Kooxda horyaalka yurub ee Chelsea ayaa koobkii ay ku guuleysteen waxa ay ku soo wareejiyeen wadooyinka koonfur galbeed London, iyadoo ay isku soo baxeen tobanaan kun taageerayaal Blues ah.
Iyagoo banaanka soo dhigay koobka Champions League oo ay xalay kaga qaadeen rigoore Bayern Munich, sidoo kale waxaa isna ay banaanka soo dhigeen koobka FA Cup.
Ciyaartoyda Chelsea oo isla maanta ka soo laabtay Munich ayaa dusha ka saarnaa bas furan, iyagoo salaamayay taageerayaal badan oo soo dhaweynayay.








DROGBA
24-May-2012 at 12:52 pm
anigu aad ayaan uga soo horjeedaa chelsea qaaday madaama aan arsenal taageero
Dalmar
23-May-2012 at 12:11 pm
Sanadkan wasanad murugo kuleh kubada cagta chalsea chapion haqado real horyalka laliga haqado man cito horyalka england haqado wa murugo kuso karortay kubada cagta jalseya markey qaday championk waxad umalenayay cyal nanac lasiya oo kale sidey ukala baten kkk war xeshoda dadka jalse tageraha uhayow kkk
DROGBA
24-May-2012 at 12:57 pm
waxaan ku idhi chelsea gaadhimaayaaan city iyo united iyo arsenalba waa viva chalsea
C/wali
23-May-2012 at 7:42 am
Chelsea way mudantahay inay kobkan hanato waxay na ku qaday silama filan ah chelsea hambalyo ayan leyahay tageerayaashoda kkkkkkk
Soomali
22-May-2012 at 7:44 pm
Chelsiyeey waad guulaysatee bada ku dhaca hadaba kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
abshir abdigaani
22-May-2012 at 6:00 pm
all in all way guulaysteen laakiin xaq waxaa u lahayd bayer koobka
iam sorry nasiibkaa yaa u hiiliyey
koronto
22-May-2012 at 12:09 pm
han balyo dhamaan akhyaarta taageerayaasha reer chelsea aad ayaaan ugu faraxsanahay guusha wayn ee ay gaadhay kooxda fc chelsea
hanbalyo…hanbalyo… hanbalyo meeskasta aad joogtaan
CABDI
22-May-2012 at 11:02 am
waaaw reer arseanal hadal uma furna ilaa ay dhagawayne so qaadaan reer arsenal ka xishooda waawaynka kkkkkkkkk
Cl fitax cade
22-May-2012 at 10:37 am
Asc dhaman iqiyarta chelsea tagertah hambal yo hambalyo aniga waxan ahay tagere chelsea runti ad ayan u farxay runti ma amin sanen inan qadi karnoh lkin waxay notay inan aad noh torres guuuuuuuuuuuuuuuuuul
xasan rooble
21-May-2012 at 6:27 pm
in aay qaadan ma aaysan u qalmin waqtiga ayaa saaciday shiiiiiiiiiiiiiiiiit
badrudiin
21-May-2012 at 5:04 pm
guul badan ayaa u rajeenaa chelsae
david luiz
21-May-2012 at 4:59 pm
Wey mudantahay iney qaado koobka champoin leageu maxa yelay dad badan aya ku qus qadanayan sxb chelsea wa koox hada magac ka leh xiriir uefa wey ka fcn tahay kooxda weyn arsenal wan urajeynaa iney qaado kooxda arsenal koobkan oo kale
Liibaan xasan farax
21-May-2012 at 4:09 pm
K k k k. Waa waaaw waa farxad iyo da mashaad waa wax an sugey ney in badan chelsea oo mar gacanta ku so dhigto champion ka ma ahan xili an hilmami doono viva chelsea 4.ever?
