
Manchester United iyo Manchester City ayaa dagaal fool ka fool ah isaga horimaan doona xagaaga iyagoo doonaya inay soo xerogeliyaan xiddiga kooxda Lille Eden Hazard oo la filayo inuu France ka tago dhamaadka xilli ciyaareedkan.
Tottenham ayaa sidoo kale ceyrsaneysa ciyaaryahanka reer Belgium waxaana ay u soo bandhigayaan Lille Sebastien Bassong iyo Giovani dos Santos.
Lakiin magaalada Manchester ayay u muuqata inay tahay halka ugu badan ee uu caga dhigan doono, iyadoo labada kooxood ee ugu sareeya hogaanka Premier League ay ku tartami doonaan soo xero gelinta laacibkaas lagu qiimeeyo 30 milyan ginni.
Ferguson ayaa bilowgii todobaadkan xaqiijiyay inuu xiiseynayo ciyaaryahanka ka dib markii uu tagay France oo uu soo daawaday 21 jirkaan kaasoo dhaliyay 109 gool 142 kulan oo uu saftay.
Madaxweynaha Lille Michel Seydoux ayaa yiri: “Eden waxa uu doonayaa inuu helo qibrad yuurb ah oo ka baxsan France. Mana celin karno”
mohamed ziyad
28-April-2012 at 2:14 pm
hazard welcome to old tarafod if u want to be agood player welcom with open hands
Gerrerd
27-April-2012 at 8:18 pm
Haa daa rabti lacag man city ha daa rabti cub man u haa daa rabti best pleyer arsenal ha daa rabti damen chelsea vivi kuyt
Duwaa duwaa
27-April-2012 at 11:07 am
Hezard Waxa u raba in u ku biro tottenham hadi ay champions league uso baxdo wana sax midaasi
Mahamud imani
26-April-2012 at 11:51 pm
Sxbyal runta kahadashen lkn ogada iney iskacadahay ino imanrabo man u hazerd
farhan
26-April-2012 at 10:41 pm
sxbayaal waa idin salaamayaa dhamaantiin a/c/w/w, wlaal waxan idin odhanlaha ninkan kubadiisu Arsenal bay taalaa ee Arsenal buu kuwacanyahay ,lakin laba Man kubbad wacan ma ciyaaraan nin xoog wayn oo cross badan baa kufiican labada man ,markaa welcome to emirate stadium as
mustafe liverpoolfc
26-April-2012 at 10:16 pm
Edan wuxuu imanayaa liverpoolfc waxaana aanu kubadalanaynaa j.cole iyo lacag qudhaanjooy ku quuso
Awil
26-April-2012 at 7:17 pm
Welcome to oldtrafford
salman
27-April-2012 at 3:35 pm
welcome to oldtrafford
Abdalla campo
26-April-2012 at 7:15 pm
Way iska cadahay nin raba sumcad haduu yahay waa inuu adaa united waayo waxa owgari doona meshi ow garay cr7
odawaay
26-April-2012 at 7:14 pm
aden hazad waxan dhihi lahaa man cty hadad tagto wad qasare ee man utd iska imaw vivi man utd and w.rooney
RIO***SOM MAN UTD
26-April-2012 at 6:05 pm
Lacag daawo waa ku gadan kartaa laakin caafimaad maya lacag sariir waaku gadan kartaa laakin hordo maya lacag laacibiin waa ku iibsan kartaa laakin qibrad iyo cup maya VIVA MAN UTD IYO ARSINAL ARSINAL waqti Aan xifaaltan adag naga dhaxeeyay laakin hada freinds Aan nahay.
kaamil
26-April-2012 at 6:01 pm
wakan washay kalaya arka man unted mkaxay sharafa oo ledahay koxi yurub uguliitayba koob walba geesaha ugasoogarace
red devils
26-April-2012 at 6:00 pm
hazzard ma u baahna man united ayaan qabaa aniga oo ah taagero man united coz man united qad dhexe ha kento mesha laga haysto waa qatka dhexe play maker qad dhexe ah sida modric ha kento javi martinez burburiya ahaan ha usoo qadato ama m,vila oo bur buriya ahan ha usoo qadato hadii kale alex mesha haka tago garab iyo weerar ayuu ku washay meshana wa is kor dhobanyihin nani valencia young park intas o garab dhan ayaa jogo ka badan halkuu u socdo garbaha laga ciyaro walaga tagay hada dhexda ayaa la isku dilay iyo nin wax kaa raaco shitt
RIO***SOM MAN UTD
26-April-2012 at 5:53 pm
R.V.B-10 sxb Mahad sanid isha ayaa ka riday waa runtaa hadii oow rabo somcad iyo cup MAN UTD ha tago hadii oow rabo qasaaro iyo madax xanuun ha tago MAN MONEY .
