
Fernando Torres ayaa u sheegay qabiirka Isboortiga Spain ee Sky Sports Guillem Balague inuu ka fiirsanayo mustaqbalkiisa Chelsea ka dib markii lagu soo bilaabi waayay finalkii Champions League.
Weeraryahanka ayaa ka caawiyay Blues inay Barcelona ku soo dhaafto semi-finalka, lakiin waxaa la fariisiyay kursiga keydka kulankii xalay ee Munioch, iyadoo Didier Drogba laga doortay kaasoo ahaa geesigii koobka u soo hooyay kooxda reer London.
Ciyaaryahanka ku fadhiya 50ka milyan ginni ayaa ahaa bedel aan la isticmaalin finalkii FA Cup ee ay ka qaadeen Liverpool, waxaana uu qirtay inuu doonayo inuu madaxda kooxda kala hadlo mustaqbalkiisa.
“Waa wax iska soo horjeeda sababtoo ah waxaan dareemayaa inaan taaganahay meesheydii iigu sareysay mustaqbalkeyga ciyaareed, waxaana qabaa baahi weyn oo aanan dareemin muddo dheer, lakiin waxa ay noqotay inaan kursiga keydka fadhiyo kulankii finalka” ayuu Torres u sheegay Balague oo wareysigaasi u qaadayay jariirada AS.
“Waxa ay igu aheyd niyad jab weyn markii aan arkay line-upka, malaha waa niyad jabkeygii iigu weynaa abid”.
“Xilli ciyaareedkan waxaa dareemay waxyaabo aanan hore u dareemin. Waxaan dareemay in la iila dhaqmay si aanan filaneynin, ma aheyn sida la iila hadlay markii aan kooxda ku soo biirayay”.
“Waxaan ka wadahadli doonaa mustaqbalkeyga sababtoo wixii i soo maray sannadkan ii ma ahan door aan qaadan karo, mana aheyn wixii aan filayay markii aan halkaan imaanayay”.
“Guushii Munich ayaa wax walba i ilowsiineysa, lakiin waxaan u baahanahay in kooxda ay ii sheegto waxa dhici doona iyo doorka aan ka qaadan doono kooxda, markaas ka dib ayaa go’aansan doonaa mustaqbalkeyga”.
Ugaaska beesha
22-May-2012 at 6:32 am
Dhaman asxaabta waan salaamaya 2nd f tores kuma qasaarin chelsea maxa yelay chelsea wuxu wax ka qaaday cup ka f a cup &champion marka drogba isaga ayaba tagi dona tores na wuxu helaya boos free ah
Omari
21-May-2012 at 3:59 pm
war Tores ha iskaga tago chelsea maxaaa yeelay nasiib kuma lahan waa ciyaar yahay weyn waa lacib lakin sidii uu meeshan u yimid waa uga jajabtay
fitaax kidhaale
21-May-2012 at 2:57 pm
Asc dhaman bahda isbortiga dhawato waxan idin waydinaya runta markad ka hadashan xiligan labadan nin drogba vs tores ya fcn kala sara waxan ahan jiray waa waxa ka fcn hadan wax ahay runti tagista drogba iyo jogista tores iskuma qalman waxa habon hadu mid tagayo tores ileen wax sa I’d ah kuma so kordin qarash beel mahane
fita ali haji goleey
21-May-2012 at 1:43 pm
asc dhamaan bahda sports ka tores waaa ciyaariyahan lacib ah kana so jed boqrada yurub e spain waxaa dhihi lahay tores drogba asiga ayaba mar dhow halkas iskaga dhaqaqi hay o kusi jed halkaa iy china waxba ha ismurjin halkaa adiga aya ka noqondon furaha chelsea tores nasiib wacan aya ku rajey nayaa
Ugaaska
21-May-2012 at 1:14 pm
Mrka hore sln guud dhmaan asxbta fikradaha iswedar sday then ani wxn dhihi lahaa cyaryahanka f.jose torres wxu aha walwada oga mrki yaray athletco madrid ujogay wacdaro ayu kamujin jiray wuxuna dhlin jray kubadaha ugu mcn laliga sdo kale barcelona wuxu kadhalin jiray goalal cjib ah buyol o dhulka yala ayu mdaxa kamari jiray wna lwda dawan jiray kdib liverpool mrku imaday seasonki 1ad e u imaday kox premier league kacayarta osan goal kadhalin mlahan f.torres lcibnimadisa iyo farsmadisu hada mahan inti ugu wcneyd wuxu sooqatay yarantisi athletico madrid kdibna liverpool ayu kamujiyay cyaro mucjisaa finally wxankuso gunanadaa torres chelsea imanshahedi wukuqaldamay kdibna xirfadisi waluntay wxajirtay xli dafacyada caalamka ay torres mrki arkan kacabsan jiren. ok torres ha udhabar adego jogitanka chelsea wa,intaso timekisa lasogaraye.
