Inter Milan Oo Laga Soo Diiday Dalabkoodii Ciyaaryahan Lucas. | Laacib.net
Home » Horyaalada » Italy » Inter Milan Oo Laga Soo Diiday Dalabkoodii Ciyaaryahan Lucas.

Inter Milan Oo Laga Soo Diiday Dalabkoodii Ciyaaryahan Lucas.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 2-06-12 1:40 PM

Inter Milan ayaa 18 milyan Euro ku dalbatay ciyaaryahan Lucas, sida uu sheegay wakiilkiisa, lakiin kooxda Sao Paulo ayaa dhaqsaba soo diiday dalabkooda.

Xiisaha ay kooxda Nerazzurri u heyso ciyaaryahanka reer Brazil ayaa ah mid aad loo wada ogsoon yahay, waxaana ay haatan u muuqataa inay sarre u qaadi doonaan dalabkooda lacageed hadii ay doonayaan inay ciyaaryahanka helaan.

“Dalab ka socda Inter ayaa yimid oo ku kacaya 18 milyan Euro, lakiin waxaan la hadlay madaxda Sao Paulo waxaana ay durbadiiba diideen dalabka Inter” ayuu wakiilka ciyaaryahanka Wagner Ribeiro u sheegay Estadao.

“Waxaan la xiriiray Inter si aan ugu sheego in dalabkooda la diiday sababtoo ah ma aysan qancinin kooxda”.

8 Responses to Inter Milan Oo Laga Soo Diiday Dalabkoodii Ciyaaryahan Lucas.

  1. F.c.Chelsea Reply

    02-June-2012 at 10:30 pm

    Asc aqiyaart qiimaha leh war dabaal miyaa ninka 18 milyan lugu ibinaayo waxaan idiin sheegi lahaa inter ha is ka dhaafaan ciyaariyahanka welcom to chelsea

  2. cabdilahi mushrif Reply

    02-June-2012 at 5:54 pm

    morati waxa uu noqday bakhayl sidii uu morinho ugu qaday sedexda koob waxa uu aha morati ninkii lacagtii ugu qaalisanayd siistay 1998 ronaldo fieri waa kii lacag badan siistay ee wa sidee xalku

  3. axmed cade Reply

    02-June-2012 at 4:41 pm

    sideed iyo toban uma qalmo lucas waayo waa laa cib weyn ee sodon diyaariya

  4. Rijkaard Reply

    02-June-2012 at 3:44 pm

    Waa san so iibsada

  5. Waxtare Reply

    02-June-2012 at 3:10 pm

    18 £? rooti miyaa

  6. Hanad yuukey Reply

    02-June-2012 at 3:06 pm

    Waa sax hadayn heysan lacag yay san dhibin xidiga waxaa rabto man city lacag ayay diyaar la tahay waa sxbkiin yuukey oo idin sidaa iyo nbd galayo?kkkkk

  7. Cabdirisaaq j.mata Reply

    02-June-2012 at 2:55 pm

    Was waxb iga magalin

  8. MOHAMED Reply

    02-June-2012 at 2:42 pm

    kooxda inter waa koox wayn way ku qasanyihin in ay iibiyaan ciyaaryahanka sababto ah waxa uu rabaa inow ka cayaaro yurub siday ila tahay waxay uun rabaan 5 milyan in loogu daro laakin ugu dambayn waa uu imaan doonaa intermilan sidow doono hakuyimaade waasiday ila tahay

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>