
Eden Hazard ayaa ugu danbeyn soo gabagabeeyay wararka ku aadan mustaqbalkiisa isagoo ku dhawaaqay inuu go’aansaday inuu ku biiro Chelsea xilli ciyaareedka soo socda.
21 jirkaan kubadsameeyaha u ah kooxda Lille ayaa muddo dheer lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Premier League, waxaana haatan uu xushay kooxda dhawaan loo caleemo saaray Champions League, sida uu ku cadeeyay bogiisa Twitter.
Waxa uu qoray: “Waxaan u saxiixayaa kooxda ku guuleysatay Champions League.”
Hazard ayaa sidoo kale lala xiriirinayay kooxaha Manchester City iyo Manchester United, lakiin Blues ayaa noqotay kooxda ugu cadcad ka dib markii ay ku guuleysteen Champions League.
Ka hor guushii Chelsea Hazard ayaa saxaafada u sheegayay inuu xiiseynayo inuu ku biiro labada Manchester midkood.
Waxaa la filayaa haatan in Chelsea ay Lille siin doono 25 milyan ginni, islamarkaana Hazard uu isbuucii mushahar ahaan ka qaadan doono 170 kun ginni.
sadiiq
04-June-2012 at 7:07 pm
hazard waa la haya hulk ayaa hadhay haduu yimaado sure inay qaadayso sanadka danbena kooxda blues wxy noqon doonaan weerar c
C/qaadir mata
01-June-2012 at 7:00 pm
Waa arin farxad leh inu kuso biiro hazard koxda chelsea waxo kuso gordhin karaa koobab badan sida horyalka efekabka championka walcome to hazard
Robert rooney
01-June-2012 at 11:56 am
Eden Hazard mustaqbalkiisa haduu rajo karabo hayimaado mutd hadii kale waa lawaayi sida bizaro,crispo,shevschanko,deco,torres,iyo qaarkaloobadan
Saadaq salaad max,ud
30-May-2012 at 9:31 pm
Bahda hormarka sports ka jecel wan idin salamay hazard wax weyn ayu ku so kordhin doonaaaaaaaa
saed sabriye
30-May-2012 at 3:08 pm
a s c wa arin wanagsan hadu ku so biray hazard lakin maxu ku so dhordhin dona nadiga wayo tores aya mudo ku warer sana aniga fikrad ahan falco aya jacela in u nadiga imado madama u tagayo d doroba
Chelsea
30-May-2012 at 2:35 pm
K k k man utd laf liq hakugu taagnaato, waxaa lagaaray xiligii aad serie b u laaban lahayd.
Asum ramires
30-May-2012 at 1:54 pm
Waa arin farxadleh hadu hazard uu chelsea ku biro blues aad ayay isku badali donda.hadi anahay tagerayaash blues sodhawaw ayaan lenahay hazard.viva ramires
Cabdishakuur
30-May-2012 at 10:13 am
Waa noo difaaci donaa champoin aden hazard hadu nagu sobiro
Cabdishakuur
30-May-2012 at 9:40 am
Edan hazard wax wey ayuu kaba dali doonaa koxda faca weyn ee chealsea sida wererka
Cabdishakuur
30-May-2012 at 9:38 am
Edan hazard wax wey ayuu kaba dali doonaa koxda faca weyn ee chealsea sida wererka wan difaa can doonaa champoinka
Cabdishakuur
30-May-2012 at 9:32 am
Edan hazard wax wey ayuu kaba dali doonaa koxda faca weyn ee chealsea sida wererka gar ahaan garab baha iyo qadka daxa sanadkaana wan difaa can doonaa champoinka haduu nagu soo biiro edan hazard
Kaka cadde
30-May-2012 at 12:12 am
Taagero buuxo ee man utd.Hazard wuxuu ka dhax muuqa karaa kooxda utdka ma’ahan inuu chelsea uu tago sumcadiisaa ku dhumeyso sida torres oo kale.eeda diina u sheega.
Kaka cadde
30-May-2012 at 12:10 am
Taagero buuxo ee man utd.Hazard wuxuu ka dhax muuqa karaa kooxda utdka ma’ahan inuu chelsea uu tago sumcadiisaa ku dhumeyso sida torres oo kale.
