
Weeraryahanka Arsenal Robin van Persie ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka sannadka ee Football Writers’ Association, waa markii labaad oo uu abaalmarin uu ku guuleysto seddex maalmood gudaheed.
Ciyaaryahanka ku guuleysta abaalmarinta waxaa soo xusha xubnaha ay ka kooban tahay xiriirka qorayaasha kubada cagta Ingariiska FWA, iyadoo codkooda ay dhiibteen ilaa iyo 400 joornaaliiste.
Maalintii axada kabtanka Arsenal ayaa la gudoonsiiyay abaalmarinta ciyaaryahanka sannadka, ee xiriirka ciyaartoyda ka xamaasha Ingariiska ee Professional Footballers’ Association (PFA).
Van Persie oo 28 jir ah ayaa ilaa iyo haatan xilli ciyaareedkan dhaliyay 34 gool tartamada oo dhan.
Weeraryahanka Netherlands ayaa hogaanka u haya gooldhalinta Premier League isagoo leh 27 gool.
Abaalmarintan labaad ee uu ku guuleystay waxa uu codad badan kaga qaaday Wayne Rooney oo kaalin labaad soo galay, halka Paul Scholes oo bishii Janaayo ku soo laabtay garoomada uu kaalin seddexaad soo galay, waxaana kaalin afaraad soo galay laacibka Fulham Clint Dempsey.
Liiska Ciyaartoyda Isku Qaaday Abaalmarinta Laacibka Sannadka Premier League Ee Abaalmarinada PFA iyo FWA:
Dj.dhashka
02-May-2012 at 8:58 am
Ani waxa qaba Wiilka sanadka waxa qadayo weyn rooney
bashka arsenala
01-May-2012 at 2:07 pm
Robin van Persie sxb nin u qalmad tahay inoo hay guusa ilaa sanadad so socdaba
king diini
27-April-2012 at 10:46 am
guuusha ay gaadho arsenal markasta waxan ahay mid ku farxa
Abdisatar
27-April-2012 at 7:35 am
Asc. Capatain van persie waa xiligi uguhoreye uu uciyaro kooxdisa arsenal sidu uimade arsenal maxeyele xiliyadi kaleto hore dawac ayugalijire bilawga amise bartanka horyalka wexey saatahayne van persie xiligan ayuwa sifican usafte koley wax hadartan an nigasi fanfaniyo malahan maxayele qofki dhawanaye van persie goleybo wuxu un dihi cptnka arsenal wu uqalma ini lasiyo
Cabdi yare
26-April-2012 at 5:33 pm
Hanbalyo hanbalyo vaan gool u uqalma ta iyo in ka badan arsenal viva
Manka
26-April-2012 at 5:41 am
Hambalyo hamblyo v.persie
Mohamed ali
25-April-2012 at 7:50 pm
Aqyarey carurta arsenal haiska amusan
Maxamed salmaan
25-April-2012 at 5:55 pm
Waa wu u qalama ino ku golesto sanadak rvp habaliyo tagaro arsenal by
yoonka cadee
25-April-2012 at 2:59 pm
waaw habalyo rubinka iyo dhamaan taageeraha rsenal
cabdisalaam hamed barrow
25-April-2012 at 2:36 am
ascm dhamaan muslimiinta tan labaad hadii aanu nahay taageerayaasha arsenal waan maleeynayay inuu ahaaa laacib qarsanaa inkastoo dhaawac kasaaray ama kareebay bilada bada viva arsenal
Naim0 ViVa ArSeNaL
24-April-2012 at 11:00 pm
Robin Runti Wad U Qalantaa Apaalmarinaha Aad Ku Guuleysatay.Runti Injury Pa Ka Reepay Facaa E Marhore Pilado Padan Xaapsan Lahayd.Topscorer In Ad Ku Guleysato Rajaynaa O Ad Aw Bidaar Ka Hormarto Ilen Wuu Kugu So Dhawaade.Brav0 Robin.Longlife Arsenol
C1sir sayid
24-April-2012 at 7:53 pm
Asc.waan ku farxay koobka u qaaday captain van persi
cabdalla
24-April-2012 at 7:49 pm
waaaaaaaaaaaaaaw waa arin farxad noo ah hadiii an nahay tagereyasha arsenal byyyyyyyyyyyyyyyy laacib.net
Imaan loos
24-April-2012 at 7:32 pm
Hamalyo van goal waad uqalantaa abaal marinta viva gunners fans ka iyo kuwa man uneted oo hambalyada nagalaqeygalay adinkana markad horyaalka qaadaan ayaan idin hambalyeeydoonaa thanks laacib.net
