
Chelsea ayaa ku dhow inay iska fasaxdo labada ciyaaryahan Salomon Kalou iyo Jose Bosingwa marka uu qandaraaskooda dhaco xagaaga.
Kooxda ayaa la filayaa inay maanta ku dhawaaqdo liiska ciyaartoyda ka tageysa xagaaga, waxaana lagu wadaa in liiskaas uu ku jiro labada ciyaaryahan iyo Didier Drogba oo la hubo inuu Stamford Bridge ka huleelayo xagaaga.
Ciyaaryahanka reer ivory Coast ayaa ku dawaaqay inuu ka tagi doono kooxda ka dib sideed sanno oo uu Stamford Bridge joogay.
Bosingwa ayaa qandaraaskiisa caadiga ah uu dhacayaa xagaaga, lakiin Chelsea ayaa awood u leh inay hal sanno ku darsato taasoo qeyb ka aheyd heshiiskii hore, lakiin Blues ayaan dooneynin inay halkaas sanno ugu daraan qandaraaskiisa.
Kalou, oo 2006dii kaga soo biiray Chelsea koo Feyenoord ayaa isna qandaraaskiisa uu ku egyahay xagaagan.
26 jirkaan ayaa saftay in ka badan 250 kulan, oo uu ku jiro finalka Champions League ee ay ka qaadeen Bayern Munich, isagoo 60 gool u dhaliyay kooxda.
ilkacaze* chelseafc*fanz
24-May-2012 at 5:59 pm
Kkk sxb dhamaan sln sare marka laga hadlaayo ciyaar chelseafc waxaa lajooga. Xigii aad arkileheeden islaam feruuz oo ah ciyaar yahan soomaaliyed oo laga yaaban yahay sanadkan waxaa lagu soo daray kuwa waa weyn sxb come feruz 9 laga yaaban yahay
cfc
24-May-2012 at 2:57 pm
WAR MALOUDA KU DARA STURIDGE NA RAACIYA.,
Kornelka inter
24-May-2012 at 1:57 pm
Kkkkkkkkk war seedigeen kalou hada si sharaf leh ayuu ku bixi karaa bosinguwa asagana ha is ka baxo nioloshiisa ma ilaawi doono chelsea wuu ooyay habeenkii finalka farxad daraadeed seedigeen solon kalouna oo qabo gabar soomaaliyeed oo moodhaliista ah oo lagu magacabo najaxna guul ayaan u rajeeyneeynaa viva the best tean on the world fc chelsea
Caaqil114
24-May-2012 at 1:14 pm
asc wallee waxeey chelsea lacag kusoo jiidato laacibiinta maanta waa laga socdaa, qaar ay fasax day iyo qaar katagaya kooxda.. drogba isagaa rabo inuu baxo waayo lacag xoog leh ayaa loo balan qaaday halkii usbuuc ama weak, inkastoo aan heeyn tirada dhabta ah.. marka maal qabeenka leh kooxda xidigaan oo kale inuu kusii haayo ayey aheeyd. hadda laakiin imaankaa laga soo riday lacag aan caadi aheeyn baaloo sheegay, wuxuunu ku biirayaa saaxiibkiisii anelka.. kalouna inla fasaxo ilamahan.. nasiib kiin reer chelsea.. aniga redska ayaan taageeraa.. laakiin kalou iyo drogba waa labo xidig.. bal aan aragno ragii buuxin lahaa boosas kaas.. viva gerrard and suarez…
bilal rebery
24-May-2012 at 1:06 pm
kkk drogba booskiisa ma waxa galaya torres kkk cagweyntu wixii uyimaada wey ladagayan sida torres ‘ ballack . deco . robben oo ay unlucky ka dhigeen allow ka badbaadi iyaga iyo city ba
EDAN HAZARD
Bashiir
24-May-2012 at 12:33 pm
Asc aqayarta wanka xumahay inu ka tago chelsea salman kalou maxa yelay waxa uu iiqbtay ima qbanin nag naga torros eber waye kas
kings of europe
24-May-2012 at 12:18 pm
THE BLUES WAXAY RUXEEN DHAGA WEYNE CHELSEA
NEVER GIVE UP AQYAARAY MAANTA WAXAAN ISKU
MIIS FADHINAA AC MILLAN BARCELONA REAL
MADRID LIVERPOOL VIVA KOOXAHA DHAGAWEYNE
HAYSTA WOOOOOOW REER ARSENAL WALI MA HADAL
AYAA IDIIN DHIMAN SOO MA ARAGTAAN INAAN LONDON KEENAY DHAGA WEYNE ISKA DAAWADA
CHAMPIONKA AAN LONDON KEENAY REER ARSENAL
SOO BARBAARA CARUUR AYAAD TIHIIN K.K.K.K
HADAAN NAHAY REER CHELSEA LIBAAXYADA
ENGLAND HADA KADIB WAX KOOB AH OO AAN U CIIL
QABO MAJIRO MID KASTA WAAN ARAGNAY HADABA CHELSEA WAA SHARAFTA LONDON AND ENGLAND
