
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Queens Park Rangers Joey Barton ayaa lagu ganaaxay 12 kulan ka dib markii lagu helay danbi qalalaase ah oo uu ka sameeyay garoonka Etihad ciyaartii ugu danbeysay ee Premier League ee ay la ciyaareen Manchester City.
Waxaa sidoo kale lagu ganaaxay 75 kun ginni.
Barton ayaa casaan ku qaatay ka dib markii uu xusul ku dhuftay Carlos Tevez, islamarkaana uu laaday Sergi Aguero markii casaanka la siiyay ka dib kulankii 13ka May ee ay Man City horyaalka ku qaaday.
Barton ayaa aqbalay danbigii lagu soo oogay ee ka dhanka Aguero, lakiin waxa uu beeniyay inuu qalad ku galay Vincent Kompany oo ay u muuqatay inuu isku dayay inuu herdiyo ka hor inta aan garoonka laga saarin.
Guddi madax banaan oo dishibiliinka ah ayaa Barton ku helay labada danbi ee uu u geystay Aguero iyo Kompany taasoo keentay inay sideed kulan ku ganaaxaan, waxaana u sii dheer afar kulan oo ah casaankii tooska ahaa ee uu ku qaatay Carlos Tevez, taasoo ka dhigeysa in xilli ciyaareedka soo socda uu maqnaan doono 12 kulan oo isku xigta.
Argentina
24-May-2012 at 3:08 pm
mesha ma guriga abihi ayu maleyay nacas waye raga nimada ay ku yartahay wayo kubada dagal wax logama helo e lugtada aya la isticmala vivaa agiero n teves
Akram Gulled maxamud
24-May-2012 at 11:57 am
{Asc} dhaman bahda{ laacib.net} iyo somali wayn hadi aan ka dhibto fikirgeyka BARTON waxan u maleynaya inu ku fikiray kooxdada weyba harte aqiyartana la har sida muqato wayo hadusan harin lahen sida masmeyen l/kn abal marintisa wu helay e allaha u siyadiyo vivi Gunners iyo wixi tagera iyo inti figirgeyka i£a qabto ;-(
Nuuradiin Neera
24-May-2012 at 11:49 am
Anshaxlaawe Joey Barton Wey Ku Macdahay Tababare Mark Hughes Ha Iska Raadsado Xidig Kale Oo Badal U Noqdo Barton Hadii Kale Sanadka Seria B Ayuu U dhaadhacayaa
Ani
24-May-2012 at 9:54 am
War barton mee yaqaanaan ilmahaan wey iska hdlaayaan warnikaan caadi ma ahan labo xaniyood waaye nin ka ma baqo ganaaxna waa hoolahiis horay ayuu u sheegay wuxuuna dhahay ani lacag waan hestaa magacana waan hestaa kubad waqtiga bis aan ku dhumiyaa kk ninkaasaa rabtiin inaad eedeesaan
abdi rahman nur balen
24-May-2012 at 8:52 am
khkh joey barton hada ayay haysataa asna wuxu islaha so galotigaan bur burso kani ciyaaryahan ma ahan waa gangster hadaanu reer arsenal midoo naga galaa ugu xumayd anago marki gadnay nasri iyo cesc ayuu qaladaad u galay lagu ganaaxay song iyo gervinho markaasna new castle ayu dulufka joogay awal xidagaha africe ahayd hadana ma kuwi argantina ka imadaa?
shaakir
24-May-2012 at 8:48 am
asc dhamaan asxabta sportska jacel fkirka igaga aadan barton kubada cagta ah kuma jurto dagaal iyo handadal kubad micnahedu waa sxbtinimo waa sax ganaaxa ladul dhigay barton
Dhubad
24-May-2012 at 8:39 am
Wajibkiisu waaa in laga mamnuco ciyaraha man u aya shilimad ushegtay markasuu doqonimo kukacay
Duceysane
24-May-2012 at 8:33 am
Asc runtii waxaan dhihikaraa waa ciyaan inta aan arkay kii uguxumaa ee kubada cagta soomara abid wuxuuna uqalmaa in lagamamnuuco kubada cagta
M. arteta
24-May-2012 at 7:59 am
asc ninkani uma qalmo kubada cagta wadanka england oo dhan wixiisa kubad ma ahan ee waaa dagaal waa nin xanaaq badan marka mihnada ciyaarta kuma dhex jiri karo nin xanaaq badan waa lawada daawanayay kulankii arsenal ee bilawga horyaalka iyo kulankii man city ee 13-ka may ee horyaalka lagu soo qatimayay
Nasir
24-May-2012 at 7:33 am
Arsenal ayu ubartay inu ladagalo ayagana ay red qatan manta asaga kujiro wa axmaq asxankisu wuxu aha in lafijiyo totaly
muhyadin
24-May-2012 at 7:06 am
wasax inlaganaxo wayna ku macdahay disbilinna maleh
Baashi yare
24-May-2012 at 6:40 am
War waxan wa wax bakhtiyay stubid tii gerninho kusameyay ayaa usocotay misana player walba ayuu kula dhaqaqay in ciyaraha dhan laga sara bey ahayd ma istahilo inu kubad casri ah uu dhelo san unebcahay aragisa aya idhibaya
c.xakin.gamadid
24-May-2012 at 6:35 am
saln taagerayash arsenal waa uu uqalmaa 12 iyo kabadanba
jaka
24-May-2012 at 6:14 am
Asc bahda lacib.net salaan ka dib JAY BARTON NINKA LA DHAHO MA AHA NIN KU FCN IN U DHELO FOOTBALL SANAD KASTA SAAN U U FOODO BDANYAHAY IN FA WAXAA DHIHI LAHA JAY BARTON HALAGA REMOVEGAREYO EPLka
Amiir seyful islam
24-May-2012 at 5:57 am
War ninkan waxaba ficneydbo in banoni laga fadhisiyo maxa yelay wa cayaryahan edab daran
Sir alex fargueson and best team man united
24-May-2012 at 5:23 am
Wa libaax joey barton nin qoslo ma ahan man city dhan safo kamara hadu rabo inanku inaba caadi ma ahan wa qamarji.com viva qamarjiyaasha xamar jadiid
A
24-May-2012 at 2:38 am
A
yaya toure
24-May-2012 at 12:44 am
worst player i have eve seen my life. even he didn’t deserve to play football again, how he behaved with Tevez , aguero and Vincent..
Viviano
24-May-2012 at 12:41 am
QPR malaga buriyay ama wuu udhelaaa. Waa disgrace man kaaas