Chelsea Oo Shaacisay Inaysan Go’aan Ka Gaari Doonin Di Matteo Ilaa Iyo Finalka Champions League. | Laacib.net
Home » Champions League » Chelsea Oo Shaacisay Inaysan Go’aan Ka Gaari Doonin Di Matteo Ilaa Iyo Finalka Champions League.

Chelsea Oo Shaacisay Inaysan Go’aan Ka Gaari Doonin Di Matteo Ilaa Iyo Finalka Champions League.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 11-05-12 10:47 AM

Godoomiyaha kooxda Chelsea ayaa ku adkaysanaya in aan laga wada hadli doonin arinta ku saabsan mustaqbalka macalinka ku meelgaarka ah Di Matteo ilaa ay kasoo laabtaan ciyaarta Championka oo ay la ciyaari doonaan kooxda Bayern Munich.

Wararka ayaa sheegayay in Di Mitteo uu ka walaacsanyahay in uuna samayn wax ku filan in uu ku qanciyo milkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich.

“Waan u sheegnay maalintii ugu horaysay ee uu Di Matteo uu xilka u la wareegay si kumeel gaar ahaana in aan arrimaha ku qiimayn doono dhamaadka xili ciyaareedka. Ma aanan badalin fikirkayagii” ayuu sheegay gudoomiyuhu.

“Robbie (Di matteo) waa uu lasocdaa taas, qofka ugu danbeeya ee kooxda xiligan cadaadis saari doonaana waa aniga” ayuu ku soo gabagabeeyay Ron Gourlay.

Gourlay ayaa diiday in uu cadeeyo in Di mitteo uu yahay musharaxa sida buuxda shaqada uga badali doonaa tababarihii hore ee la cayriyay Villas Boss, inkastoo ay jirtay is badal balaaran oo ka muuqday kooxda ilaa maalintii uu macalinka Talyaniga ahi xilka sida ku meelgaarka ah u la wareegay.

Waxa kale oo uu gudoomiyuhu ka gaabsaday in uu ka hadlo arrinta ku saabsan heshiis ay kooxdu u kordhiso ciyaaryahanka reer Ivory coast Didier Drogba.

“Didier waa uu jecelyay kooxdan, anaguna waan jecelahay waxaanan sii wadi doonaa wada hadalka”

“Didier iyo kooxda inteeda kaleba waxay diirada saarayaan waxa ay tahay inaan gaarno isbuuca soo socda, marka taasi dhamaatana waan u wada fariisan doonaa dhamaantayo”

17 Responses to Chelsea Oo Shaacisay Inaysan Go’aan Ka Gaari Doonin Di Matteo Ilaa Iyo Finalka Champions League.

  1. Maxamed vandam Reply

    15-May-2012 at 12:24 pm

    Di matteo wa macalin aad u wngsan islamarkana hadi uu roman ka dhigin macalin toos ah wa uu ku qasaari doona waayo guardiola uma so socdo& morinho ne iskaba daa hadal kis mida kale roman abrahomovic hadi laga reebo championka yuu isku dayin inuu kaceyriyo di matteo naadiga ama uu macalin ku xigen kadhigo sababto ah bayern munich ma ahan naadi laga celin karo sanadkan championka

  2. kadar yre Reply

    12-May-2012 at 2:20 am

    asc bahda spotiska dmeto waan taagerayaa wana u qalmaa inuu siwado shaqadiisa tabare waxaan leeyahay dadaal adiga ayaa na hogaami doono chelsea ne wey qaadi dontaa chapionka viva d/loz

  3. erigoo ismail Reply

    12-May-2012 at 12:05 am

    wa ay dhci karta inu qado kobkan lana noqdo tababarada yurub ugu wcan wxna noqonkara hdi u qado kobkan tababraha koxda chelsea

