
Raymond Domenech ayaa sheegtay in France ay si sahlan ku garaaci doonto England furitaanka Euro 2012, isagoo sabab uga dhigay in Ingariisku uusan laheyn wax tayo ah.
Labada xul ayaa ku kulmi doona kulanka ugu horeeya ee Group D 11ka bisha June, waxaana tababarihii hore ee France uu yiri: “Kulanka aan la ciyaareyno England waxa uu noqon doonaa mid sahlan, madaama aysan laheyn wax tayo ah”.
“Ka dib waa inaan iska ilaalinaa guuldarro naga soo gaarta Ukraine, markaasna waxaan u gudbi doonaa wareega xiga. Waxaan France ku darayaa xulalka ugu cadcad koobkaan, waana aaminsanahay midaas” ayuu hadalkiisa raaciyay.
“Ugu yaraan waa inay gaaraan semi-finalka” ayuuna hadalkiisa ku koobay.
Domenech ayaa heshiis afar sanno ah loo kordhiyay markii uu France geeyay finalka koobkii adduunka ee 2006, waxaana uu ku sii negaaday shaqadiisa inkastoo Euro 2008 ay si xun ku hareen.
Lakiin koobkii adduunka ee South Afrika ayaa keentay inuu shaqadiisa ku waayo, ka dib natiijooyin xun xun iyo dagaal ka dhex dhashay xulkii France ee uu markaas hogaaminayay.
Waxaa shaqada tababaraha xulka France kala wareegay Laurent Blanc oo tan iyo markii uu qabtay natiijoyinka xulka France ay noqdeen kuwa fiican, guushoodii dhawaan ay 2-1 kaga badiyeen Germnay ayaa ka dhigeysa in France aan dhinaceeda dhulka la dhigin 18kii kulan ee ugu danbeysay ee ay ciyaareen.
Cabdirixmaan xujaale
29-May-2012 at 3:00 am
France sanada cid ka qaban karta majirto sanada 19kulan aan cid dhulka dhigin groub keda iyada ugu cad le blues guul euro 2012 england wn garacayna furida euro an awodeda tusayna raymond domenech asheegay coach ka ahan jiray france le blues guul baan urajayn euro 2012 france true idea
western boy
28-May-2012 at 9:29 am
Lolz qofkan waa la hadla ayuu u hadloya war adi oo xilka haayo aya dad england ka liito kaa badiyee maxa england ka shegaysa france wax tayo ah oo looga tashana maba jiro xulka dhan wa just nasri and benzema viva CR7 and gerrard
abdullahi hassan
28-May-2012 at 1:18 am
tawabarihi hore wuu iska ceeytamaya england amee kabadisa
Mohamed hasen
27-May-2012 at 11:28 pm
Asc bahda laacib.net iyo dhaman cidda akhrisata webkan, cupkan anigu waxan urajeynaya xulka france wayo waxan wadana ciyartoy tayoleh like Benzema, nasri,ribery viva .gunners
Gaas maas
27-May-2012 at 12:15 pm
Halkan waxan kasalamaya dhaman bahda laacib.net marka xigta nimankan iska hadlayow kubada france garanayo ee xulka qaranka england aysan hayn mxy tahay qimaynta aya inaga khaldan marka dib iskugu noqda wan ku kalsonahay england iyo rooney sxb kay c.nur ismacil waxan kuleyahay spain oo kubadi kudhamatay ayan wado mariyey lkn adigu germany meel kalaso bay by united state
Daauudsiicoow
27-May-2012 at 11:45 am
Viva maluoda and chelseafc sanadkaan waxaan soo iib saheeynaa marin modric hulk parerre tiota falcao len’upka chelsea sanadkaan waa 4-2- 3-1
–…………………………Cech…………………………..
………………Terry………………luiz…………………
Ivanovic…………………………………..perrera
…………………………….Tiote…………………………
hulk……rameires……modric…….marin
……………………….Falcao………………………….
