Video: Papiss Cisse Oo Xalay Mar Kale Isku Baray Taageerayaasha Premier League Gool Aan Caadi Aheyn. | Laacib.net
Home » Africa » Video: Papiss Cisse Oo Xalay Mar Kale Isku Baray Taageerayaasha Premier League Gool Aan Caadi Aheyn.

Video: Papiss Cisse Oo Xalay Mar Kale Isku Baray Taageerayaasha Premier League Gool Aan Caadi Aheyn.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Taariikh: 3-05-12 2:11 PM

Goolasha ugu fiican, goolasha xusuustaada aan ka go’eynin, kugu qasbaya inaad aamini weyso waxa aad arkeyso.

Goolasha sida goolkii uu Dennis Bergkamp ka dhaliyay Newcastle ama goolkii Marco van Basten uu ka dhaliyay Euro 1988 waxa ay u baahan yihiin daawashadooda in lagu soo celceliyo. Aragtida koowaad, waxaad maraamarineysaa indhahaaga si aad u xaqiijiso in wax aad aragtay ay run yihiin ama in indhahaaga ku sawireen.

Xalayto, weeraryahanka Newcastle Papiss Cisse ayaa gool sidaasi oo kale ah dhaliyay.

Muran la’aan goolkaas oo ahaa kii labaad ee uu xalay Chelsea ka dhaliyay waa mid ka mid ah goolasha ugu quruxda badan xilli ciyaareedkan. Cidna ma beenin karto inuu ahaa gool ilqabad leh.

Goolasha meelaha dheer laga soo toogto sida iska cad weeraryahanada ma beegsadaan meel gooni ah sida Tiger Woods uu kubada Golf-ka ugu raadiyo godka ku dhexyaala cawska, lakiin xaqiiqda ah in Cisse uu dhaliyay 13 gool 12 kulan oo uu u saftay Newcastle ayaa soo jeedineysa inuu malaha ogaa waxa uu sameynayo, isagoo sidoo kalena goolal calaamad su’aal wata ka dhaliyay dhawaan Swansea iyo Norwich.

Hadii aadan daawan weli goolkaas, ka daawo Video-ga qeybta hoose:

37 Responses to Video: Papiss Cisse Oo Xalay Mar Kale Isku Baray Taageerayaasha Premier League Gool Aan Caadi Aheyn.

  1. Idiris timajilic Reply

    05-May-2012 at 8:13 am

    Html=Asc waxan amini la’ahay goshi papies ciise macqulgal ayay ilanoqon la adahay wan amini la ahay waxayna ahayd mucjiso

  2. Cabdale cagey/jowhar Reply

    05-May-2012 at 6:42 am

    Waa quruxdas man united dukankeyga waxan ka jeclahay man united

  3. Yaasiin tall Reply

    05-May-2012 at 6:33 am

    Anigo ah taageerada barcelona waa kooxda aduunka ugu qatarsan ciyaaryahanada barca baas ayey jaamacad kudhameeyen
    writing by….yaasiin tall…..

  4. mami Reply

    03-May-2012 at 10:41 pm

    Chelsea guuldarrada Newcastle mid wax ka qaadi ma’aha laba final ayay joogaan

  5. cabdiraxman jecliya jabka man u Reply

    03-May-2012 at 10:10 pm

    Kkkk hada goal cajiib leh vivi lacibka muslinka ah

  6. Hazard Reply

    03-May-2012 at 10:10 pm

    Asc all asxabta barnamejkan kuxeran man cty waxaba sogayo ciise waa qatar kkkkkkkkkk manchini xalay wadnaha ayaa istagi raway marko goolka arkay fifa ciise ad ba kkkkkkkkkk

  7. Quman Reply

    03-May-2012 at 7:30 pm

    asc,, acuudu billahi, waxaan la yaabanahay goolku ma sixir buu ahaa mise gool? goolse ma ahaa mise ma noqon? Cise goolkaan sixirbuu ahaa maxaa yeelay kubad ayuu tuuray meeshay usocotay intay ka leexatay gooshi chelse aaday ayaan aragnay, cidna uma malaynayn inuu gool yahay,, walee waa mucjiso ayuu ahaa ciseeeeeeeeeeee,, viva for ever,, Viva all muslim players.

