Chelsea ayaa gaartay Munich ka hor finalka Champions League oo ay habeen danbe la ciyaarayaan kooxda Bayern Munich.
David Luiz oo ku riyaaqaya qibrada uu u yeelan doono finalka Champions League ayaa bogiisa Twitter kula socodsiinayay taageerayaashiisa hadba halka uu safarkiisa marayo, iyadoo uu soo geliyay sawir uu dhoolacadeynayo oo ay isla joogaan Didier Drogba iyo Ramires oo ka ganaaxan kulanka sabtida ka hor inta aysan u duulin Munich.
Chelsea ayaa ka hor duhurnimadii cagadhigatay Munich, waxaana ay kooxdu degtay Hotel ku yaala bartamaha magaalada Munich, iyadoo la filayo in maanta gelinka danbe inay tababar sameyn doonaan.





mustafe
19-May-2012 at 6:05 pm
guul ayaan urajaynayaa koxdayada chelasea
sakari
19-May-2012 at 10:46 am
…………………………cech……………………………..
…………bosingwa…..cahil…..david.luiz…..A.cole………….
……………………mikel……essien……………………….
……..mata………………lampard……………..malouda……..
………………………Didier.drogba………………………..
guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul
CHELSEA
khaliil
19-May-2012 at 10:33 am
guul chelsea
Maxamed Pato
19-May-2012 at 8:14 am
Chalsea.fc 3 baayar muniq 0 torres 1 mata1 dorgba1 haqustan taagerasha baayar muniq
Maxamed cabaas
19-May-2012 at 6:13 am
Chelesea gul aya urajenaya
Caaqil114
19-May-2012 at 5:06 am
wallee chelsea cashir baa idin sugaayo, bayer kuligood lama celin karo meel walba ayey kaaga imaaneeysaa….
ridwaan
19-May-2012 at 3:19 am
waxan uma lay naaa aqyaarta in aay chelsea ay uriyonayaan lkn af ka ayan cida ugali nay naa anago mar ti aya tihin ee 2vs 0 ayan idin ka badinay naa
shanbay
19-May-2012 at 2:35 am
asc wr wb asxaabta laacib .net hadaan ka hadlo fikirgeyka waxaa badaneysa celsi guuul tores
C.rxman shador
19-May-2012 at 1:02 am
Gul chalsea ayn u rajaynayna ini iyo pro waydaw
C.rxman shador
19-May-2012 at 1:01 am
Gul chalsea
shabcan
18-May-2012 at 10:53 pm
asc dhamaan bahda laacibnet ku taxan salan kadib hadaan ka dhiibto fikradayda runtii waxaan tageraa chalsea way iska caday fikradayda waana badinaynaa
kamil
18-May-2012 at 10:32 pm
walahi tagerayasha chelsea ma r mar waxa isledahay wa wax an waligood badin waxanka wada ila malinti ay kabadiyen barcelona waxay kabixi layihin barcelona an kabadinay yana horisyagikara war nadiga a tagerayasha utihin a yuu eraygas keeb kuyahay xasuusta barcelona inay tahay koox cadiya
ali jousaf
18-May-2012 at 10:23 pm
ass waad salaaman tihiin asxaabta laacib.net
walalayaal waxu waa kubad awood waa jirtaa nasiibnah waa la socdaa
hadaan saadaaliyo chalsea ayaan guulaysanaysa maxaa yelay chalsea
waxan kaga fiican ahay munich dhexda iyo difaacaba munich difaac
malahan drogba nah waxu raadsada godadka minich ay ka jilicsan tahay
waa fursadihiisa ciyaartasu waxay ku dhamanaysa 2and 1 oo chalsea
chalsea ku badinayso drogba iyo lambard xasuus xasuus xasuus xasuus
warka la socda sacado ayaa ka dhiman
asc asxaabtayda laacib anigu waxaan ahaa ciyaaroy bye
saalax idris
18-May-2012 at 10:21 pm
marka hore waa idin salaamay bahda sportska gaar ahaan laacib.net iyo dhamaan asxaabta ku taxan barnaamijka sportiga salaan kadib hadaan gudo galo barnaamijka waxaan aaminsanahay iney chalsea ciyaar fiican so ban dhigi donto balse natiijada waxe racidontaa bayer maxaa yelay chelsea waxaa lagu dilaa qibrad final chelsea we le dahay qibrad balse qibradeda waxba ku aman xaga bayer sidaan jeclahay waa iney badisaa bayer weliba 3_2 oo guusha ku raaci donto bayer
maxamad ganey
18-May-2012 at 10:13 pm
Waxa aan leeyahay chelsea waa eey badineysaa oo bayar munij waa laxa suuqaa maadaama eey kamaqan yihiin laacibiin caan ah sida teeri iyo ramiirees iyo mareeleys sida dorokba sida ifaana fiij chelsea oo lacibiintaas kamaqan ayaa laxasuuqaa baayar munij ok
Lii
18-May-2012 at 9:28 pm
…………………………cech……………………………..
