John Terry Oo Garka Loo Geliyay Ganaax Kale Oo Tartamada Kooxaha Yurub Ah. | Laacib.net
Home » Champions League » John Terry Oo Garka Loo Geliyay Ganaax Kale Oo Tartamada Kooxaha Yurub Ah.

John Terry Oo Garka Loo Geliyay Ganaax Kale Oo Tartamada Kooxaha Yurub Ah.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 1-06-12 1:06 AM

Kabtanka kooxda Chelsea John Terry ayaa la ganaaxay labo kulan oo koobabka kooxaha Yurub ah ka dib casaankii uu qaatay kulankii semi-finalka ee Barcelona.

Guddiga dishibiliink UEFA ayaa ku helay fal qalalaase ah Terry markii uu jilibkiisa xaga danbe kaga dhuftay weeraryahanka Barcelona Alexis Sanchez ciyaartii ka dhacday Camp Nou.

Terry ayaa casaankii uu qaatay darteed ku seegay kulankii ay Blues Champions League ku qaaday markii ay ka badiyeen Bayern Munich.

Waxaana uu haatan sidoo kale seegi doonaa labo kulan kale, iyadoo kabtankii hor eee England uu ka maqnaan doono kulanka Super Cup ee ay la ciyaarayaan kooxda ku guuleysatay Europa League ee Athletico Madrid, kaasoo ka dhici doona bisha August Monaco.

Waxa uu sidoo kale seegi doonaa kulanka ugu soo horeeya ee Champions League ee xilli ciyaareedka soo socda, madaama ay booska kala baxeen Tottenham oo afaraad ku dhameysatay balse Chelsea ay ku soo baxday inay qaaday Champions League.

Terry oo haatan la maqan xulka England oo isku diyaarinaya Euro 2012 ayaa racfaan ka qaadan kara ganaaxan.

33 Responses to John Terry Oo Garka Loo Geliyay Ganaax Kale Oo Tartamada Kooxaha Yurub Ah.

  1. Yaxye bii Reply

    15-June-2012 at 2:06 pm

    Asc taageero man utd waa muhiim in teyri lakanaaxo waliba kulamo badan waliba waxoo u qalmaa in qulka laka saaro waxoo caayay halyeyka man utd walalkii kayar antoonii fardinaal waliba eray cusrinima ah ayuu ku caayay asaga mar oo nin naag tii udabamereyo iyo mar oo caayo ciyaardoyda kale kan e daab malahan ee wa xundhush ee hala buriyo

  2. axmed Reply

    14-June-2012 at 12:48 pm

    chelsea wa gashin marka ha liska dhaafo

  3. khadar Reply

    08-June-2012 at 7:23 am

    kkkkkkkkkkkkk war kani waa orgi xun :)

  4. general mustafa Reply

    07-June-2012 at 9:20 pm

    fxidhidhka yurub wuu ka ii daray nin aay ganaaxeen final dhan ayay hadan gnaxayan ciyaaro kale waxasi doqonimo inteeeda la eeg war ninku camal baay waayeen ee ha ka daagn kabtnak kooxda kabtan teery nooloow wax ficale lehba isaga lagu hayaa engiriisaka oo dhan

  5. caddow Reply

    04-June-2012 at 7:45 pm

    asc ma fiicna goaankaasi sobobtoo ah waxa uu sameeyay wax kadaran ayaa la sameeyaa waa qalad dhici karo

  6. Qadar dheere Reply

    04-June-2012 at 4:48 pm

    Am great chealsea supporter since frm da last 8 years upto date. According 2 me viva did unneccary hing towards j.t nd i believe dis is due 2 his famous b/c they suspended frm his final againt buyern via the euro upto his coming opening champions leage w/c i can say his right was abused. Therefore, i feel nothing about his suspension since we hv aplayers who can fill his positions either chealsea or England. I therefore send ahumble greeting both chealsea and England themselves and their fans all over this existing world saying both of them cope up by pretinding the worst, training highly nd hoping the best. Last but not da list i conclude that i love chealsea nd england more than i love my life.

  7. Qadar dheere Reply

    04-June-2012 at 4:44 pm

    Am great chealsea supporter since frm da last 8 years upto date. According 2 me viva did unneccary thing towards j.t nd i believe dis is due 2 his famous b/c they suspended frm his final againt buyern via the euro upto his coming opening champions leage w/c i can say his right was abused. Therefore, i feel nothing about his suspension since we hv aplayers who can fill his positions either chealsea or England. I therefore send ahumble greeting both chealsea and England themselves and their fans all over this existing world saying both of them cope up by pretinding the worst, training highly nd hoping the best. Last but not da list i conclude that i love chealsea nd england more than i love my life.

