Manchester United Oo Dalab Rasmi Ah U Gudbisay Dortmund Oo Ku Aadan Shinji Kagawa. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Manchester United Oo Dalab Rasmi Ah U Gudbisay Dortmund Oo Ku Aadan Shinji Kagawa.

Manchester United Oo Dalab Rasmi Ah U Gudbisay Dortmund Oo Ku Aadan Shinji Kagawa.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 24-05-12 2:18 PM

Manchester United ayaa dalab rasmi ah u gudbisay markii ugu horeysay kooxda Borussia Dormund oo ku aadan inay la soo wareegaan xiddigooda Shinji Kagawa, iyadoo lagu soo waramayo inay United ciyaaryahanka ku dalbatay 13.6 milyan ginni.

Kooxda ka dhisan Premier League ayaa lagu qasbay inay u dhaqdhaqaaqaan xilli hore ka dib markii ay ka war heleen in Arsenal ay sidoo kale xiiso xoog leh u heyso ciyaaryahanka khadka dhexe.

Wararka ka soo baxaya Jarmalka maanta ayaa sheegaya in United ay sameysay dalabkeedii ugu horeeyay, halka ilo kale ay u xaqiijiyeen shabakada Goal.com in kooxda ay si rasmi ah ugu dhaqaaqday saxiixa ciyaaryahanka reer Japan.

United ayaa la rumeysan yahay inay rajo ka qabto inay heshiiska dhaqso soo gabagabeyso, lakiin waxaa sidoo kale la aaminsan yahay in Arsenal iyadana laga yaabo inay dalab kale u gudbiso Dortmund.

Kagawa ayaa hal sanno kaliya ay uga hartay qandaraaskiisa, waxaana kooxda Bundesliga ka dhisan ay sheegeen inaysan wadada ka horistaagi doonin hadii uu dalabyo u yimaado xagaagan.

46 Responses to Manchester United Oo Dalab Rasmi Ah U Gudbisay Dortmund Oo Ku Aadan Shinji Kagawa.

  1. muuse cadde Reply

    29-May-2012 at 2:18 pm

    Shinji Kagawa tarvetuloa manchester to welcom man u

  2. K k Reply

    28-May-2012 at 6:58 pm

    Kk welcome to arsenal

  3. cumar teetane Reply

    28-May-2012 at 6:02 am

    waaw kakawa waa ciyar yahan wngsn waxana wngsn inat ku sobirto koxda man.united wayo waxat ka heleysaa mustaq bal wngsn arsenal waa naadi wngsn lkn maxey kugu talaa cayartedo natijo malahan kakawa welcome to man .united

  4. dalmar man untd Reply

    27-May-2012 at 11:56 am

    Shinji Kagawa s0dhaw0w gaCma Furan man untd waan kusugayna xagaaga kale waxeyna ilatahey in an kugu faidayn0 inshaAllaah ana wax badan rajeyanyna vivaaaaaaaaaaa man untd

  5. kaalmeeye Reply

    27-May-2012 at 9:56 am

    kagawa waa ciyaartoy fiican

  6. Mahamuud sacdi mark mullah Reply

    27-May-2012 at 12:27 am

    Hadey untd ay hesho kagawa wxy ilatahay iney untd ay ciyartey kale ay ubahnen

  7. mx niino Reply

    26-May-2012 at 9:44 pm

    man way fiicanatahay haday ciyaartoyo soo iibsanayso waayo ah waxa dilay bilaa ciyaartoyo waliba waxaan rajaynayaa inay dadaalkeeda sii kordhiso

  8. Qalanjo Reply

    26-May-2012 at 3:08 pm

    Welcome kagawa

  9. Maxamed macow Reply

    26-May-2012 at 12:33 pm

    Caya

  10. Calibaashi Reply

    26-May-2012 at 11:50 am

    Asc dhaman bahda laacib.net iyo inta sportiga xisaysa Wan so dhawaynayna lacibka rer japan kagawa wxana united u baaqi laha hazard inay kento old trafford

  11. Minhaaj jeelle aathan Reply

    25-May-2012 at 11:16 am

    Shinji kagawa welcom man united

    • Abdrizaq ali Reply

      26-May-2012 at 6:04 am

      Wa macqul in ey lawaregto koxda manchester united ciyariyahnka rer japan e shinji kagaw

