
Inter Milan ayaa qarka u saaran inay soo wareegto xiddiga reer Argentina ee kooxda Genoa Rodrigo Palacio, sida aan ka soo xiganay Corriere della Sport.
Ciyaaryahankii hore ee kooxda Boca Juniors ayaa la filayaa inuu heshiis afar sanno ah u saxiixo Inter isbuucyada soo socda, waxaana uu nooqn doonaa ciyaaryahankii ugu horeeyay ee uu la soo wareego tababaraha cusub Andrea Stramaccioni.
Warar xan ayaa sheegayay in Roma ay u soo bandhigtay Genoa heshiis 8 milyan euro iyo wada lahaanshaha Andrea Bertolacci iyo Gianluca Caprari, islamarkaana dalabkooda la aqbalay, lakiin madaxweynaha Genoa Enrico Preziosi ayaa go’aansaday inuu ka doorto dalabka Nerazzurri ee ah 11 milyan euro.
Inter Milan ayaa si xun ku dhameysatay xilli ciyaareedkan 2011-12, iyadoo tababarayaal dhowr ah ay isku bedeleen.
Weeraryahan Palacio oo 30 jir ah ayaa Genao ku soo biiray 2009kii, waxaana uu dhaliyay 40 gool 100 kulan oo uu u saftay kooxda.
Maxamed
25-May-2012 at 7:14 am
Asc asxabey inter rodrigo wey ku faa idi doont juva.milan ha yoy ya niga celinayo kkkkkk morati madaxisa kor ha jiro waligisa
fitaax kidhaale
22-May-2012 at 1:55 pm
Kkkkkk ree milan haday maqlan inter aaya wax kensanaysa maxay u xanaqan wa yabe hort sanad inter milan foorso
zaki
22-May-2012 at 10:56 am
AC MILAN wax maka qadayo midkaan dhahaaa AC MILAN tii aan hada 4:2 uga badinaye somahan HOME IYO Away ayan ka badshay kulanki horana 1:0 ayaan uga badshay oo MILITO ah marka AC MILAN hadaaan OBI uu safo xataa wan dilaaa wax an ka badi aqanaba ayadaa ka jirta marka well come palacio waan so dhaweynaynaa Sanadkan waxa nadilay macalin la , anta marka next wellcome back NERRESURI FOrzO INter milan
malaay cadde
22-May-2012 at 8:59 am
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk 30 jir aaaaaaaaaaaaaaa kaas ciyaaryahan ma ahan 100 kulan 400 goal bisaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa uuuuuuuuuuuuuf
C/qadar inter
21-May-2012 at 6:22 pm
Waa striker macquul ah k k k k k reer milan waxaan layaabay markey maqlaan inter ayaa ciyaaryahan soo qaadaneysa wey isku banayaan war isku tashta weysoo laaban inter milano naadiga aanan boorsada aqoonin waligeedna aanan serie b gelin.
Xaaji Milaano
21-May-2012 at 6:17 pm
Rokrico waa istaiker macquul ah laakiin acmilan waxba kama qaadi doono
Handsome boy
21-May-2012 at 4:05 pm
Waa war fican lkn da.disa weyn wana stricker kagudub taas c’moooooooooon inter milan