Qalbi saafi
29-May-2012 at 11:48 pm
Wan ku farax sanahey imashah uu imadey hazard wlc her
c/risaaq shiinguwe
29-May-2012 at 10:39 pm
Hazarta if you came chelsea waxad naqandonta nin laga yaapo runti waadna ku soo bixidontaa
I love chelsea
29-May-2012 at 7:41 pm
Wan ku farax sanahay hazzad o ku sobiray chelsea hata aye laacib nima disa aye so bixi donta
Ali Hassan
29-May-2012 at 7:08 pm
Sodhowow ayan kulenahay Hazzard if we are CHELSEAFC supporters…
Abdirisaak
30-May-2012 at 1:01 pm
waaw waan soo dhoweynena ADEN Hazzard hadaa nahay Taagerayaasha Chelsea
Fantastic Cantar yabarow
29-May-2012 at 3:21 pm
Hazard chelsea wad ku lumi donta like f.torres hada imado man utd waxad noqon donta like c.Ronaldo
garmaqaate
29-May-2012 at 4:44 pm
waxaan leeyahay hazard isha ayuu ka toogtay wuna la helay meeshii uu mustaqbalka world player ku noqon lahaa wuuna ku mahadsanyahay in uu kusoo biirto chelsea
J.terry
29-May-2012 at 2:31 pm
Waa hadal lagu farxo maxa yelay wuna xojin kara
Lucas piazon
29-May-2012 at 2:18 pm
Wara ma xesheneyasan ka warama carur tinan rer man utd hazard chelsea ayu jecel yahaya e ka lexa da sanad ka danbe cech ivanovic cahiil luiz a.cole mekel mudric marin mata hazard torres binjiga lampard rameris de bruyne hulk
mcfc.co.uk
29-May-2012 at 2:03 pm
adeer yaal qeebta laacib net warra
cusub la imada meesha
maahmaah
29-May-2012 at 1:59 pm
dawacaa waxaa laga sheegay geed hilib saaran intay gaariweysay ayay tiri uf uf maxaan ku falayaa awalba ma anigaa u socday maahmaahdaas ciday ku socoto wey is ogyihiin
Lacib.net podolski ARTETA Vamolan welsher Benzema higuwain kaka ozil ibrahmvic falamini
29-May-2012 at 1:58 pm
Asc all and lacib.net aniga horta waxan la jcela untd maxa yelay bos ayu hela lkn chelsea wa hal mar o ka badiyan arsenal ama untd ama lvrpul wayo wa layaqana markas bo binji kalaa ala nasiiiiiiiiiib xumaaaaaaaaa kakakakakakakakakakakajkakak.k.k.k.k.maxo ka donay kakakak ase u kaalaa kakakakaka by bal rer lacib
maahmaah
29-May-2012 at 1:56 pm
.
