaan weerarno, xitaa hadii aan ka horimaao Spain, Waana sidii aan sameynay finalkii koobka adduunka. Si kastaba mararka qaar waa inaad la qabsataa inta ay ciyaarta socoto” ayuu hadalkiisa ku koobay Sneijder.
Netherlands ayaa (Group B) waxay kula jiraan Denmark, Germany iyo Portugal, halka xulka Spain ay (Group C) kula jirto Croatia, Italy iyo Republic of Ireland.
Mstr villa
03-June-2012 at 10:15 am
Waxan aminsanahay iney spain mar labad ku guleynsan karto kobka eurka
Captan xujaale
03-June-2012 at 2:30 am
Sniejder lacala u kujira viva euro 2012 final france vs germany waxana ruxaya france ribery nasri bensema malouda viva france akhyarta france wn idin salamy guul baan idiin rajayn byyyyyyyy
Maxamed subane
02-June-2012 at 11:22 pm
Asc sanadka dadka aan ciilka uqabo dhan waan ka aar gudsan doonaa insha allah mida ugu horeyso aan rebi dono waa portugal mida 2aad russia 3germany finalkana spain reer spain niyadina kasaara inaad 2koob naga guuleysataan hadab 6-0 ayn ku badiyay 2v.persie 2afellay 1sneijder 1vlaar viva all dutch haduba chelsea nasibka saamaxay anagana mxa noodiiya by taagerayasha orange guuuuuuuul
Maxamed subane
02-June-2012 at 11:21 pm
Asc sanadka dadka aan ciilka uqabo dhan waan ka aar gudsan doonaa insha allah mida ugu horeyso aan rebi dono waa portugal mida 2aad russia 3germany finalkana spain reer spain niyadina kasaara inaad 2koob naga guuleysataan hadab 6-0 ayn ku badiyay 2v.persie 2afellay 1sneijder 1vlaar viva all dutch haduba chelsea nasibka saamaxay anagana mxa noodiiya by taagerayasha orange
c/laahi dhegayare
02-June-2012 at 10:39 pm
waaw waa siwanaagsa wallaahay waxaan nahay isku aragti waayo waxaan rabaa inaan marlabaad koobka kor uga qaado qaranka holand
mahad
02-June-2012 at 10:08 pm
asc dhaman waxan umaleynay in ay guulesato hollan nl
Caruus yarye
02-June-2012 at 9:44 pm
Final France vs portugal
Gulled Ahmed
02-June-2012 at 9:41 pm
Guul spain
afka
02-June-2012 at 6:54 pm
aniga waxay ila tahay in aan la dhayalsan karin wiilasha gaagaaban oo aan anigu u aqaan ( BAKEYLAYAASHA)waa spain laakiin kubada cagta saadaali way ka dhamaatay ileyn chelsea ayaaba champion qaaday marka waa in la suga sida wax noqdaan laakiin koox wax la iska siin karaa ma jirto
isdeji
02-June-2012 at 5:54 pm
Orange ayagaaa ku guuleysan doona koobkan insha allah lkn waxaaan u badin lahaa finalka orange vs Germany lkn guushu waaaa 2:1 viva orange de loze
Ciyaalka xafada gubta eee daynile
02-June-2012 at 5:08 pm
Wan idin salamay tagerayasha arsinal koobkan waxa finalka iskugu imaana spin and frince fiva fabrigas 4ever
spain boy
02-June-2012 at 2:59 pm
Douch mdfrld afkaga cana lagu qaway runta aya ka hadasay VIVA SPAINA
Ibraahim Afellay 20
02-June-2012 at 12:48 pm
sneijda He’s the best medfielder laakin aniga waxaan rajeynayaa in Final-ka Cup-ka Qaramada Yurub in ey isla yimaadaan Portugal Vs Holland
Fifa L.messi (10) Vs Neymar (11)
mahamed
02-June-2012 at 12:46 pm
aniga cageega waxaa badinaysa nederlands ama finalka ayee ku heree
hup holand hup
yaa ledahay
02-June-2012 at 12:27 pm