BLUE IS THE COLOUR CHELSEA IS THE TEAM
WOOOOOOOOOOOOOOOOW KUWAN LEH NASIIB AYAY
CHELSEA KU QAADAY XAQIRAADA ISKA DHAAFA
NASIIB IYO DADAAL AY MUUSJIYEEN AYAY KU
QAADEEN NASIIB KALIYA WAX LAGUMA QAADO WAAD ARAGTEEN DIFAACA AY CHELSEA SOO
BANDHIGTAY
Cjui
24-May-2012 at 12:12 pm
Feel free guyz…….inculdin mouluda kataga mesh mjikate
arlaadi
24-May-2012 at 12:12 pm
asc dhamaan inta muslimka ah waa arin fiican in chelsea iska fasaxdo laacibinta aan tayada leheyn
Dhiidhoco88
24-May-2012 at 11:52 am
Akhyaarey kalou iyo bosingwa runtii waa labo nin oo qaali ka ahaa blues iyo akteennaba marka haday naga tagaanna uma dhutiyeyno waayo waxaa la yiri hanqaraarac hal lug uma dhutiyo laakiin waxaan urajeynayaa bedelka chelsea iney kooxo ka fiican helaan viva kalou,D.drogba iyo jose bosingwa
TORRES
24-May-2012 at 11:29 am
ISKA TAGAN WADANA MAHADSANTIHIIN BADALKINANA WAANU HELAYNAAA CIDANA UMA BAAHAN CHELSEA SANADKAN SXB
Ereg
24-May-2012 at 11:10 am
Aad bey u mahadsan yahin . Samecad beyna ku tagayaan . Meshaa tagtaana guul wacan .. Kalou ha sii joogo ban dhahi lahaa lakin dhib maleh boos kiisa wax buxiya wan kenaynaa
prince mustafa abiikar
24-May-2012 at 11:04 am
war baha deeh kuwan wah ma aqaan??????????????????????????????
saj
24-May-2012 at 10:51 am
waw tani kuma cusba horey noosoodaashatey laacibtaga midkale ayaa buuxinaya halkiisa oodardarti qaba
Mahad qaynaa
24-May-2012 at 10:50 am
Haday katagaan wxy aadi koox kawanaagsan kalou waa lacib wxn filayaa in kooxa badan isku dagaali donaan
saj
24-May-2012 at 10:49 am
halayaabina hadii aytagaan aayahooda ayaykatashanayaane chelsea ayaa dooney iney bedesho wejiyada naadiga ookeento wejiyo cusub
saleebaan
24-May-2012 at 10:46 am
kaalu iyo bosgwa siwacan ayaan umacasalaameyneynaa waayo waahalgamaayadii inooqaadey champka markaa waxaan leenahey
waad mahadsantihiin sidiikheyrle
muste
24-May-2012 at 10:19 am
haday ka tagaan sharaf bay kala tageen chelsea maadamoy haystaan champion leag ciyaartoy badana waayka sharaf badan yihii sida kuwii arsenal ugayaacay koobab la’aanta ee fabrigas,nasri iyo qaarkaloo badan
Cukash yare
24-May-2012 at 10:15 am
Asc dhaman tagereha rer blues chelsea mel waliba ad jogtan sln kadib lawadan ciyariyahan hada way iskatagi karan wayna kumahadsanyihin shaqada ay timka uso qabten hada ayaga oo sumcad leh aye katagayan tiimka wana umahad celina viva torres
xamid al jaxtani
24-May-2012 at 10:02 am
war taga dheh
Bin Haji
24-May-2012 at 10:01 am
A.s.c.w.wbr. Aqayarta dhaman. Hadi an fikirkeyga gudbiyo macalinka DE Mateo wu ku sax sanyahay sababto ah qibradisa wa sida jose mrnho. Horyalka 12/13. O rajeynaya wixi xoga lita iyo wixi qandaraska u dhamaday wa ugu mahad celina in xaqo o ciyartoy garbaha ka dulo in o so xareyo wa ok
kings of europe
24-May-2012 at 10:00 am
LABADAN NIN WEY DHAAMAAN CIYAARTOYDA ARSENAL OO DHAN SABABTOO AH WAXAY HAYSTAAN BILAD CHAMPIONS LEAGUE DHAGA WEYNE AYAY KOR U QAADEEN.
kings of europe
24-May-2012 at 10:00 am
LABADAN NIN WEY DHAAMAAN CIYAARTOYDA ARSENAL OO DHAN SABABTOO AH WAXAY HAYSTAAN BILAD CHAMPIONS LEAGUE DHAGA WEYNE AYAY KOR U QAADEEN
muhyadin
24-May-2012 at 9:59 am
kalou wa ciyaryahan fcn wana lagadan si dhakhsa waxana urajen tiim chelsea kafcn inu taga
A.kafi fantastic
24-May-2012 at 9:53 am
Asc all somali’s after kaluo welcome to arsenal open hands and heart