daahir hanad
29-May-2012 at 1:41 pm
woooooooow eden hazard welcome to chelsea fc hadaan nahay taageerayaasha chelsea gacmo furan ayaan kugu soo dhaweynay maxaa yeelay waan ubaahanahay talantigaaga waxaad timid naadi ka mid ah kuwa ugu waaweyn caalamka hadana ah yurub champions wooow what a womderful man dhamaan akhyaarta hala baashaalo ree manchester magaalada gala micnaha raadsada ciyaaryahano kale lol
Hamse
29-May-2012 at 1:22 pm
inaalilaah maanta ayuu hogku dhacay hazad lkn wali jaanis ayuu hastaa
C/wahab luka
29-May-2012 at 1:15 pm
Nasib xuma maxu ka donay chelsea
maahmaah
29-May-2012 at 1:10 pm
dawacaa hilib geed saaran intay gaariweysay ayay tiri uf uf maxaan ku falayaa awalba uma socon marka maahmaahdan ciday ku socoto wey isagranaysaa
ina libaax sanka taabte
29-May-2012 at 12:27 pm
waaaaaaaaaaaaaaw sxb chlese ninkaas haday heshay way nasiib badantahydrogba nin buuxiya wa la healy
kablalax
29-May-2012 at 12:13 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
nasiib xumaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
Maxamed Yusuf
29-May-2012 at 11:45 am
Hadal badan waa la nacay hazard waa chelsea
hidig
29-May-2012 at 11:28 am
waa soo dhawenena hada nahay tagero chelsea hazard gacma furan ku soo dhawawo iyo banoni wacan o sharaf leh
xidig
29-May-2012 at 11:05 am
waa ku soo dhewenena gacma furan ku soo dhawawo azrd 2 man ina mel iga sarto an raba kkkkkkkkk
Ahmedyoung143@hotmail.com
29-May-2012 at 10:55 am
Ascdhmntaageerayaasha.bluewaaaaaaaaaaaw.caadima.ahaha.hazardoooyoreerman.u.vivvatorreslaacibtinimada,aduunkanextyearvivva,tageerayaashablues,sorryman.u
Fantastic Cantar yabarow
29-May-2012 at 10:46 am
Hazard chelsea waxey tahay wad arki donta wa adigan dorte war chelse laacib aye disha moye laacib kama soboxo waxa ku roon inad ku biirto man utd hada diiday waxad noqotay cadowga united reer man utd hazard hala dhufto wa cadowgena hada laga bilabo dhufta bye bye bye man utd fans
SolariA7
29-May-2012 at 10:26 am
Hazid manchester untid way kamartan waxay hastan faljar
MAN RED
29-May-2012 at 10:11 am
doqon ma iyagda oo uu kuu furan yahay albaabka old tfd
(dream studium)
ayaad qabatay london
waa layaab!!!
lkn mawaxaad moodaysaan inuu ka wacan yahay (kagawa) maya kama wacna
kkk waxad ilawdeen in london ay tahay halka manred ay ka gurato pointska leaga
Hazard
29-May-2012 at 10:04 am
reer man uts indha yartaas kagawa oo aan cidna idinku haysan iska soo qaata park ha idiin badalo k.k.k.k hadaad laacibka dortmond rabtaan waa mario gotze maxaad japaniskaas kagawa ku falaysaan kagawa waa bilaash idinka unbaa raba k.k.k.k hazard muxuu tuulo ka raadinayaa isagoo london u jeeda lol
Rooney
29-May-2012 at 9:59 am
HAZARD 3 NAADI EE LABADA MANCHESTER IYO CHELSEA-BA MUSHAARKIISA WEY U OGOLADEEN OO LACAG ISKU MID AH AYAY U BALAN QAADEEN BALSE ISAGAA CHELSEA DOORTAY WAA INAAN IXTIRAAMNAA GO’AANKIIS
MAN UNITED
29-May-2012 at 9:58 am
Ugu dambayn waxaad baabi’isay future kaagii
War france legue1 waa league jilicsan lkn epl wuu adag yahay adiguna lcb kama noqon kartid asxan kaalay man red inkastoo aanan kuugu baahnayn sida kagawa iyo modric lkn dan ayaa kuugu jirta adiga
mustafe
29-May-2012 at 9:49 am
wannu soo dhawaynaynaa hazad gacmo furran wellcome stanfod brige
cabdisamad
29-May-2012 at 10:22 am
waa runtaa mustafe waynu soo dhawaynaynaa kooxdu way ubaahnayd laccibkan oo kale
Sanka22
29-May-2012 at 9:21 am
No calaacal hazard asagaa dantiisa garanaya waxba haxganina wiilkaan sanadka danbi primashipka war waa galinay mata.hulk.hazard.torres.ramires.lampard. Wale cabaad badan waa kadhacaya. Viva chelsea for life
yuusuf cabdi
29-May-2012 at 9:03 am
edan hazart waanu ku faraxnay go,aankiisa fiican
cabdulcasiis Qalinle
29-May-2012 at 8:48 am
Afro Bob saxiibka Afro Bob kaliga mahee ee inta badan waa qaar yare niyad jabsan ayay oo badan yihhin marka hala yaabin tageeraysheen chelsea aniguba laacib.net maan soo gali jirin bari dhawayd ayuunba barta sxb, inta badan waa adkaysan jiray markay arsenl iyo liver buul igu qalinayan mark adkaysigu waa mihib u samra guuusha viv chelsea
Khalid Juventino
29-May-2012 at 8:44 am
Hazard sxbow booskaaga benchiga u diiyaar garoow awoowe aqiyaar kaa waaweyn ayaa meeshan ku go’day hhhhhhhhhhh adne stamford bridge wxd ka noqon doontaa ku kubada markey bananka u baxdo soo qabta viiiiiiiiiiiva juve
superfrank liibaan
29-May-2012 at 9:12 am
Hazrad waa ciyaar yahan kii aan sugeeynay inmudaa sxb waxaan ku leeyahay kusoo dhawaaw chelsea team waxaa kaaga soohoreeya ciyaar yahano khibrad leh sida super frank lampard oo ah dhexda aduunka haatan ?