  12. kadar Reply

    25-May-2012 at 10:39 am

    waxaa heli doonta laacibkan united

  13. Abdi anole Reply

    25-May-2012 at 10:38 am

    Asc dhaman faniska man uniet alx thanks wayo waxaathay qabir wil kan rer japan wl com old tarafod

  14. abdullahi qorshe Reply

    25-May-2012 at 10:04 am

    aad iyo aad ayaan usoo dhaweenaynaa laacibka reer japan Shinji Kagawa

  15. Guudow.yare Reply

    25-May-2012 at 7:25 am

    Asc dhamaan bahda sportiga iyo shaqalaha lacib.net runti kagawa waa lacib dayar oo aad ufican hadu yimado man untd runti mustaqbalkisa lacib nimo sara ayuu ukacaya waxanu lenahay kuso dhowaw man untd

  16. Claverly Reply

    25-May-2012 at 7:21 am

    Asc dhamaan taagerayasha man utd waxa farxad no ah inago aragna shinji kagawa o ku lebisan funaanada gaduudka ah kuna ciyaraya old tarfod kagawa welcome to red divil and old trafod hadi an kagawa hilno waxan helnay roy kean o da yar kagawa man united lambar 7 bY AQYARTA

  17. Caseer cade Reply

    25-May-2012 at 6:50 am

    Wiiw kagawa wan so dhaweynenaa wlcmo to man united and hppy!!!

  18. ahmed berkan mohamed yarow Reply

    24-May-2012 at 8:44 pm

    asckm ku sodhawaw shinji man utd wele come waxan aminsanahay in kagawa uu u qalmo inuu u ciyaro reer divalis wa lacib xaga sani alcabka ku fican waxana masuliyinta man utd leyahay u fududeya heshiska lacibkani dedejiya shinji kagawa wele come tu oldtaford

  19. Maan united Reply

    24-May-2012 at 7:40 pm

    Waaw wa war fican shinji kagawa inu yimaado oldtrafford wa ciyaryahan heer sare ah adam hazard and kagawa welcome to man utd

    • Sadam hussein Aden Reply

      24-May-2012 at 7:58 pm

      Wawaw wa arin farxad leh wa lacab uqalma in u imada man un wana ku sodhawneni wlcme kagawa ad ayan ugu waxana fila hadu imada man in u naqondona xidig ad uwen

    • Sadam hussein Aden Reply

      24-May-2012 at 8:05 pm

      Wawaw waxan u rajeenay tageera man unted sanadkan we e nagu dhacday lkn sanadka daabe wa in e kakacda fadhiga man unted ciyartoy badan wa in e kenta

    • Sadam hussein Aden Reply

      24-May-2012 at 8:08 pm

      Wawaw waxan u rajeenay tageera man unted sanadkan we e nagu dhacday lkn sanadka daabe wa in e kakacda fadhiga man unted ciyartoy badan wa in e kenta lkn had iyo jeer wan ku kalsonahay hadan nahay tageera man unted waxe nokenan managerka iyo asxbtisa

  20. ibraahim afellay Reply

    24-May-2012 at 5:45 pm

    shinji kagawa He ‘s the best midfielder lakin man utd waxaan ugu baaqilahaa in ey kagawa iSka dhaafto oo oo ey aado laacibka Reer Bilguim eden Hazard marka france Ciyaaraha laga dheelo waa eyka adagyihin BUNDUSLIGA VIVA HAZARD & L.messi

  21. xasannuur cabdi Reply

    24-May-2012 at 5:43 pm

    waa arin farxadleh oo aan sugaynay. guul mutd.

  22. SU AAL. Sharif ximan. Reply

    24-May-2012 at 5:03 pm

    Asc sxbyal waxanqaba su aal waxanhorey u ahanjirey tageere arsinal mardambe matagerayo arsinal wayo intantagerayay wax kob ah maqadin eehada koox kobabqadikarta iladora sxbyal jbw.