…………bosingwa…..cahil…..david.luiz…..A.cole………….
……………………mikel……essien……………………….
……..mata………………lampard……………..malouda……..
………………………Didier.drogba………………………..
cabdifataax
18-May-2012 at 9:21 pm
asc bahda sportska waxaa ahay tageraha chelsea ee haatan finalka kula jirta bayer minich in kasto ey bayer tahay koox adag lkn waxan umalena chelsea in ay ledahay awood ay isaga difacdo koxda bayer in sha allah chelsea aya koobkan kuleh
wan idin mahad celinaya dhalinyarada barnamijka so dadihisay
Lii
18-May-2012 at 9:19 pm
…………………………cech……………………………..
………bosingwa….cahil………..david.luiz……A.cole……….
………………..mikel…..essien…….lampard……………….
………….mata………………………………kalou………..
……………………….Didier.drogba……………………….
nasir suul
18-May-2012 at 8:35 pm
viva chelsea
franko
18-May-2012 at 7:57 pm
viva Chelsea we love always
paplo aimar
18-May-2012 at 7:50 pm
aad ayaan idiin salamay bahda laacib .net hadaan halkaan fakarkayga ka dhiibto horta copkaan waxaa iska leh wixii iska reeba barcelona chelsea way iska reebtay iyadna copkan iska leh cid is waydiinaysa malahan wad ogaydeen sanadkii inter iyo bayer munich final intar ayaa reebtey barca copkana ayadaaa banaanka kala baxday chelsea guuul aan u rajaynayaah torres ayaa ku bilabay gooosha wad ogaanaysaaan
kamal
18-May-2012 at 7:50 pm
viva The Blues
abdifitaah
18-May-2012 at 7:21 pm
waxaan salamaya asxaabta lacab damaatood? aniga waxaa taageeraa chelsea lakiin waxaan idin shegaya anga ayaa iska leh koobkaan maxaa yeelay waxaa nacelin wayaay naadi ka ween maadigaan marka kan waxa naga celin karo majiraan ayaan qabaa inta eey noojogaan. torres iyo drogba… ?
Mahdi
18-May-2012 at 7:09 pm
Chelsea in ay halkaasi ka dheelayso waa wax wayn marka loo eego sanadka adag ee kooxdu soo martay. hadii ay badisana wax ka fiican oo koox gaarto malaha. Chelsea is Blues. Somalia is Blue.
Sadaq
18-May-2012 at 6:57 pm
asc dhaman horta bahda sportska laacib salan qali ah
marka 2ad waxan ahay tagere chalsea dhabtii chalsea markay soo bexaysay waxay ku soo baxday awoodeda mahan wax ay ku so baxday dhuumasho habedambe insha alah waxan rajaynayaa guul buuxda waliba aan ku kalsoonahay nadigayga chalsea tariiqdana ma dhicin koox loga badiyay goolal badan an eheen munich hadii la iga badiyo aqbartayda wad helaysaan mar kale hadan badsho sidoo kale wad mahadsan tihiin dhaman bahda sportska iyo dhalinta somaliyeed
sports ayaa ah horu mar dhalinyaro
qoslaaye
18-May-2012 at 6:55 pm
viva chelsea
suldaaan baraf
18-May-2012 at 6:44 pm
warka waaa cadyahay ayaaan filaaaa halkaas chelsea waa ku ceeboyday
Camanje/ali
18-May-2012 at 6:26 pm
Kkkkkk war chelsea oo Barcelona ka o hisay miyay biyo u cabi bayan ninkii kuriyoda in chelsea in lagabadinoow waxan kulehay magacajirye isaga kac hurdada chelsea camaje iyo ali waxay leyihiin guuuuuuul
Camanje/ali
18-May-2012 at 6:24 pm
Kkkkkk war chelsea oo Barcelona ka o hisay miyay biyo u cabi bayan ninkii kuriyoda in chelsea in lagabadinoow waxan kulehay magacajirye isaga kac hurdada chelsea guuuuuuul
ibra cade ki0z starz
18-May-2012 at 6:17 pm
Asc dhamaaan walaaaaha
Iyo
Taaageera yaaaasha
CHELSEA FOOTBALL CLUB
TAAAGEERAYAAASHA GUNNERS PLZ SHUT YOUR MOUTH
MIDA KALE
CHELSEA WEXEY KASOOO TILAAABSATAY XOOOXDI LALAHAAAA FINALKA WEY JOOOGTAAAA
NAPOLI OUT
BANFICA OUT
Barcelona OUT
BAYEN MUNICHEN ( NEXT ) INSHA ALLAAAHHH
HADA WAXAAAA KU XIGA BAYEN MUNICHEN…….
IF NOT BLUE WICH COLOR WOULD I LIKE ,,,,
SKY IS BLUE….