cabdulcasiis Qalinle
29-May-2012 at 8:38 am
waaw chelea waa kul kale maanta waxaan u faraxsanahay sidii guushi oo kale cl waxaa kale oo noo hadhay waa madric iyo hulk, falcao, van derweil waa sida jawaabtu ciidi iska kayo cilin garta hanoo timaado ama han aga ducaystaan inaanan ka hor imanini waaka hadalku hamblayo dhamaan tageerayshyda chelesea viv chelsea
nasir suul
29-May-2012 at 8:30 am
vive chelsea
hazard
29-May-2012 at 8:25 am
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw aad ayaaan ugu faraxsanahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk cidi ma aha hazard waxa nahay tageradada wlcm
Daadir khan
29-May-2012 at 7:54 am
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk an argno
Jabulaani
29-May-2012 at 7:48 am
Hazerd manchester united ayuu kuficnaa waan sugeyn lakiin dhib maleh wuxuu ku biiray naadigi sanadkan difaacay sharafta egland hazerd koley anigu waan kuu sacbina markaad champions leage ciyaareyso fifa rooney
Mr kumbe
29-May-2012 at 7:38 am
Dhaman taageerayasha chelsea wxan ugu hambalyeynaya imaanshaha xidiga bilgium e hazard
waxana jidka kuso jira
modric, moura, hulk, cavani, van der wiel
thanks all fans
kablalax
29-May-2012 at 7:36 am
aad ayuu ugu ciyaray mustaqbalkisa ani wan tagera chelsea waxan ogahay nin ka ciyara 10 ama 9 inusan chelsea waxba ka ahayn wayo wanu wada haysanaa 9 and 10 nasiib wacan ayan leeyahay lkin mata waka xirfad sareya ninkan hada yimid chelsea wlcmo nasiibkagana xigso
Os'man u
29-May-2012 at 7:21 am
Asc aqyarta sportka jecel teydi kale hazerd wa nin wanag san lkn man u waxba kuma sogor dhio la heyn anaga waxan u bahan hay kaliy ina xojino qadka dhexe and difac viva royney and gigs
mohaa
29-May-2012 at 6:36 am
saxibyal hazard wuxu kaciyara namba 10.mata miyu qadka kasari rabaa?
labada manchester ha idinku taagnaato
29-May-2012 at 6:21 am
hazard 2 times french league player of the year and most assist player in europe welcome to the champions of europe,
labada manchester ha idinku taagnaato
29-May-2012 at 6:20 am
hazard 2 times french league player of the year and most assist player in europe welcome to the champions of europe,,
Abdulkadir abdille
29-May-2012 at 6:20 am
Waa farxad rer chelsea hambalyo hazardina welcome ayan lenagay.
labada manchester ha idinku taagnaato
29-May-2012 at 6:20 am
hazard 2 times french league player of the year and most assist player in europe welcome to the champions of europe..
