Real Madrid Oo Hal Gacan Ku Dhigtay La Liga Ka Dib Markii Ay Camp Nou Ku Garaaceen Barcelona. | Laacib.net
Home » Horyaalada » Spain » Real Madrid Oo Hal Gacan Ku Dhigtay La Liga Ka Dib Markii Ay Camp Nou Ku Garaaceen Barcelona.

Real Madrid Oo Hal Gacan Ku Dhigtay La Liga Ka Dib Markii Ay Camp Nou Ku Garaaceen Barcelona.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 21-04-12 10:54 PM

Real Madrid ayaa hal gacan ku dhigtay horyaalka La Liga ka dib markii ay 2-1 kaga badiyeen Barcelona ciyaar ka dhacday Camp Nou, iyagoo haatan hogaanka La Liga ku qabtay 7 dhibcood afar kulan oo ka harsan.

Qeybtii hore ayaa si xamaasad leh ku bilaabatay, iyadoo fursadii ugu horeysay ay heshay kooxda Real Madrid daqiiqadii 4aad ee ciyaarta ka dib markii kubad madax aheyd oo uu tuuray Ronaldo kuna sii dhacday Puyol uu badbaadiyay goolhaye Valdes oo banaanka u saaray.

Labo daqiiqo ka dib ayayna Barcelona fursadaasi ka jawaabtay markii daafaca Real Madrid Pepe uu baas qalday islamarkaana Dani Alves uu dhexda ka qabsaday, lakiin waxaa ku soo baxay goolhaye Iker Casillas oo kubada ka badbaadiyay.

Barcelona ayaa ciyaarta inteeda badan qeybtii hore kubada heysatay, lakiin Real Madrid ayaa hogaanka ciyaarta qabatay daqiiqadii 17aad ee ciyaarta markii kooner la soo tuuray uu madaxeeyay Pepe balse goolhaye Valdes uusan wada qaban, waxaana Puyol uu ka daahay inuu kubada ka bixiyo xariiqda goolka, waxaana kubada ku taabtay oo shabaqa ku hubsaday Sami Khedira, oo Los Blancos u dhaliyay gool taariikhi ah madaama ay noqdeen kooxdii ugu horeysay ee 108 gool ka dhalisa La Liga hal xilli ciyaareed.

Goolka ka dib Barcelona ayaa cadaadis saartay Real Madrid kuwasoo si fiican u difaacanayay kubada, lakiin daqiiqii 27aad ayaa ciyaaryahan Lionel Messi uu kubad u dhexbixiyay Xavi oo ku jira diilinta ganaaxa, lakiin kubadii uu la hortagay Casillas waxa ay noqotay mid uu ka faa’ideysan waayay.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay gool iyo waxba oo ay hogaanka ku heysa kooxda Real Madrid.

Qeybtii labaad oo Barca ay halkeeda ka sii waday inay cadaadis saarto Real Madrid ayaa daqiiqadii 54aad ee ciyaarta ayaa fursad fiican ay soo martay Barcelona ka dib markii Thiago uu kubbad u dhexbixiyay Tello oo ku jira diilinta ganaaxa, lakiin kubadii uu helay dusha ayuu marsiiyay.

Waxaana weerar iyo kubad heysasho joogta ah ka dib ay Barcelona heshay goolkii barbaraha daqiiqadii 70aad ka dib markii Alexis Sanchez oo waqti aan ka fogeyn bedelay  Xavi uu kubad isku soo noqnoqtay shabaqa ku hubsaday, lakiin Real Madrid ayaan waqti dheer aysan ku qaadanin inay ka jawaab celiso goolkaas.

Mesut Ozil ayaa baas qatar ah u dhigay Ronaldo kaasoo isna dabamariyay goolhaye Victor Valdes, isaga ayaana hogaanka ku soo celiyay Real Madrid, goolkaasna waxa uu ahaa goolkiisii 42aad ee La Liga xilli ciyaareedkan.

Goolka guusha ka dib Real Madrid ayaa isbedel sameysay, waxaana ay isku dayayeen inay helaan goolkii ciyaarta dili lahaa, iyadoo Ronadlo uu dhamaadkii ciyaarta fursad qaali ah ka qasaariyay, halka Barcelona ay dagaal ugu jirtay inay hesho goolkii barbaraha.

