Xulka Spain Ee Ka Qeybgalaya Euro 2012 Oo Lagu Dhawaaqay, Iyo Soldado Oo Ka Maqan. | Laacib.net
Home » Europa League » Xulka Spain Ee Ka Qeybgalaya Euro 2012 Oo Lagu Dhawaaqay, Iyo Soldado Oo Ka Maqan.

Xulka Spain Ee Ka Qeybgalaya Euro 2012 Oo Lagu Dhawaaqay, Iyo Soldado Oo Ka Maqan.

Waxaa Qoray: Hanna Ibraahim
Taariikh: 27-05-12 10:18 PM

Vicente del Bosque jirkaani ayaa ku dhawaaqay ciyaaryahanada uu kula shir tegi doono Poland iyo Ukrine isagoo xulka Spain ka reebay Adrian Lopez and Roberto Soldado.

61 jirkaani ayaa xaqiijiyey 23ka ciyaaryahan ee xulka heysta Koobka Yurub.

Spain ayaa la ciyaari doonta Italy Bisha June ka hor 10 maalin inta aysan la ciyaarin Republic of Ireland 14ka June halka ay 18 June la madlan yihiin xulkaCroatia.

Xulka heysta horyaalka Yurub iyo kan aduunka ayaa isku diyaarinyaa bandhiga xagaaga ka dib markii ay Laba iyo waxba ugu awood sheegteen ciyaar saaxiibtinimo xulka Serbia xalayto,iyagoo la ciyaari doona ciyaaro saaxiibtinimo xulalka South Korea iyo China

Waa sidaan liiska ciyaartoyda Spain uga qeyb geleysa Euro 2012

Magaca Koox
Goolhaye:
Iker Casillas Real Madrid
Pepe Reina Liverpool
Victor Valdes Barcelona
Daafac:
Raul Albiol Real Madrid
Jordi Alba Valencia
Alvaro Arbeloa Real Madrid
Sergio Ramos Real Madrid
Juanfran Torres Atletico Madrid
Gerard Pique Barcelona
Javi Martinez Athletic Bilbao
Khad Dhexe:
Sergio Busquets Barcelona
Xavi Barcelona
Andres Iniesta Barcelona
Xabi Alonso Real Madrid
Santi Cazorla Malaga
Cesc Fabregas Barcelona
David Silva Manchester City
Jesus Navas Sevilla
Juan Mata Chelsea
Weerar
Pedro Barcelona
Alvaro Negredo Sevilla
Fernando Torres Chelsea
Fernando Llorente Athletic Bilbao

 

56 Responses to Xulka Spain Ee Ka Qeybgalaya Euro 2012 Oo Lagu Dhawaaqay, Iyo Soldado Oo Ka Maqan.

  1. C/risaaq cumar guuled Reply

    29-May-2012 at 8:21 am

    Waxaa wax la ogaaday ah inay spain qaadi doonto lkn waxaan ka xumahay inlag reebo vila lkn dhib malahan asaga oo maqan ayaan qaadeenaa

  2. Abdi fatah arteta Reply

    29-May-2012 at 6:12 am

    Asc dhamaan bahda laacib aniga fikirkeyga waxa ila tahay xulka difaacanaya euro in mar labad o ku guulaysan karo waxan ognahay in ay jogaan ciyaartoy iswada fahansan oo dhamantod kawada ciyaaro laligaha dalkasi spain marka laga rebo dhowr ciyartoy moyee.marka waxan dhihi lahaa koobkan wuxuu yaalaa wadanka spain kkkkkkkkkkk by byeee

  3. Waxay ilatahay koobkan inay kugu leesankaran xulka englan

  4. Omari Reply

    28-May-2012 at 6:38 pm

    ASC spain waxey noqon karaan labo kooxood ama laba xul qaran marka waxaad dareemysaa in ciyar yahano badan ooo u qalmay in ay ciyaaraan laga soo tagaayo taasi waxaa ugu wacan ciyatoyda tirada badan ee ay heystaan

  5. Barax Geel Reply

    28-May-2012 at 1:31 pm

    fernaado toors waa ciyaar yahan aad iyo aad u fiican xaga aqlaaqada iyo xaga ciyaarta markuu u ciyaara waa weerer yahanka uga fiican adduunka haddii uu san gool dhalin wuu dhiiba waxaan fiican qofkii dhiiba kubada aniga ahaan waxaa qabaa inuu yahay torres beste pleyr

  6. Ahmed CW Reply

    28-May-2012 at 11:00 am

    A/C xulka Spain waa xul wanaagsan laakiin waxa si khalad ah ugu jira Fernando Torres oo ay yarayd kulmada uu ciyaaray iyo qaab ciyaareedkiisa waxa kaga haboonaa weereryahanka Valencia Osvaldo oo horyaalka dhaliyaya gool qaab ciyaareed fiican ku jira laakiin waa khaladka tababaraha wuuna ka shalaayi doonaa W/C

