
Kabtanka kooxda Chelsea John Terry ayaa awoodi doona inuu kor u qaado koobka Champions League islamarkaana helo biladiisa hadii kooxdiisa ay 19ka May ka badiso finalka kooxda Bayern Munich.
Daafaca England ayaa ganaax ku seegi doona finalka ka dhacaya Allianz Arena ka dib markii casaan uu qaatay lugtii labaad ee semi-finalka ee ka dhacday Camp Nou.
Si kastaba, inkastoo uu ciyaarta ka soo daawan doono taribuunka, UEFA ayaa sheegtay shalay in Terry uu awoodi doono inuu ku biiro kooxda inteeda kale marka ay u dabaaldegayaan koobka Champions League waa hadii ay qaadaan.
Warbixin ay soo saartay ayaa lagu yiri: “Hadii Chelsea ay ku guuleysato UEFA Champions League final, John Terry waxaa loo ogolaan doonaa inuu koobka kor u qaado kabtan ahaan islamarkaana uu helo biladiisa”
Waaxda dishibiliinta UEFA ayaa go’aansan doona hadii ganaaxa Terry uu ka dheeraan doono hal kulan iyo in kale 31ka bisha May.
Gudigan ayaa awood u leh inay u dheereeyaan ganaaxa kasoo dhaqan geli doona xilli ciyaareedka soo socda hadii ay Chelsea ciyaareyso Champions League ama Europa League.
Branislav Ivanovic, Ramires iyo Raul Meireles ayaa sidoo kale ganaax kaga maqnaan doona kooxda ciyaarta finalka.
Halka Bayern Munich ay ka maqnaan doonaan David Alaba, Luiz Gustavo iyo Holger Badstuber .
Ururka caalamiga ee ciyaartoyda kubada cagta FIFpro ayaa ka codsatay UEFA inay ganaaxa ka qaadaan lixda ciyaaryahan ee jaalayaasha darteed ku seegaya finalka, lakiin UEFA ayaa diiday codsigaas.
ibraahim
09-May-2012 at 4:05 pm
asc dhaman umada muslimiinta ah salan kadib hadiankahadlo fikirkeyga kuadan chelsia walagayaba iney kuguleysato kobka yurub sanadkanneh waachelsi ayakuleh munich iskaquuso dhe waxanleyahay sanadkan llugumaheysto chelsia foootball
mohamed yasin
29-April-2012 at 8:09 pm
wow yaaa tery adaa iskale
ka dib kooxda waxa loo bixin doonaa LONDON FC
waxaanay la wareegi doonaan WMBILY STADIUM
yaa ku haysta magaca garoonka iyo kubada sanadkaa
ilayn barca oo cidi loodin wayday ayey u fikirtaay
ax yaa tery hinrji cupka
bayer way lu go;aysaaaaaaaaaaaa
viva chelsea
mohamed yasin
29-April-2012 at 8:05 pm
chelsea ayaa iskale cupka
mohamed yasin { casoowe}
29-April-2012 at 8:03 pm
ASC dhamann wlaalaha muslimka ah
horta mahad waxaa leh ilaahay
waxaan fikir kay ga aad ugu farxay ogalaanshaha ay uefa u ogalaatay inuu mr chelsea koobka kor u qaado a
runtii waa wax aad loogu farxo
hambalyo chelsea viva tery
waa qaadi doontaa dabadeed waaxay la wareegi doontaa wembily iyo magaca london fc yaa ku haysta
wow
tery qaad cubka
Barma
29-April-2012 at 11:21 am
terry he deserves in loo ogolaado inu kobka kor uqado hadii ey chelsea kuguleysato. Wayo waa difaaca kaliya oo ey aduunka oo dhan fiirsanayaan. Insha’allah cup kana Blues aya leh. Viva chelsea.
