Eden Hazard Oo Albaabada U Furay Chelsea Xilli Man United Iyo Man City Ay Xiiseynayaan. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Eden Hazard Oo Albaabada U Furay Chelsea Xilli Man United Iyo Man City Ay Xiiseynayaan.

Eden Hazard Oo Albaabada U Furay Chelsea Xilli Man United Iyo Man City Ay Xiiseynayaan.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 22-05-12 11:48 AM

Eden Hazard ayaa albaabada u furay inuu u dhaqaaqi karo Stamford Bridge xagaaga, isagoo qirtay in ku guuleysigii Champions League inay keentay inuu bedelo qorshahiisa.

kubadsameeyaha Lille ayaa ku sii jeeda Premier League, waxaana uu doonayaa inuu mustaqbalkiisa go’aansado sabtida 2da June markaasoo uu u ciyaari doono xulka Belgium oo ciyaar saaxiibtinimo kula ciyaaraya Wembley xulka England.

Lille ayaa ku dooneysa ciyaaryahanka 35 milyan ginni, waxaana ay u muuqatay in Manchester City ay ugu cadcadahay xagaagan. Lakiin inkastoo ay weli xiiseynayaan ciyaaryahanka, kooxda heysata horyaalka Premier League ayaan carcar u aheyn sidii hore marka ay timaado xiiseyntiisa.

Hazard oo 21 jir ah ayaa sidoo kale waxa uu diirada u saaran yahay kooxda Manchester United, waxaana ciyaartii ugu danbeysay ee uu Lille u ciyaaro uu yiri:

“Weli go’aan ma gaarin. Chelsea ayaa haatan macquul ay tahay, haa, Chelsea waxa ay ciyaari doontaa Champions League sannadka soo socda”.

“Waxaa jira kooxo waa weyn oo leh ciyaaryahan waa weyn. Xiisahooda ayaa iga keenay inaan labalabeeyo. Waxaan doonayaa inaan mustaqbalkeyga go’aan ka gaaro 2da June markaasoo Belgium ay la ciyaareyso England. Waxaan doonayaa inaan fasaxa aado anigoon ka fekereynin mustaqbalkeyga”.

53 Responses to Eden Hazard Oo Albaabada U Furay Chelsea Xilli Man United Iyo Man City Ay Xiiseynayaan.

  1. jimcaale cabdi maxamed Reply

    25-May-2012 at 9:28 pm

    waxaan u malaynayaa in hazard uu milandoono man united waayo kooxda chelsea ma hayso kubad reer rarka ah waxay ka ciyaartaa difaac waxanan u malaynayaa in uu ku hanwayn yahay man

  2. young Hassow Reply

    25-May-2012 at 10:27 am

    Hazard hadu yimado koxda man utd wuxu noqoni kara sida lacibka weyne ee christiano Ronaldo

  3. Qacle Reply

    25-May-2012 at 10:14 am

    Hazad well came to united if u want fist choice plese

  4. Qacle Reply

    25-May-2012 at 10:12 am

    Asc akhyarta dhamantod meel kasto aay joogan hadaan fikirkeyga ka hadlo wa edin hazad iyo chelsea sanadka danbe isaga oo lagu sugaayo wembley sabtiga heshiis khar.soon k.k.

  5. eng akram Reply

    24-May-2012 at 9:41 pm

    edan hazard wlc 2 chalsea viva 4ever chalsea

  6. dhagawayne chelsea Reply

    24-May-2012 at 9:23 pm

    Well come to chelsea

  7. abkoow Reply

    24-May-2012 at 7:28 pm

    asc dhamaaan asxaabta len apkega macqulka ah wa sidan ee 2013 ………………..de gea ……….rafeal………..rio firdnad……vidic………..evra………………valencia…………wasley snjder…….paul schols…….young…………………………….hazad ……… rooney viva abkoow sheikh and baby boy viva man uuuuuuuuuuuuuu

  8. Hazard Reply

    24-May-2012 at 5:48 pm

    …………………… David de gea ……………….

