Carlo Ancelotti Oo Xaqiijiyay Inuu Xiiseynayo Inuu La Soo Wareego Laacibka Liverpool Luis Suarez. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Carlo Ancelotti Oo Xaqiijiyay Inuu Xiiseynayo Inuu La Soo Wareego Laacibka Liverpool Luis Suarez.

Carlo Ancelotti Oo Xaqiijiyay Inuu Xiiseynayo Inuu La Soo Wareego Laacibka Liverpool Luis Suarez.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 28-04-12 1:26 AM

Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain Carlo Ancelotti ayaa xaqiijiyay inuu xiiseynayo inuu la soo wareego weeraryahanka kooxda Liverpool Luis Suarez.

Waxaa bishii Febraayo la soo wariyay in kooxda ka dhisan Faransiiska ay dooneyso inay ciyaaryahanka reer Uruguay ka soo kaxeyso England.

Tababaraha PSG Ancelotti ayaa mar PA ay weydiisay hadii uu jeclaan lahaa inuu la soo wareego weeraryahanka Reds, waxa uu tababaraha Talyaaniga ku jawaabay: “Suarez waa weeraryahan fiican, haa waan jeclaan lahaa”

Ancelotti ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday inuu filanayo inuu xagaaga Chelsea kala soo wareego ciyaaryahan Florent Malouda, iyagoo ku guuldareystay isku day hore.

“Waxaan xiiseyneynay bishii Janaayo, lakiin waxaan u maleynayaa in June aan heli doono xal ka duwan kaas”

16 Responses to Carlo Ancelotti Oo Xaqiijiyay Inuu Xiiseynayo Inuu La Soo Wareego Laacibka Liverpool Luis Suarez.

  1. Caato Reply

    04-May-2012 at 1:16 pm

    Suarez umaleen maayo in uuw aadidoono france macquul spain lkn meelkale maya

  2. asente Reply

    03-May-2012 at 11:11 am

    waryaada luis suarez yaa lagu mashquulin meel uu usocdo malacan wayoo
    wa ninka kaliya ee liverpool isku haleyneyso inu dib usoo dhiso
    somali waxey dhahdaa naarba qof hakuugu jiro marka wa ninka kaliya
    ugu firfircon ona dadka nalagamurma SUAREZ 4EVER

  3. C/samad yare Reply

    28-April-2012 at 11:31 pm

    Markahore wan idinsalamay akhyarey suarez waa lacib reer reds ah kanatagimayo liverpool wayo wa mel lagajecelyahay

  4. moha Reply

    28-April-2012 at 10:59 pm

    waan kaxumahay reer man sidey rabaan balse suares meel uma socdo for ever

  5. D.dhamy Reply

    28-April-2012 at 9:58 pm

    Dhaman bahda sportska wan idin salamey midakale tagerayasha man madonayan in utage lkn waxa dirayah aqlaqdisa hase ahate kuwa kaqeyma badan aya joga preimer league kana ciyare wanagsan ceyna waxaa hormar kugarilaha blt ee yanan firin xifaltanka kadhexeya man utd and livepool wad mahad santihin

  6. boos yare Reply

    28-April-2012 at 4:44 pm

    ancaloti indha adkaa sow tu suarez kiyiri iska kay iloba psg markaa matagayo suarez iska ilaaba midaas

  7. Abuu c/laahi Reply

    28-April-2012 at 4:21 pm

    Waa ciyaaryaaanka kali ah oo aan haysano sanadkaan marka ha iska iloowenn waxaas

  8. Ahmed Abdi Ahmed Yare Reply

    28-April-2012 at 2:35 pm

    Asxabta kuwa dhahaya hakatago Reds kaadida ayuu ku dhajiyey LUIS SUAREZ kamatagayo liverpool waligiis ancelotti ha isdaalin horay ayaa logu daalaye

  9. Ali suares Reply

    28-April-2012 at 7:52 am

    Hadan fakirkega kadhibto suarez waa ciyaryahan fantastik ah kamana tagayo redska

  10. farhan Reply

    28-April-2012 at 7:50 am

    ninka kaxun inuu joogo suarez wuu joogaya waligiina kamatagayo liverpool ancelotina meel cidla ayuukudaalaya ee waxan dhihi laha ha isbahdilin suarez kumaraacayee kanaxoow nafta waa

  11. ali ahmed Reply

    28-April-2012 at 6:48 am

    asc walalayaal dadka leh suarez wa cunsuri premier league mabakadhamata cusurinimo marka suarez wa lacib dadka jecel in suarez aw katago liverpol wa tagerayasha man u sababto ah man u tarikh ayaw ku dhigay wawna ku dhigi dona viva suarez lucas viva kaka banzema adinkay idin tala dadka jecel in suarez aw tago suarez waw jogi dona bye

  12. Cabdulaahi shuuriye faarax Reply

    28-April-2012 at 6:24 am

    Aniga maqabo luis suarez in uu katago liverpool maxaayelay hoos u dhac ayaa ku yimid

  13. c/maalik Reply

    28-April-2012 at 3:06 am

    haa waa cunsuri xun waxaan jclaan lahaaba in laga ganaaxo ciyaaraha oo dhan kubada cagta kama mid ah cusurnimada

  14. wiilka sanadka Reply

    28-April-2012 at 2:10 am

    suarzez haka tago pl waaba cubsuri weynaday hana dhaafo dhibkisa

    • C/qaadir Reply

      28-April-2012 at 3:26 pm

      Hadu suarez cunsuri yhy Terry na maxad ku tilmami
      PA aya cunsuri ah wayo waxey kuqimeyan ciyartoyga inu england yhy iyo inkale
      marka rer man u waxn dhihi laha heys xumeynina e wilkan sidan ayu idin dhibi dona abadkina

  15. Wadani Reply

    28-April-2012 at 2:05 am

    Haaa waa ciyaaryahan fantastic ah lkn waa in uu anceloti qarash gareyo lacag badan

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>