Mahad napoli
24-April-2012 at 7:25 pm
That’s not so fare maxaa aaway sergio aguero aaway yaya toure xaq maahan saan horeba gaal xaq iyo xaq daro makala aqaanin shit shit shit damn english football asosiation
sadkayare
24-April-2012 at 7:18 pm
salaan sre bahada football dhamaan.qas.ahan.rer arsenal.hambayo rvb .laacibkena.waa.u qalma.in oo qato abaalmarinta.qali ah
Maxamed subane
24-April-2012 at 7:09 pm
Hambalyo wxn jclhy sidaat naadigaaga wax ugu qbty qarankana sds cml euro ayn kaa rabaa iga daa laba labadii 2010please guul nederlands
Maxamed subane
24-April-2012 at 7:07 pm
Hambalyo wxn jclhy sidaat naadigaaga wax ugu qbty qarankana sds cml euro ayn kaa rabaa iga daa laba labadii 2010please
Moha
24-April-2012 at 7:07 pm
Hambalyo captain aad ayana ogu faraxsanahay waxan kale on kurajenaya golden boot inad kuguleysato
Van persie
24-April-2012 at 7:01 pm
Waa wax lagu farxo laacibkeena van persie waxaan leeyahay hanbalyo guul aan ku rajaynaa sxb waliga gol dhalinta epl waa adiga yaan laguug qabsan
M/tarey
24-April-2012 at 6:45 pm
Asc wu uqalma captain robin waxan leyahay hambalyo
dilkey
24-April-2012 at 6:41 pm
waaaaaaaw hanbalyo arsenal dadka heer ayee gaarsiisaa like henry and r.v.g viva arsenal
daahir abdullahi
24-April-2012 at 6:36 pm
wan ku faraxsanahay
van gool
Vaisal
24-April-2012 at 6:21 pm
Hanbalyo rvp gari labo nin kama qosliso hadiii aad ku guuleysatay abalmarinta player of the year hanbalyada aan kuu soo dirnay adiga iyo tageerayashada noo soo dira 30 april makaan xasuuqno man city salaama tagerasha england pl and man utd
deeqa abdullaahi
24-April-2012 at 5:59 pm
waxaan leeyahay hambalyo anoo ah taagera united
Barasta
24-April-2012 at 5:56 pm
Waaaaw captanka wuu u qalmaa midas iyo mid kaweyna waa u rajeynayaa kaptan vps yeee guul wcn
muna
24-April-2012 at 5:51 pm
wuu u qalmaa laacibku vivi arsenal, RVP arsenal for life
Luckyz destiny
24-April-2012 at 5:41 pm
Halbalyo wilka sanadka 2012 ropen vanpirse wuu uqalmaa maxaa yelay waa lacibka sanadka e english premier leugeka mar walbana asigaa lahandono I love arsenal & fans
garaad
24-April-2012 at 5:33 pm
Awalba waa la ogaa. Vanpr in aysan cidna ka xigin abaal marintaa viva arsenal viva vanpr guuuuuuuuuuuuuuuuuuul vnpr
Aragti wacan
24-April-2012 at 5:31 pm
Wa farxad wana mudan yahay in abalmarintan o kale ku guleysto RVP Waaaw wayn rooney iska quso haha haha
Saahin
24-April-2012 at 5:16 pm
Hambalyo iyo salanba kugu daraya captain fantastic waxan ku sadalinaya ina arsenal cup la aanta ka sarto
nasri
24-April-2012 at 4:49 pm
asc walal runti wu aqalmay biladaha lasiyay waliba anigu waxan oran laha kabaha dahabkana ku darso goal of the year na ku darso ana gaba dhaydan kugu dara
yarka by lucas poladiska
24-April-2012 at 4:45 pm
wwwww wuu u qalmaa in uu qaato sanadkan wali waxaa dhiman in uu qaadto goal dhalinta sanadkaan iydna asiga ayaa qadaayo vivi arsenal
Shaahid karoone
24-April-2012 at 4:30 pm
Dabcan waxaan oran karaa fikirkeyga oo kooban laacibka reer, arsenal waa u qalmaa abaal marinta usoo hoyatay
a
24-April-2012 at 4:22 pm
wow captanku waa nin jira wuuna u qalmaa in la gudoonsiiyo abaal marintaa waa lugta kaliya ee arsenal ay ku taagan tahay kamana maaranto runtii.. viva RVP10
Ak osman
24-April-2012 at 4:21 pm
Wuu uqalmaa run ahantii wana ugu fican p leuge