Makaiil, cade
21-May-2012 at 11:44 am
Ask aqyarta wad salaman tihin kuli gina. Dhanka kale f.torres wax bo ah is niyad jibin wayo koxda way kuje cesha hay is kana ilow wixi dhacay boos kadana wa kufira qo ee jog chelsea.
nafayda
21-May-2012 at 10:32 am
runtii waan ka xumahay tores inuu finalka kedka galo oo klou lagu soo bilaawo waa lama cayaartoy aanan is ku qalmin cayaartoooda viiiiiva tores
xudeyfa syl
21-May-2012 at 10:20 am
welcome back liverpool farnand torres
Muhammad
21-May-2012 at 10:15 am
Tores sxb Arsenal taag halka aya boos kaheli ee ama man u
Viviano
21-May-2012 at 10:15 am
Dadkaan dhahaayo TORRES waaku qaldamay chelsea, FERNANDO 4 sano ayu jogay LIVERPOOL mxu ka qabtay. Galdhalin maku gulesan cup-na mala qaadin…. Lkn halsano iyo bar uu jogay in CHELSEA WUXU kugulestay FA CUP & UEFA CHAMPIONS LEAGUE. Maxa laisku indhotiraaa hee
Aftahanka
21-May-2012 at 9:20 am
Toress waa xidig aad u ween aniga agaan waxan qaba haiskeega tago chalsea coze lacibkaan markisii hore asogo binji oosogalayo marki la arko aduunka islakaci jiri cabsi darteed balse hada wee kudheleen chalsea waxaan dhahi lahaa arseanl aa kubahan loooolz long live c.ronaldo and v.nbars
cabdiqaadir
21-May-2012 at 7:06 am
tores waalaacib aad uweyn waqtigiisana wuuqaadandoonaa xiliciyaareedkan soosocda
Wasaye
21-May-2012 at 6:02 am
Livar pool maxayraban torres soidinka maso cayrin balayo idinbabi isay liverpool kobdanbe qadimaysan melxun indha wawayn kasotaga uf champion wakaharten uf liverpool ma koxa uf viva chelsea html tags
Fose
21-May-2012 at 5:57 am
Livar pool maxayraban torres soidinka maso cayrin balayo idinbabi isay liverpool kobdanbe qadimaysan melxun indha wawayn kasotaga uf champion wakaharten uf liverpool ma koxa uf viva chelsea html tags
Waziirka
21-May-2012 at 5:48 am
Asc dhamaantii aniga waxaan qawaa intuu dorogba jooga inusan ka heleynin bos
daadir
21-May-2012 at 1:32 am
sxb ada ka so tagay koox iyo tagero ku jecel liverpool lkn nasib wacan tores
cade
21-May-2012 at 12:57 am
ani waxaan leeyahay ninka tores wuu ku qaldana imashihiisi koxda chelsea maxa yeelay sida uu kadhawajiyay sxb hore chelsea maciyarto kubad ee waxay ciyaarta musaaraco marka waa inuu kadhabeeya go,aankisa ah inuu mustaqbalkiisa fiirsado
Barqo
20-May-2012 at 11:45 pm
Tores iyo dorogba 2baduba. Waa tiirarka ay ku taagen tahey .chelsea .laakiin ma ahen ciyaartoygu inuu u xanaqo .halkulan ama 2kulan oo layn up ka hord lasafi wayey. .waase xor asagaa og cafimadkiisa
Abuukar black
20-May-2012 at 11:34 pm
Tores chelsea kubadada mataalo inad nin final tahay wala ogyahay lakin hadana drogba dorasho macalin ayu ku ciyaraye idan laa karaamata laka illaa taxta drogba … Kkk
Yabara
20-May-2012 at 11:24 pm
Tores ply iska jog bos jogta ah wad heli donta drogba waa da’ asigaa ciyaraha ka farisan dona
Omar mohamed hiloowle (suud)
20-May-2012 at 11:10 pm
Ninka la baxay drogba xagee yaraan ku arkay toress,, teda kale waxaan rajayn inuu kox weyn ku biiro markaa wuu isa soo mujin karaa farnando!!! Lkn intu chalsea ag fadhiyo lagama yaabo, teda kale chalsea waxay ku cayaartaa qabkii uu u dajiyay wagii uu jogay morinho marka toress ma nafacayo qaab ciyaaredkaas ee haka danesto mesha.
