
Qoyska Theo Walcott ayaa go’aansaday inaysan u safrin Ukraine oo aysan daawan wiilkooda xiddiga England Theo Walcott iyagoo ka cabsi qaba in falal cunsurinimo ah lagula kaco.
England ayaa seddexda kulan ee Group-kooda waxa ay ku ciyaarayaan Ukraine, iyadoo ay jiraan kooxo xag jir ah oo necebka isirka dadka kale ee aan cadaanka aheyn kuwasoo ciyaaraha ka soo qeygalaya sida ay ogaatay Sky Sports oo baaris ku sameysay dhawaan.
Iyadoo tababaraha England Roy Hodgson uu qirtay inay ka walaacsan yihiin in cunsuriyad ay ka jirto Ukraine, aabaha Walcott Don walaalkiis Ashley ayaa go’aansaday inaysan u safrin Ukraine.
Ashley Walcott ayaa bogiisa Twitter ku soo qoray: “Nasiib darro aniga iyo aabaheey waxaan go’aansanay inaanan u safrin Ukraine sababtoo cabsida laga qaba in isir naceyb dartiis la ingula soo weeraro”
“Waxyaabaha qaar ma istaahilaan inaad halis isku geliso, lakiin waxaa su’aal ka taagan tahay sababta koob sidaan u weyn loogu qabanayo wadan aan dadkiisaba xakameyn karin”
Ka dib markii shalay lagu dhawaaqay 23ka ciyaaryahan ee xulka England, Hodgson ayaa sheegay in taageerayaasha aan cadaanka aheyn ee England inay halis ku noqon doonto inay u safraan Ukraine.
“Arinta ku aadan isir naceybka, gaar ahaan warbixintii ay ka soo diyaarisay Sky ee gaangistarada ka jira Ukraine waa wax aan ka walwlasanahay” ayuu yiri Hodgson.
“Taageerayaasha waxa ay halis galin karaan in la garaaco ama la dilo”.
Theo zeze
23-May-2012 at 11:21 pm
Asc.war umad nijas ah aya lagu qabtay kobka madow ha iska cararo mu xishodo
halane
18-May-2012 at 12:42 am
waan idin salaamay umada somaliyeed meel kasoo jogaan runtii arintaan waa arin xun, lakin umadeyna somaliyeed ayidaa cunsuri isku ah iyo dadka ku jisida madowga ah ayeey cunsiriyeyaan runtii waxaa fiican inaa cunsuriyeeno dadka naga duwan sida carabta iyo cadankaba, anaguna inaa isjeclaano runtii arintaas ayaa hurumar ku gaarli karnaa viva somaliya down all arabs iyo ashole whites!!!
Xaaji Milaano
17-May-2012 at 9:06 pm
Platiini ayaa sabab u ah cunsurinimada asaka ayaa kadanbeeyo
ahmed galkacyo
17-May-2012 at 7:58 pm
walcott madawba maahan
cadaankaba wu ka qurux badan yahay
Caaqil114
17-May-2012 at 6:21 pm
kkkk waa cajiib, wadan sidaan ah oo aan laxakameeyn karin shacabkiisa, maba ahan in koob qaali ah lagu qabto.. kii cadaanka u egaa ayaaba sidaan ah maxaad moodaa kan madowga ah, ama yurub ama afrikaan wuxuu doono ha noqdee..
qaranka
17-May-2012 at 6:18 pm
banooniga loo kalama soocno
axmed
17-May-2012 at 5:41 pm
waa wax la yaab ah dadki somaliyed hadeyba ka hadlayaan in ay jirto cunsirayad maxaa yeelay dad somali ka cunsirisan maba jiraan aan aaminsanahay aniga ninka carabka u eg ayaa ka cabanayo cunsiriyen aniga ciyaartoyda madowga ahaa ee aan isku midibka aheyn ka dhigeyno dad fool xun ka waran
FUAAD_CAPTAN2015
17-May-2012 at 4:35 pm
THEO WALLCOT WAA CIYARAYAHAN AAN KAHELO CIYARTISI INTA DIFAC LAGA TAGO AYU BANONIGA NINKA KADANBEYO UCILINE YAAB RERKISA GOANKA EEY GAAREYN WEY KU SAXANYIHIIN VIVA MAN UNITED N JUVENTUS
Hassan Mohamed Iggo
17-May-2012 at 4:14 pm
Asc, asxbta? Waan idin slamaya dhaman, ukrainta wa dad aad u edeb xun oo cunsurinimada ay kagashey quluubta marka waxn leyahay qoyska theo welcott gu aanka ay qaden way kusax sanyin
V.bersie
17-May-2012 at 3:12 pm
We need like this people if we are warya
Ahmed raabi
17-May-2012 at 3:04 pm
Walh waa wax laga xumaaado warkaasi
Omar mohamed hiloowle (suud)
17-May-2012 at 2:34 pm
qalad ayay ahayd in lagu qabto wadamadan koob sidan u weyn waana madaxweyne palatini sababtiisa
Cabaas
17-May-2012 at 2:11 pm
Wa idin salamay asxabta runti cadanka qarkot wa dad an xushmada an aqon runti
arteta
17-May-2012 at 1:40 pm
War hado dhinto xita wa ku lehay kobe no qadi wayen
axmed
17-May-2012 at 1:37 pm
runt shalayto waxaan kadawaday tv yada s.africa waa arin culus waxaa kubadan cunsuriyada ukrain mana ku ficno inlagu qabto wadan nu caa ah k
Meyhu baala
17-May-2012 at 1:37 pm
Asxabta warkas wa war run ah
abdiwaduud qardhaawi
17-May-2012 at 1:19 pm
aad baad u mahadsan tihin asxaabta lacib.net marka xigti xidigaan caanka reer uk wa xidigi aad u ciyaar macan waxa aan amin sanhy reer ukrain inay jeclaan doonan ciyaar wanaagisa isaga iyo qoyskisa
ahmad suarez
17-May-2012 at 1:19 pm
Hadaba halis jira hee
NIMBUZZ
17-May-2012 at 1:18 pm
Waxa qaldan fifa sababto ah ayaga aya go’ansaday in eey ku qabtan wadan an dadkoda celin karin viva barca
john nur
17-May-2012 at 1:16 pm
kkkkkkkkkk wah wah wa war cusub