
Ka dib sideed gool oo la iska dhaliyay Manchester United ayaa barbaro 4-4 ah waxa ay kala kulantay kooxda Everton ciyaar xiiso leh oo ka dhacday Old Trafford, iyadoo haatan tartanka horyaalka uu marayo meeshii ugu xamaasada badneyd.
Everton ayaa hogaanka ciyaarta qabatay ka dib markii kubad madax aheyd uu u dhaliyay weeraryahankooda Jelavic, lakiin intii aysan dhamaan qeybtii hore ee ciyaarta ayaa Wayne Rooney uu isna kubad madax aheyd ugu barbareeyay kooxda Shayaadiinta Cas Cas.
Qeybtii labaad ee ciyaarta ayaa wax badan ay isbedeleen iyadoo Danny Welbeck uu hogaanka ugu dhiibay Man United kubad qurux badan ka hor inta uusan Welbeck kubad fiican u dhigin Nani kaasoo isna ka dulqaaday goolhaye Tim Howard.
Everton ayaa marka ciyaarta ku soo laabatay ka dib markii kubad cajiib aheyd uu goolkoodii labaad ugu dhaliyay Falliani, iyadoo markaas ay ciyaarta aheyd 3-2, lakiin Wayne Rooney ayaa kubad ay isku soo taabtaabteen isaga iyo Welbeck ugu afareeyay kooxdiisa United.
Goolasha Wayne Rooney ee Manchester United ayaa haatan waxa ay gaarayaan 180 gool, waxaana uu kaalinta afaraad ka soo galay ciyaartoyda abid ugu goolasha badan taariikhda United, isagoo hal gool dheeraaday Geogre Best.
Lakiin Everton oo ciyaar isku dheelitiran la ciyaartay Red Devils ayaa mar kale ciyaarta ku soo laabatay markii goolkii seddexaad uu u dhaliyay Jelavic oo goolkiisii labaad ee ciyaarta dhaliyay.
Kooxda ka dhisan Liverpool oo dadaal dheeri ah sameysay islamarkaana si aad ah uga dhexmuuqatay Old Trafford ayaa heshay goolkii barbaraha ka dib markii Steven Pienaar uu gool dabamariyay goolhaye De Gea labo daqiiqo ka dib goolkii Jelavic.
United oo dhamaadkii ciyaarta baadigoob ugu jirtay goolka guusha ayaa haleeli weysay, iyadoo aakhirkii fursad fiican oo uu helay Ferdinand uu ka saaray goolhaye Tim Howard.
Barbarahan ayaa waxa ay ka dhigeysaa in Manchester United ay hogaanka ku heyso 83 dhibcood, waxaana ay lix dhibcood ka horeysaa Man City oo wax yar ka dib la ciyaari doonta Wolves.
Hadii ay City badiso kulanka Wolves, waxa ay noqon doontaa in labada kooxood ee Manchester ay ku kala bixi doonaan kulanka Etihad Stadium oo sideed maalmood ay inaga xigto.
Everton ayaa axsaan weyn u sameysay City oo hadii ay badiso afarta kulan ee u hartay ee ay ku jirto kulanka United uu horyaalka noqon karo midkoodii.
Abuukar jaale
23-April-2012 at 9:20 am
Asc aqiyarta sln kadib aqiyaarey maah maah soo maaliyeed ayaa aheyd waa baahanahay baqtiga looma cuno ani waxan sugayaa kukanka ey 8da biri naga xigto aan aragno cida caano laga cabi doono viva sir alex fargusan
Nuur xasan
22-April-2012 at 11:04 pm
Asc kkkkkk jecliya jabka gadhay man utd waxa iska leh cup city 8 0 etahad stodom viva city next week insha alah
muller
22-April-2012 at 10:48 pm
weli hogaanka waa la idinka wataa qaraaabo ku frx jbk mn lkn weli wa dhisn yihiiiin
Xasanpirlo
22-April-2012 at 9:01 pm
Aqyaarey kubadu waa cad iyo madow mar waa badin marna waa lagaa badin man utd inkastoo ay bar baro gashay dhib maleh etihaad ayaan ku dabaal dagi doonaa vifa man utd and weyn rooney .