khadka
20-May-2012 at 11:03 pm
Tores wuxu khaldamey markuu chelsea imaadey may ahayn inuu tago chelsea sababtoo ah chelsea kubad laguma ciyaaro ee MASAARACO aya lagu ciyaaraa
imikana haka tago intaaney kubadu ka madoobaan
Abuukar black
20-May-2012 at 11:02 pm
Sxb waxba ha cabaadin dhuuntaadaa ku dhigtay halkas shevchenko ayaa ku dhacay hortaada chelsea kama weyna liverpool bosna kamawaayin anfield dimateo hadu dorogba dortay cup ayu kuqaday adiga meel xaar leh ku dhedhel..kkk
cadnaan
20-May-2012 at 10:54 pm
asc dhaman tores waa ciyariyahan lkn drogba waa guul wade waliba ninkan waa laka baqaa drogba ah haduu drogba tako ayaad boos heli torres iska jook torres
al haji livarepool
20-May-2012 at 10:15 pm
well come livepool hadaad kobab rabto ama premleage
muhyadin
20-May-2012 at 10:09 pm
haa wusaxan yahay rores sharafta ayey kadilen chelsea xalay asaga hadu ahayn cup may arken
Amuuye
21-May-2012 at 10:11 am
Sxb hada livepool waxa jiro ma ahan ee waxa urajey naya inu iska joga fc chelsea
tagero chelsea
20-May-2012 at 7:51 pm
torres sxbow iska joog chelsea waqtigaadi waa sooqadatee hadoo dorgba baxo ayaa boos jogta ah helesaa
MOHAMED
20-May-2012 at 7:51 pm
asc wasax umaa qalmo in ow keed fadhiyomarkasta xitaa xalay waxa koornada la helay markow imaday wana laacib fir fircoon
Maxamed ibrahim, sh axmed siyaar
20-May-2012 at 7:40 pm
Asc waa uu ku sax sanyayhay waayo waa ciyaryahan weyen mana u qalmo in uu kusiga keyedka fa dhiyo torees
mowga
20-May-2012 at 7:40 pm
asc dhamana asxabta sida aad u dhan tihiin salaan kacbadi aniga waxaan dhilahaa kusoo laabo teamka kaadi hure ayaan aniga dhilahaa waa dhameeter fiican
ahmed galkacyo
20-May-2012 at 7:38 pm
fernando 9 iska joog drogba haduu tagayaa adaa kusoo haraya
drogba
20-May-2012 at 7:38 pm
HA SAG DEGIN TORRES WAXAAD NIN DA YAR JIILKA CUSUBNA ADIGA AYAA HOGAAMINYA TAAS ANIGA KUU BALAN QAADAY
Kame jijigawi
20-May-2012 at 7:37 pm
Viva f.torres
yasmiin
20-May-2012 at 7:36 pm
wlhi horta aniga cheslea waan tageraa wana koxdeyda aan ku dhinto balse torres iyo drogba mel islama galaan waxsne macalinka ayaa habeyay mana ehehn in uu saxafiyinta waxas u shego waxaa ficned inuu kala hadalo madaxda so torres ha is dajiyo drogba asaabo ka tagi donee meshaa adaa atoore ka noqonayo