
Ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Gunners ayaa daawanaayey kulankii Blues ay Uefa Champions League-ga uga qaaday rigoorayaal kooxda reer Jarmal ee Bayern Munich.
Emmanuel Frimpong ayaana qiray in guushii Chelsea ay ka gaartay Bayern Munich ay aheyd mid ka mid ah waqtiyadii ugu xumaa isagoo ku daray inay aad u dheereed goor sheegtadu, maxaa yeelay wuxuu ku han weynaa in Arsenal ay noqoto kooxdii ugu horeysay oo London ka dhisan kuna guuleysata Champions League.
Chelsea ayaa kaga adkaatay Rigoorayaal Kooxda Bayern Munich ka dib markii uu gool u dhaliyey Bavarians xidigooda Thomas Muller ciyaarta oo ay ka dhiman tahay 7 daqiiqo Drogba ayaana ahaa ninkii Chelsea u barbareeyey. Iyadoo Petr Cech uu gool ku laad ka badbaadshay Arjen Robben waqtigii dheeriga ahaa ka hor inta guusha u uusan rigooradii dhalin Didier Drogba.
“Malaha waxay ii aheyd maalin xun,waqtiga ayaa aad iigu dheeraa,”ayuu u sheegay shabakadda Goal.com.
“Waxaan doonaayey in Arsenal ay noqoto kooxdii ugu horeysay ee London ka dhisan oo ku guuleysata Champions League,laakiin sida cad taasi ma dhicin.
“Waan u hambaleynayaa Chelsea, waxaan ku rajo weynahay inay ku raaxeysteen waqigooda” ayuu ku daray.
C/lahi ole
04-June-2012 at 12:02 am
Waxa o udhahay sidas arsenal ayawaliged qadenin kobkas mana arkeso waligeed fifa garab lakhe
Amal.Lucky
27-May-2012 at 9:23 am
Loooooooool walahi waxan dhoho makasaaayi da blues fanskoda hadalo i qanciyay an ka arka inkasto an ahay tageero arsenal walaga ficanyahyy frimpong inuu saas u hadlo wa isla meeshii hadey chelsea qado iyo hadey arsenal wa teamam london kadhisan wan idin hambalyeynaaaaaa fanska da blues ?man cityy faaans and los blancoz faanz vivz all madridistaaaz guuul wcn an idin leyahyy
mr wadani
25-May-2012 at 9:23 pm
waaw reer arsenal ka naxoo nafta waa waa caadadeed ee maaha ceebteeda in arsenal ay wax walba oo ay chalsea qaado kor u eegaan chelsea waa naadiga london marka loo eego cups of yurub ee ay keenee hore waxaa loo hayay uefa cup super cup yurub
Garaad
25-May-2012 at 4:17 pm
Marka hore wan idin slamay dhaman bahda sportiga mrka xigto rer chalsea yesan waxba waalan hortod ayan kenay waqoyiga england mar halaga dambeyo man u wa borka kubada cagta e rer england hada ayad socod braneysan munich 99 ayago arkaya ayan dhulka kuso jiiday 3 daqiiqo o dheriga aha wa naadiga kaliya aan aqoo niyad jab man u viva roney and gigges
Ahmed Nour Abdullahi
25-May-2012 at 1:05 pm
maxaad ogtihiin reer Chelsea farxadiina waxba ma ahan anaa idin kasaayo marmarssiyo ayaad raadsan laheydeen hadii ay idinka badiso Munich lkn hadda was farax san tihiin iska farxa lkn kan anaa idinkaga dambeyn doona jaawaha