Lii.cade
21-May-2012 at 3:43 pm
Asc. Kadib kkkk waxanleyahay ishii buktoy kubikacso kobkan anxambarsanahay waa sharaftii ingiriiska marka halagu indha qabobsado chelsae wey ubilabatay viva kor
cabdiqaadir axmed
21-May-2012 at 2:10 pm
waan ku faraxsanahay guushii weeyneed eey gaartay chelsea fc waana guul waxbadan loosoo dadalay waxaan leeyahay ishii xuneey ku bigaac so
Abdulkadir ubulqeed.
21-May-2012 at 12:49 pm
Man unted iyo man city group yada ku so haren copkan marka cop kan ad ayu u adkay.chelsea wey uso dhibtotay wey u so jilbo muruxday waxa an lagu rafadin lama helo inkasto nasiibka saciday marmar qar marka firiso kulamada qar wad layabe waa fantastic.sida napuli ku so rebtay iyo barcelona. Macjiso ayu aha chelsea inkas to ay lahen labo garbo werar ah cubada labo garbo oo werar ah oo lagu tashto marka wey u bahantay in ay kento.
C/nuur ismcl diged
21-May-2012 at 12:39 pm
Runti anigu waxan ahay tagero rer chelsea wana ahandona inta nolashayda kadhiman farxada an lakulmayna marki anu cupka qadnay waxa ay ahayd farxad anwaligay arkin adinku waligin farxad ma la ilmaysen?sida an anigu ula ilmeyey runti waa guul an wayabadan ku riyon jiray riyadina way no rumowday hadanu nahay blue chelsea kkkkkk waxana leyahay rer arsenl fadhiga ka kaca o dadal u gala sidad chmpn ku qadi lahaydn sida loqadana blue chelsea ka barta kkkkkkk guuul an kala go lahayn aya ino balana hahahahahahahaha kkk
Alias
21-May-2012 at 12:32 pm
CHELSEAFC WAA KOOXDA SEASON-KAN 2011-2012 UGU WANAGSAN EUROPE WAAYO WAA CHAMPIONS…..VIVA CHELSEA…BLUES 4EVER…
teesto
21-May-2012 at 12:17 pm
hada ayaan nasan karnaa waa guul taariiq ah maanta london saas ayaa looga raaxeesanaa heer kaas chelsea ayaa gaar siisay
Makaiil, cade
21-May-2012 at 11:30 am
Gul gul gul aniga ayaba waxa is kumaleyo in an landan joga ba kgkglgkgkgkgjg
m geedi
21-May-2012 at 10:36 am
chelsea hamblyo iyo dhaman tagera yasha mel walbo ay jogan gar ahan ciyar toyda dadalka mujiya dhaman weyddaleen ciyartoyda viva chlsea kulmada haray
man city
21-May-2012 at 10:22 am
Kooxda London ugu weyn ee Chelsea waa u hambalyeynayaa anoo ah champions of english premier league man city greatings from Etihad
Wasdi
21-May-2012 at 9:45 am
Haa hada ayan nasankarnaa waa guul 100sano kabadan an dooneynay
fariiq
21-May-2012 at 9:33 am
championku waa siduu i bilaabmay chelsea waxay qaadi doontaa kuwa kale sandaha soo socda
Nalow
21-May-2012 at 8:57 am
Wlh wa guul wayn o uso hoyaday chelsea wana farxad wayn rer arsenal waxan leyahay kor wad u qadi karta cupka lkn hanaga xogina liban carab sln sare wan guleysanahay wad u jedaaaaa ugas tores wa geesi wayn asigaa aya sabab u ahaa cornerada di matio
shaani
21-May-2012 at 8:25 am
hambalyo hambalyo
Cumar c/rixmaan
21-May-2012 at 8:21 am
as/c salankadib waxaan hambalyo hambalyo leeyahay taageerayaasha chelsea oo aan lasoogowbi karin guushaan weyn ee aanga gaarney horyaalka yurub ama championka marka inaan noqono kooxdi ugu horeysey ee 20sano kadib waa markii champion loobixiyey kooxgurigeeda kuqaado waxaa saas samaysey liverpool 1984 oo roma kagabadisey gurigeeda iyo kooxdii england ookuhoreysay ee londan keen ta koob
