Madaxweynaha Santos Oo Xaqiijiyay In Juventus Ay Xiiseyneyso Xiddiga Reer Brazil Neymar. | Laacib.net
Home » Horyaalada » Italy » Madaxweynaha Santos Oo Xaqiijiyay In Juventus Ay Xiiseyneyso Xiddiga Reer Brazil Neymar.

Madaxweynaha Santos Oo Xaqiijiyay In Juventus Ay Xiiseyneyso Xiddiga Reer Brazil Neymar.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 21-05-12 1:15 PM

Madaxweynaha kooxda Santos Luis Alvaro Ribeiro ayaa xaqiijiyay in Juventus ay xiiseyneyso weeraryahanka da’da yare Neymar.

Kooxda Talyaaniga ayaa ku biireysa kooxo badan oo ay ku jiraan Real Madrid, Barcelona iyo Chelsea kuwasoo dhamaantood xiiseynaya 20 jirkaan reer Brazil.

Isagoo u jawaabayay wargeyska Turin ka soo baxa ee Tuttosport, Ribeiro ayaa yiri: “Juventus waxa ay ka mid tahay kooxaha doonaya Neymar”.

Xiddiga reer Brazil ayaa waxaa doonayay kooxaha ugu waa weyn qaarada Yurub tan markii uu kulankiisii ugu horeeyay ciyaaray isagoo jira da’da 17 jir, lakiin sannadkii hore ayuu qandaraaska u kordhiyay kooxdiisa isagoo sii joogaya ugu yaraan ilaa 2014.

Barcelona ayaa la rumeysan yahay inay ugu horeysay tartanka loogu jiro ciyaaryahanka da;da yar ka dib markii Madrid ay ka dhacday xiisihii ciyaaryahanka dib wadahadalo bilow ah markii ay la galeen Santos.

Juventus ayaase suuqa ugu jirta weeraryahan magac weyn leh. Bianconeri ayaa ka baxday xiisihii ay u heysay weeraryahanka Arsenal Robin van Persie si ay diirada u saaraan weeraryahanka Napoli Edinson Cavani, lakiin Gonzalo Higuain ayaa sidoo kale lagu soo waramayaa inuu ku jiro liiskooda.

24 Responses to Madaxweynaha Santos Oo Xaqiijiyay In Juventus Ay Xiiseyneyso Xiddiga Reer Brazil Neymar.

  1. suldaan sahin sirmaqawe Reply

    04-June-2012 at 11:48 am

    neymer uma qalma kooxaha chelsae iyo barca hadi uu imanaayo qarada yurub waxan dhihi laha haimaado kooxda aduunka ee madrid welcame to madrid neymer

  2. Coday Reply

    22-May-2012 at 1:37 pm

    Neymrwaaninfiican.maukhlmo.kooxahadonay.sida.rial.esb.brwaxuuukhlma.chlcea

  3. Abdi Neymar* Reply

    22-May-2012 at 9:36 am

    (Neymar)”
    iska waxaa uroon in uu aadu ame

  4. Abdi Neymar* Reply

    22-May-2012 at 9:35 am

    iska waxaa uroon in uu aadu ame

  5. Abdi Neymar* Reply

    22-May-2012 at 9:33 am

  6. Samiir yare Reply

    22-May-2012 at 4:20 am

    nyamar waa xidig da yar ah waxa la jeclan lahaa inuu yimaad man u waayo c.ronaldo wuxu kuso canbaxey united asna wuu so canbaxayaa sidii c.ronaldo best plyr ayu qadayaa wlc united nyamar

  7. Samiir yare Reply

    22-May-2012 at 4:16 am

    Waxaan donayaa wepka laacib.net inaa kuso biiro waayo waxan aheyt dhalinyarda jacel sports ka marka waxana balan qadayaa inaa wax dhib ah inaa la igala kulmeynin ama cey adinkana waxa idinka codsanayaa in la iga sodhaweeyo wapka saa fakirkeyga oga dhiibto sports ka

  8. MACOW Reply

    22-May-2012 at 1:16 am

    Waxaan aad ugu soo dhoweyneynaa Laacibka da,dayar ee Naymar inuu ku cfayaaro Garoonka Labaad ee Aduunka ugu weyn CAMP NOU, uuna xirto funaanada redblue ee Barcelona. Welcome to BARCA with Lionel Messi waana waxa uu ku riyoodo Neymar inuu ku dhinac cayaaro Laacibka aduunka.