  7. kaafi xuubsireed Reply

    28-May-2012 at 10:57 am

    asc salan kadib dhalin yarada oo idil hala is dajiyo aniga waxam fans u ahay spain sanadkankan waxaa koobka iska leh spain waayo waxay wada ciyaartoy kaladaran waxa horay lyooyiri farabadne hal lug uma dhutiyo hadii laga soo tagay david villa spain villa hadu socon iyo hadii kale spain waa spain loool guyz

  8. Aw jaamac Reply

    28-May-2012 at 8:41 am

    asc abay abay rag sare iga dheh war waxan leeyahay koobka idinka leh waxaad usoo shaqo yagteen aya ah koobabka caalamka laga dhigo guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuuuuuul spian, qaramada kale waxan leeyahay ka horleexda qaranka spanishka hortiisa miyaydaan ku qancin raga lasoo xulay kkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. C/nuur ismcil digeed Reply

    28-May-2012 at 8:28 am

    Asc salan kadib anigu waxan ahay tagero qaranka gerrmn waxana leyahay buqa hala dhafo sanadkan waxa is kaleh xulka adunka u gu wanagsan ee gerrman waxan leyahy lacib net liska magacyada safanaya ha so gudbiyan hadi ay hayan thanks guuul gerrmeni

  10. maax Reply

    28-May-2012 at 8:26 am

    asm waxaan u arkaa vicent wax uu la hadhay ma jiraan laakiin spain david villa la,aantii waxba ma ahan

  11. Maxamed cartan Reply

    28-May-2012 at 7:10 am

    Waxan kufarax sanahay werar yahanka koxda valencia julioalpa olaguso daray qaran iyo liyurente l.k.n halkii uu kaga sodaray nigreedo waxaa lobahnaa soldaado lkn sorry.

  12. Caaqil114 Reply

    28-May-2012 at 6:42 am

    asc waa xul qaali ah ragga lasoo xulay ineey qaadaan ayaan u rajeeynaa.. weliba ayka sii maqan yihiin puyal iyo david villa, oo dhaawac ah hadana waa kuwaan ayaa boos kooda buuxin kara..viva spain

  13. C.risaaq bashiir aadan Reply

    28-May-2012 at 5:47 am

    Xulka spain ayaa qaadaayo auro 12

  14. C/raxmaan Reply

    28-May-2012 at 3:36 am

    Asc dhamaan aqaarta salaan kadib Sanadkaan waxaa ku guleesanaayo cup ka euro xul ka germal ka sababtoo ah waa xul awood badan waa tii uu kudhiga waa la ogaay cup kii aduunka xulalka english iyo aljertin 2008 spian ayaa iga qaaday lkn sanadka xul kii iga qaa dilahay ayaa la rabaa guul germaney

  15. Ahmed Reply

    28-May-2012 at 3:11 am

    asc aqayarta salan ka dib euro ga
    wuu adag yahay sanad kan xamasad
    ayuuna leeyahay aniga waxan ku hesta
    gurup ka dhimashada viVa Italy ::::.

  16. Ahmed Reply

    28-May-2012 at 3:09 am

    asc aqayarta salaan kadib
    euro wuu adag yahay sanad kaan
    aniga waxaan ku hestaa grup ka
    dhimashada cml viVa italy

  17. Abdurizak Hinho J.Mata Halla Reply

    28-May-2012 at 3:05 am

    Abaaa cupkaan England ayaa leh yaan lees daalin Halla f. Lampard nd j. Terry.

  18. Carab Reply

    28-May-2012 at 3:01 am

    Macalinka wuxu ku qaldamay kaso tagis uu kaso tagay divid de,gea wayo wa gool haye wanagsan marka lo firiyo valdes and reina

  19. Ali abdala Reply

    28-May-2012 at 2:53 am

    Xavi iniesta silva alonso fabrigas casola busqet best of all

  20. zalatan Reply

    28-May-2012 at 2:40 am

    Spena waxa jirow mahan kubakan shaki igama jirow swedan aya qadi dunata waxan lagu so dariraba walakeya wan asla kiiisa soomali wada ogan dunata maraki la magacabow swedan guul fifa axmed nuur dala swedan

  21. Fantastic Cantar yabarow Reply

    28-May-2012 at 1:11 am

    Spain wa koox adag lkn sanadkan keda ma ahan kan waxa iska uro 2012 portogal

  22. van persie Reply

    28-May-2012 at 1:10 am

    asxaabta laacib aad baad u mahadsantihiin waxaa noo soo gudbisaan holland iyo germany plz