Maxamed
21-May-2012 at 8:13 am
Yes
Masüd özill
21-May-2012 at 7:52 am
Chelsea wey karesatay vbs&sturi hada waxa qabtay nadiga demttio iyo remreis
aba landan wa blues
Coday
21-May-2012 at 7:48 am
Naadiga.caalmka2012waachlsea
Coday
21-May-2012 at 7:43 am
Sanadkaan.brciloona.chlseawaxaafiican.chlsea
Cabdulaahi shuuriye faarax
21-May-2012 at 7:27 am
Naadiga caalamka ee 2012 waa naadiga chelse xiliciyaaredkaan kkkkkkkkkkkkkkk
saadaat fan manu
21-May-2012 at 7:12 am
hambalyo rer chelsia arsenal cuqdad ku dila agmarsiya championka ha iska ooyan masakinta kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk viva manunited
Axmed xasan
21-May-2012 at 12:47 am
Chalsea a hiro a best weyqaday cupka ninba malintisa hadan manta qaday markalena wan ku han weynahay farxadana wa banantahay dadka inta guryahoda la yimad laga qadayo mahin chalsea wa gesiyal eg barcilona mesha an marinay bayer munich iska daba
Mahdi
20-May-2012 at 11:32 pm
Blue is colour. London is Blue!!! Cmon Chelsea.
abdulkadir Nairobi
20-May-2012 at 11:19 pm
reer chelsea faan faan badanaa hortiinaa laqaadi jiray . Ee u faana kooxaha kale london ka dhisan
cabdifataax jamaal anelka
20-May-2012 at 11:18 pm
hahahahaha farxad aan dhamaad laheyn ahaa hee tan kkkkkkkkkkkkk guuuuuuuuuuuuuuuuul tagerayaasha chelsea meel walba eey jogaaaaaaaaaaaaaan kkkkkkkkkkkkkkkkkk
sharmaloova
20-May-2012 at 11:06 pm
VIVA CHELSEA
Deeq alfa
20-May-2012 at 11:04 pm
Looooool aaaaaaad ayaan ugu farax sanahay inan noqona horyaalka yurub iyo inaan caasimad caan ah oo waligeed koobkan lageynin aanu hormuud unoqono marka farxadi idhiman aan naadiga kasugaa wey yar tahay kuwa kalene waan kudar saneynaa insha allah guul r d m the best manager guul wacan viva chec drogba cahil luiz a.cole and lampard waaaw ssry obi mikel kkkkk xaaaaax farxad roman guul jha sii daaynin di mateo ilove 4ever blues byyyye looooolz
Abshir kurde
20-May-2012 at 10:53 pm
Cajib adonta oo kopkugu korqada wale wa dibatakale
cadnaan
20-May-2012 at 10:45 pm
haaaaaaaah chelsea naaadiga dhiiiga iyo isbiiradka jaaaaw arsenal
ismail adam galley [ibnugalley]
20-May-2012 at 10:45 pm
warkaas ayaa imaraayo london abaartii heysatay waan ka saaray waa geesiyaashii london ogaada VIVA CHELSEA IYO DROGBA iyo ciyaaryahanada kale waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw hadana waaaaaaaaaaaaaaaaawo baashaala adinkaa iska leh london byyyyyyyyyyyyyyyy
ali jousaf
20-May-2012 at 10:01 pm
viva chalsea guulwanaag san asxaabta chalsea chalsea cupkan waamutaysatay dadaalkeeda markaloo fiiriyo guulwanaagsan chalsea waxay ahayd waqti xasuus leh horaa na uuga hadlay koobkan chalsea in ay qadayso guuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuul gullll wanaaaaaaaaaag san ilv chalsea and madrid london kuligiin guul ayay idiin keentay chalsea england nah sidoo kale lampard terry drigba obi petter ashley hanbalyo mansha alaah byeeeeeee