  8. Taageere arsenal Reply

    03-May-2012 at 6:07 pm

    Asc aniga oo ah tageere arsenal dhab ahantii goal kaan waxa uu i so xasuusiyay goal uu R.carlos ka dhaliyay wadanka france free kick ayu ahaa goal kaas waxa eyna kubada ka leexatay qaabki lo shuuday awoopda carlos darteed, tana wacan dhihi karna wa sidii uu kalle maxa y7eelay siduu u shuuday iyo sidey goosha u gashay isma lahan awood ayey ku leexatay kubadu. Nice goal Cise

  9. Caaqil114 Reply

    03-May-2012 at 6:05 pm

    asc kkkk caadi maahan goolkaan.. wallee chelsea waxbaa heesta sanadkaan.. waxaan umaleeynaa ineey weeyn doonto sadexda boos.. facupka oo ay wada joogaan liverpool, iyo championka ee bayermunich, iyo booska loogu soobaxo champuinka ee kaalmaha sadexaad ama afaraad.. booskaan hadeeyba kasii dhaceeysaa.. goolkuu ka dhaliyo iyo kuwo la mid ah ayaa sugaayo usbuuca soo socda markey iska hor imaadaan kooxda facaweeyn ee liverpool kulanka finalka ee sabtida, reer cheslea sifiican isku soo adkeeya suarez ayaa idin sugaayee..kkk..viva suarez and gerrard…

  10. Sudays Reply

    03-May-2012 at 4:57 pm

    Asc aqyarta qimaha badan Ama hala bodo ama hala dhaco chanpion kani chelsea aya iska leh aderyalow salan qas ah tagerayasha man un ad waxan uga xumahay ciyarti xalay an fir san viva manchester united

  11. Nani Reply

    03-May-2012 at 4:52 pm

    Wanaag

  12. Nani Reply

    03-May-2012 at 4:50 pm

    Laacib weyn

  13. Mahad napoli Reply

    03-May-2012 at 4:46 pm

    Aniga hore ayaan usheegay papiss cisse inuu yahay messi ga africa hadana sii ah ciyaryan muslin ah run ahaantii gool qurux badan ayuu ahaa cisse isha gaalada ilaah hakaa dhowro viva man city viva barca

  14. ahmad suarez Reply

    03-May-2012 at 4:31 pm

    Sasa laraba sisse &suarez wataqanan ninka halista ah

  15. nasri Reply

    03-May-2012 at 3:58 pm

    yan layaabay marku dhaliyay goolki muc jisada aha dhoragba wuxu utagay kojka newcastal asago qoslaya wuxu kuyiri xage ka kentay ninkan mucjisada kojkuna wa qoslo wuxu yiri anba ma aqan kakak the besty goal

  16. Abdirazak Note Reply

    03-May-2012 at 3:36 pm

    ASC
    Haa ma gool buu ahaa mise waxaynan arag oo maqal, insha Allah mid ka daran ayuu ka dhalin doonaa deriska qaylada badan ee man city ciyaarta axadda lagu qaban doono garoonka New Castle United.kkkkkkkkkkkkkk

  17. Ismacil Reply

    03-May-2012 at 3:34 pm

    Kkkk runtu waxey tahay awodisa ayuu isku shac bixiyay goalki xalay wala macqul sa wayay xita gaal hayaha wuu aamini wayay waxa mesha ka dhacay kkkkkkk city xalay wadnaha aya gariray kkkkk

  18. Xasan gudhele 2 Reply

    03-May-2012 at 3:30 pm

    Goolka wuxuu ahaay gool caadi ah meeqo ayuu lampard dhaliyay ka fican goolkaas

  19. abuu tarika Reply

    03-May-2012 at 3:20 pm

    kkkkkkkkkkkkkk yaa is gaaray… maxaad kataqaanaan cisse wuxuu soowado iyo wabiga yaa wayn,, anigu waxaan ka baqayaa inay man city nagu gadato kadibna nagu soo jeediso. waraa jiro sanadka danbe.warhooy difaacyo iyo boortiyeeri halagu dadaalo

  20. mahamed Reply

    03-May-2012 at 3:17 pm

    kooshee xalay waa ngulasha layaabka badan
    mida kale
    banooni woo is ka shooday ma ahanee
    ilaah ma amar kees ayoo ku aaday
    waana koosha ugu layaab ka badan

  21. Sabaax Reply

    03-May-2012 at 3:12 pm

    Assalama caleykum akhyaarey kkkk qosol badnaa wax arko chelsea oo aan goal sharafleh ka dhalin ayaan waaye sabtida maxaa dhici doono suares yaalo diyaarshe kkk awalba waab yar goolasha in eey liverpool aruursato ugu talo gashaybe ayeey ahayd chelsea marka wax cusub oo la yaabno majiraan viva liverpool