    Jones….fardinan……….vidc………Evra…

    Youge….carik…kagawa……Hazard…..

    …………………..welbaak….rooney……….

    Cadi maahan fargosan fifa man utd

  9. Ahmed Ibrahim Muhumed Reply

    24-May-2012 at 11:25 am

    “”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"DeGea”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”
    “”"”Jones”"”"”Vidic”"”"”Ferdinand”"”"”"”"”Evera”"”"
    “”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"
    “”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"
    “”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"Daniel Derossi”"”"”"”"”"”"”"”"
    “”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"
    “”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"
    “”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"Wesly Sneijder”"”"”"”"”"”"”"”"
    “”Valencia”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”L.Nani
    “”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"”"
    “”"”"”"”"”"”"V.persie”"”"”"”"”"”W.Rooney”"”"”"”"”"”

    coach=alex ferguson.

  10. Maxamed torres Reply

    24-May-2012 at 10:04 am

    Edin hazard welcome garonka weyn ee chelsea waxad ka ak ciyartaa wilkena dahabika ah ee f.torres wilkina torres oo deeqsi ah oo anan ka xasdeynin kubada waxan u mahad celinaya dhaman dadka tagersan chelsea

  11. Luiz Reply

    23-May-2012 at 5:31 pm

    Waaaaaw .asxabey hazard aad ayaan ugu qanac sanahay welcom london§ chelseafc

  12. Maxamed ali dirie Reply

    23-May-2012 at 3:16 pm

    Hazzard walicib man united wa ay kusugeysa noo imoow ok. Hazzard k.k.k.

  13. Sadaq nick k.m.n.do Reply

    23-May-2012 at 6:33 am

    Asc kaman waxan salama dad wenaha muslimka ah ano salanta qaska ah ku salamayo lacib.net fududeyaha sports hadan kuda kale aden hazard waxa iska leh united maxa yela nidiga adunka ugu weyn man united nadiga ugu qalinsan open welcome aden hazard old traford

  14. Master Man united Reply

    22-May-2012 at 10:30 pm

    Asc aqyarta sharafta leh salan kadib aniga waxey ilatahay sxbadhey iga horey inay qoral sixun u aqriyen maxa yelay hazard madihin chelc wan imana lkn wuxu yiri wan xiseyna waxa laga yaba inu wadho shekadhi samir nasri maxa yelay nasri wuxu yiri man united ayan xiseyna wuxuna tagay man city marka wax walba waxey ubahan yihin waqti marka tariq 2 wa inan sugno…..mahadsanidhin

  15. Franka Lampard Reply

    22-May-2012 at 7:59 pm

    ………………………….cech…………………………….
    …………ivanovic……devid luis…..terry…..A.cole……………..

    …………………………..mikel…………………………..

    ………………luka modric…………..lampard……………….

    ………..mata…………………………..Eden Hazard………..

    ………………………Fernando.Torres
    kkkkkkkkkkkkkkk ka cabso runtii caadi ma ahan

  16. OdayShirwac Reply

    22-May-2012 at 5:41 pm

    riyaa ku jirtaan reer chelsea haduu chelsea imaado dhag ii bajiya hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

    • asente Reply

      23-May-2012 at 6:28 pm

      …………….de Gea…………………………
      ,,,,,,Rafael….Vidic….Ferdinan…Evra

      ,,,,,,A Young ….Anderson….Flecher… Eden Hazard

      ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,Rooney,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

      waxaasaa Len Up Lagaa dhahaa iska lilaali

  17. cabdiqani Reply

    22-May-2012 at 4:34 pm

    guul guul hadaan gaadhey halkaanrabey

  18. saleebaan Reply

    22-May-2012 at 4:30 pm

    hasad hadii uuyimaado chelsea waa guul usoo hoyatey marlabaad waayo waalaacibweyn waxaana daba socda laacibiin badan ookale