C/laahi (fareey)
22-April-2012 at 8:13 pm
K k k k k k k k k k k k man united hoos man city kor koobkan waxa ku leh man city guul
cabdiraxman jecliya jabka man u
22-April-2012 at 7:08 pm
kkkkkk marunbaa misa waa riyo kkkk warkan woo i maraa aniga jecliyaa jabka man u ha ha ha ha ha ha ha ka ka ka ka ka ka
Idman
22-April-2012 at 6:56 pm
jecliyaa jabka man u kkkkk woooooow warkasan ubogaa aniga kabax evarton cus ee naoguyeshay
Khabir
22-April-2012 at 6:30 pm
Ani waxan kayabanahay reer man u mancty wakabadineyna kulahaa 1-6 wala ilobay miya mau xata cub dacasa maqadeyso viv chelseafc d.drogba
maxamed axmed
22-April-2012 at 7:48 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk riya miyaa misa waa run waaaw saaan ayaa larabaa
ilmaha aderkod
22-April-2012 at 6:23 pm
warkaas ayaa imarayo aaway ilmihii mnu madaxa kagashay iska qusta maxa yelay city aya marti unoqoneysan marka xigo mnu gadaasheyda ayaad kufeyli
Xaji
22-April-2012 at 6:07 pm
Asc/SANADKANWAACITY
Yussuf
22-April-2012 at 5:40 pm
A.s.c akhyaarta sharafta mudan man u inkastoo maanta ay khasaaro gashay hadana koobka way qaadi kartaa haday dadaal laimaato oy ciyaarta man city garaacdo.
Qoryooley
22-April-2012 at 5:32 pm
Dhib malaha waxii dhacay wayo hadu kululanaya premier leageu lkn sedax dhibcod waxan ka qadan dona hadu alle idmo man city gurigeda
Coach:man utd
22-April-2012 at 5:28 pm
Man utd wey qaadeesaa horyaal england hadii ee la barbareeyey man utd city yaa huba. waa laka badin caawa iglory man utd chelsea kaalinta 6 arsenal 4 is reebreeb man city maal qasaarey man utd koobka waxa ey ku qaadeesaa gurika man city etihad waxeen ku dabaal dekeesa gurikeeda old traford(stadiom of dream) iglory man utd why always me answer;king of england (20)
abdifatah ali
22-April-2012 at 5:26 pm
Manchester United oomaanta aalbitaraha ilaawde in eexaqiisasiiso taas oosababtay rigoore la,aan ama rooze la,aan kkkkkk
maxamed quule
22-April-2012 at 5:24 pm
kkk manchester united way ku guulaysanaysa kooka horiyaalka england hadii alleh idmo
Mahad napoli
22-April-2012 at 5:18 pm
Kkkkk warkaan waraan kasugaa man u waxaad imaan doontii etihad satadium kadibna sixun ayaana nila rafaadin doona insha alla viva m city
Coach:man utd
22-April-2012 at 5:16 pm
Man utd wey qaadeesaa horyaal england hadii ee la barbareeyey man utd city yaa huba. waa laka badin caawa iglory man utd chelsea kaalinta 6 arsenal 4 is reebreeb man city maal qasaarey.
Istaambo
22-April-2012 at 5:15 pm
Kkk miskiin halki koob ee fiir saneesay ayaa ceel looga riday everton thnks maadaama aad horyaalka suugo u yeesheen by bhda laacib see you next.time
Istaambo
22-April-2012 at 5:13 pm
Kkk miskiin halki koob ee fiir saneesay ayaa ceel looga riday everton thnks maadaama aad horyaalka suugo u yeesheen by bhda laacib
Shirifka
22-April-2012 at 5:06 pm
Kkk man utd qalad weyn aye gashen markay iyago 4-2 ku hogaminaya is dhigten , mida kale horyalka waxa la oganaya cida qadaysa kulanka etihad man utd ilama aha in ay kulankas barbaro u dagalamayso wa in ay guul u dagalanta wayo waxa kasi danbeya sunderland oo gurigeda jogta oo an ognahay in beryahan dhegdhegodu batay
Kaafi
22-April-2012 at 5:05 pm
Sxb yall waad salamtihiin salan kadib manchestar ayada ayaa dhulka is dhigtay kamana raja qabo in ey honganka sii heyso mashegi karo in ey sii qabsato
Ismacil
22-April-2012 at 5:04 pm
Waa iska caadi barijo iyo badisba waa wax ku jiro kubada cagta lkn haku xisabtamina horyalkan man u wey qaaday viva man u for ever
Abdullahi
22-April-2012 at 4:59 pm
kkkkk waan filayay sidan iney kudheceyso.man u waa udhamaatay man city ayaa horyaalka qaadey by man u kkkkkkkkkkkkkkkkk.