dhaley
24-May-2012 at 3:51 pm
asc kkkkkk ceeb badanaa waxaa wax laga xishooda ah in,aad idaacadaha lasoo fadhiisatiin guushii chelsea waan kaxunahay war isku xishooda hadaad qaadi laheydeen waan idiin hambalyeyleheen london chelsea ayaa ka,mas.uul ah ogaada hadaad rabtiin guryaha kudhegsada calanka buluuga ah hadda london oo dhan wexey wadaa in,ay guryaha kudhegsadan calanka buluuga kkkkkkk viivo chelsea arsenal waxba anngu maxasdeyno waa reer london laakiin waa 2 ogaada 1 chelsea ayaa ah kkkkkkk reer chelsea raaxeesta
V.bersie
24-May-2012 at 1:23 pm
Waxan la ya banahay war hedha mataqanin arsenal war dinko dheefka conayo ayan london oo dhan no sacbin jrtay marka waxa idinka codsana rer arsenal in an lala tirsan rer chalsea waa shalay ma hane darad cml arsenal guuuuuuul kkkkkkk lions of england is arsenal chalsea 2 kanou 3 kkkkkkkk
king robin
24-May-2012 at 11:23 am
uma ay qalmin kooxda chelsea guul caynkaasa balse aduunyada ayaa iska caynkaasa waxan odhan lahaa waxba ha farxina sanadka danbe arsenal ka eega meelaha godoonsiinta koobka
Moha maldini big fans blues
24-May-2012 at 11:09 am
Asc fans blues and bahad lacib.net primpong wa nacas uqdad qabo rer arsenal daman toda wa uqdadeysan yahin sida damerkan madow ee primpong la daho camal qusto qamisa laqustahe chelsea ma garesine arsenal ma koxa wa madax xanun luga leh kkkkkkkk 2004 uefa champion chelsea 2 arsenal 1 so xasust wan idin rebne carurtan shalay kubada bartay chelsea wa uqalanta iney geyso london uefa champion.l meqa sano ayaa gey waysen diqo arsenal lacag quro ciyarto tayo leh la imada garomad sand kaste ha hoynahee viva big fans chelsea viva lacib.net viva di matteo viva d,drogba viv cech viv luiz viva torres
Rooney
24-May-2012 at 9:41 am
Farqiga u dhexeeya Arsenal iyo Chelsea Waa Bahalkaas Dhagaha Weyn viva utd arsenal iska samra haday idin dhaafeen
kings of europe
24-May-2012 at 9:27 am
CHELSEA WAXAA LA HADLI KARA KOOX DHAGA WEYNE HAYSATA MARKA CARUURTAN ARSENAL TAAGEERA ASTONVILLA AYAA IDIN DHAANTA IYO NOTINGHUM FOREST KUWAASAABA DHAGA WEYNE HAYSTA K.K.K.K.K.K.K.K.K.K.K.K.K
kings of europe
24-May-2012 at 9:27 am
CHELSEA WAXAA LA HADLI KARA KOOX DHAGA WEYNE HAYSATA MARKA CARUURTAN ARSENAL TAAGEERA ASTONVILLA AYAA IDIN DHAANTA IYO NOTINGHUM FOREST KUWAASAABA DHAGA WEYNE HAYSTA K.K.K.K.K.K.K.K.K.K.K.
kings of europe
24-May-2012 at 9:26 am
CHELSEA WAXAA LA HADLI KARA KOOX DHAGA WEYNE HAYSATA MARKA CARUURTAN ARSENAL TAAGEERA ASTONVILLA AYAA IDIN DHAANTA IYO NOTINGHUM FOREST KUWAASAABA DHAGA WEYNE HAYSTA K.K.K.K.K.K.K.K.K.K.K.K.
