
Didier Drogba ayaa si ka duwan sidii hore u horitaagay kaamiradaha ka dib markii uu ka soo muuqday muuqaal hees oo ay qaadan fanaanada reer France ee Julia Channel.
Weeraryahanka Chelsea ayaa si aad ah u jecel muusika, waxaana uu aasaasay koox faneed oo ay isku jiraa isaga iyo saaxiibkiisa Florent Malouda.
Waxaana Drogba uu ka faa’ideystay fursad uu uga soo dhex muuqan karo heesta ‘Forever in A Day’.
Muuqaalkaan ayaa soo jiitay in ka badan 80 kun oo ruux kaliya isbuuc oo ay ku jirtay Youtube.
Inta uu socdo muuqaalka, nin aan wajigiisa la soo bandhigin ayaa la arkayaa isagoo fiirinaya saacadiisa inta uu ka sugayo qofkii ay hasaawaha ku balansanaayeen.
Lakiin kaliya waa dhamaadka muuqaalkaan 4ta daqiiqo ah marka aan ogaaneyno in Drogba uu yahay qofkaas.
Drogba ayaa yiri sida ay qortay Dail Mail: “Aad ayaan ugu faraxsanahay in la igu casuumo muuqaalkaan heesta ah, aad ayaan ugu hanweynahay Julia”
Adan gesey
23-May-2012 at 3:41 pm
Drogba hadu ayu magac leyahay hana kataga,hadu katagi wayo magacisa mar u dhacay wax rabo malahan bye bye drogba
C.qadir torres
23-May-2012 at 2:28 pm
Asc sxb wan ku salaamay waa taayeho chelsea hambelyo hambelyo
Sfn
18-May-2012 at 11:29 pm
Sln sare dhaman bahda laacib.net inta kadib waxan jeclaan lahaa dadka fikirka dhibanaya ay kahadlan xaqiiqda drogba muxu yahy wakhtigan waa film waxad kashekaynaysan ee aan runta isu shegno man u+juven+real
Farris qartato
16-May-2012 at 6:26 pm
Waw drogba wa oqalma aman badan ayoleyahay inshaallah wona qadedona chanpoinka
waa darid villa
15-May-2012 at 10:03 pm
waa ciyaaryahan fiican waa uu uqalmaa inuu meelkasta ka muuqdo waayo waaninka ugu fiican chelsea hadii loo eego dhinac kasta
Maxamed mata
15-May-2012 at 3:03 pm
K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k drogba wuu u qalmaa inuu noqodo xidig farxad badan oo ku raaxeysto musicka waxan sugeynaa siduu championka u ruxi lahaa dimatatio
mata yare
14-May-2012 at 10:24 pm
Wa uqalmaa ila mesi meshan hadalba kumayale maxad laqosle oytinti ma ilowday ilowsho dhawida ma umul baatahay k k k k k k k didier best player
bashiir teesto
13-May-2012 at 5:13 pm
kkkkkkkkk drogbo wuu uqalmaa inoo kasoo dhex muuqda
Sharma
13-May-2012 at 4:50 pm
K.k.k.k.k.k.k. Drogba wuu uqalma in hees lalaqado wuna ruxi dona chanpionka waaw! Waw! Yaaa u didaya
golanabadeed
13-May-2012 at 12:58 pm
hadaad drogba amaanysaan adinkoo ah dad aan u qalmin inay comment soo qoraan waa wax lal yaabo
deeqa cadeey
13-May-2012 at 12:53 pm
waa jeclahay drogba meel walbana waa u qalmaaa waana u hambalyeynaa
cabdikarin shakeyti
13-May-2012 at 12:20 pm
Drogbo waa fananka sanadka 2012
guuleed cabdi nuur
12-May-2012 at 5:15 pm
waa ciyaar yahan wanaagsan waayahan
Raage
12-May-2012 at 3:51 pm
W.l.h {qalinle} wuusax sanyahay dorgba waa nin chelsea qaali ku.ah meel kastaneh wuu u qalmaa [by by by]
Qalinle
12-May-2012 at 9:06 am
Wlh drogabo aad ayaa u jeclahay meelkaste inuu kalo waa u qalmaa