  22. Abdihakiim suraez Reply

    03-May-2012 at 3:10 pm

    Asc muslimiinta oodhan mideeda kaleeyto taageera chealsea markii liverpool latumay waad ku faraxdeeyn lkn xalay maxaa ni helay waaba yaab kaalin 4 majirto facub liverpool champion Baryern munich sanadka danbe uro l ayaan isku arkidoonaa suarez sabtikii kalabarka ayuu ka dhaliyay marka cisse neh waaba meel iska dhaw suarez wuuni sugaa is ilalsha marka aqayaarey anaka madhaheeyno waan ku faraxsanahay jabka chealse kool cajiib ah ? Waan idin salaamay liverpool saboorts good by good lucky liverpool by saturday fifa soomaali fifa liverpool

  23. cartan yare Reply

    03-May-2012 at 3:08 pm

    kk dimateo and chlsea..

  24. cartan yare Reply

    03-May-2012 at 3:06 pm

    runti wa goal mucjiso ah..lkn new castle champion ma adayz0 waxan fila chlsea iney bayer tumi d0nto sapapto ah wa laga xanajiyey..

  25. A.kafi fantastic Reply

    03-May-2012 at 3:02 pm

    Kkk tageerayasha chelsea maqla mid webka caayo iyo mid tiimka chelsea faaniyabo cisse wa nin laacib ah taariqdiisa hadii raacdid 5sano ayuu sigi saan kusoo dheeli jiray wadooyinka dhaxdooda kadibna uu galay iskul oo kadib lagu daray ciyaartoyda iskulka kadib xulkisa kudaren 16girada kadibna naadiyo usoodhelay oo marka goal score qaatay kkk chelsea indho kasoo hartay haduu afar niga dhalinin ayaa nasiib leedihiin

  26. shamso Reply

    03-May-2012 at 3:02 pm

    walahi xalay goalkaas markuu dhalinaayey asaga xitaa muusan filaneyn inuu goal yahay iyo xitaa comentatorki marki danbe ayuu yiri ooo its gone in wat agoal cisse anigana aad baan ula yaabay runtii cajiib kooxo badan ayaa raba ciyaartii xalay waxaa daawanayey roperto mancini oo cabsi aan caadi eheen ka qaba cisse iyo dambe ba iyo ben arfa inkastoo tiote uu dhaawac eey ku qaadeen lkn qatar waaye mancini xalay indhahiisa ayaa wax ku arkay

  27. mafahantay Reply

    03-May-2012 at 2:59 pm

    kkkkkkkkkkkkkkk taageera yasha chelsea haka baqina chelsea championka ayey qaadeysaa saas ayeyna champions league danbe uga soo qeyb galeysaa marka niyada dajiya VIVA TAGERAYASHA IS JECEL EE CHELSEA :FC CHELSEA 4 EVER

  28. Liban ali Reply

    03-May-2012 at 2:54 pm

    What a wonderful goal

  29. Dekhan Reply

    03-May-2012 at 2:51 pm

    Shaki kuma jiro gool kas inu ahay caja’ib wana rumeysan wayay wixi an xalay indhaheyga ku arkay inay gool ehed iyo inkale wale wara u yalo sanadka danbe koxaha england waxba fcna lahed in newcastle ay championka ka ciyarto sanadka danbe

  30. Dekhan Reply

    03-May-2012 at 2:47 pm

    Shaki kuma jiro gool kas inu ahay caja’ib wana rumeysan wayay wixi an xalay indhaheyga ku arkay inay gool ehed iyo inkale wale wara u yalo sanadka danbe koxaha england

  31. Saniyo fashion Reply

    03-May-2012 at 2:44 pm

    Asc qayarta waa niwada salamay kkkk
    gool gool dhafay waa ye wuna u qalmal inaa lasiyo gool ka sanadka

  32. Nani17 Reply

    03-May-2012 at 2:41 pm

    Cisse sanadka dambe goal dhalinta halis ayu gala maxa yelay mar dhaw ayu ku so biray 12 goal_na wa dhaliyay viva cisse and ba

  33. Ugaaska Reply

    03-May-2012 at 2:40 pm

    Wa goal cajib aha

  34. C/raxmaan Reply

    03-May-2012 at 2:38 pm

    Cisse rutii waa laacib wayn markaa chealse ha iska dhaan sado chealse difaac isku ururis wee yaane waxkale mayaqaanaane

  35. liibaan ozil Reply

    03-May-2012 at 2:32 pm

    Waa layab

    • sabirin abdi Reply

      04-May-2012 at 7:46 pm

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ahahahahahahahahahahah caaaaaaac chelsea see idiin galaa rer chelsea xitaa jaaanis waa laydan siiyayay lkn aaway ka faaidaysi srry seen idiin galaa

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>