Guushaan ayaa waxa ka dhigeysaa in Real Madrid ay jabisay rikoorkii aan garoonkeeda horyaalka looga badin Barca tan iyo bishii September 2010, waana guushii ugu horeysay ee tababare Jose Mourinho uu ku gaaro Camp Nou.

Waana guushii ugu horeysay ee Real Madrid ay ka gaarto horyaalka kooxda Barcelona tan iyo intii uu macalin u noqday Pep Guardiola.

Los Blancos ayaa haatan hogaanka ku heysa 7 dhibcood iyadoo leh 88 dhibcood , iyadoo afar kulan ay ka harsan tahay La Liga.

136 Responses to Real Madrid Oo Hal Gacan Ku Dhigtay La Liga Ka Dib Markii Ay Camp Nou Ku Garaaceen Barcelona.

  1. cadaani Reply

    23-April-2012 at 2:41 pm

    scw asxaabay wax walba hanaguqaadato waxaa naga go an in aan qadno koo babka oo dhan xiligaan waayo wax badan ayan aa musnay hadana waxan idin sheegaa in aan sanadkan waxba aan la hari doonin sida aan ku hanan lahay sanadkan ma ahan sanadii barka iyo waxii la halmaalo ninkii ah taageero barkana ha quusado sabra reer barka

  2. Nani maxamed roble cali Reply

    23-April-2012 at 5:05 am

    K.k.k.k. Waaaah waaaah wan u maleynayay misi in o oyin ku dambeydona chelseana we u dhimantahay viva rae madrid and chelsea rer barca ooya dimaria into jogo iyo col iyo teri oyin le ku jureysin vive

  3. Mr los blancos Reply

    22-April-2012 at 11:28 pm

    Dhaman aqyarta shaqarta leh wan idin slmy.
    Wlh wa guusha hada qadatay ma ahan mid horyalka ku sabsan wa mid ku sabsan sharafta clasico li anu real waxa laga badiye kulama badn anakane hal jer ayn ka badine sanadki hore dhmntin wa wada arakten hada real we badisay alx tageera barca waxn dhaha xaalka clasica waye tan viva real madrid

  4. osil Reply

    22-April-2012 at 10:03 pm

    aniga waxaan aminasanahy barca filinked in uu dhamady sandkan waxaan u ogalahay barca cup dal rey basa heheehehhehehehheh real marid waxeey keni donta homeked 2 cup horyalka waanbo xaqijinay waxano haray chpinka hala marid

  5. Osmaan laho yare Reply

    22-April-2012 at 3:58 pm

    Waar barcelona may noo qirto qirto inaan nahay libaaxyo wax walba dulmara libaaxa sanadka waaaaaaa c.ronaldo c.ronaldo and mesut özil ha fahmaan dadka real ka xun ok ok ok !!! Bye bye bye

  6. ow suufi Reply

    22-April-2012 at 3:32 pm

    sc akhyaarta isportiga farxada darteed waxaa sameeyo ayaa garan la,ahay viva real

  7. Cabaas Champion Reply

    22-April-2012 at 2:29 pm

    ugu horeyn bahda webka laacib wad salaa mantihiin iyo aqrista yaashaba ciyaartii xalay kadhacday camp nou waxey eheed ciyaar adag kubada sideeda waa cad iyo madow kooxda aduunka barca hadii mar walbo ay guuleysan jirtay oo hal hameen ay real kabadiso ma ahan iney barca ay awoodeeda hoos u dhacday horyaalka laliga wan ku guul dareysanay waana awood naa inaa difaacano champions leage wana ku kuuguleysaneynaa