kings of europe
24-May-2012 at 9:16 am
THE BLUES WAXAY RUXEEN DHAGA WEYNE CHELSEA NEVER GIVE UP AQYAARAY MAANTA WAXAAN ISKU MIIS FADHINAA AC MILLAN BARCELONA REAL MADRID LIVERPOOL VIVA KOOXAHA DHAGAWEYNE HAYSTA WOOOOOOW REER ARSENAL WALI MA HADAL AYAA IDIIN DHIMAN SOO MA ARAGTAAN INAAN LONDON KEENAY DHAGA WEYNE ISKA DAAWADA CHAMPIONKA AAN LONDON KEENAY REER ARSENAL SOO BARBAARA CARUUR AYAAD TIHIIN K.K.K.K HADAAN NAHAY REER CHELSEA LIBAAXYADA ENGLAND HADA KADIB WAX KOOB AH OO AAN U CIIL QABO MAJIRO MID KASTA WAAN ARAGNAY HADABA CHELSEA WAA SHARAFTA LONDON AND ENGLAND BLUE IS THE COLOUR CHELSEA IS THE TEAM WOOOOOOOOOOOOOOOOW KUWAN LEH NASIIB AYAY CHELSEA KU QAADAY XAQIRAADA ISKA DHAAFA NASIIB IYO DADAAL AY MUUSJIYEEN AYAY KU QAADEEN NASIIB KALIYA WAX LAGUMA QAADO WAAD ARAGTEEN DIFAACA AY CHELSEA SOO BANDHIGTAY
ARSENAL ISKU XISHOODA KOOXAHA DHAGA WEYNE HAYSTA AFKA HALA SOO GALINA CARUUR AYAAD TIHIIN SOO BARBAARA K.K.K.K.K.K
24-May-2012 at 9:09 am
.
M. arteta
24-May-2012 at 7:49 am
war fripong waa nacas umana turjumi karo taageerayaasha ama ciyaartoyda arsenal marka chelsea champion leugeu waxay ku qaaday si nasiiib ah kulankii barca waa lawada daawanayay iyo kii bayern marka chelsea awood ayay ku qaaday champion leuge lama dhihi karo arsenal iyo chelsea-na isku meel ma ahan ee waxaa magac wayn arsena kana sumcad badan waana ku faraxsanahay sidaas ay tahay in ay qaado meeshii ay ka qaadi lahayd barca ama kooxo kale oo horay u qaaday VIVI london d. drogba and his freind s. klue
Abuukar black
24-May-2012 at 7:44 am
Waxan slmayaa rer lacib net kadib waxa iga yaabiyay wiil aabihi wax u tilmamaya waa la yaqana tariqda england xitaa london kaliya ma aha xili ciyaared iyo bar aan dhinaceda an dhul ladhigin mideda kale ilowsha dhowa ma umul baa 15ki daqiqo waalida ahaa chelsea 2 kanu 3 dabcan 13 horyaal iyo 3 horyal matartami karan hadad ucl tahrib ku qaaday waxweyn ma aha marba london baaruda gunners lagu caseyn dona did you remember who can stop arsenal 2004. Viva walcot
Barax Geel
24-May-2012 at 6:25 am
waa idin salaamey dhamaan dadka ku xiran bogga laacib waxaa idin sheega markii koobka ay qaadey CHELSEA london looga dabaaldegey ciyaartoyad ARSENAL guryah ayaa lagu xirey si aysan u OOYIN koobka CHELSEA waxaa laga hayaa ARSAN WENGER haddi aan ciyaarah ku dhnamayasan kaalinta sedaxaa waa anagoo qaaday koob
Caaqil114
24-May-2012 at 6:02 am
iska daaya waligood koob ma qaadin waa koobka championkee, awood iyo nasiib ayaa halkaa keenay.. reer arsenal iska sabra ayaan leeyahay.. viva liverpool…
cumar xuseen
24-May-2012 at 4:36 am
arsenal hadeey chanpion keeeento londan waaa dhamaaday banooni
nuur chelsea
24-May-2012 at 3:26 am
chelsea taagerr ama iska dhimo war wax hadaad taageereesan chelsea taageera chelsea lacag ay dadka taageero siisaa taas ma ogtihiin kun dollar ay isiiyeen chelsea markay qaaday viva chelsea
su'aal???
