AC Milan Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Bakaye Traorè Iyo Riccardo Montolivo. | Laacib.net
Home » Horyaalada » Italy » AC Milan Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Bakaye Traorè Iyo Riccardo Montolivo.

AC Milan Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Bakaye Traorè Iyo Riccardo Montolivo.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 17-05-12 2:10 PM

Kooxda Talyaaniga ee AC Milan ayaa xaqiijisay inay si rasmi ah u la soo wareegeen labada ciyaaryahan ee beeca xorta ah ku tagaya San Siro ee Bakaye Traorè iyo Riccardo Montolivo.

Labada ciyaaryahan ee khadka dhexe, Traorè waxa uu ka imaanayaa kooxda Faransiiska ee Nancy, halka Montolivo uu Rossoneri kaga soo biirayo Fiorentina.

Ciyaaryahanka reer Mali oo 27 jir ah ayaa qalinka ku duugay heshiis gaaraya ilaa June 2015ka, halka ciyaaryahanka Talyaaniga Montolivo uu mustaqbalkiisa u hibeeyay Diavolo ilaa 2016.

Traorè ayaa mar sii horeysay bishaan sheegay inuu ku sii jeedo San Siro, halka ciyaaryahankii hore ee Atlanta Montolivo uu tijaabada caafimaadka ku maray magaalada fashion-ka Italy maalintii shalayto.

18 Responses to AC Milan Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Bakaye Traorè Iyo Riccardo Montolivo.

  1. salaad natale Reply

    19-May-2012 at 10:55 am

    salaad natale

    • salaad natale Reply

      19-May-2012 at 10:59 am

      maa shss alaah milan marba hadii dhexd la kenay aad ayaan ugu faraxsanahay mida kale afar nin ayaan ku riyoon jiray in la keeno milan 1 INLER 2 MUTOLIVO 3 DANELO DI ROSI SNEIDJER LOL HADANA WAAN KA WATAA VIIVA AC MILAN

  2. Abdihakim Abdinoor (Cabdiaar) Reply

    18-May-2012 at 3:34 pm

    Aad iyo aad baan ugu faraxsannahay ineey yimaadaan labadaas ciyaar yahan hada neh da’ yar oo na khadka dhexe ah waa ba taan raadineeynay hadaan nahay reer AC Milan hor mar wanaagsan ayaan markaan u rajeeyay naadigeyga Milan ineey koobab badan ku guuleey sato sideey markii hore ba aheeyd

  3. kamil Reply

    17-May-2012 at 11:37 pm

    montolivo wa laacib layaqan lkn kan kale magaranayo

  4. silver Reply

    17-May-2012 at 6:21 pm

    wankufaraxsanahay mabada ciyaryahanada lakeenay ac milan

  5. comprate Reply

    17-May-2012 at 4:37 pm

    waw,.milan .montalivo & traore ..waxay ka mid y.hn ..wajiyada cusub ee kasoo muuqan dona san siro..nxt season ..waxaa .kadhman italian & zanit st. Left back criscito.. astori/acerbo…ganso/ giovinco….tivez.buy . aqualani .permanantly.just 6. m. Viva .milan.

  6. Xaaji Milaano Reply

    17-May-2012 at 4:29 pm

    Waxaa salamayaa marka hore websetka caanbaxay ee laacib waxaankalow salaamayaa taakeerayasha acmilan meelwalba oo ay dunida kajokaan aad ayaan uku faraxsanahay ciyaartoydaan yaryar iikusoo biirayaa acmilan montalivo iyo tarore welcome to acmilan waa naadi uqalanto in lakubiiro

  7. cabdullahi Reply

    17-May-2012 at 3:25 pm

    asc kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk montolive troera maxaa soo siyadinayaan sxb ragi anbiten ku qaaday wey joogaa cayaartoy tayaleh waa soo wadaan mark sidi lee anbeten usii wadeen taas ogaada waqtigiin waa dhamaaday saas u ogaada reer milano kkkkk kacabso juventina

  8. kHadAR YARE LOVE MILAN Reply

    17-May-2012 at 3:14 pm

    viva milano sanadka dambe wan ku gulesan karna kopop fara badan hadi u imaday montolivo

  9. maldini Reply

    17-May-2012 at 2:49 pm

    Waa dharsanahay sanadkan koob la aan ma bexeno haduu ilah idmo viva somalia n’itali n’ ac milan

  10. maldini Reply

    17-May-2012 at 2:47 pm

    Waa dharsanahay sanadkan koob la aan ma baxeeno haduu ilaah idmo

  11. bashiirtoti Reply

    17-May-2012 at 2:46 pm

    wareryahanki hore e fioratina hadi uno imaday wa arin wanagsan waxayna sikicindonta takerayasha ac milan o tabayey weraryahanki hore ac milan ahaayne kabtanku xigenka xulka qaranka italy andre birlo marka muntalivo wa nin buxinkara boski birlo wlcm muntalivo and an traore

  12. C.qadir.cadde Reply

    17-May-2012 at 2:39 pm

    Waw juventus inte naga galee hayey sanadka dambo anbetin aya lagu qada horyalka ac milan forever

  13. arteta Reply

    17-May-2012 at 2:38 pm

    welcom

  14. nuur milano Reply

    17-May-2012 at 2:37 pm

    asc waad baan ugu faraxsanahay kooxda weyn in dib udhis lagu sameeyo moltilivo wiligeey waaku filaaye inaad milano kasoo dagi doontid wlcm al inta imaaday iyo inta soosocoto forsa milano

  15. Mustafa xaaji Reply

    17-May-2012 at 2:35 pm

    Ugu horeyn waxan salamayaa bahda laacib.net marka xigta milan waxweyn ayeey kusodhordhin donan labada ciyaryahan maxaa yelay sanadkan waxaa kafadhistay milan sedorf montalivo ciyar yahan qatar ah waye viva milano

  16. CABAS Reply

    17-May-2012 at 2:35 pm

    WELCOME MARKAN AC MILAN WAXE ISKU BADASHAY CIYAL DUQ YASHE WU CERISAY

  17. Cadnan Reply

    17-May-2012 at 2:17 pm

    Wlcm roso neri ayaan leeyahay playerska cusub

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>