labada manchester ha idinku taagnaato
29-May-2012 at 6:19 am
hazard 2 times french league player of the year and most assist player in europe welcome to the champions of europe
man utd fan
29-May-2012 at 3:46 am
asc dhamaan bahda sportiga ee ugu horeyso shabakada laacib.net ugu horeyn aad ayaan uga xumahay go,aanka dagdaga leh ee uu qaatay ciyaryaha Hazard lkn mahan in gp,ankiisa uu ku xiro kaliya nadiga sanadkaan qaday champions leage-ka horey ayaan u qadnay reer man utd hadii aan nahay hadana in shalah wan qadi donaa hazard good luck ayaan ku leyahay iyo waxaad ka hesho chelsea
haabiil
29-May-2012 at 1:59 am
yess welcome to stamford pridge hazard waxaan nahay taageerayasshada oo garabkaaga taagan viva chelsea horyaalka yurub yaa nagu haysta maanta vivaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa. drogba waligaa kuma ilaawi doono.
torres
29-May-2012 at 1:37 am
Wlcme hasard chelsea sanad danbe torres yaa celinee abaah hampionka waan difaacaneena horyaalkana waan qaadena
___ cech ___
ivanovic __ luis __terry__cole
remires__ lampard_ mata
hasard__ marin
torres
waaw caadi ma han waliba luka modric ayaa soo socdo man u sanad danbe wax idin ma haano vivi chelsea viva torres
ismail adam galley [ibnugalley]
29-May-2012 at 1:25 am
asc aqyaarta marka labaad kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk marka sedexaad waxaan u sheegayaa taareeyaasha labada manchester waxaan idiin leeyahay qaraarka iska daaya iyo dhaleeceenta xidigeena cusubwar hee dheh mar aad leedahay mustaqbalkiisa ayuu ku cayaaray adiga miyaa og aniga iiguma horeyso man united aan ciyaaryan ka dulqaado hadana waxaaba tartanka soo gashay city oo hada la’dhihi karo hada weyba kaaga firfircoon tahay xaga soo iibsashada iyaartooyda hada waaba guul u soo hoyatay blues hada wax arag waxaan ku tusayaa wax kaa yaabiyo kkkkkkkkkkkk waxaad arkeysaa sida aan uga dhex muuqan doono suuqa VIVA IBNUGALLEY AND TAAGEERAYAASHA BLUESKA CHELSEA waxaan ku leeyahay EDEN HAZARD WELCOME TO CHELSEA AND GOOD LUCKY…….
ladane
29-May-2012 at 1:20 am
hambalyo dhamaan taageerayaasha chelsea meel kasto oo aad joogtaan
asad yare
29-May-2012 at 1:04 am
Man utd waxay soo iibsanaysaa kagawa oo u ciyaara b.dotmund oo ah kubadsameeye qatar ah hazard oo baale ka ciyaarana umay baahnayn runtii waayo waxa jooga nani;valencia iyo young manutd waxay u baahantahay no:6 buuxa waayo waa baakhad wax uu yahay ma jiro cekeverly na waa dhaawac markaas hazard man utd boos agama banaanayn that is why uu blues u doorty
Mahdi
29-May-2012 at 1:01 am
Chelsea sanadka dambe way difaacan kartaa CL-ga oo lagu ciyaarayo finalka guriga labaad ee kooxda blues Wembley. Mata iyo Hazard, Ramires waaw caadi ma aha.
chelsae fun
29-May-2012 at 12:43 am
yes yeeeeeeees well come hazzerd dhexda wa sidaan aya lo ciyaryaa
…………..check……………..
….ivanovic….luiz…jontery….ashley….
….remers…..obimikel….lamprd………
…….hazzerd…torres……mata””””
marka marka cid walba waanu garagynaa insha allah oo saanka soo socoda insha allaah leugua waanu qadyana inshaa allah
c/laahi
29-May-2012 at 12:38 am
kkkkkkkkkkkkkkkk man utd maaha naadi ka wer weraysa chelsea iyo laacibka kusoobiray waayo waxaan nahay naadi ka caansan kana taariikh dheer chelsea lkn waa muhiim inaan helo kubad sameeye caawima khadka dhexe kubadana gaarsiiya afka hore ee w.rooney waad hadasantihiin dhamaan bahda sportska
yaab
29-May-2012 at 12:37 am
kkkkkkkkkkkkkkkkk wuu ku ciyarey future kiise runtii I a,m so sorry waxad arki donta adoo sidii torres
goal la aan daris lanoqdo oo aad ka shalaydid imantinka chelsea reer chelseana ku nacaan kkkkkkkkk waan ku faraxsanahay inadan ka sodagin
Old trafford maxa yeyley shinbiruhu umasoglan Man.United midakale chelsea champion’s league nasiib ku siyeybey buu is yiri waa koox fican kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
f,torres
29-May-2012 at 1:21 am
waxaan u jawaabayaa qofka lamagac baxay yaab chelsea wey uqalantaa in ladoorto torresna isthe best chelsea waa geesiyaal dhiig leh hana ilaawin bonooniga sidiisaba waa nasiib ama ca iyo madow lsoco if we test barselona who is bayarm munich??