Dilkey
29-April-2012 at 10:05 am
Viva chalsea don’t wrry chalsea way badin donta
hassan abdi nur xasan Geedi
28-April-2012 at 12:11 pm
Terry maba ahan in loo ogolaado in uu kor u qaafo koobka sabab tooo ah si kas ah ayuu kula dhaqaaqay in exis uu muro ka wax yeeleeyo
Daade iss ali
28-April-2012 at 10:26 am
Halkan waxaan kasalaamayaa bahda sportiga ee laacib &dhamaan tageerayasha kooxda blueska hadan fakarkeyga kadhibto finalka championka waxaa kugulasan doona kooxda blueska maxaa yelay waxan aftka ciida udarnay semifinalka kooxa adoonka ee barcelona marka umaleyna mayao in bayern munich ay naga qaadeyso
Barcelona plougrana clous
27-April-2012 at 10:23 pm
Horta finalka championka dufaac lagalo uma baahna sidii chelsea ay nooga raysay ee waa kala baxnaa kitaabkaa qoray waa 1game oo ubaahan ciyaar wanaag iyo guul ee aan ubaahnayn aggregate iyo gurigayga ayaa ku dambeenayaa marka waxa qaadaysa bayern munch viva robben viva ribbery
Abdullahi ole
27-April-2012 at 5:06 pm
Asc dhaman bahda banamishka sports e laacib.net aniga waxansadalanaya in teamkega chelsea e kugulesaneso kobka weyn e na naqoneso kooxdi u guhoresay e gatimada london
jaangow
27-April-2012 at 3:31 pm
horta ha laiswediyo chelsa qabkay kutimid final run maka lagahadlo waxay kutimid qub iyoqac iyo ciyarxumo marka marka ma aaminsani maalin waba in nasiibku sacidayo ee ciyar wanaag a lagu kalabaxa waxana guul urajeyna koxda kuba macan ee bayer munich iyo xaaji rebiry
kaamil
27-April-2012 at 3:27 pm
chelsa koob inay qadayso ma aminsani maxayelay koox ka awoodban hadana gurigeedi jogta ay kusoo aaday
moha maldini
27-April-2012 at 3:26 pm
ASC fans blues and lacib.net finalka wa kulan adag runti lkn ani waxan u rajen chelsea fc insha allah mida kale a.roben labadi ciyar yalowo ayu qatay ayan fila viva cech viva torres
muuse saded salah
27-April-2012 at 3:20 pm
chelsea dad lawado waaye yaa ka badin karona midaas is weydiin mudan marka hore
aniso
27-April-2012 at 1:30 pm
sanadkan chelsea kuma gulaysanayso champions waxa hortagan munich ayada iskaleh chelsea haday ubaratay inay difac ku badinayso tas lagama ogolanayo john tery haku riyonin inad kor uqado champions viva xavi mise iniosta puyol valdes peque iyo tababaraha iyo asxabta barcelona tagerto Viva barca real waligin waniga adag nahay bye
van persie ARTETA BANSEMA HIGUWAI
27-April-2012 at 1:18 pm
asc all muslim and lacib.net ninka la dhaho shatar umar xalay ayan raway in an ku la hadlo lkn nasib xumo hawada aya xumet kan kale mid ika dhageso sere A hala ka hadlo aya tiri horyal maha Taas e wa 4 kox miln intar iyo juva lasiyo marka so bar bar ninka kale la dhahayo mahaa.macqulsom hilawa adine webka ha u gafin xisho waa webka kaliya reyalika qoro somali ahan una fcn ifka by all islm and lacib.net
Maxamed ilkacase
27-April-2012 at 11:44 am
Tagera yaasha chelsea waxaan kacodsanayaa in ey qoraal koda kusokoobaan INSHAA ALLAAH waqadeyna kobkan iyo kan kaleba viva dhamantin iyo chelsea fc
mata10
27-April-2012 at 11:40 am
all jimco wanagsan captain john terry wu ku guleysan kobka formationka finalka e u di mateo ciyari doono waa cech bosingwa cahil d.luiz a.cole mikel Essian
lambard j.mata
f.torres
d.drogba
mar hore waxan oranayey we know how to beat barca hadana waxey arin tagan tahay we are the uefa team viva chelsea