  8. abdirahman abdiwali Reply

    22-April-2012 at 2:02 pm

    asc bahda laacib iyo akhristayaasheeda dhamaan waan salaamayaa salaan kadib saan hore banooniga nigu sheegay waa cad iyo madow barca xaleey waxaa latusay aboodeed real waa naadi weyn markasta umadulqaadan karno barca oo guusha u sxb ah sxb yaal guusha real waa guul muhiim ah meesha kuma heeysaan tababare ee laacibiin baas taqaano bas ayaa meesha kuheysaan messi iyo pedro inesta oo kaliya ayaa shuut dhaliyo lkn ree real waxa eey heeysataa boorteeri dhamees tiran iyo khubaro shuut oo uu hogaaminaayo ronaldo xidiga sanadka aduunka in 2012 hala madrid waxaa su’aal iga ah aaway ree barka dhahayay barnabu waa garoonka barka camp now na iska daa aaway camp now iminka waa garoonka real spical one xaleey aad buu isku soo qadimay yaa wax yasay oo barka aheyn telo iyo thiago ayuu iisoo safaa yaa salaam barka iska aamuso aadan sebriye na dhageesta bari galab saacadu markee tahay 5 galab nimo xiliga somalia kkkkkkkk guusha waxa eey udanbeesaa real faanka barka wa aan kayaabaa marka aan arko maxaa yeelay xaleey ciyaarta inta eeysan soo galin aqiyaar ayaa ilahaa kulanka cawa waa barka iyo sportin gijon real waxaa ka adag levente aaway hee marka aan tumay ayakoo hoos dayaayo ayee baxeen kulanka chelsea ayaa kadarneed chelsea caawa 9ayaa udhiibeenaa ayee dhaheen markii goal laga dhaliya waxa eey bilaabeen camp now ayaa inoo dhiman la arki doonaa cida soo baxdo weli real dhagaha ayee kaaga jiree

  9. deeqoow yare Reply

    22-April-2012 at 1:48 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkk war dakaan tagero barcelona ma quusanayaan miyaa jose mourinho sidii oo xaley barcelona ugaley waxuu ka koobiyeye chelsea
    war waxaa nii dhahayaa barcelona champions league wey kahartay waxaana ka reebayo chelsea difaac baa loogalayaa markaas konter ataak baa lagu cunaa saas bee barcelona kugu deyse viva paul scholes and viva man untd

  10. Khabir Reply

    22-April-2012 at 1:11 pm

    Brc wakoxda adunka haye maxey qadi raban seeson kan kkkk warkasaa imaraa alle chanpion lg lee makaherano markasey noqonayan koxda dunida ugufican sanadkan brc ciyartoydeda walaxarashaa kkkkk

  11. Cmaanyare Reply

    22-April-2012 at 12:27 pm

    Kkkkk war mee ciyaalkii shali barcelona bartay kkkk heer lais turtuuro xavi walee chelsea idin dhiman viva chelsea viva realmadrid viva cr7

  12. qoryoley Reply

    22-April-2012 at 11:32 am

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk tani kashifantaye iska daaye horyaalka yurubna waxaa dhameystiraya doragba weyna iska cadahay taj

  13. dhuuso Reply

    22-April-2012 at 10:53 am

    War taas dhib malahan tabaraha aa ku dheelay lkn championka aa wada sugeyna hadey real wax isku haayaan xataa ilmaha yar yar ayee lamo ku garaaceen hadey waaweenka joogi lahayen waa laduban lahaa

  14. muuse cadde Reply

    22-April-2012 at 10:49 am

    waaaaaaaaaaaaaw shaqada hala madriid sidan iyo si ka fiican bay u gudataa lkn dhibta iyo cadadiska lagu haayo Raela ayaa badan wayao xalay waxa uu samenayey Reefka ciyarta haayo waa loo wada jeeday barceolna qofkii ey disho fawal iyo jaalo lama siinayo lkn real afka ayaa laga galinayaa waana cadaala darada lagu haayo hala madriid viva all hala madriid guul iyo farxa idinka ayaa iska leh

  15. Saabir Reply

    22-April-2012 at 10:41 am

    Jidkan drogba aa noo furay waa ku jogjog sahena viva murinho

  16. Raamaale Reply

    22-April-2012 at 10:35 am

    Asxaabtii taageeri jirtay barca ha quustaan barca markii horaba albiitarka ayaa u badin jiray oo garoonka waxey ku soo gali jireen 12 ciyaariyahan oo albiitarka ayaa 12ku ahaa laakiin xalay albiitar daacad ah ayaa helay qiyaanadoodii iyo istuurtuurkii beenta ahaa waa laga diiday sxbyaal barca waxaa la tusiyey in nou camp looga badin karo iyada oo xitaa daqiiqadihii ugu dambeeyana la weeraray xlayto. Sidoo kale kulanka championkana sidaan ayaa loo garaaci doonaaaaaa barca waa dhimatay waana waqtigii eey dhamaan lahayeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. ibrahiin Reply

    22-April-2012 at 10:34 am

    asc dhamaan. marka hore hampalyo rer real . Runti natijo an la malaynayn ayaa kadhacday com new, qaladka waxan saraa pep maxaa yeelay line upki lagu kufsanjiray real ma usan la iman. Any way waxan wali noo furan tatamo fara badan an kudagalno. Real sanadkaan haku dul oyso kopka laliga kopkale janis uma haysato oo bayer ayaa halkaas tagan. bacelona wali wa barcelona. pep taktiko an difac cilinkarin la imow ilen chalsea waxay raptaa qaap diaac.