  8. shanbay Reply

    04-June-2012 at 10:13 am

    asc walaalaha muslinka ahaaw aad ayeey uqaldanyahiin maxaa yeelay wuu dhamestay kanaaxa why u taba socdaan viva try guuuuuuuuul ayaan u rajeynayaa egln

  9. C/lahi ole Reply

    03-June-2012 at 11:52 pm

    John terry wu uqalma ganaxa laguxugumay wuna istahilatas fifa green united ole boy

  10. Kamaaludiin Reply

    02-June-2012 at 3:41 pm

    Waa khalad in laganaaxo kabtan john terry waayo horay ayuu ganaaxiisa udhameystay kulankii finalka ay kaqaadeen bayern munich oo dhinaceeda dareentay inay waxba kaqaadi kareynin kooxda chelsea viva chelsea lampard j.terry

  11. xuseen maxamuud Reply

    02-June-2012 at 9:28 am

    WAY KU KHALDAN YIHIIN GANAAXA TERY WAAYO WUU DHAMAYSTAY MAR HOREBA GANAAXA

  12. Hamse Reply

    01-June-2012 at 10:48 pm

    Asc viva waykhaldantay waayo tery waxa uu seegay finalkii yurub ugu qaalisanaa

  13. ahmed Reply

    01-June-2012 at 7:57 pm

    aabaha dhiiga viva lamard and terry

  14. Abdulkadir abdille Reply

    01-June-2012 at 4:56 pm

    Way khaldantahay uefa waayo maxaa iska galay euro champions league

  15. Suldaan haydar kk Reply

    01-June-2012 at 4:53 pm

    Asc asxabta dhaman digsiga waxa kulka kakeena kulelka tery waxa kaxanajiyey kabtan laanta qaranka kkkk

  16. Blues man Reply

    01-June-2012 at 11:42 am

    Jimco wanksen dhaman musliminta dhan mel walbay ku nol yihn fakirka terry wa blues army waxasne wa wax dhamanayo boskisa waxa tagan matankisa cahill viva hazard marin and hulk welcome dhamantin

  17. cabdiraxmaan Reply

    01-June-2012 at 11:25 am

    waa sax sifiican ayaa loo galay waana wax lo baahan yahay saxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxooooookkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  18. xaaji xaamud Reply

    01-June-2012 at 10:59 am

    waan ka xumahay waay idka daba dhigteen inay ay inta oo dha dabad dhigtaan may aheen falkanina waa fal aan cusbeen marka hada nin irtisha aha ayu uyahay waanu ka qadanaya racfaan hadanu nahau taageerayashay champonka gacaantooduku jiro kama maari karno difaacayaga waana mid samcada chelasea wax lagu yeelayo lkn hanqaraarac uma dhutiyo hal lug waa caadi

  19. you will never walk alone Reply

    01-June-2012 at 9:25 am

    Candhalaa curatay ban maqli jiray we bkiiba caruur unbaa qabsatay cheldea man city niman talinjirin haduu taliyo niman tagi jirin ayaa taga marka hala iska dulqaato adun wareerayee sport oow xaal qaado

  20. LAMIIZ Reply

    01-June-2012 at 9:04 am

    ASC jimce wanaagsan dhamaan muslimiiinta oo idil mida kale aniga fakar keyga waxa weeye sida tan ah John Terry waa sax in laganaaxo sabab too ah ceyar yahan an waxba kagalabsan buu jabiyay wuxuu islahaa laguu majeedee ee dil lahaga saaro garoonka lkn wey inoqon weyday imikan hadaanu nahay rer BACELONA anagu wan ku faraxsa nahay ganaaxa laga naaxay lkn mar hadii laganaxay muxuu yahay racfaanku ? imika John Terry wuu duqoobay dil an loo joogin buu bilaabay kkkkkkkkkkkkkkkkkk war hadad daashay dheh iska fariiso oo naso VIVA ganaax labo kulan