  23. Fantastic Cantar yabarow Reply

    28-May-2012 at 1:07 am

    Spain waa koox fcn run ahanti waxey ku guuleysatay ciyaraha adunka lkn uoro ma u maleynayo iney qadi donto waxa iska this cup portogal

  24. samatar jiile calasow Reply

    28-May-2012 at 12:46 am

    waw waan la dhacay xulka lkn waxan ka xumahay in laga soo tagay ciyar yahay saldado waayo waa ciyaarahan qatar ah mise u qalma inuu ka cayaro sandkaan xalka sorry saldado xulkaan sanadkan waa is mahdiyay lkn anga wax uma hyo sandkaan ilen ciyaartoyda waa la ciilay inta laga soo tagay

  25. abdi rahman nur balen Reply

    28-May-2012 at 12:22 am

    mata horta bosaa dheelsiiyo ma haayo keyd haku waaro dulufka tabarta daran leh line upka waa casilas ramos pique martinez alba busquets iniesta xavi pedro lloronte cazarola marka reer chelsea caadi iska dhiga 2 nina wadiin 7 barce ugu jirto viva la roja gunners catalan and bianconerri

    • Yuusuf madoobe Reply

      28-May-2012 at 6:39 am

      Asc dhamaan reer laacib.net cup kan sanadkan waa kii cahil yaraha reer chelsea lagu soo dhaway lahay halayska dul qaato viva egland

  26. Abdirisaq c/llahi Reply

    28-May-2012 at 12:22 am

    No more spain brothers waa wakhtigii france benzema nasri ribery bin arfa bal waxas daya gaalo ha taagerina walayaal dakaan waa wada muslimin guul ayaan leyahay

  27. Handsome boy Reply

    28-May-2012 at 12:03 am

    War ciyalkan rer chelsea hala amusiyo tores iyo mata wa bos buxis ya kuyiri wa lineup war silva qatar ku jira mata warkisa daye 1 casilas 2ramos 3 alba 4pique 5 puyol 6 busquet +6 lonso 7 ceska ama silva 8 xavi 9 loretnte 10 iniesta wa sidan lineup ka spine sub ka wa tores fursad wu helaya lkn mata bench ayu ura doc ka hadalka rer lukaku daya

  28. Shakra Reply

    27-May-2012 at 11:51 pm

    Bahda laacib.net waxan idinka codsanaya inad iso gudbidan 23ka icyartoy ee xulka italy u matali donto euro2012

  29. Jordan handerson Reply

    27-May-2012 at 11:45 pm

    Viva spana

  30. El pistolero Reply

    27-May-2012 at 11:38 pm

    asc dhamaaan akhayarta laacib.net akhrisata,kadib waxan ka xumahay in laga soootago roberto soldado,maxa yeeelay waxooo sifican u ciray xilai ciyareeedkan si wanagsan, sorry for soldado

  31. Wiilka wadnaha Reply

    27-May-2012 at 11:26 pm

    Sxbyaal ha idinku taagnatoaqyarta dhahday torres waa la reway torres is the best player of euro

  32. kHadAR YARE Reply

    27-May-2012 at 11:22 pm

    kkk spain wax uma hayo iyo egland viva GARMANY GUUUUUL

  33. baashi Reply

    27-May-2012 at 11:22 pm

    yeeeees farnando torres and juan mata wa dahab an la heli karin chelsea guul

  34. Saadmustafe Reply

    27-May-2012 at 11:20 pm

    Mata &Torres golden person

  35. Man utd neymar and ronaldo Reply

    27-May-2012 at 11:11 pm

    Spain sanadkan wey kataalaa viva italy aya kobkan iskaleh aqyarta tores iyo mata kuhaya chelsea kox miyaa viva man utd

  36. MOZY B BABY_DA CITIZENS Reply

    27-May-2012 at 11:10 pm

    rer chelsea wa maxay fodada!
    Juan mata iyo nino wax ka xanaqsan inay cyran majirto.
    David Silva!

  37. Maxamamd axmad warsame {Akram} Reply

    27-May-2012 at 11:09 pm

    Wan idin salamay dhaman tageraha dacada ee reds ka iyo waliba bahda laacib.net aniga horay ayan uoga in fernando torres an laga soo tageyn wayo tagerayasha isbanishka ayaa jecel xagoodana waxa uu kayahay wiil dahabiya yarantisi ilayo hada wa aya jecelyihin xita tababaraha waa uu jecel yahay tusaalo ahan bal fiiri ninka layira soldado maxaa looga soo tagay kubad wanagsan ayuu soo bandhigay waana striker qatar tasi waxa ay kutuse torres in ciyartoyda,taageerayasha,maamulka iyo tababarahaba inay si aada ujecel yihin qalbigooda uu kuyaalo ilrrn waxa uu uhorseday uero2008 mudo kadib ligtiisa ayuuna ugu qaaday horay ayaana uoga in lagu soo darayo walow kubadihi lagu yaqaanay oow kusoo iloobay redska hadana mau doonan karo wayo asaga ayaaba redska taagero korkiisa ayeyna kushabadeesan tahay thanks