Ganey
22-April-2012 at 4:58 pm
Sxb yall waad salamtihiin salan kadib manchestar ayada ayaa dhulka is dhigtay kamana raja qabo in ey honganka sii heyso mashegi karo in ey sii qabsato
Kame jijigawi
22-April-2012 at 4:57 pm
Jecliya jabka utd chelsea sanadkan champion ayan u rajaynaya
muuse cadde
22-April-2012 at 4:52 pm
sorry wixii dhacay waa wax taariikh ah lkn manchester horyalkani wey qaadeysaa haduu alle idmo waa horyalka aduunka uga mac marka ciyaaraha wey is badali karaan waan aiska caadi i love manchester
HAMBALYO MAN
22-April-2012 at 4:51 pm
MAN UTD FOE EVER
\
SAMIIRA AHMED
22-April-2012 at 4:49 pm
VIVA MAN FOR EVER WAAN JCELAHAY
mO' AmiN
22-April-2012 at 4:48 pm
K k k aad ayan ugu faraxsanhay everton waxa ay samaysay horey ayuu u shegay tavez in horyaalka wali loolinkisa dhimanyahay’ insha ALLAH city ayaa horyaalkani qaadi doonto iska sabro rer man u
Master Abdihalim
22-April-2012 at 4:48 pm
asc,anigu waxey ilatahay iney fans man united ey niyada iskadilin maxey yelay man united waxa laga yaba sadaxda kulan uhartay iney badhiso oo kap ey qado kumpadna waxey kudisantahay….barbardac….GUUL….guLdaro….mahadsanidhin
mr:aweys arsenal
22-April-2012 at 4:48 pm
Cajiib waxaas ayaa ciyaar lagaa dhahaa lix dhibcood labada manchester udhexeyso macqul ma ahan taloow ayaa kor u qaatidoono horyaalka man united waxay u qalmeen in laga badiyo wayo meesha difaac iyo goolhaye kuma hayaan
SAMIIRA AHMED
22-April-2012 at 4:48 pm
NINMAN KIINAN LEHY WAXAAN JECEAYHAHAY JABKA MAN EDO WAXBA HA DAALINA WAXAAN AHAYN DAAL MOOYE WAXKALAE KAMA HEALYSANE LEAGUENA WAAN QAADNEE
hassan abdi nur xasan Geedi
22-April-2012 at 4:47 pm
Tani waxay fursad u tahay mancity maadama horyaalku ku dhawyahay dhamaad evetona way ku mahsan tahay oo asxaab wey ayey uga shay city haddi ay man unt ay badin laheyd waxay ku sii qabn la heyddhibco aad u badam
mmnuur
22-April-2012 at 4:46 pm
Man untd guusha wa u QaLantay Lakiin way is Dhigtay Lakiin HoryaaLka wali anaga aya wadna dhibcaha Xmasadna wuu yeeshay waxa Filaa Man City inaa Xanuun Tabsiin Doona Game ethihaad Ka dhacaayo
C/naasir dhagol
22-April-2012 at 4:46 pm
Wuuuuuuuuuuw everton walee cadi ma ahan wayo manchester u. Ayee celisay k.k.k.k.k.k.k tani waxey u ektahy in uu qaadayo koobkan mancini runti waxaa numoowi rawo warki yaya tuore wayo waxo dhahay aniga iyo weyne make rooney aniga ayaa qosolka ku dambenayo marka man u . Haka samarto horyalkan man city ayaa leh marka tageerayasha man u. Wexey qancayan markey al itahaat marka loga badiyo wuuuw k.k.k.k.k. R.v.persie gooool dhalinta iska qaado
Naasir Ozil (Maliya janaale)
22-April-2012 at 4:45 pm
A
Wadani
22-April-2012 at 4:44 pm