  19. husseina ahmed Reply

    22-May-2012 at 3:19 pm

    hadi hazard keento chelsea iyo modric sanadka dambane ayadaa leh championka

  20. hezard Reply

    22-May-2012 at 3:18 pm

    asc aqyarta xisaysa sportiga iyo war bahinta sharafta leh e http://www.laacib.net wariyayasha
    halkan hadan kahadlo arinta
    Eden hezard waxan dhihi laha ku so dhawoow chelsea wa team super lucky ah LINE-UPKA
    CHELSEA SEASONKA DAMBE waka he ( ceck invanovic Terry luiz cahil a.cole bosingwa farera esein opi makel lamperd ramires marileis lukaku toress d.ba modric maluda s.kalu storege drogba german.man

  21. Akha boss Reply

    22-May-2012 at 2:04 pm

    Eden Hazard DHAMAN TAAGERAYASHA CHELSEA GACMO FURAN AYAY KUGU S DHAMEYNAYAAN

  22. Lii Reply

    22-May-2012 at 1:52 pm

    ……………………………cech…………………………..
    …………..ivanovic …cahil……….terry…A.cole…………..

    ……………….Modric……………..Lampard………………..

    …………..ramires………..mata………….hazard…………..

    ……………………fernando.torres…………………………

  23. Lii Reply

    22-May-2012 at 1:31 pm

    Chelsea line – up next season

    ………………………….cech…………………………….
    …………ivanovic……cahil…..terry…..A.cole……………..

    …………………………..mikel…………………………..

    ………………luka modric…………..lampard……………….

    ………..mata…………………………..Eden Hazard………..

    ………………………Fernando.Torres………………………

  24. Dhiidhoco88 Reply

    22-May-2012 at 1:29 pm

    Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw harzad waxaan ku leeyahay wlcm to blues champion and stamford brige waxaad ka helee mustaqbal wanaagsan waayo aragnimo dheeraad ah waxaan ku dhihi lahaa sxb june 2 wey fogtahay hada go’aan ka gaar future-kaaga viva chelsea champion and thanks laacib.net and his experience clarks

  25. maxamed shool Reply

    22-May-2012 at 1:20 pm

    welcom to chelseafc eden hazard the chanpion waa ciyaaryahan muhiim ah weye

  26. Robin vanpersie10 Reply

    22-May-2012 at 1:11 pm

    Hazard welcome to Arsenal viva gunners for ever

  27. john nur Reply

    22-May-2012 at 1:00 pm

    HAZARD mesha kaliya o u line up la hubo ka naqan karo waa chelsea

  28. Lampard Reply

    22-May-2012 at 12:39 pm

    Eden hezad u wlcm 2 da champion team blues…….get high feel

  29. hhhh Reply

    22-May-2012 at 12:38 pm

    welcome to chelsea with open hands

  30. CHLELSEA Reply

    22-May-2012 at 12:36 pm

    Asc marka xiGto hadan ka hadloo figirkayga kuu adaan ciyar yahankaan harzad waxaan dihi laha ha ii madoo CHELSEA waa hadu rabo magac iyo lacaaG ba intba waad ka darkay saa Ee U ii maaaw El nino torres juan mata supar lampard drogba luka modric marko mariin cahiil terry luiz ivanovic rameris meriles

    • Xasan axmed xasan Reply

      22-May-2012 at 3:54 pm

      Asc bahda sports,ka iyo lcb.net Kkkk wa iska cadaha sanadka dambane inu cupka yahay xagen aden hazard sxb chelsea wa kooxda kaliya o ku haqabtiri karto dhankasta lacag ama mustaqbal wngsan welcome aden wa guul uso hoyate chelsea thanks

  31. Ayanle cade Reply

    22-May-2012 at 12:34 pm

    Waxan hal kan mahad ugu celinaa shaqalaha wapka laacib.net o naga ha qabtiray warki ugu danbeyay sportska waaw” edan hazad ku so dhawow chelsea wayo waxad noqoneysa ciyar yahan can ah hazad man city iyo man u waxad ka doratay chelsea rag dheh hazad an luka modrid well com chelsea

