Diego Maradona Oo Doonaya Inuu La Soo Wareego Didier Drogba. | Laacib.net
Home » Africa » Diego Maradona Oo Doonaya Inuu La Soo Wareego Didier Drogba.

Diego Maradona Oo Doonaya Inuu La Soo Wareego Didier Drogba.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 2-06-12 9:16 AM

Diego Maradona ayaa qorsheynaya inuu kooxda reer China ee Shanghai Shenhua ka afduubto la soo wareegitaanka Didier Drogba. Sida ay qortay jariirada The Sun.

Shanghai Shenhua ayaa sheegtay inay heshiis la gaareen 34 jirkaan, kaasoo beeca xorta ah kaga tagay Chelsea. Lakiin kooxda Imaaraadka Carabta ka dhisan ee Al Wasl oo uu tababare u yahay Maradona ayaa rajo ka qabto inay ka dhaadhiciyaan xiddiga reer Ivory Coast inuu iyaga ku biiro.

Waxa ay bixin karaan lacagta 300 kun ginni isbuucii ah ee ay kooxda reer China diyaarka la tahay inay mushahar ahaan u siiso Drogba.

Waxaana Al Wasl ay sidoo kale rajeyneysaa inay tabarucaad u sameyo ururka Drogba uu leeyahay ee uu ku caawiyo dadka aan waxba heysan.

Maradona ayaa yiri sida ay qortay The Sun: “Waa cidma qofka aanan rabin Dorgba? Koox kasta ayaa jecel inay heysato ciyaaryahan sidiisa oo kale ah”.

19 Responses to Diego Maradona Oo Doonaya Inuu La Soo Wareego Didier Drogba.

  1. Suhayb Mukhtaar Reply

    07-June-2012 at 7:19 pm

    Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu Wll Chinaha Iska Tag Hadaad Ciyaar Rabto Hadaad Lacag Rabtana Carabta Tag

  2. C/lahi ole Reply

    03-June-2012 at 11:26 pm

    Drogba wa lacib weyn mana adayo maradona wuxuraba teamka ujogo saxibkis anelka wuna adaya ningas lacag ayuraba viv drogba

  3. THE BLUES Reply

    02-June-2012 at 3:53 pm

    dadka dhahaaya Drogba waa African gaajo ah, adiga maxaa tahay marka kowaad, mawaxaad ismooday cadaan taajir ah. anaga waxaan nahay dad somali ah oo african nin kasta oo african ah oo sumcad kuleh aduunkan waan tageersanahay, We are not white people.

  4. tahliil_sakariye143 Reply

    02-June-2012 at 1:49 pm

    Run ahanti laacibka drogba waa laacib wayn marka lo ego lacibinta africa wayo wuxu dhalayay 100 goal horyal ka ingiriska waxay aad iyo ad ugu mahad celina kooxda laacib

  5. abdinur Reply

    02-June-2012 at 1:03 pm

    huanying guanlin drogba

  6. gaandaa Reply

    02-June-2012 at 12:44 pm

    kolay waa afrikan o gaaju cagahiisa kaga cararayaaye carabtaa ilahay barakeeyay ee lacagta u dhiibay iska kaalay dheh saasan kula talin lahaa asxaabtana dhamaanba waan salaamayaa iyohadhwanaag news

  7. terry Reply

    02-June-2012 at 12:41 pm

    wooow kista aa taalo al wasl lacag lee laga doontaa kkkkkkkkk

  8. torres Reply

    02-June-2012 at 12:26 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkkkkk viva duqa qaaliga noqday

  9. lamiiz Reply

    02-June-2012 at 11:15 am

    ASC ASIGA AYAA GARANAAYO MESHA ULACKTA BADAN D,Drogba IMIKANA DEE WUXUU MARAYAA XILIGII UU SHAQEYSAN LAHAA LACAK FARA BADAN WAANU GARANEENEE IMIKA LACAKTAA MESHUU UU KAHELAAYO WAA WADANKA CARBEET

  10. Caaqil114 Reply

    02-June-2012 at 10:54 am

    kkk wallee drogba weey u gaartay isagaa shaqeestay sidaa, waana ku taageersanahay ciyaartoyda africa kasoo jeedo ee layaso inla arko waxeey yihiin.. kooxda shaghai shenhua lacag aad u fiican ayey u sheegtay laakiin waxaan isleeyahay kooxdaan carabta ah ayaa ka lacag badnaan doonta, hadeeyba carab soo galaan meesha waa heer sare..kkkk.. aniga waxaan oran lahaa magaalada weeyn ee qurux badan ee shanghai iska imoow qibrad hakaaga korortee..viva liverpool…

  11. Subax wanaagsan aqyaarta sharaftaleh laacib net dhaman wad slmantihin wlhi Didiey Drogba taariq iyo magac waa u tagay chelsea iyo taariq lagu xususan dono gool munich 88 minid manaku ilaabidonaan taagerayasha viva Chelsea viva Didiey Drogba

  12. Saadaq muumin hasan Reply

    02-June-2012 at 10:36 am

    Waaaawa wada uqbata sxb by shenaha isaka aada

  13. Saadaq muumin hasan Reply

    02-June-2012 at 10:35 am

    Macasamo diye wada xalamdeya in afariga oo 100 gol oo berem lega dhalaya ataheya yuruban oo qadeya shalasa wada xalateya sxb ee lacaga raso maraka magac waa hasheya

  14. Lucas piazon Reply

    02-June-2012 at 10:35 am

    Dideir wa hal yeya chelsea wanaku farax sanahaya in u ado meshe u lacag badan drogba maku ilabi dono wayo hadad tagto sum cad iyo sharaf ayad noga tag taya viva drogba

  15. Ahmed Dahir Ahmed Reply

    02-June-2012 at 9:59 am

    Wa sax Drogba wa lacib inkasto african u yahay

  16. Deeq alfa Reply

    02-June-2012 at 9:48 am

    walee maradoona ayaa sheegay inuu drogba yahay laacib sare xirfadiisane aay haigh tahay masha allah wa the hero blues nolow waligaa the best african forward!

  17. Kawaleridge_23 Reply

    02-June-2012 at 9:48 am

    …….DIDIER DROGBA cidkaska ayaa rabta taaas macnaheedu waa laacibtinimadiisa

    kakakakakakakakakakakakaka
    The Blues Line Up Next Season!
    1…..petr Cech……………2………Ivanovic……,.3…,..Cole……,,.4………Cahill/Luiz…….,,.5…….Terry…….6…..Mikel/Rimeu………..8…,.Lampard/Marin/Modric/Ramires……10……Matta.,…7…..Hazard……..11…….Hulk..,..9…..Torres

  18. Mustafe Reply

    02-June-2012 at 9:36 am

    Waxan aminsanahay inay Kooxdan al wasl qaadan doonto droga maxa yelay waxay hastan lacag kabadan tan kox dan chineska ah

  19. C/raxman blues Reply

    02-June-2012 at 9:28 am

    Waaw waa dalab macquul ah didier goal kuma iloobi noono

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>