Jarmal
26-April-2012 at 5:49 pm
Eden Hazard mar hore ayuu u sheegey saxaafada in uu jecel yahay manchester united in uu ku biiyo hadaba qofka haduu asaga najaclaado yaa naga celin doono waa su’alee .k.k.k.k.k.k, welcome in open hands hazard to old traford
Xuseen
26-April-2012 at 5:37 pm
Imow united hazard
qaranka
26-April-2012 at 4:21 pm
welcome to ManchesterCity welcomo welcome
ahmed
26-April-2012 at 3:51 pm
Welcome to manchesrter u nited wel come. To man und wel come welcome
Maxed vidic
26-April-2012 at 3:23 pm
Xidigan asaga aya donayo man utd wayo man wa mesha ciyartoyda ay shahadada ku qatan tusale hadu ciyariyahan katago man utd wax war ah lama waydinayo haduba fargusan u firmisiyon u bixiyay man utd vidic schools rooney
qays maxamed cali
26-April-2012 at 3:16 pm
asc dhamaan asxaabta laacib.net iyo dhamaan taageerayaasha man united salaan kadib waxaan leeyahay xidiga lille eden hazard welcon to ald rrafford waa gago caalami ah waana uqalantaaaaaaaaa ayaan kuleeyahay waxaana yaala mesh sharaf iyo sumcad iyo koobab sidaa daraadeeda kusoodhowoow old traffoprd
salmaan Nani
26-April-2012 at 3:15 pm
aden hazerd welcome to old traffod hadaad magac iyo sumcad iyo kubad iyo cup doonayso welcome to old traffod hadaad lacag iyo cub laan iyo magac xumodoonaysana welcome to city
Keyse yare
26-April-2012 at 3:14 pm
Ciyaryahanka hadu rabo bosjogta ah wa in u yimada man u hadi u lcg rabana wa in u ada man city kala doro sumcad iyo sumcad daro welcome to man united
salmaan Nani
26-April-2012 at 3:14 pm
aden hazerd welcome to old traffod hadaad magac iyo sumcad iyo kubad iyo cup doonayso welcome to old traffod hadaad lacag iyo cub laan iyo magac xumodoonaysana welcome to citt
Keyse yare
26-April-2012 at 3:09 pm
Asc dhaman asxabta man united wn so dhaweneyna ciyaryahanka lile lkn hadi an kula taliyo ciyaryahankas waxan dhihilaha money wa mancity cup wa man u welcome to Red divels
hindise
26-April-2012 at 2:58 pm
United waa nadi dheh City waa naago dheh, taasi waa rayiga R. V. B- 10
LKN SADASHA KOOBKAN WAXAA LOO DHIIBAY CITY,
HADA WAXAAN SADALINAYAA CITY INEY QADI DONTA HORYAL KANI,,
6-1 AYAA uNITED LAGU GARACAY HORADKII HORYAALKA, IYADOO WALIBA GURIGEEDA LAGU DHEELAYO, GOAL AMA LABA HADII LAGAGA BADIYO KU DOOD WAXAA SAACIDAY NASIIBKA LKN 6 GOAL WAXAA LAGU HELAA AWOOD IYO XIRFAD DHEERI AH,,,
CITY AYAA SITIMANKA SOO SOCDA HOGAANKA KU QABAN DOONTA 8 AMA 9 GOALS
WAXEYNA HORYALKA KU QADI DONTA DHIBIC AMA GOALS MIDKOOD WAA SIDA AAN ANIGA QABO
mustafe roney valencia nani young
26-April-2012 at 2:55 pm
war hadaad tagto man city boos kama helaysid markaa welcome to old trafld
Abdalla sos
26-April-2012 at 2:49 pm
Money+ball go to the city ayaan leyahay man.u waxkajira maleh aguero teves nasri cidigyadas oo kale hadu u kagarab ciyaro magac weyn wuyelankaraaa.
Mahad napoli
26-April-2012 at 2:47 pm
I belive hadii aad m city imaato waxaad gaari doontaa mowqafka aad leydahay waadna raaxeysan doontaa well come with open hands to m city viva sergio viva carlos viva m city
Hassan yare
26-April-2012 at 2:35 pm
London kafiisha Hazard manchester madoonaayo wuxuu rabaa Naadi magac leh Caasimada kadhisan Cup-na Qaadi karta leysma gaarin iska suga idin waadna mahadsantihiin
al haji livarepool
26-April-2012 at 2:21 pm
koob yaa rabaa meshaan lacag ayaa larabaa hazzard waxuu adaa man city oo lacag wadato ilaa waxuu kasojedaa wadan aan dhaqalo sas ah laheyd marka lacagta ayaa ladhalatay by aqyaree
Abdimajiid saakow
26-April-2012 at 2:20 pm
Wlcome to our man u
Antonio di natale
26-April-2012 at 2:00 pm
Wooow Ninkaan waxuu rabaa koox qibrad leh laakiin umajeedo lacag welcome to old trafford
Ahmed
26-April-2012 at 1:58 pm
Ninkaan waxuu rabaa koox qibrad leh laakiin umajeedo lacag welcome to old trafford
Asad yare
26-April-2012 at 1:56 pm
Hadu lacag rabo wa to city hadu cup rabana wa to united
Chicharito14
26-April-2012 at 1:18 pm
Asc kum asxbta rer man utd mel walboy jogan mida hazard waxay u badan tahay wuxu imanaya old trafford because wax laysku simo mahan welcome to old traffod
YAAYAA - 10
26-April-2012 at 1:08 pm
Wa runta sas sxb R.v.B AA GARTA GOOYE HAZZARD welcome old traford viva juventu viva Red divels
Gureey garisa
26-April-2012 at 1:06 pm
Waa ok inan helno hazard lkn man city o lacag wadata na washay balayada viva kid anderson
R . V. B - 10
26-April-2012 at 1:06 pm
Hada koob rabto manchester united aad hada qasaara dooneysidna woman city kubiir lkn ani ahan waxan kuugula talin laha in united iska aado waayo wa naadi aad u qalanto viva arsenal