
Roberto Mancini ayaa diyaar u ah inuu mar kale adeegsado xeelad lacageed waxaase uu markaan doonayaa inuu Ibrahimovic jeebka u geliyo £300,000. Sida ay maanta qortay jariirada The Sun.
Taas ayaana micnheedu yahay in hadii Ibra uu usoo dhaqaaqo Etihad Stadium uu noqon doono ciyaaryahanka ugu mushaarka badan English Premier League.
Laakiin waxaa loo badinayaa inaysan macquul noqon doonin in ciyaaryahanka reer Sweden laga dhaadhiciyo inuu u dhaqaaqo England, madaama uu ku riyaaqayo qandaraaskiisa AC Milan.
Waa isku daygii labaad ee Mancini uu doonaayo inuu Eithad ku keeno weeraryahankii hore ee kooxaha Barcelona, Juventus iyo Inter Milan isagoo hadda maskaxda ku haya inuu mar kale la midoobo Zlatan Ibrahimovic.
Mancini ayaa 22 million oo gini kula soo saxiixday Ibrahimovic 2006dii markaasoo uu macalin u ahaa Inter, Wuxuuna hada diyaar u yahay inuu mar kale u jebiyo Bankiga Man City.
najuum
17-May-2012 at 4:27 pm
asc wr wb bahda sportiga iyo laacib dhamaan waa idin salaamay ibra prmier league ma la qabsan karyo sababtoo ah england waa orod iyo banooni wirif lkn italy iyo spain waxey ciyaaraan banooniga 10 ka ciyaariyahan wadaan oo baaska maahan kan difaac ilaa noobe halka darbo ah
nuur milano
17-May-2012 at 2:44 pm
never ibra meesha uugu riyooon jiraay wiligiis waajoogaa mideeda kale nolasha ingiriiska maba laqabsankari hori ayuu uyiri forsa milaano
Samatar
17-May-2012 at 2:24 pm
K.k.k.tj.k.k.k.k.k.k. Never
Mahad napoli
17-May-2012 at 2:22 pm
Iikeen ninkaan waa nin qibrad uleh kubada ibra hadoo imaado city wuxuu u qaadi doonaa champion legue number 10 aa laguu dhibaa well come well come well come
Inter
17-May-2012 at 1:55 pm
Nin EPL Ka socda waligiis ku guleystay laacib adun waxaa ka jira CR7 ……..Owen waxa u ku guleystay lacibka yurub ee ma ahan aduunka ……………………adunkan Waxa ey firiyaan …..Milan Barca . Mardrid .Inter. iyo juve ..Baayer M Not EPL…..
hassa
17-May-2012 at 12:25 pm
Aniga waxan ujawaba ninka dhahayo c.ronaldo bes aya u qaaday laacib adun @sxbow m. Owen xage ku ilowday kkk
cumar xuseen
17-May-2012 at 12:02 pm
,waxaaan rajeynaa inuu noqon dono laacibka 2 ee u qaado laacib aduun horyaalka uk inleen waligiisba ,c,ronaldo ayaaaa ku qaaday laaacib aduunk uk ,waaa mid an la yabnahay hadne waa la bun bunyaa horyaalkoda ,kkkk,
Ridwe
17-May-2012 at 11:41 am
Waa loo baahay weerar adag sida ibra iyo waliba Rvpersie vvivva mancity
Xaaji Milaano
17-May-2012 at 11:40 am
Taves haduu heshiiska qayb kayahay iyo lacagtaan halasiiyo mancity iprohimovich
Ridwe
17-May-2012 at 11:40 am
Waa loo baahay weerar adag sida ibra iyo waliba Rvpersie
Cabaas
17-May-2012 at 10:59 am
K.k.k.k.walayab aniga waxan qaba in u waxba ku so kor dhin donin wa qasaro runti kubada uk lama qabsan karo
Darbi
17-May-2012 at 10:58 am
K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k. Waa walayay macalinkaan xage ku arke ninkas
mardaadi cade
17-May-2012 at 10:56 am
mancini wuu washay hala qabto in xendab uyaaal mulasobixikaraaa wa maya
Ciise muuse
17-May-2012 at 10:55 am
Ha yimaado ibrahimovic waxaa ku xiga cavani oo isna diira usaaran macalinka macalimiinta waa manciniye viva city