24-May-2012 at 1:55 am
chelsea waxay miis la fadhisaa real, barcelona, liverpool and ac millan marka reer arsenal waxay isku miis fadhiyaan qpr wolves iyo fulhum k.k.k.k.k.k.k.k
Young
24-May-2012 at 1:22 am
8years no cup oo waxa sii leyahay looxsa ugu horeesa ee London keeento ucl aan rabnay ma u maleenayo Tass inau djaceyso chelsea na nasiibka aya saciday
bin lucky
24-May-2012 at 12:48 am
viva gunners hadan xanaqnay yaa naga celinaayo cup wan arursanena maxan u kicinay aya ka dhici doonto
Aadan
24-May-2012 at 12:08 am
Dadka arsenal taageero calaacal badnaa arsenal ma team baa carara meesha waxad ku heysiin malaha habaarle wada viva waa weynka liverpool chelsea manchester united
Idman
23-May-2012 at 11:45 pm
viiiiiiiiiv gunners chelsea nasiibkaa siiyey
Abdiqani
26-May-2012 at 12:35 am
Tageerayaasha arsnl calaacal looma baahna shaqeesta tababarihiina waxa laga haya inu yiri why can’t you play like chelsea asagoo canaananaaya cayaaaartooydiisa sakiin laqa ……. Viva chelsea calankeeeena wa baluuuug we ar champions wixi kaxun cagta hoooosteda.. Thanks akhyaaarta laaCIB.net…
maxamed samiir
23-May-2012 at 11:43 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
chelsea fun
23-May-2012 at 11:42 pm
runti koobkan waxa xaq ulaheyd iney qado barcelona lkn qiyana lagu rebay sanadkan nasib ban ku helne wana marki nogu horeysay viva chelsea
Dirie Ahmed Dirie
23-May-2012 at 11:42 pm
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk Habenke Chelsea Championes league ga kor uqaday wixii Arsenal tagero dhan xanaq iyo cuqdad maxaa si ka ah ayaan isdhahay Frempop ayaa ii cadeeyay loool Kulaha waxan rabnay inaan noqono koxdi ugu horeesa oo Londan champion kento loool Abaa Chelsea did it the. We are the King of Europe Viva Chelsea Fc
Ciif
23-May-2012 at 11:33 pm
Lakin frimpng muxu maskina dhiiga iskugu kicina arsenal uma ciyaaree aa maskiin iska amaah ah mida kale champions league waligiis maba ciyaarin mana yaqaano sida loo ciyaaro xagee kaciyaaraa wolves ayuu amaah ahaan ugu joga waxeyna aaday divisionka hoose marka sorry arsenal fans chelsea gaari maysaan waligiin mana qaadi kartaan champios league matumi kartan valencia napoli benfica barcelona bayern munich
Ballack
23-May-2012 at 11:30 pm
Kkkk maskiin arsinal waligeed ma qaadeeyso champion lege
king of love
23-May-2012 at 11:16 pm
kkkkkkk arsenal arsenal waa dadka hore kobadoda dhacy wuxu ku egay 2005 waxa so baxay koox nasib aya gool iyo cup radinayo arsenal ciyar iyo ciyartow aya sameysa marka waxa dhihi lahay arsenal ciyartoda samey sida lacag ku heshan maxa yelay wax cup ah ma arkesaan wixi ka dambeyso 2012
muhyadin
23-May-2012 at 10:44 pm
chelsea matimba waba yabe wayaha cusub shalay ayey dad noqden markasad arsenal lamurmaysan
Ayanle cade
23-May-2012 at 10:40 pm
Wad salamantihin dhaman shaqalaha laacib.net iyo agerada chelsea mel kasta ey jogan wad ku mahad san tihin warka ugu danbeyay sports ka ad no so gudbisan ayan tan tagerada arsenal god aye nogu jiran hadal dhan wa ka iman layahay lkn acmilan iyo realmadrid wa xasidin wayo champions league ka in san u macan yahay mexey nooga qariyen ok arsenal ha wal walina sanadka danbe aya qadeyna marka kas aya nisi neyna wa balan isha alah d.drogba wan ku xisi dona hadan nahnay tagerada d.drogba 4 ever
Naim0 ViVa ArSeNaL