  9. aba juventeno Reply

    21-May-2012 at 5:38 pm

    asiga aya dan ugu jirto inu yimad nadiga dada weyn boinconero waxa o ka helaya wax walba o sport quseyo hadi real barca ad jeceshahay ad ada so arki donto vive juve all players and fans good by we ar capitane alex alaxsandaro delpiero

    • Andrea Raxeeta Reply

      22-May-2012 at 1:32 pm

      Neymar waa xidig wanaagsan wna jeclaan lahaa inuu yimaado naadiga juve waayo waxay u tahay sharaf weyn inuu yimaado bianconeri

  10. ahmed Reply

    21-May-2012 at 3:46 pm

    naymer come barcelona

  11. Max,ed cali xabad Reply

    21-May-2012 at 3:41 pm

    Asc sxbayal waxn qaba naymaar in uu ku biiro naadiga faca weyn e barca halkaas ayena kubadiisa taala messi inu ka garab ciyaaro aya u haboon

  12. Maxamad diriye Reply

    21-May-2012 at 3:39 pm

    War cunugan waalacib balse hadu laciyaro rag wawen sida deeq siyasha ReaL madrid kaka ronaldo ozil hado sodhex galo magac ayu yelanaya neymar by

  13. Moha Reply

    21-May-2012 at 3:19 pm

    Neymar waa xidig da yar waxuna jecel yahay inuu ka ag dhelo laacibinta c.ronaldo ama messi midkud tasina wa wuxu asiga jecdl yahay aniga na waxan dhihilaha imaw barca

  14. nawas hamsik Reply

    21-May-2012 at 2:25 pm

    Cunugan yarga ah waxa u yahay baba isga yar marga waxa u ficn inu meshesa isga joogo ha ogadana cid xisaynayso in aysan jirn o niyad lago dhisayo o gali ah know that an istil yur baybi vivaaa c.ronaldo an.kaka adigna wxn ku tageri marga aad hirga kaka iyo ranaldo aad so gartit folxumayahy

  15. camo Reply

    21-May-2012 at 2:21 pm

    asc sxb santos hadii aad rabto inaad xidig noqoto waxaa kuu fiican kooxda warshada ah ee soo saarta xidigaha waa juva e ha ilaawin inay laacibiinta aduunku soo wada mareen juva oo ay liiskooda soogaleen baöse xidigo kuma soo baxaan real iyo chaelseba

  16. Ahmed sheikh macqulsome Reply

    21-May-2012 at 2:11 pm

    Naymar come on juventus, hadii kale barcelona, ha aadin chelsea

  17. Ali shugri weydow Reply

    21-May-2012 at 1:56 pm

    Koxdisa ha.iska joogo waayo sanadahan kii koox katago waa uu dhumaa marka ha.iskajogo koxdisa

  18. drogba Reply

    21-May-2012 at 1:53 pm

    WIILKAN ISLA BAXAY WAXAA SUUQA SOO GELISAY ISAGA OO YAR 16 AMA 17 MEELAHA JIRA NAADIGA CHELSEA UU XITAA MULKIILAHA NADIGU KULAN KULA YEESH MADAX WAYNAHA NADIGIISA HADANA WAKAA HALKEE MARAYAA
    HADAAD DOONAYA CHELSEA SOO DHOWOOW OO LA MIDAW SXBIDAA DAVID LUIZ REMARIS HADAAD MEELKALE RABTO GUULAYSO BYYYYYY

  19. Sadad Reply

    21-May-2012 at 1:52 pm

    Well come to juventuse naymar

  20. Super dekh Reply

    21-May-2012 at 1:50 pm

    Iska imow arsenal

  21. Gadan Reply

    21-May-2012 at 1:38 pm

    Asc waxaa u roon in uu aado real madrid ama chelsea waxay xiisenayaa wax da. Yare

  22. Cilow Reply

    21-May-2012 at 1:32 pm

    City iska imaw

  23. Cusman xasan Reply

    21-May-2012 at 1:24 pm

    Juva waaa nadiweyn wana oo adaaa

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>