yarka by lucas poladiska
27-May-2012 at 11:13 am
waa runtiisa engalnd meesha waxbo kuma hayaa vivi holand
hassan kaafi
27-May-2012 at 11:08 am
asc aqyareey waxaa ladhahay fardo leyku haayo maleesugu faano waan arki doonaa cida badisaa lkn oday gaan waa booteeynaa ma sidaani ayaa u soo laabtyn viva egld ad rooney,,,..nnzz
gayre
27-May-2012 at 10:51 am
france is france sxbayaal egland ciyartoy kasta ay wadato france iskama celinkarto waa laga burji weyn yahay wana laga tarikh fiican yahay markasta egland waa iska xamasad ciyartoodu lakin raga runta u ciyaaro yurub oo markii aduunka iyo europa wax la qeybsado waa france italy en germany cupkana waxaa iska leh germany ama france ama spain intaas
Mandanda
evra Koscielny, Rami, Clichy
Diarra, M’Vila
Ben Arfa, nasri, Ribery
karim benizama
Gourcuff,
Giroud
egland intaas ayaa ka awood badan oo binjilay ah
Qadar juube
27-May-2012 at 10:09 am
Waxaan ahay taakeero xulka ku guuleysan doono qaramada yurub 2012 ee italy …waxaan dhahi lahaa france magaraaci doonto england maxaa yeelay england waa xul leh ciyaartooy wanagsan sida w.rooney young carrick fardinand jones smalling iyo welbeck .finalka italy2 1england
Deeqa abdulaahi
27-May-2012 at 9:49 am
Inshaa alaah farance waala cunaa viiva england
kHadAR YARE
27-May-2012 at 9:41 am
cup kan garmany aya iska leh viva mario coetze and marko marino viva youngs
Istiila liverpool fan
27-May-2012 at 9:41 am
Reymon demonech waxaga wa iska hadal afkey furan aa u hadashay cajuus yohow euro sanadkan london aa laga wacay england captain gerrard aya raba inu isku qabojiyo viva 3 lions and liverpool plyers gerrard glen johnson stewart downing andy carroll bye
Istiila liverpool fan
27-May-2012 at 9:39 am
Reymon demonech waxaga wa iska hadal afkey furan aa u hadashay cajuus yohow euro sanadkan london aa laga wacay england captain gerrard aya raba inu isku qabojiyo viva 3 lions and liverpool plyers gerrard glen johnson stewart downing andy carroll
Burow.cade
27-May-2012 at 9:18 am
Asc dhamaan aqayaarta laacib.net ka somalida waxay dhahdaa sadar muuqdo su’al kadhan dadka dhamaan tood waxay uranayaan capka waa iska leh england ma waxay hilmaa meen iney germany joog ama spain joogto waayo waa lawada koox oo caalamka ugu wanaagsan final germany vs spain good by
Theirry henry 14
27-May-2012 at 9:07 am
Akhayarey hadalka domonech wa sx cabsi weyn kama qabo xulalka england iyo kuwa kale we will succes insha alah viva benzema & nasri france by bye
Maxamed siciid
27-May-2012 at 9:02 am
Marka hore waan salaamayaa dhamaan bahda ciyaaraha daawata,ciyaara iyo kuWa ka faalooda marka laga reebo reer chelsea hadaan fikirkayga kadhiibto kolayba way iska caday in england la badiyo wayo waa la tayo fiican xaga ciyaartoyda iyo xaga tobobarahaba markaa france lama dhayaisan kara laakiin waanad mahadsantihiin by
Najiib {guursade}
27-May-2012 at 8:55 am
Cup-kan egnland way qaadaysaa maxa yelay afka hore waxaa taagan w.rooney and d.welbark, baalna waxaa saaran a.young, daafacna waxa joga ph.jones dhamaan boosaska laga ciyaaro waxaa idiin jooga ragii guusha ee farxad muujiya tagerayasha england.
Mahamed
27-May-2012 at 8:31 am
Ase saxibayalow wan yabanahay tagerayasha jalchea mel ayalagafarisan layahay xulalka qarankana waxaykayaqanan chelsea gormay sidan utagere baten awalhore tagerabadan mayna lahayne yaxibayal hadad khalad u argatan cafis
Xaaji Milaano
27-May-2012 at 8:25 am
Waa macquul hadalka tababarihii hore ee france we will beat egland
muhyadin
27-May-2012 at 8:01 am
ikhiyarey dhalinyarta chelsea tagero baryahan way iska mataqahayan ama way iska dharerahayan war isku xishoda
Kawaleridge_23
27-May-2012 at 7:50 am
Cup kan waxaa leh UK_ENGLAND
ALL LEGENDS ARE THERE!
Frak Lampard
Garry Cahill
John Terry And Ash_COLE
VIVA ENGLAND AND BLUES
Kame jijigawi
27-May-2012 at 7:44 am
Kobkan waxa leh almania ama germaney , viva marco marin viva chelsea players