HURDAAYE
29-May-2012 at 12:27 am
MAN UTD HAKU TAGNATO
MAN CITY HA SO BARBAARTO
THIS IS WHAT?
CHELSEA
amiin cade
29-May-2012 at 12:18 am
asc bahda laacib marka xigtana w idn slmy tageraha koxda wene carig ingariska man u eden maxu u sokordhin laha man u garbaha wanaga baten sidan qabo aniga bos umahan runti citi lee kucaririnayay fifa rooney and boos amiin cade
mubarak gambo
29-May-2012 at 12:11 am
wlcme hazerd wad ka baxsatay dhexda halayga dhiso wa baabehe se cml
Realmadrid Boy
29-May-2012 at 12:09 am
Welcome to blues hazard
turaabi
29-May-2012 at 12:06 am
Warkaasaa imaraaya waxa dhiman hada modric hulk iyo van der weil viva Da BluEZ .
mustaf united
29-May-2012 at 12:02 am
chelsea uu idinkanoqon sidii torres viva united
king med
29-May-2012 at 12:01 am
WELL COME eden hazard… nin wax gard ah ayaad tahay ..hadii aan hay taageerayaasha chelsea aad ayaan ugu farxsanahay …viva chelsea
THE BLUES!
29-May-2012 at 12:00 am
Asc, am sorry tagera yaasha labada manchester! Hazard wuxu niiga dortay koxda horyalka yurub da blues! Hazard fadlan soo dhawaw kuna soo dhawaw qalbi furan weji furan iyo gacma furan, waxad taagantahay meshi ugu ficneyd waxad heysataa timkii uguficna waa xilligi aad dhongan leheyd koobab viva Chelsea!! Viva blues!! Xasan maxamed bbc s/afrca
CHELSEA SNATCH EURO TRIUMPH
28-May-2012 at 11:56 pm
Lkn willkan reer belgiam ah lacagta waxaa laga yabaa ineey noqto 35gani sida wargays yada aduunka ay qorayaan cml ee asxbta qorta laacib.net warka siduu yahay usoo gudbiya iskana ilaaliya qaldka qaas ayaan qoralka farta ama wararka qaladka ah soona gudbiya wararka runta ah iskana dhaafa goal.com aad so copyaynaysaaaan
asad .gesey
28-May-2012 at 11:55 pm
mr gelle sadashisa wey socon weysa . Liverpool aya damirka kadishay . Mayaqanan sida cayartoyda losogato polo liverpoo . Vi va mancity
Afro Bob
28-May-2012 at 11:52 pm
Warkasa imarayaa. Baba xaji habururin, ababaaaaa, cirka waa bluk, Chelsea waa buluug, Hulk isagana waa sugeynaa, Viva Inta Chelsea jecel, tagerayashana, weynoo soo baten, waxan xususta, xili aan kaligey tageri jiray, Chelsea:
hazard
28-May-2012 at 11:50 pm
waxaan us sheegayaa tageerayasha warkale oo aan weli sooc shac bixin waa luka modric oo chelsea u wareegaya
CHELSEA SNATCH EURO TRIUMPH
28-May-2012 at 11:47 pm
Kkkkk aduunkan soo jidashada ciyartoyda ayaa lagu kala xisiixda wiilkan reer belgiam asxbta tiisa ayaa ku kalifay imaan shada chelsea viva lukaku and kiven debuyne wlcm to belgiam’s freinds
abdullahi osman
28-May-2012 at 11:47 pm
asc dhaman bahda sportiga magaceygu wa abdala wan ku faraxsanahy aniga o ah taageero chelsea inuu hasrd uu doorto blues ama kooxda ugu fiican yurub wel come to bridge viva chelsea
cabdi.mahad m.shire
28-May-2012 at 11:47 pm
runtii koox wuudortay hazed chelsea wuu uqalmaa viva somalia viva santos rosicky song vermalen v.n gool podiski
C\raxman blues
28-May-2012 at 11:45 pm