Waan idin salaamay dhamaan aqayaarta laacib.net aniga fekar ahaan maqabo inay isugu imaanayaan waayo group keey galeena waa group adag waxaana qabaa midkood mabasoo dhaafaayo group ka ina lagu jira viva england
YAASK
02-June-2012 at 11:45 am
asc wrmbk aniga fak ahaanteda waxaan isu imaanaya Spain iyo grmalka
C.X.J
02-June-2012 at 11:42 am
ASC wan wada salamay muslimka oo dhan kaldib markan kahatlo fakar keyga waxa weeye sida tan ah Wesley Sniejder meeshuu uu galiyay wadan kiisa aniga waxaan oron lahaaaaaa wadanka talyaniga iyo Spain labadaa ayaa kuwacan in ay isu sooharaan kama dambeysta koobkan imika labilaabi raba ASC
lamiiz
02-June-2012 at 11:37 am
ASC waalaga yaabaa in ay isugu sooharaan labadaani
ali baaba reer xamar jadiid hanoo laadaan
02-June-2012 at 10:59 am
Holand waaa hulka aaan
Usaaa daali naayo kooob
Kaaan jarmalka ne wax
Uu naga cunaayo maji
Raan viva holandi
Caaqil114
02-June-2012 at 10:37 am
spain final weey imaan doontaa ee bal yaan sugnaa ma holand mise germany……mise….?? viva spain…
xudeyfa syl
02-June-2012 at 10:24 am
waxan raynaya inan markale grcno holand viva spian
Maxamed xavi
02-June-2012 at 10:13 am
Dhamad asc dadka muslimka ahow sln kadib hdl ka uu dhahayo xidiga holland u dheela waa sax mxa yelay spain waa xul weyn labadoda waxaan u rajeynaa final ka ine isla imadan eena spain mar labad ee qaado
F.Torres 9
02-June-2012 at 9:51 am
Spain vivaaaaa
Chicharito14
02-June-2012 at 7:34 am
Waxan rajaynaya inay germany qado horta germany ka soo baxa mucjizada adunka ayad group kula jirta haday germany haran waxan jeclahay netherlands vs spain markas ayan dhul ka lajarayna cil ki world cup ki lucky gu saaciday ayan uhayna viva ozil goetze muller gomes
Hamsik
02-June-2012 at 6:55 am
Spen o with out D.vila iyo puyol wax aytahy ma jirto sandgan waxn wada xasusana in 2nin 7goal o kamid golashe lagu imad final in ay ayagu dhaleyen waxad kalo kudarsata in spen ay kheyano ku qaday waxn huba hade xita ay laimato natherland finl in 45daqiqo o ugu hurysa lagugala bixi lkn wxn huba in aysandgan wad ciyar dona ciyarta kama dnbesta ah Garmane iyo natherland vivaaaaaaa m.Gotez
mo
02-June-2012 at 5:28 am
taariqdu waa lama filaan waxan idiin hayaa in xagaaygan kusha raacidonto nederland Europa cup nederland iedereen succus goed uitslagt geluk nederland
Abdurizak Hinho J.Mata Halla
02-June-2012 at 2:16 am
Ducth waan u saadaalinaayaa balse Spian waxba uma haayo waayo 3 sano oo xiriir ah tariikh ma samayn karto so way haraysaa finalkana waa France v.s Netherland’s viva France hala Riberry!!!
korneelka
02-June-2012 at 2:09 am
kaptain germany ka baxso ka dib ayaad final aadaysaa koobkan waxaa leh germany FIFA GERMANY AND LIVERPOOL
jamal cesc
02-June-2012 at 1:22 am
waxan qabaa inan ku guulaysano euro hadan nahay taagerad spain guul wacan viva cesc /xavi/ineista and torres
Mustaphe abdirahman cantayn
02-June-2012 at 12:53 am
Been ma sheegin ninkaasi wa sida aan anba aminsanahay
ali abdi
02-June-2012 at 12:48 am
Spain waa waxba yahey
Bolow
02-June-2012 at 12:29 am
Spein final wey jogta ee ya la imandono