  23. saj Reply

    24-May-2012 at 4:14 pm

    kagaawa waalaacibweyn laakiin man u hadii uuyimaado waxsidaas ah saameyn kuyeelan maayo

  24. farxan.m.untd Reply

    24-May-2012 at 4:13 pm

    waw kagawa welcome .man.und waa so dhawaynana viva untd

  25. Ahmed Reply

    24-May-2012 at 3:34 pm

    Anigu waxan qaba inta man.u kagawa so ibsanayso in cisse laso ibsho xita dhex waka ciyari kara

  26. Shactiro Reply

    24-May-2012 at 3:26 pm

    Waaaaw sodhawaw kagawo waa ciyaryahan muhim u ah m uned adam hazad nasa idlokumabahno wayowaagarab waxanagarabjoga cayaryahankakusidhaw laacibka aduunk ee nani soosaxma ahanqayarey…

  27. Deeqa abdulaahi Reply

    24-May-2012 at 3:18 pm

    Wwwww welcome kagawa sxibkaaga aad isku ektahiin park jisung ka garab ciyaar viiva united and fans united

  28. hassan kaafi Reply

    24-May-2012 at 3:12 pm

    wooow waa nin culus waana wax lagu farxo sxb fifa unetid qadka dhaxo waa in la xoojiyaa viva oll unetid

  29. Ali Reply

    24-May-2012 at 3:08 pm

    Kagawa welcme 2 utd dis z da best place 4 u viva utd nd alimanjay

  30. Hazard Reply

    24-May-2012 at 3:05 pm

    Asc all asxabta kagawa waa ciyaryahan fican wan sodhawenena Hazard hada wayno dhibmalahan waa garab garabna wee hasata man utd fifa kagawa rooney chicharito Hazard

  31. Ahmd utd Reply

    24-May-2012 at 3:03 pm

    Woooow man u waa in ay heshaa kagawa. Hazard. Iyo giante si sanadka danbe ay u noqoto new utd.

  32. xayaad Reply

    24-May-2012 at 2:59 pm

    Shinji Kagawa welcome 2 alltraford waan ku soo dhawynaaa ee yaan talada kaa hoos bixin e united imow hadi aad england ku soo jeedo viva man u

  33. diiriye Reply

    24-May-2012 at 2:55 pm

    waaaaaaaaw waa nin culus waan soo dhawenena vbiva man.united and rooney

  34. taageero man utd Reply

    24-May-2012 at 2:46 pm

    waa ciyaar yahan fiican sida uugugu dhaqsiyaha badan waa in eey soo qaataan ciyaryahanka welcom to united

  35. Timajilac Reply

    24-May-2012 at 2:45 pm

    Kagawa iska qaata lkn reer united ha iska hilmaamaano hazard hazard for chelsea

  36. drogba Reply

    24-May-2012 at 2:42 pm

    WAA LAACIB FIICAN HADAY ABADAA NOQOTO KU BIIRO ARSENAL WAAYO WAA LACIB DA YAR AH AD YARTAN WAXAA SOO SAARTA ARSENAL
    TAAS KIGAWA KULA TALI LAHAA

    • c/laahi man utd Reply

      29-May-2012 at 12:49 am

      waaw waa muhiim kagawa inuu ymaaddo man utd balse waxaa isweydiinleh muxuu kala kulmayaa haduu tago arsenal waayo kooxa arsenal waa bilaa natiijo lkn man waa naada horyaal waa naadi champion waad mahadsantihiin

  37. musa gunners Reply

    24-May-2012 at 2:41 pm

    kagawa waxan rajeynaya inu yimada arsenal wayo qaab ciyaredkisa waxu kuwanagsan yahay in u arsenal u ciyaro viva oxlide champalain

  38. FUAAD_CAPTAN2015 Reply

    24-May-2012 at 2:38 pm

    Kagawa wlcme man united hazard adna kuso dhowow alltraford viva man united n juventus

  39. Utd Reply

    24-May-2012 at 2:37 pm

    Asc laacib.net hadan ku tagersanahay thanks wayo waxa noo gudbisay kooxdeyna aqbartoda marka fakirkeyga hadan uguda galo kagawa wa nin qatar ah iyo hazard hadey man utd imadan mancity ciida aya galineyna insha allah

  40. Suheyb cade Reply

    24-May-2012 at 2:27 pm

    Wa ciyaar yahan muhiim u ah man united shijni kigawa wa xidig kubad sameye qaali ah waye waxan rajeyna shijni kigawa iyo eden hard waxan u rajeyna iney yimadan united

  41. kayse Reply

    24-May-2012 at 2:27 pm

    wey wanaagsantahay in utd ay doonato kawgawa waxaana rajaynayaa in lagu soo daro eden hazard

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>