Sxbayaal marka hore sln marka xigta guusha wey rag badan tahay maka HAZARD wuxu rabaa inu salaaxo dhaga weyne iyo inuu sacbihisa kor ugu qaado wold club champion iyo super cup-ka viva super frank
hamse
28-May-2012 at 11:44 pm
ninkan wuxu ka ciyari jiray ciyaro jilicsan france league 1 way jilicsan tahay in laga ciyaro lakin premier league wa adayg runti rer chelsea waxan idin rajayna inaydan ku khasarin anaka waxa noo kacsan laacibinta shigi kagawa luka modric bye bye viva man united nin anan ka firsan ma keno anaka
Ahmed
28-May-2012 at 11:43 pm
macalinka maclimiinta waa i maday sanadka danbe koxo badan qadka dhexe Chelsea waa isku baranayaan sooooo dhoooow Eden hazard
Moha maldini blues
28-May-2012 at 11:43 pm
Yes welcome to blues hazzard wa koxd adunka chelse viva hazard viva big fans chelsea viva lacib.net
kHadAR YARE
28-May-2012 at 11:39 pm
wwww ka baqa libax yada london haaa
shaaru
28-May-2012 at 11:39 pm
war kasa ii maraya chelsea maha arsenal oo kale
j.mata 10
28-May-2012 at 11:34 pm
Waa farxad hadan nhy taagerayasha blues eden hazerd omaaw open hands
Qorawayne
28-May-2012 at 11:32 pm
Yes yes yes kix kix kix welcome chelsea sxbyaal hulk na waa ku xiga rer man u kagawa iska soogata meshan wax idix mayaalo
karama via mata10
28-May-2012 at 11:32 pm
yes welcome with open hands via hazerd via mata and torres play with spaish guyz ayaan ku leeyahay
shaaru
28-May-2012 at 11:32 pm
waan suugayay dhaaman tageeraha chelsea wan ku faraxsanahay waa naa ariin dadko dhan ay sugayen wana ariin ad uwanagsan wayo waa laaciib ad uwanagsan
Lucas piazon
28-May-2012 at 11:31 pm
Wara dag daga hazard o logaliyaya nemer 11
hazard
28-May-2012 at 11:30 pm
25maxay ku tahay chelsea 170 koob shaaha ayey u tahay maal qabeen madax duubka ku sitay ee m.cty hadii mar laga hor qaaday waa guul viv hazard viv torres
omaari
28-May-2012 at 11:30 pm
sida toress cml ayuu u dhumi doonaa nacaska
Dhiblaawe
28-May-2012 at 11:30 pm
Hadii run la isku shego ninkan cheslea u tagero u yahay wana iska caday in chelsea adayo marki hore waxan u dhahay waxan kubiraa 2 manchester waa marki chelsea ay hartay markii chelsea kobki qaday waxa u yiri chelseana wan so dhawaynaa
sadaam al bluesawi
28-May-2012 at 11:29 pm
waw wah wah welcome to the blues so dhawaw chamions leage wan qadnay toyota cup super cup adiga aya nalaqadidon isha allah wadsalamantihn bahda laacib iyo tagerayasha blues
Ali Yare
28-May-2012 at 11:28 pm
wow welcome to chelsea you proud to be chelsea also welcome to mata and torres
Lucas piazon
28-May-2012 at 11:27 pm
Farxad badana viva lacib.net hazard o imadaya chelsea yana celinaya rer man iska qusta mesha waxaba kuma heyasane viva david luiz lampard mata torres kiven de bruyne marko marin hulk mudric
Adde
28-May-2012 at 11:24 pm
Awey carurti man u e an manta magalada ka jogi weyney? Meshan romanka joga adinku qaran ad tagerayasha ka so arurisen ayad rabtin in ciyartow ku gadatan. Ka sexda magalada, rer chelsea ka bashalada magalada.