  18. axmed Reply

    22-April-2012 at 10:22 am

    asc akhyaarey marka hore
    barcelona time keedii wuu dhamaday wax badan bay soo baashaashay lkn hada iyo waxii kadanbeya guuldaro
    realmadrid xalay si fican bay u dheshay wax badan ba laga badshay barcelona baa iska kiin garaacda lkn xalay iyo intii daawanaysay baa marqaati ka ah
    viva realmadrid

  19. Feysal wiil waal Reply

    22-April-2012 at 10:15 am

    Salaama laacib.net iyo tagerayasha gunner and real waxan leyahay hala Arsenal viva madrid

  20. lil__arab Reply

    22-April-2012 at 10:08 am

    kkkkkkkk war ninkan la dhahaayo morinho halkee laga galaa waa la yaabanyhye walhi xalay barca waxay yihiin aa la tusay real xalay waxay la ciyaareen 11+referee wayna ka adkaaden @alves harantidi u haraantiyay ronaldo waa in laga abaal mariyaa oo la ganaaxaa
    CR7 ka cabsada

  21. C.qadir.cadde Reply

    22-April-2012 at 10:03 am

    Sxbyal qof walbo waqti ayu leyahay barcelona waqtigeda wadhamaday meqo jer ayey nagu tumen gurigena marka filinkeda ey aya cunay waxan jeclan laha chelsea ineyka badiso bilbou na ey kaqado cupka barcelona ey waxbo qadin malintey dhacdo tas lacag xita wan qeybina neceb an ku qawo barka kkkk man united forever

  22. Muno madridista Reply

    22-April-2012 at 10:03 am

    Waaaaaaaah

    waaaaaaaah

    waaaaaaaah

    ku farxiyaaaaaaaaa warkaan viva ozil . C.ronaldo kaka higuain benzema iyo mashnka dhexe alonso and best ch mourinho special one viva all real madrid players and sporters

  23. hassan abdi nur xasan Geedi Reply

    22-April-2012 at 9:51 am

    Berca horyaankaan wey ka hartay lknse su aasha meesha taas waxat tahay caradii ay xalay ka qaaday comp nou waxaa cad in ay chalsea kula dhici doonto goal aaanan la xisaabin karin chalsea wey kla soo hoyan doontaa copm nou

    • abdi Reply

      22-April-2012 at 1:23 pm

      ma xishoode

  24. Shamso Reply

    22-April-2012 at 9:44 am

    Waxaan aad ugu farax sanahay guusha real gaartay waliba hal guul ma gaarin ee 3 guul ayey mid waa inaan badinay midna waa waxan ka badinay kooxda waayadan dambe dhagaha iga dhibsaden buun buuniskeda midna waa waxaan ku badiyay camp nou oo ahaa mid dadka lagu cabsiyo hambalyo real madrid

  25. maslax khadar Reply

    22-April-2012 at 9:07 am

    cayaartii xalay oo aan ugu magac darnay BARCA QUUSIS
    ayaa lagu qaracay baraca garoonkeeda tan iyo intii uu u noqday
    pep tababaraha ay noqotay inay recordkii ka jabiso barca
    wayna u suurtawday real ayada ayaa iska leh koobka

  26. arsene wenfer Reply

    22-April-2012 at 9:02 am

    wax lagu bfarxo waytahay viva real
    kakakakakakaka

  27. adam Reply

    22-April-2012 at 8:41 am

    barc xalay waxaa ka gonaa in ay badiso liikaan waxaa helay mujiso jose m inanka lala yaab sanhay ee kabaha dahable Waa ku ma waa R7 iyo ozil iyo Benzema