  4. Abdi rashid Reply

    11-May-2012 at 11:01 pm

    yes,yes, waa tababare waan qaadaynaa koobkan

  5. Xasan kalelow Reply

    11-May-2012 at 6:38 pm

    Ascdhamaan shaqaalaha laacib & akhristayaashaba runtii demateo waa tawabare wanaagsan qibradna iska leh lkn chelsea waxaa iska leh nin dhiigkar qabo marka siday ila tahay waa jisaar tawabare kastana wuu buriyaa marka demateo waan urajeynaa inuu noqdo tawabaraha rasmiga ah ee chelsea

  6. c/kariim c/laahi Reply

    11-May-2012 at 5:31 pm

    ergrevrf ergerfer efverfer
    hhmhjm

  7. c/kariim c/laahi Reply

    11-May-2012 at 5:30 pm

    kkkkkkkkkkks
    sssssssssss
    ssssssssmmmmmmm

  8. asc all and lacib.net kane hadaaa la cerin wa kii hore vila-Boas cml ben ayu ku so galay ciyaraha 5 6 4 o kubadiyay kana wa sas by viv sir farogus 25 and arsen wangr 16 and divid moyes 10 san0 by

  9. Gure Majo (Utd) Reply

    11-May-2012 at 4:45 pm

    RDM waa macalin u qalma inuu leeliyo naadiga Blues,haddi champions leugua qaado waxaaa u noqonayaa macalinka uga fiican EPL Bcoz Naadi macalinkii laga ceyriyey ayuu @koob uqaadey

  10. Asad lampard Reply

    11-May-2012 at 3:48 pm

    Waxan amin sanahay in ey qadeso chelsea champios liga mana dhahayo wexe ku qadesa awod waxan ku qadena nasib di matteo na waxa u noqon dona macalin ka chelsea si hendo ila inta kadiman nolashisaa insha allah wana wax dici karo insha allah insha allah

  11. Cl fitax cade Reply

    11-May-2012 at 12:47 pm

    Asc dhaman iqiyarta hadan ugud boh fakar kayga di natego waa macalin wanagsan runti chelsea mataqan waxi u fican anigu waxan dhihilaha macalin kan janis halasiyo ok bye

  12. Blues man Reply

    11-May-2012 at 12:15 pm

    Waxan slmy bahda lcb iyo tagerayasha bluesk melkastoy jogan intan tagerayay chelsea nin ciyaartoy sxb la ah waxow ahay murinho lkn kadib D,mateio wa u qalma shaqada koxda wa nin mudan xushmad wayn waxa kalo so dhaweynaya so labashada day.yar blues cahill and luiz

  13. Petr cech Reply

    11-May-2012 at 11:55 am

    Viva di meteo wayo abal ayan uhayna hada nahay tagerayasha nadiga chelsea hadu qadana capkan kabasifican coch kale marabno viva di meteo

  14. d.j. Raaxeeye Reply

    11-May-2012 at 11:18 am

    waad salaamantihiin dhamaantiin &taageryaasha chelsea ani fikirgeyga waxaa leeyahay di matteo waa nin fcn oo koob nooqaaday hadana final champion nakeenay marka hadii lakaraayo xataa xilka haloodaayo mahadsinidiin

  15. Carab Reply

    11-May-2012 at 11:15 am

    Chelsea macalinkaan wax uga roon malaha wayo champion ayu final garseyey ayado aan haysan ciyartoy wanagsan viva di matteo

  16. Ismacil Reply

    11-May-2012 at 11:14 am

    Kojka chalsea wakoj fican chambions league wo qadi dona sanadka danbe si saxeh asiga aya uqabadono macalinka chalsea

  17. saadaat fan manu Reply

    11-May-2012 at 10:58 am

    wa salaamantihiin dhaman bahda laacib.net salan kadib waxan leyahay way ku saxsantahay hada waa inay sugan kulanka championska finalka wana iska cadahay ninkalo shaqadan ka mudan majiro thanks di meteo anigo ah tagero manutd

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>