23-May-2012 at 10:34 pm
Chelshit Cup Ay Nasiib Iyo Naf Lacaari Ku Qaaden By Ku Faanayan.Rer Chelski Tarikhda Dib U Raaca,Partana Inta Cup O ArsenaL U Taal.Frim!Dhaman Arsenal Fans Arrintas Wakula Qapan,Waqtigena Ayan Sugayna
C.khadar Jigjigaawi
23-May-2012 at 9:57 pm
K.k.k.k.k marka hore carling cup qad o fa cup qad o pl qad markasad her gadhi champion champion kulaha viva chelsea .ivanovic .luiz .tores and all blues players and also saporters yeaaaah chelsea is the champions of EURO
dilkey
23-May-2012 at 9:45 pm
kkkkkkkkkkk viva arsenl markeenaa sugeenaa ha murkin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk chlsea markaada jiq ayee kuku noqondoontaa
A
23-May-2012 at 9:35 pm
Dh
sacad
23-May-2012 at 9:28 pm
KKKKKKKKK Arsenal buu kuleyahay 2005 ayaa ugu danabaysay koor aay cup koor iqaado hadanan Khaldanayn MArka kanyari wuu iska hadlay Orooda cawridhee Viv CHelsea……………….
Cabdi,kafi,wariye,madax,banan,ah,from,south,africa,cape,town,bellville,
23-May-2012 at 8:52 pm
Kkkkkk cuqdada ileen taageerayasha kaliya maheey iney ciyaartooda arsenal xataa qucdadaa dileyso chelsea iney idinka kartibadan tahay waxaa marqati u ah ciyaariyahanka amaahda uga jogo yahuudka taasi waxay idin tusineysa chelsea iney idinka kartibadan tahay wayna uqalantay iney champion league qaado maxayelay napoli iyo banfica iyo barcelona iyo bayar minich dhaman wan qaracnee arsenal kadambeya city london hoyo iyo aabe waxa u ah chelsea viva chelsea viva didiey drogba viva rameris viva lampard viva david luiz wondafull world defensa viva torres
Chelsea+london siidka
23-May-2012 at 8:44 pm
Aqyarey chelsea champions leag aye kentay london lkn arsenal wexe kentay london 8 gool o manchestar e kaso qadatay k.k.k.k.k.k.k.k.k.k viva torres key of chelsea
Chelsea+london siidka dhagaxanta
23-May-2012 at 8:38 pm
War chelsea kobka champion aye kentay london arsenal na 8 gool o manchestar e kaso qadatay aye kentay london k.k.k.k.k.k.k.k.k.k viva torres key of chelsea
kaakaa
23-May-2012 at 8:33 pm
waxan layabanahaya arsinal hami wenaa ayada waba team aan awood lahene
saacid&arsinal
23-May-2012 at 8:30 pm
war ninkaan isku magacaabay busuingwa koob nasiib ah ina qaaday ayaad dhehee arsinl arsinal war nusqarni hada dhiman ayeey idin ku qaadee in aad soo gaartaan arsinal arsinal waa naadiga ugu awooda badan magaalada london waana koxda 3daxaad ee ugu faca ween ingland wana layaqaanaa arsinal 2oo3 spp ma bin sida chlsea arsinal nasiiibkeera dhiman maantana leesska dabe wedimaa arsinal iyo chelsia waa la og yahay cida awooda muuqataa ee hala dhax imaan bulshada waxaan cml kkkkkkkkk kftan.com viva bodolisk and macalimoo song rosicky guul
Duceysane
23-May-2012 at 8:13 pm
Waxaan halkaan ugatacsiyadeynaa taageerayaasha arsenal gaar ahaan sharmaarke deexeey iyo maxaa mahad sharafta london waxaa kumagacyeeshe chelsea ayadaana taariikhda london kaalin muhima kagashay arsenal waqtiga eeyqaadeyso championsleague waa goormee? Byee fiva chelsea
dhagawayne chelsea
23-May-2012 at 7:57 pm
Arsanal way layabanyihin qadintanka koobka uefa balse wa iska cadi ciyarty fiicaan hasogaten kooshkana ha iska fijiyen wa qadayan
Chelsea
23-May-2012 at 7:47 pm
War kan asagoo wax aqoon ayow is murjina kawaran wax barasho aya lodiray chelsea ayow ku mashqulay kan waxa kadaran kuwa line upka u ah cuqdad.com viva chelsea