  28. Farxan.xaji Reply

    22-April-2012 at 8:27 am

    Wan sla may lacib &fans king dom m kadib xlay gul fican oon sugaynay aya dhac day wna ku farx sanahay inan ree catalano dhagaha ka tuno takale ee dhiman wa bayer inan wax ku dhigno markii ay timado barnaubu laliga & cub kan dhaga wayna wa in sanadkan ay isu gu yimadan boqor toyada real m kkkkkkkk viva,xidiga,rolndokedir,joska

  29. ILHAAN.LAKI Reply

    22-April-2012 at 8:12 am

    Belo gul darada barcelne viva chelsea n real funz

  30. Shuceyb hurdaaye Reply

    22-April-2012 at 7:52 am

    Hambalyo hambalyo cawa ad ayan u faraxsanahay gusha an garnay hakuku tagnato arbaca rajaa iyo waxa tagero barcilon viva madrid ronaldo kaka waxan leyahay hambalyo

  31. alabashari Reply

    22-April-2012 at 7:41 am

    Asc dhaman bahda sportska wan salama qasa webka laacib kidib Mey aqyartii ku boteyn jirtay real 3dhibac anaga ayaa ka qadeyno taaaaaa ma aysan dhicin hadii lucky uu idin saciday horantii horyalka iyo mudo sanado ah miyad ismoden in ad waligin jireysan AMA ad lucky qaas u leedihin (ku dadala sidii ad Chelsea uga soo fakan laheyden

  32. DEEQSI Reply

    22-April-2012 at 7:35 am

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKHAHAHAHAHAHAHAHAKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKHALA MADRID HALA MADRID ,BARCELONA WAA JABEENE JABIYA AWALBA REFREE AYAA HOOS KA RIIXI JIRAY WAANA LA OGAADAY XAQIIQDA DHABTA AHI HADII GURIGOODA LAGU DUBTAY

  33. barnebua Reply

    22-April-2012 at 7:20 am

    real marwalba way garaacikartaa barc ee waxaa ka hiilin jiray nasiibka
    Viva khadira ozil CR7 BEnzema waa burburiyaa wayn Cr7 iyo Benzema ba

    oohinta messi

  34. Cadnan Reply

    22-April-2012 at 7:03 am

    Asc all Congratulation realmadrid iyo inta taageerto teda waxan u mahadcelinaya barca iyo pep ciyartoda wanagsan kadib dhib malaha inan wayno hal cup waxan rajeynaya barca inay faraqa ku qadato 5ta so hartay hada bal an aragno chealsea iyo waxey sameyso barca guud lucky viva all barca players bye

  35. cadnaan said ozel Reply

    22-April-2012 at 7:02 am

    hampalyo taagerayssha baxada weyn real madrid la liga lugteena ayaan ugu qaadnay barca viva cr7 and ozel

  36. cadnaan said ozel Reply

    22-April-2012 at 6:59 am

    kkkk aawi ilmihii messi dhumiyay meeshaan ronaldo ayaa u shedan waa ciyaaryahaanka aduunka ugu fiican cid ka xiga malaha laliga iyo championka barca lugteena ayaan ugu qaaadnay la liga hala madrid

  37. Ali yare Reply

    22-April-2012 at 6:59 am

    Waxan kasijeclan laha kobka inay igu gudonsiyan garonka barcelona e cam now markas ayu qalbigayga dabka ka shidan dami kara

  38. odawaay Reply

    22-April-2012 at 6:55 am

    k.k.k.k.k aad iyo aad ayan ugu faraxsanahay jabka barca
    sanadkan wasanadki real madrid chapionkana ayada leh
    vivi real madrid and man utd

  39. Ali yare Reply

    22-April-2012 at 6:53 am

    Ala jecliya jabka lo gaystay barc alow jecliya barca oynojabiyan allow jecliya real madrid riyo an waligay ku riyon jiray ayay cawa isurto galisay inay irumowdo kkkkkkkk wanku farxa jabka barcelona

  40. Axmed xiirto Reply

    22-April-2012 at 6:37 am

    Viva real madrid oo hanatay horyalka kadib raaf ay ugeysten bracelona
    real madrid oo mel dhigatay la liGA hada waxay udaga lamaysah kobka yurub chanmpionka

  41. Mesut ozzil Reply

    22-April-2012 at 6:36 am

    Kkkk sln sare all real fans kubada sideedaba wa cad&madow lkn waxa wax kala ah in carurta hada barca baratay eey webka nagu dhibeen…. Haaheey walee xala wara kadhcy k.k.k cr7 waa adinki dhihi jiray marku barca arka wuu damaa xala hortina soo online kamu aheyn k.k.k.k aqyarta kuwam waba cunee bayern maxa heysto kkkk