Ismail
28-May-2012 at 11:23 pm
Reer laacib.net….. U late about issue…. Warkan waa waki manta…. Viva Eden hazard wlcm 2 blues…. Play next 2 Farnando torres..
hazard
28-May-2012 at 11:23 pm
gld man– sxb adiga ayaa u hays in torres la nacay waa xiddiga xag maamul iyo xag tageerayasha kooxda loo jicel yahay war kaas waa mid adiga kugu kooban
haaaa
28-May-2012 at 11:22 pm
asc kuso dhowow ayan kuleyahay viva chelseaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
Adde
28-May-2012 at 11:22 pm
Awey carurti man u e an manta magalada ka jogi weyney? Meshan romanka joga adinku qar ad tagerasha ka so arurisen ayad rabtin in ciyartow ku gadatan. Kasexda magalada rer chelsea ka bashalada magalada.
C.fataax jamal anelka
28-May-2012 at 11:21 pm
Hahaha guul farxad leh.
Ismail
28-May-2012 at 11:21 pm
Waxaan u maleyn doona Chelsea in qadka dhaxe siwanagsan looga dhisi doona sesonca cusub W.L.COM Eden Hazard
Chelsea man
28-May-2012 at 11:21 pm
Asc dhaman aqayarta barnamijka lacib.net rer man u cil qaba teamki runta ayu imaday harzd wlcme 2 chelsea with open heart by fn chelsea all the best
diska
28-May-2012 at 11:20 pm
good choice eden hazard by big team chelsea welcome open hand
he is won
Dr casaan
28-May-2012 at 11:20 pm
Wah wah wah guul wacan uso hoyatay chelsea maadama u ku soo biiraa edan harte welcome
hazard
28-May-2012 at 11:19 pm
hore ayaan anigu u sheegay wiilkan meelkale uma socdo soo dhowoow waxaad tahay qaali welcome mr: hazard
solo
28-May-2012 at 11:18 pm
waaaw waa uu ka baxsaday no more man utd
gld man
28-May-2012 at 11:18 pm
waaan arki dooonaaa marka sida torres laga naco chalsea isagaaaaaaaaaa diiiday sow maha
kooox diii aduuunka
gld man
28-May-2012 at 11:18 pm
waaan arki dooonaaa marka sida torres laga naco chalsea isagaaaaaaaaaa diiiday sow maha
kooox diii aduuunka
asad
28-May-2012 at 11:17 pm
man united ayuu ku fiicnaaa mustaqbalna ku heli lahaaa wuu isku dheelay
Dr casaan
28-May-2012 at 11:25 pm
Sxb asad mustaqbal man untd waa ku lumi lahay ka cabso chelsea
Cade Dheere
28-May-2012 at 11:17 pm
waaaw waa wax lagu farxo sanadkaa Chelsea horyaalka ayadaa iskaleh Championkana waan difaacaneeynaaa
……….Cech………….
Ivanovc Cahil/Luiz..Terry..A Cole
.ObiMikel/Lampard.Modri/Remires
Marin/Hulk..Hazard/Mata..Mata
………..Torres………..
Chelsea for live the best team
Ali Yare
28-May-2012 at 11:35 pm
i like that line up bro keep up
Maarrey
28-May-2012 at 11:17 pm
Horay ayuu u sheegay inuu jeclaan lahaa inuu kubiiro chelsea
solo
28-May-2012 at 11:16 pm
waaaaw waa uu ka baxsaday caadi maaha waa shidan yahay imaaw dheh
tallabo
28-May-2012 at 11:16 pm
yes hazzard welcome with open hand
axmad
28-May-2012 at 11:14 pm
waaaaaaaaaaaaaw imaaw dheh wax badan ku sugeno ninkaaas
omar svenson
28-May-2012 at 11:13 pm
war aa loogu farxo hada nahay tagerayasha chelsa