suldaan khadar
23-May-2012 at 7:42 pm
arsenal waxaa loo bixiyay jaarka xaasidka ahwalee waligood horumar ma gaadhaan waar chalsea waligiin gaadhimaysaan championkaad qaadi lahaydeena wali lama samayn viva chalsea
Zakariye
23-May-2012 at 7:35 pm
Rer arsenal cuqdada iska dhaafa chelsea xaq ayey u lehed championka hadi ad london keni weysay chelse aya kentay waana sharaf marka u hanpalyeya viva chelsea and drogba
Dadir
23-May-2012 at 7:32 pm
Viva gunners
mohamed
23-May-2012 at 7:30 pm
KKKKKKKKKKKKKKKKKKK waan u malayna yey cuqdada haysa taageeara yaasha Arsenal in ay saamayn ku yeelan doonto ciyaartooyda Arsenal waligeed ma u malaynayo in ay qaadayaan champion league maxaa yeelay Arsenal oo 8 sano aan arkin premeir league,carling cup. F A cup miyaa qaadaysa champion league war waxaan idiin sheegayaa champion waxaa qaada koox qaymo leh ee cuqdadaan iska dhaafa horta marka hore soo qaada carling cup marku xigta FA marka ku xigta premeir marka ku xigta champion sorry arsenal taageero ba day iyo cuqdad ayaan idin kaga tagay byeeeeeee
bosingwa
23-May-2012 at 7:29 pm
chelsea gaa rimisiin waligiiin ciil udhintan arsenal waligiin carling xitaa qadimeysiin ….. Chelsea world champions
BLUES 4 LIFE
23-May-2012 at 7:25 pm
arsenal gacanacsi ayay u joogtaa meesha ee koob ma qadayso waxaan ugu baqaa tageera yaasha arsenal inay ku soo biranaan chelsea ayadaa ah koox wax qaban kartee viva chelsea
mohamed deco
23-May-2012 at 7:20 pm
Hadaa nahay tageerayaasha Liverpool waan soo dhaweyneyna guusha ee kaartay Arsenal, anaga waxaa inoo darneeyd inee qaato United kkk
Dhiblaawe
23-May-2012 at 7:17 pm
Sawir qurub ku dhamatay i ga dheh chelsea way qaday wayna qadi donta arsenal xita mataqan sida loqado curlincup ucl maxay kashegayan cidi ka celin jirta jogta BARCA Chelsena wadi xafado ay tustay say qadeen
c/nuuri
23-May-2012 at 7:15 pm
koox walba waqtigeeda ayeey qadeysaa cup e arsenal ha sugto waqtigeda kkkkkkkkkk viva chalsea
m barre
23-May-2012 at 7:15 pm
asc waxan leyahay arsenal 100 sano hadeer kadib maqadeyso champion sanad walbo barcelona aya 4 uxireyso
mohamed
23-May-2012 at 7:15 pm
ciil u dhimo arsenalbad utahay ciyaar yahay waayo waa kooxda guuldarada
Kame jijigawi
23-May-2012 at 7:13 pm
Asxaabey waxan maqlay 100 tagero arsenal ah inay chelsea ku soo biireen kadib markay qaaday champion ka lkn arsenal uqdada ha dayso drogba wuu ka tagaye maskaxdana ha lagu hayo in ay chelsea tahay libax yada london mida kale waxan u mahad naqaya tagerayasha man utd ee kulankii chelsea tagerayay chelsea asxabey tnx
samatar
23-May-2012 at 7:08 pm
Kkkkkkk rer arsenal dhibmalaha weli janis ayad heysatan e u hambalyeya dariskina cuqdadana iska sara viva torres and drogpa an dhaman tagera chelsea e faraxsan
Afrax 10
23-May-2012 at 7:07 pm
marka hore sln asxabta ciyaaraha marka xigta sxb dhib ma laha anaga ay qadayno sanadka dambe maxa yeelay hadda koobka wuxu yalaa london caraftisana wayn naso gartay sanadka dambe anaga way sxb chealse ciyaar wanaag kuma qadin balse anaga aya ciyaar wanaag ku qadayno sxb (do n’t cry on me) sxb bye viva
ibra cade ki0z starz
23-May-2012 at 7:07 pm
ciiiiiiiiiiiiL
Qabooooooooooooow
CadaaaaaabTa
GaL
ARSENAL WAAA YAABAN YIHIIIIIN
ARSENAL FANz SHUtTTTT YOUR MOUTH …..
