
Gremio ayaa ku dhawaaqday inay suuqa xorta ah kula soo wareegtay ciyaaryahan Fabio Aurelio ka dib markii ay Liverpool iska fasaxday.
Daafaca bidix oo Anfield ku sugnaa muddo lix xilli ciyaareed ah ayaa qalinka ku duugay heshiis uu Porto Alegre ku joogayo ilaa December 2013.
Aurelio ayaa Liverpool kaga soo biiray Valencia 2006dii, lakiin 32 jirkaan reer Brazil ayaa waqtigiisii Anfield waxaa qariyay dhaawacyo, taasoo keentay in kooxda Ingariiska uu u ciyaaro kaliya 86 kulan.
Daafacan ayaa u muuqday inuu Reds ka tagayo 2010kii markaasoo qandaraaskiisii hore uu dhacay. Si kastaba waxaa dib u la soo saxiixday tababarihii bedelay Rafa Benitez ee Roy Hodgson.
sharmarke ahmed
30-May-2012 at 7:12 pm
waan ku farah sanahay in uu ka daga liverpool sabob too ah kolay aniga waxaan dageer sanahay chelsea aad ayuu inoo dhibi jirey marka aan la dheelayno liverpool
sharmarke ahmed
30-May-2012 at 7:10 pm
waxaan rajeenayaa in aan mar labaad aan ku guleysto sanadkan champoin iyo premier leaga
fiyoore
27-May-2012 at 2:53 pm
dhaman wadsalamantihin hadi ad tihin bahda laacib. Marka xigta fabio aurelio waxey ila tahey in uu iska baxo wax uu ino hayo malahan ha iska baxo thanks
Caseer cade
27-May-2012 at 6:49 am
Aurlio in lafasaxo ma ehen waa xidig qibrad
leh boskisa ka adag hadane suuqa xorta iney ku fasaxan ma ehen
Lucas
26-May-2012 at 1:52 pm
Fabio kuma hilmami doono Anfeilna magacaaga wuu xasuusnan donaa
Deeq
26-May-2012 at 7:41 am
Waxan u arka run ahanti in fabio llafasaxo fuded weyn wa ciyaryahan qibrad badan boskisana wu ka adka
Captain adan qire
25-May-2012 at 4:16 pm
Waxay ahad qalad weyn in lafasaxo urelio waayo wuxu aha nin fcn sorry
Caaqil114
25-May-2012 at 3:31 pm
asc warkaas ima maraayo waa lagu degdegay inla fasaxo waxaana sabab u ah weli macalin la’aanta heeysata kooxda…
Xaaji milaano
25-May-2012 at 3:21 pm
Waa qalad ciyaryahanka magaca lah aa liverpool in ladiro b.y tagarayasha liverpool
Awil
25-May-2012 at 1:19 pm
Sxbyal wa qalad inte la diro fabio aurilio