  32. Dahir mata-drogba Reply

    22-May-2012 at 12:32 pm

    Harzad wel com wth opem handz chelsea lacaag magac iyo sumacaad haada rabtoo imaw chelsea

  33. Cigow Reply

    22-May-2012 at 12:32 pm

    War iska kaalay chelsea ee kuraaxeyso wa naadi lacag leh ona ogol in ay kala baxdo cayartoyda lacag walba ay shegtaan maaha baqil viva Abra movich!

  34. Cabdikariin Reply

    22-May-2012 at 12:28 pm

    Hazard haduu doortey Chelsea waa wiil cagli badan taageerayaasha kale maxad ugu daba ooyneysaan haduusan idin rabin waxaas oo kale waa ceyb.hahahahah kakkakakakaka

  35. Maxamed ibrahim maxamuud Reply

    22-May-2012 at 12:26 pm

    Wan ku faraxsanahay imanshaha hazard welcome with open hands

  36. Bashiir Reply

    22-May-2012 at 12:14 pm

    Kijana wa belgium karibu kuwa man utd

    • Cigow Reply

      22-May-2012 at 12:25 pm

      Nenda zako ameicha united akiwa anaona afanye nini? Championka cusub ayu xiseynaya wilka yar ee rer belgium

  37. gabax Reply

    22-May-2012 at 12:11 pm

    k k k waxan layabay dad arsenal tageero musharkisa xataa ma bixin kartane maxad ciyar yahan qali ah karabtan ?kkk

  38. Barre.buurfulle Reply

    22-May-2012 at 12:11 pm

    Welcome man united

  39. xamid al jaxtani Reply

    22-May-2012 at 12:10 pm

    hot boy wlcm to european champions and play fifa club world cup .. Viva chelsea and gaasim

  40. jamiila love ramires Reply

    22-May-2012 at 12:07 pm

    hazzad wlcm to cheslea wa ku so dhaqeynayaa ahadaan naahy tagerayasha chelsea wclm mar lawaad

  41. Barqo Reply

    22-May-2012 at 12:05 pm

    Wolcam to chelsea .waanu ku farax sanahey ciyaartoygaan dhalinta yar ee reer Bilguim .lille waxey rabto walasiinayaa .hambalyo hazard

  42. Samatar Reply

    22-May-2012 at 12:04 pm

    Eden hazard welcome to chelsea. Viva chelsea

  43. Mr marwaan yareh Reply

    22-May-2012 at 12:02 pm

    Waan idin salamay dhaman akhyaarta after that Eden hazard waxan la jecla inu yimaado Man united lkn chelsea ayu doortay sorry..

  44. mawlid Reply

    22-May-2012 at 12:02 pm

    ku soo dhowow man.city

  45. Ilyaas Reply

    22-May-2012 at 12:02 pm

    Laacib. Net waxaan idinka codsanayaaa in ad noosoo gudbisaan koobabka lagu guuleysto sida horyaalada yurub jaan biyoonka iyo fa cabka koob itali kob dala raay mid kasta qiimaha ey kooxda kuheleeyso micnaha lacagta ey kufadhiyaaaa

  46. nani Reply

    22-May-2012 at 12:01 pm

    welcome to man united chelsea waa ku dhumesaa

  47. Hassan mumin hassan kaafi Reply

    22-May-2012 at 12:01 pm

    Welcome to man utd

  48. CFC kings of europe Reply

    22-May-2012 at 11:58 am

    hazard kaalay london hadaad koobab doonayso kusoo dhawaw libaaxyada london iyo england chelsea fc

  49. Gure Majo (Utd) Reply

    22-May-2012 at 11:58 am

    well come to Man Utd,

  50. naxwo Reply

    22-May-2012 at 11:57 am

    hazzad wlcm to arsenal vavi arsenal and Thomas rosicky

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>