
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Barcelona Cesc Fabregas ayaa lagu wadaa inuu seego kulamada ay Spain isagu diyaarineyso koobka Euro 2012 ka dib markii ay Barcelona shaacisay inuu garoomada ka maqnaan doono todobo ilaa iyo toban maalmood dhaawac soo gaaray aawadeed.
Fabregas ayaa dhaawac uu ka soo gaaray kulankii finalka Copa del Rey isagoo soo galay 10kii daqiiqo ee u danbeysay ee ciyaartii ay 3-0 Barca kaga badisay jimcihii Athletic Bilbao.
Kabtankii hore ee Arsenal ayay u badan tahay in maanta lagu soo dari doono 23ka ciyaaryahan ee uu ku dhawaaqi doono tababare Del Bosque ee sida rasmiga ah uga qeybgalaya koobka Euro ee bisha soo socota ka dhici doona Poland iyo Ukraine.
Tababaraha Spain ayaan u yeerin ciyaartoyda Isbaanishka ee Barcelona iyo Bilbao madaama ay ciyaarayeen finalka Copa del Rey, waxaana haatan u hartay labo kulan oo saaxiibtinimo oo ay isku kululeyaan ka hor kulanka ay Italy la ciyaarayaan 10ka June ee koobak Euro 2012, waxaana ay ciyaaro saaxiibtinimo la ciyaari doonaan South Korea iyo China.
Aj
27-May-2012 at 4:28 pm
War Taas wax jira mahen ewalpa vivan Arteta and inglisk
Ismail
27-May-2012 at 2:44 pm
Yah is vry importan 2 call torres and mata
Bilal
27-May-2012 at 11:49 am
Wan idin salamay dhaman tan kale dad lacib.net aqrisada inoda badan maba yaqanan ciyaryahanada hada dadka dhahayo cesc walaga marma sidee u dhahayan wayo wan ogeyn 12
daqiqo cubad ay salixi wayey xavi alonso iyo sergio ayuu isaga salaxay karogo 2saar 2008 torres isaga farta ka sartay marka tagero spain oo cesc nacayo maba jiro hadu jirana wuu ku gambasada un cesc xavi iniesta and sergio best midfildier in the world nac ama ha nicin
Cabdirisaq
27-May-2012 at 11:11 am
Waa muhim in la helo cesc madaama villa u maqanyahay werarka ayu cawin laha bakinba ha iskaga bilowde
Qadar juube
27-May-2012 at 10:42 am
War kaas wax jiro ma ahan xulka wuu ka maarmaa .spain calankooda wuu dhacay maxaa yeelay spain waa barcelona .barcena waa la fashilantay ,..spain 0 italy 2 …final england 1 italy 2 by
Pedrito
27-May-2012 at 8:48 am
Cesco xulkena muhim ayu u yahay
abdi rahman nur balen
27-May-2012 at 8:28 am
cesc wax hada u xulka kala maqanyahaabe jirin qadka dhexe waa beelo maestro xavi andres iniesta xavi alonso david silva javier martinez juan mata intaas nagu filan torres haleska wado lkn way ka dansantahay xiligaan dhan pedro llorante soldado iyo munian inte jogaan ka tag dheh bench cab viva la roja
Ali Yare
27-May-2012 at 6:28 am
We have Torres there and mata