  38. sahal Reply

    27-May-2012 at 11:06 pm

    asc ma xuma ciyartoyda la magacabay lakin reborto saldado wa u qalmay in xulka lagu so da ro maxa yelay wa nin aad u dhamestara kubadaha diilinta 18 u ka helo marka nevas inu ka tago ayey aheyd booska ama pedro

  39. mowlid abdi Reply

    27-May-2012 at 11:05 pm

    waar sanadka spain groupka ayeey ku hadhayaaantaasi waa hubaaal waxaa ba kamaqan nikiii dhmaaa ee uqadaykooobkii aduun ka

  40. mowga Reply

    27-May-2012 at 11:04 pm

    asc asxaabta sharafta leh sida aad u dhan tihiin hadii aan ka hadlo macalinka hal ayuu ku qal damay inka nubaha sanadkaa ugu fiicnaa espania ayuu ka soo tagay sababata magaranayi lakaiin Roberto Soldado. waa laacib in uu tabo ayaan u badatan tahay

  41. Xavi hernandez cruz Reply

    27-May-2012 at 11:01 pm

    Xulkan ciyartoy wa hesta lkn ninki furaha golasha spain aha David Villa aya ka maqan tores waxpa ma so kordhin doono

  42. Sahal Reply

    27-May-2012 at 11:00 pm

    Spain waa xul adag balse waxaa muuqata inay adkaan karto inay mudo yar iskula qabsadaan italy maahan qaran fudud waa halis pirlo thiago motta and di rossi bolleteli

  43. lamiiz Reply

    27-May-2012 at 10:55 pm

    ASC wey uqalmaan in ay qaadaan mar labaat koobkaa imka labilaabaaya VIVA lamiiz

  44. Abdi Reply

    27-May-2012 at 10:47 pm

    Casillas

    arbeloa pique ramos alba

    busquets alonso

    navas xavi iniesta

    negredo

    Bench

    1. valdes
    2. martines
    3. torres
    4. llorente
    5. negredo
    6. mata
    7. pedro

  45. Qalbi saafi Reply

    27-May-2012 at 10:45 pm

    Waa players qater ah torres and mata ayan ku heystaa ani

  46. Lamiis Reply

    27-May-2012 at 10:45 pm

    Xul jiro waye runti viiivaa xavi iniesta cecs pedro pique and silvaaaaaaaa

  47. natherlands Reply

    27-May-2012 at 10:42 pm

    spain wax jiro ma ahan viva natherlands

  48. hamhiya abdisalam Reply

    27-May-2012 at 10:39 pm

    koooooooxda waa real madrid iyo barca oo leysku daray yaaaaaaaaaaab waaye sanadkaan waaa france ama italy viva

  49. DEQOOOOOOOOOOOOW Reply

    27-May-2012 at 10:38 pm

    asc dhamaan xulka speen 7kamid ah oo waliba ubadan dhaxda waa barceloona inkastoo ay wali dhaawac jiraan fila iyo kabtan buyol halka real ay kaga jiraan 5 oo ubadan difaac kkkkkkk lakin barceloona waxay kaga jirtaa dhax difaac iyo weerar marka sumcada speen waa barca kkkkkk ciyaal real kkkkk

  50. Cabdirisaq Reply

    27-May-2012 at 10:38 pm

    Meshan af swedish logama bahna e hand cupyada u gey halkan af somali aya laga dona viva barce plyrs

  51. Kornelka inter Reply

    27-May-2012 at 10:37 pm

    IKkkkkkkk f toress and juan matt i really like that and i really aaway ciyaalkii lahaa toorees waalaga tagaa ha idinku taagnaato toress he is the champion kkkkkkkkkkkk vive bleus viva aal taageero fc chelsea

  52. mustafe ishqi Reply

    27-May-2012 at 10:32 pm

    kkkkkkk waa arin wanaagsan barca ayaa meeshaba haysata sababtoo ah laba dhaawac kaga maqan ayay meesha ka marayaan 7 ciyaartoy

  53. Yaxye dhuxul{mr italy} Reply

    27-May-2012 at 10:28 pm

    Kakaka wlh wa halis xul kan viva mata and tores

  54. CHELSEA SNATCH EURO TRIUMPH Reply

    27-May-2012 at 10:28 pm

    Asc all asxbta aqrista laacin.net runtii spian waa team isku dheelitiran waxan amar alle ka aheen xul aduun ku tayo ah majiro viva elnino

  55. maxi Reply

    27-May-2012 at 10:26 pm

    yeeeeeeeeeeeesss dett är bra om jag ser f torres jag är väldig glad

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>