ramires
27-April-2012 at 11:36 am
asc daman bahda ku xeran lacib net hadan ka hadlo fikir keyka gabten john teyri aya kor u qadi dona gobka in sha allah viv chalsea viv ramires viva drogba viv mata viv torres viva lambard
c/dale blues
27-April-2012 at 10:51 am
Asc all of them horaa looyiri hanqaraarac lug uma dhutiyo lkn Ramires waa lacib latabi doono ku lanka fimalka waana geesigii ka taqalusay barca lkn boosliisa waa labuuxinaa marka chalsea haloo hanbalyeyo viva chelsea
Abdinasir Hassan Awil
27-April-2012 at 10:43 am
Juma kareem aqyarta dadka dhahaayo roben aya 2 yellow qatay Fifa wax ine saxdo ma’ahane wax maqal dayaan marka 2 da haween aad ciyaarta dawaneysan wad hurdeseen
man utd and barca
27-April-2012 at 10:18 am
kkkkkk
man utd
27-April-2012 at 10:17 am
kkkkkkkk
gantal
27-April-2012 at 8:41 am
walalyal dhamantin wad salamantihin waxan raba in an halarin kahadlo hadu eebe awod ii siyo arinta waxa wayo lacib u ciyar kowda bayar munich e lagu magacabo Arjon Robben wuxu qatay labo yellow wuxuna kula qatay labada ciyaryahan e u ciyaro koxda Real Madrid e lagu kala magacabo Marcello iyo Fabio Contrao’u waxa FIFA logabahan yahay hadi ay yihin dad cadalad ah way inay ganaxan ninkas
suldaan chelsea
27-April-2012 at 8:38 am
waxba u noqon mayso afar ciyaartoy chelsea waxa jooga essain kalou romuo divid luas
mohamed
27-April-2012 at 8:25 am
aniga waxaan ka codsan lahaa in ay Uffa ganaaxa ka qaadaan ciyaartooyda casaanka qaadatay siiba waxaan ahay taageere chelsea waxaana ka codsanayaa in ay nooga qaadaan Remeres ciyaar yahanka aan ku dhaarano saan u nahay taageerada chelsea viv chelsea
Nagil
27-April-2012 at 7:37 am
War tery wuxu qaadayo majirte mesha kacarar dheh vivi roben and ribery and gomez
anan
27-April-2012 at 7:37 am
waba hadii u arka koobkan hagacan qada ninkan balaya ayuu iskadhigay lkn ………bayer ayan kawarsugidoona
Alooz
27-April-2012 at 6:48 am
Arjen robben 2 yellow ayu qaatey wuna cayaraya sey ku dhacdey
Timajilac
27-April-2012 at 6:44 am
Fifa mey iska dayan ogolashada terry lampard is better then terry
Bilaal
27-April-2012 at 5:55 am
Terry kan asiga aya luxi dona ee halo baneyo wadada viva captanka dhiga leh ee xulka 3da libax iyo nadiga fashilisay barca ee chalsea
C/raxmaan cali c/raxmaan torres
27-April-2012 at 5:28 am
Waxaa kor u qaadaya j.terry
Ayanle cade
27-April-2012 at 2:14 am
C.j terry isha alah ada kor u qadayo capkan Italy ku laha waxas kubadoda waaba ku hurdoda
Mohaa/Macqulsome/Heliwaa
27-April-2012 at 1:02 am
Caalamka Wax Uusan Soo Qorin Maala Iska Sheegayaa Hee Seria A Mala Iska Soo Qadanaa …. Terry Inlaga Hadlaaayo Ileen Barca Uu Maalin Cadey Diray Uefa Wey Ku Mahadsan Yihiin Madaama Ey Intaas U Ogalaadeen Captan Terry Sanadkaan Insha.allaah Chelsea Ayaa La Hoyaneyso UCL Reer Gunners Free Ayaad Ku Soo Daawaneysaa Taabashada Xitaa Free Waaaye kkkkkkkkk Viva
Viva Blues
ahmed jeysen
27-April-2012 at 12:41 am
maraxow england waa horyalka calamka ugu fican wana lagu qas banyahay in laga hadlo ma ahan seria in aat mesha kentit adoo mah san wana salaman tihin dhaman http://www.laacib.net
Shataar omar
27-April-2012 at 12:35 am
Fadlan isku daya inad ka hadashan serie a waa taad alaaba ka had leysan england kaliya xishoda misa england ayaa wax idinku siso horyalka sa xaafada lagu bun buniyay