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
wooooooooooooooooooooooooooooooooooow
tagero chelsea
20-May-2012 at 9:57 pm
wax badan ayaa sugayniay in aan sidaan ufaraxno sabar badan ayaan sooqdanay marka reer arsnaal iska sabra ayaan idin lee yahay viva tores en dorba en trij en lambaard
Mdeck_alhaji
20-May-2012 at 9:13 pm
aadbaan ugu faraxsanahay maadaama naadigi aan aduunka ugu jeclaa ay champions league qaadeen.waxaan oran lahaa RDM waa in uu sii hayaa naadiga.. next season ayuu premier league qaadi doonaa insha allah… viva suudi cade
cabdiraaxo
20-May-2012 at 8:56 pm
waxaan jeclaa in ay arsenal noqoto kooxda ugu hormarta champions laegue reer london laakiin waa nalooga hormaray oo chelsea ayaa taariikhda gashay waxaan rajaynayaa inaan noqono kooxda labaad
xaajoow
20-May-2012 at 8:48 pm
viva Chelsea , hambalyo hambalyo dhaaman reer chelsea
juka
20-May-2012 at 8:48 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk tageera yaasha man united kajeesta waalashaqaystaye hadal waxba laguma helo kkkkkkkkkkkkkkkkk
saleebaan aadan
20-May-2012 at 8:44 pm
waxaas ayaa kooxa mar hadii london oo aan weli lagayn champions ay iyadu maanta gaysay cid kale oo gaynaysa oo lasugayaana aanay jirin iyada oo marar kale gaysa mooyaane waxaan sugayaa oo kale kan superka iyo ka qaaradaha ee vive chelsea wixii koox ahaa ee london oo dhami waa iska hadheen markaas sidaa kuwada biyo caba
drogba
20-May-2012 at 8:44 pm
qofkasta aduunka jooga wuxuu jecel yahay inuu tageero chelseafc hooyo iyo aabe kasta wuxuu jecel yahay in uu wiilkiisu u ciyaaro chelseafc sida anku arkay f.torres oo abihii iskula sawiray championka markay xalay qaaden
VIVA CHELSEAFC
mohamed
20-May-2012 at 8:43 pm
waxaan aad ugu faraxsanahay in ay Chelsea markii ugu horaysay qaado Champions isla markaana noqoto kooxda horyaalka Naadiyada Yurub waxaana odhan karaa waxaa guusha ay gaadheen u horseeday tababare Di matio oo ah nin in badan la soo halgay kooxdan una ciyaari jiray markii hore waxaaan leeyahay guul Chelsea………….
ahmed jaban
20-May-2012 at 8:41 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waaa kii niigu horeeyay marka xaalka dajiya
mahad
20-May-2012 at 8:25 pm
wooooooooooooooooow aad ayaan ugu farax sanahay maaadaama caasimadeena la keenay koobkaan oo in mudo ah caasimadaan baadi goob ugu jirtay vivi arsinal
cabdi rashiid musharaf
20-May-2012 at 8:22 pm
yeeeeeeeeeees aad ayaan u faraxsanay wayo waxa in badan laygu odhan jiray seero b lakiin manta yurub oo dhan ayaa igu daba faylaysa imka waa 2 koob lkn waxa ii hadhay 3 kale ee way dhaqaaqday ee ka daaya caweida chelsea for everrrrrrrrrrrrrrrrrrr
Hamza Ramzi
20-May-2012 at 8:22 pm
wooooow well done……….. Chelsea well-done the Blues
haasaawe gacal
20-May-2012 at 8:21 pm
kkk chelsea best team
nasir suul
20-May-2012 at 8:16 pm
viva chelsea
kubada
20-May-2012 at 8:10 pm
caaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac waxaasaa kaa kooxa igadaa waxa kale waa qashine waxana ii hadhay inaan qaaado kan superka iyo kan qaaradaha viva chelsea.