  42. M/ed c/laahi Reply

    22-April-2012 at 6:05 am

    Asc sln kadib hadakahadlo faker keyga waku faraxsanahay gusha real sanadkan wa sanadki real barka we udhamatay 4teedi sano we dhacday awal ba 4jire ahed kacabso koxda faca ween ee real madread iyo libaax yadeda viva real

  43. Kacabso Reply

    22-April-2012 at 6:04 am

    Hambalyo hambalyo real medrid xalay waxad garteen guul aad iyo aad u weyn barca jab keeda wan ku farxaa

  44. M/ed c/laahi Reply

    22-April-2012 at 5:53 am

    Asc sln kadib kadakahadlo faker keyga waku faraxsanahay gusha real sanadkan wa sanadki real barka we udhamatay 4teedi sano we dhacday awal ba 4jire ahed kacabso koxda faca ween ee real madread iyo libaax yadeda viva real

  45. Maxamed blues Reply

    22-April-2012 at 4:47 am

    Asc dhamaan tagerayasha real waxan idin leyahay guul weyn ayaad garten laliga waad hanaten ee usoo jeesta championka barca wad iska dhicin jirten weligiin hadana iska dhacsha viva real viva chelsea barca waad xasuqdeyn ee u naxariista kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  46. Qoryooley Reply

    22-April-2012 at 4:32 am

    K k k k k yaa ila qosla cawa kaligeya ma qosli kare war yaa dheh caway ciyaal ka ku washey messi balayo lugaha gagaban lex

  47. Moha Reply

    22-April-2012 at 4:27 am

    Via

  48. Moha Reply

    22-April-2012 at 4:25 am

    Kkkkkkkkk

  49. Qoryooley Reply

    22-April-2012 at 4:22 am

    K k k k k k k k wlhi farxadan farxad way dhaftay cawa wax aan shego xitaa magaranayo wlhi wa yaab messi kulaha caway messi balayo gaabninta badan lex curyahanka tahay was

  50. C/qani mohamed Reply

    22-April-2012 at 2:14 am

    Asc dhaman inti islam ah kadib hadan fikirkeyga kahadlo dadku wey aamineen naadiga barcelona waxeyna siiyeen quwada aduunka balse waxaa beenisay oo fahamsiiyay in laga badin karo oo waliba gurigoda looga badin karo real madrid dadki aaminsanaa hadaba fekerkas wuu qaldamay ee haka laabteen ok.by

  51. dafaaye_10 Reply

    22-April-2012 at 1:59 am

    Realpolo cwa alpiitar pay ku fakadeen viva gd cesc

  52. gagaale Reply

    22-April-2012 at 1:35 am

    waaaaaaaw real madred sidaan marhoray ayaan rabay barca ayee kabadiyeen ma waxee iloobeen in ee koox uun yihiin maxee ismudeen in lakabadin karinaa caawa dhulka ayaan kujeednay koobka guriguuda ayaan ku qaadnay celsia sidaan ookale ayaan urajeeynaayaa viva real madrid

  53. aßukaRLoveR Reply

    22-April-2012 at 1:21 am

    Real madrid hanadasha La Liga cup Hal gacan keli ku ma heyso ee waxa ee ku heysaa labada gacan shaki kuma jiro in horyaalka ee qaaday real madrid
    weli kulan kale guul daro ah aa u harsan Barcelona oo La Liga ah kadibna 10 dhibcood ee madrid ku qaadee koobka.
    tan kale talaadada barcelona camp nou chelsea aa ku badin ama barbaro 1 -1 ama 0-0 sidaa darteed barca waa ee ka haree tartanka eufa champion league
    barcelona ha idin ku taagnaato
    viva real madrid & chelsea
    wcs

  54. Asc dhaman bahda jecel sportiga kadib run ahantii hada yakuhesto real madrid inetahay nadiga aduunka ugu fiican jwbtu wa maya barca na filinkeda wu dhamaday k.k.k.k runti tagerayasha barcalona cawa tacsi utaalo halo tacsiyeeyo .kkk

  55. Maxamed ibrahim, sh axmed siyaar Reply

    22-April-2012 at 1:03 am

    Asc tagera yasha real madrid guul aya garten hanbalyo madeid guul tariidhi leh

  56. ducaysane Reply

    22-April-2012 at 1:01 am

    Iska qosla ila inta Garsooruhu inila jiro!!
    VIVA FC BARCELONA FOR EVER!!