AM OLLWEYz BE CHELSEA FC FAN………
MAN CITY ,,, ,MAN UNITED ,, TOTTENHAM .. GUNNERS…
KULI CIIIL AYAAA KA HAAAYA CHELSEA INEY FINALKA GAAARTO
CHELSEA WILL FIGHT TO WIN THIS GAME
IN ALLAAAAH I LOVE AND TRUST
ALLAAH IS THE ONE AND ONLY
VIVAAAAA SOMALI PPL
ibra cade ki0z starz
18-May-2012 at 6:15 pm
TAAAGEERAYAAASHA GUNNERS PLZ SHUT YOUR MOUTH
MIDA KALE
CHELSEA WEXEY KASOOO TILAAABSATAY XOOOXDI LALAHAAAA FINALKA WEY JOOOGTAAAA
NAPOLI OUT
BANFICA OUT
Barcelona OUT
BAYEN MUNICHEN ( NEXT ) INSHA ALLAAAHHH
HADA WAXAAAA KU XIGA BAYEN MUNICHEN…….
IF NOT BLUE WICH COLOR WOULD I LIKE ,,,,
SKY IS BLUE….
AM OLLWEYz BE CHELSEA FC FAN………
MAN CITY ,,, ,MAN UNITED ,, TOTTENHAM .. GUNNERS…
KULI CIIIL AYAAA KA HAAAYA CHELSEA INEY FINALKA GAAARTO
CHELSEA WILL FIGHT TO WIN THIS GAME
IN ALLAAAAH I LOVE AND TRUST
ALLAAH IS THE ONE AND ONLY
VIVAAAAA SOMALI PPL
gadar xiis
18-May-2012 at 6:05 pm
in kasta oo ay kubadu tahay bar cad
bar mada
Kame jijigawi
18-May-2012 at 6:00 pm
Nani17 sxb maxa tiri walahi waan kugu qoslay waayo ribery iyo kroos iyo kuwa aad sheegayso ma kuwo xavi iyo messi ka xariifsanbaa mise waa kuwan aqanay hada ka hor ayaa la yiri ,chelsea Napoli ayaa rebaysa hadana waxa layiri benifica aya rebaysa hadana waxa la yiri Barca ayaa rebaysa marka intiba waan soo wada garacay bayerna waan ku darayaaa
hodanya
18-May-2012 at 6:00 pm
kkkkkkkkkkk chelsea waxaa lagaaray xiligii ay kaquusan lahayeen koobkaan bayrn muchin guul bayrn muchin guul
C/hi sh.dahir
18-May-2012 at 5:57 pm
Chelsea oo kobki donatay iga dheh
Dubka
18-May-2012 at 5:42 pm
a.s akhayarta wad salaman tihin blues guul ayan urajeynaya madama ay ka sotalabsatay barca
Nani17
18-May-2012 at 5:40 pm
Chelsea war aya uyala werarka frank ribery,arjon robben,kroos and muller ya celin kara mesha barca ma joogto e waa bayer munich o ah koox quwad leh viva ribery,robben and gomez
V.bersie
18-May-2012 at 5:40 pm
Damerada chalsea guuuuuuul
axmed yaasiin
18-May-2012 at 5:34 pm
chalsea riyo ayay ku jiraan jeer ay arsenal keento cl landon ma keenayso
Keyse ali maxamed
18-May-2012 at 5:34 pm
Gul chalsea
dhaqane
18-May-2012 at 5:34 pm
wan in ladadaala chelsea madaama aya ka socoto horyalka ingiriska ad ayan u tageerayaa kobkana kena
Zaki cadde chicha
18-May-2012 at 5:31 pm
Waa arin jayab leh waxan chelsea u rajaynayaa inay hanato chanpiomka sanadkan good lucky chelsea
mubarag gambo
18-May-2012 at 5:25 pm
guuuuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul viva blues n viva toress
qase
18-May-2012 at 5:23 pm
sxbyaal dadka taaageera arsenal ha aamusanaa meesha kaalinta sadexaad loo dagaalami maayo ee waxaa la dheelayaa champion bil fadlan intaa haloo sheego adinka champion horyaal calin cup f a cup waxaad qaadaysaan malahan marka waxaan idin dhihi lahaa garoomadda isaga baxa
drogba
18-May-2012 at 5:06 pm
WAXAAN MAHAD LEH IAHAY KABACDI WAXAA LEH LAACIB.NET IYO SHAQAAAHA SHARAFTA LEH MARBA MEE MARAYA XAAADA FINALKA NALA SOCOD SIINAYA
abdi bashiir
18-May-2012 at 5:03 pm
kkkkkkkkkkkk waleee chelsea war ayaa heesto viva gunerrs
Jinayim chelsea
18-May-2012 at 5:02 pm
Waw chelsea maglada jarmal kartey waxey su lawanayin ayago kooka qadey wa ino berito cidamada chelsea xog kuqadi rabto koobka yurub viva chelsea
isse
18-May-2012 at 5:01 pm
mayermunche ayaa ku guueysaneyso sababtoo ah aniga markii an arkay chelsea oo kapadisey barca wan xalaanaq
cabdi maxaad
18-May-2012 at 5:01 pm
Guul ayaa idiin rajeyhaa laacibinta chalshae
sabirin abdi
18-May-2012 at 10:20 pm
viiiiiiiiva mayermunchhe