Jecliya jabka unt lkn waxa kasi macaned in laga badiyo kulamada so socdo ayana laga badinaya kadibna man city aya hadan gol ugu deqeyso masakinta
Dj man utd
22-April-2012 at 4:43 pm
Oh nasiiboow hooba kaayaabee naarta lee ma injeeydooy aniga waxan dhibcaha ka daadsanaa man cetty waxana doonaya waxa ay tahay inaan tuso waana arki doontaan
Ibro
22-April-2012 at 4:43 pm
Walahy ad ayan ogaxumahay in man u ay glbta barbro lagasho evertn dhbse maleh man u waxan urajaynainay city isbuc dambe gurigoda ay kagbdiso o sas man u horyalka logu calema saro tase waxan kasijeclahy in city glbta lagu dhago ala ta madhacdo glbta in city laqabto
Taakow
22-April-2012 at 4:42 pm
Jabka man u jecliyaaaa
Wacdi
22-April-2012 at 4:42 pm
K.k.k.k.k.k. Wa cajib wana ciyar wngsn tartankana wa furanyahay wali sxbyal cmon city
kaabeer
22-April-2012 at 4:41 pm
waxba ma aha waa iska cadi xitaa city ha badiso waa sidi sanadki hore chelsea anunko 3 dhibcod uga heyno an ka foganay marka sidi lee samey heynaa kulanta city waxan niyada u dhiseenaa tagerayasha ctiy in ey gurigoda ku oyaan an rabnaaa
Elmi Goal United
22-April-2012 at 4:40 pm
KkKk waxaas waa iska Caadi unitedka Waxaas Uma Joojiyaan Haddii Aad xasuusataan sanadkii Hore Sidaan cml Arsenal Ayaa Noogu dhagtay lkn ßedelkeeda Waxaan Quusinay Chelsea Haddane Waxaan Quusineynaa City waaa Inoo Ethd Stdm viva Unitedka..
C/llaahi cusmaan
22-April-2012 at 4:39 pm
Wawarey walahaya man utd so wareji malmo kadib horyalka
Muse,
22-April-2012 at 4:39 pm
Asc, bahda viva asaxabey, ciyarta ciyar qatar aye aheyd, ani man u ayan tagyera, waxan ad u filaya inan ana qadno kobka, maxeyele, talo kale maheyn, o an kan ahey,
Suheyb cade
22-April-2012 at 4:38 pm
Adbaan uga xumahay waxan ma eheyn ciyaar sixir ayey eheed lkn hoganka anaga hayno wana qadi dona liiga untd for evar
kadiye
22-April-2012 at 4:38 pm
sallan sarre all bahda laacib iyo inta kutixanbo
wabka marka aanka hadlo waxa kadhacay Old Trafford
man und cashir aya lodhigay wana kufarax sanahay
galabta man sity guul ayan urajeyna
sallan sarre all fanns liverpool
Roberto pires
22-April-2012 at 4:37 pm
Aaaweeeey ciyaaal man u ahahahahahahahah what a match walaahay waxaan soo xasuustay ciyaar bishii hore dhex martay borussia dortmond iyo stuttgart oo 4-4 ku dhamaatay sorry united xiligiinii waa uu dhamaaday viiiiva gunners
Maxed vidic
22-April-2012 at 4:36 pm
Man city mabataqano sida loqada kobka garonkedana uga badinena
kaashif
22-April-2012 at 4:33 pm
asc dhamaan kabax kabaxa libaaxbaa yimidee anigoo ah taagerayaasha chelsea maanta kolkaan daawaday ciyaarta xam,aasada leh waxa dhihi lahaa ama ref laaluush siiya ama fagfag badan sameeya koley kubada waa laciyaaraa lama tuurtuuro man u next year groap b karaadiya no mo man no more cup crop