VIVAAAAAAAA bLuEs
DROGBA BYEEEE BYEEEE
YOU WILL BE OLLWEYz MA HERO””””’
Man united
23-May-2012 at 7:04 pm
xaq chelsea uma lahayn tababarahan saqajaanka ah ayaa uqaaday lkn sanadkadambe ayay sugayaan barce & munich
Valencia 25
23-May-2012 at 6:59 pm
Waxay ahayd habeen aad uxun madoonayn inay london waligeed hanato ucl lkn waxay nakhasaariyay (rooney , messi , & robben)
chelsea mar dambe ha ku riyoon koobka dhagaha balaadhan
MOZY B BABY_DA CITIZENS
23-May-2012 at 6:58 pm
war arsenal cup ma qadayso ee warkale keen
C.qadir.cadde
23-May-2012 at 6:58 pm
Kkkk waayab kkk looolz arsenal san maa udambeysay man united forever
CHELSEA SNATCH EURO TRIUMPH
23-May-2012 at 6:55 pm
Kkkkkkkkkk uqdada tageraysha kaligooda ma ahan inleeen ciyaartoyda arsinal xitaa way haysaaaa ?
naxwo
23-May-2012 at 6:54 pm
kkkkkkkkkk waaaaaruntaaaaaaaaaaa thanks viva arsenal
drogba
23-May-2012 at 6:52 pm
WAAD MAHADSAN TAHAY HANBALYADAAD LAAKIN HAKA NIXIN WELI LAYMA GAADHIN KUWA AAD WAALI KA QAADAYSO AYAAD KU ARKIN LONDON
MOHAMED
23-May-2012 at 6:48 pm
kkkkkkkkkkkkkkkk rer arsenal waa is qarin la,yihiin maserka ka haayo koobka kan waba hadlayay inta aamusan ayaa ka badan laakin waxan dhahayaa way adin soo mari doontaa ee kooxda ciyaaryahano fiican hasoo gadato hadii kale hamiga ch l ha iska dhaafto
cabdi maxaad
23-May-2012 at 6:46 pm
Kakakakakakakakakakakakakakakakaka ma ahan kaligiis waa inta arsinaal jecel laakin chalsea aaya ah geesiyad londom
Sayid ali
23-May-2012 at 6:43 pm
Kkkk wuu riyona frimpong lakin ha sexdo by aqyarta laacib wan anigo said fantastic
Honeybbc
23-May-2012 at 6:34 pm
Kkkakakakakakakakakakakakakak doolo wayne chelsea waa sharafta London
Deeqa abdulaahi
23-May-2012 at 6:25 pm
Kkkkk arsenaaal waaad cidloowdeen miyaaa lool mar hadeey chelsea champion hanatay arsenaal kali ayeey noqotay m s sorry