  21. Cade Reply

    01-June-2012 at 8:56 am

    Sxbdhibaatomalaha

  22. Kame jijigawi Reply

    01-June-2012 at 8:24 am

    Anu wanba yaabeye Arsenal maxay nagala ficil tamaysaa ayadoo baa’b i rabta ayay oo 8 ay man utd kaga badisay ayaa waxanu siinay benyoun , kadibna abaalkoodii wuxu noqday in ay chelsea aflagadeyan mida kale haduna benyoun jogin champions league maad gashenba waayo kulankii Astonvilla vs Arsenal ninkii goolka guusha dhaliyay asaguu ahaa hadana Westbrom vs Arsenal ciyaartii 3 iyo labada hadusan jogin asagu waxay ku dhaman lahayd 2 iyo 2 marka rer arsena uqdada iska daya , viva chelsea viva tageraha chelsea , asxabey maad igu racsantihin

  23. 0717458070 viva chelsea viva tores Reply

    01-June-2012 at 7:41 am

    Asc aqiyarey tiyeri hado maqnado iyo hado jogo waiska cadi wayo waxan hesana luz iyo kahil olagu amini karo gadal wana difacyo tayo leh marka haubixina ganax iyo waxlamid ah meshan majokto arsenal oay hesato difac xumo iyo ciyarto la ane viva chelsea viva hazarad viva marko viva tores viva inta jecel iyo inta tagerto chelsea man

  24. I love chelsea Reply

    01-June-2012 at 7:12 am

    Terry wa ninka tifacyaha chelsea oku fican wayo barcelona ayu xidigeda misse aya ayad ka qadan waye chelsea viva terry…cahil and lampard,..mata…ramires k.k.k.k.k.k.k

  25. Dhubad Reply

    01-June-2012 at 6:59 am

    Akhlaq malaha ninkan in 10 laganaxo aya haboon waa tii captanida looga qaday akhlaq darida

  26. A.kafi fantastic Reply

    01-June-2012 at 6:43 am

    Asc salan kadib tiim walbo sanadku kacsanyahay ayaad taagertan ayaa umalenaya mixii tahay taagerasha man city iyo chelsea webka laguma arkijirin hadii lagu arkana dhif dhif ayey eheed webka waxaa ubadnaan jirey man u iyo arsenal shoow taagerayaasha man u iyo gooners wixii kala aaden miya chelsea iyo man city

  27. Honeybbc Reply

    01-June-2012 at 6:40 am

    J.D waa ciyaaryaan wayn lkn waa in uu yeeshaa aqlaa uun, I fans D.Luis and G. Cahil Lolz chelseafc

  28. C/fataax lucky Reply

    01-June-2012 at 6:19 am

    Asc akhiyaare runtii rer ingris dhib koda ayaa badan iyo kibirkoda specially chelsea

  29. CHELSEA FC DAMU Reply

    01-June-2012 at 5:59 am

    Hadaan kahadlo captain keena terry ma uqalanto in la ganaaxo sababto ah terry nin dilaay ma ahaa sida daafacyada kale waa nin isbiirito leh oo kooxdiisa iyo qaran kiisa sifiican kubada iska difaaca taas camp nou waa kanoqotey qof walba qalad wuu galaa wuu iska saxaa hada terry qaladka wuu galey wuuna qirtey waxaa urajeynayaa inuu laga qaado ganaaxa captain terry waxaa ka salamaaya saaxibkeygi MADI BAAZI

  30. yaasiin Reply

    01-June-2012 at 5:42 am

    asc runti waxan ahay tagero chelsea lakin ninkan tery la dhoho ma ahan nin wey wa nin ciyaal suuq ah wana ka maarmeynaa tery maxa yelay waad arakten kulanki finala ahay imisa ciyaaryahan ayaa kamaqneed kooxda viva chelsea viva tores and mata and lanrbard

  31. Macalinkaaaaaaaaaaaaaa Reply

    01-June-2012 at 5:37 am

    Waka marmana kahil lud aya marhore qatay xilkiisa sxbyaaaaaaaal atlad madri wa ka qawena kobkan sxbiyaaal vvvvvvv CHELSEA FC

  32. C\raxman blues Reply

    01-June-2012 at 1:57 am

    Waxan maqli jiray hanqaraarac hal lug uma hintiyo ogaada chelsea halnin uma hintiso maxa yeelay ayadoo afar ciyaryahan inaga maqantahay ayan luxnay cupka marka terry nasiib wacan sxb waadna is taahisha in xataa 4 lagu ganaaxo maxa yeelay wxd sameysay fal kabaxsan sportiga

  33. abdi barca Reply

    01-June-2012 at 1:29 am

    6 kulan in la ganaaxo ayuu mudanyahay ayurantiga

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>