hypha
11-May-2012 at 9:17 am
Wuxuu cabay khamrad waxaana siisiyaaday dhaqanxumadiisa
Maame messi
10-May-2012 at 11:49 pm
Waan qof xun
maxamed malouda
10-May-2012 at 8:40 pm
waaw alaylehe waa arin cajiib ah maadaama drogba uu xaaladaas marayo drogba wax walba uu qalmaa waxaana rajaynaynaa drogba uu wax tusi doono bayern munich kolee ma haystaan difaac iska caabin kara dhabarka drogba way wada dhuuban yihiin marka wuu wada jiidhayaa
Baba
10-May-2012 at 7:09 pm
wuu kufcnyahay in kamuqdo balse wacdarada bayarn munich ayaa laarki doonaa doragbow hada hesaha dhageyso belsa ooyin ayaa kuudanbeyni
cajaib
10-May-2012 at 6:28 pm
kkkkkkkkkkkkkkk wlhi u bashalayaa masha alah
Abubakar maxamed muuse
10-May-2012 at 5:33 pm
Drogba wu uqalma in hees laga arko habenka buyern munich wac daro ayan ka fileyna
muxudiin ali yabar **viva arsinal fc
10-May-2012 at 1:46 pm
war baadarikaa ma ladhacdeen somaliyeey
war ku qabsada yaya toure viva besta islaan nolow inta cimrikada kdhman
van maquti
10-May-2012 at 12:38 pm
kkkkk yaqo wad uqalanta in hes lagugu dawado viva chelsea and drogba
kabtanka
10-May-2012 at 12:35 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
bulxan cali bulxan
12-May-2012 at 7:59 pm
kkkkkkkkkkkkk siside hadanah hest miya qaday kkkkkkkkkkkkkkk wa wax lagu qoslo
cabdi kariim`
10-May-2012 at 11:56 am
hhhhhhhhhhhh
cabdi kariim`
10-May-2012 at 11:55 am
drogba waa nin waalan ma hagaagsana wuu cabsanaa kolay wuxuu soo wataana wax fiican maaha
.
10-May-2012 at 11:36 am
.
Abdihakin indhayare
10-May-2012 at 10:50 am
War drogba waa nin aana caadi aheyn oo jecayl dadka madowga ah
Mhaji
10-May-2012 at 10:37 am
Wow cajib nace one drogbaaa best soud
maxmed deeq c/qadir matote
10-May-2012 at 10:05 am
waf wiil dhe hadana drogba hadana madow meelwalba waad uqalantaa good drogba
Petr cech
10-May-2012 at 9:51 am
Waaw ish cala wil dheh yaqo wad uqalanta in hes lagugu dawado viva chelsea and drogba
mg
10-May-2012 at 9:25 am
dad madow aad ayey u jecel yihiin muscka dameer kan madoobi waxa u kamid yahay kuwaa wadankiisa ayuu waxkatari lahaa waxa u ku astaran yahay chelsea
Abdifatah Mohamed ilkacase
10-May-2012 at 9:23 am
Dorogba wuu uqalmaa in uu meel walba ka muuqdo hadda hees lee so mahan waxaa kkadaraan wacdara oo kadhigaayo Bayern Munich kulanka finalka ah 19 bishaan drogba waa laacib jacel bashaalka
abdullahi
10-May-2012 at 8:41 am
drogba caadi ma ahan, nooloow dheh
VIVA CHELSEA AND DROGBA
Cabdi,kafi,wariye,madax,banan,ah,from,south,africa,cape,town,bellville,
10-May-2012 at 8:20 am
Didiey drogba viva forever
Faisal yare
10-May-2012 at 7:19 am
Kkk wow fani waye dorogpa waxkasta wusamayn kara wayo waa nin dhisan guulayso dorogpa
Zaciim
10-May-2012 at 7:06 am
Waaaaw cajiib! Drogba Actorka mustaqbalka. Waxaa lagaa rabaa in aad Bayern Munich ku heestid.
Ilkacase
10-May-2012 at 7:03 am
Dorogba waa ciyaryahan fiican waana ku raacsanahay muuqaalka heesta