  57. abdidhere Reply

    22-April-2012 at 1:01 am

    cawa wa farxaad guul tariikh ah an helay farxada aduunkaaaaaaaaaaaa woooooooooooooooooow real madrid farxad dareteed sexan maayo caawa woooooow

  58. haashim Reply

    22-April-2012 at 12:53 am

    salaan dhamaan akhyaarta gaar ahaan webka laacib iyo shaqaalihiisa salaan kadib rer real caawa waad badiseen hambalyo anagu sidiina idin haabri mayno waayo oo dee waligeen ayaan idin gaari jirnay sanadkaan guihiisa ayaan 3 jeer idinka badinay ogaada sand walba halkoob ayaad qaadataan waxa kale oo dhan anigaa qata barca marka lalega iskga qanca ogaada barca waxay qaadaysaa championka iyo delrey iyo mundiyal cup markaas hadee lacaanb nimo aduun waxaa lagu qataa xirfad tasna nin ayaaba iska leh oo qaadanaya waana ninka hal xili ciyaareed haysta 66 goal qaadayana championka waana misse lalega wax qiime waxuu kuleeyahay uun wada dhigay lakiin cup lawaadago oo caanka ah ayaa lagu helaa sumcan wayo waadan walba waxuu leeyahay horyaal saas ogaada layskama hadlo saboolwaxar udhaltay hayska dhigin kalsoonina qaba inaad barca aad ka badin kartaana ogaada sida caawa

  59. Qadar Reply

    22-April-2012 at 12:53 am

    wwwwoooooooooooowwwwwww Caawa Barca Jabkan Wan La Rabay Wanan Ka Badiyay Gurigeedii ayan Ku Qaaday Koobka Taasna ogaada Chelseana Wa idiin Hartay Hayeyyyyyyyyyyyyy XUUUUUUUUUX KKKKKKKKKKKKKKKK

  60. Nadar Reply

    22-April-2012 at 12:50 am

    Kkkkkkkkkkkk war cawa maxaa helay rerki rafariga maxa ka qaldamay wale wad fashilanten xita cawa jirki ay laacibka ku shegayen wu xanaqay runti cawa cr7 and ozil muslim aya meshas ku bashalay rer rafarina cawa calol xumo haku sexdan

  61. qalbi Reply

    22-April-2012 at 12:48 am

    kakakakakakakakakakakakakakakakakakakakaka real cawa casher ayay dhigtay gooooooooooood will!!!!?

  62. abdi risaaq Reply

    22-April-2012 at 12:45 am

    waawww kkkk aaway gaagaabyaashi barca caawa godkoodi ayaa biyo ugu galeen barca messi cuti ayeey baratay waa seey ugu bilaabatay barca waa duntay awalba rifariiyada ayaa ubadinjiray hadane waa daatay filimkaas kkkkkkk waxaad sheegtaba sheeg ee real madrid bahal dheh kkkk viva c7r ozil benzima kkkkkk laliga iyo championba waxaa leh realmadrid viva morinho kkkkkkk

  63. najuum Reply

    22-April-2012 at 12:44 am

    caawa berca waqtigaa wuu dhamaaday hadiiba xavi la badalay

    • Aweys.nuur Reply

      22-April-2012 at 6:50 am

      Asc waad salaaman tihiin dhaman taageera Yaasha realmadrid hanbalyo hanbalyo aweys man utd

  64. Quman Reply

    22-April-2012 at 12:43 am

    asc dhaman aqyaarta qiimaha leh iyo webkan qaaliga ee laacib.net,, slan ssharafeed dhamaan fanks Reamadrid,,, HAMBALYO…HAMBALYO…HAMABALYO,, waxaan caawa aragnay habeen aan in mudo ah ku riyoonaynay oo ah in aan kooxda aduunka uga badino gurigooda anagoo ciyaarayna LALIGA waana dhacay habeenkaas riyada wana 21/04/2012,, waxaan leeyahay gari laba nin kama qosliso qolaa libinta heli lahayd,, qolaa xanuunka guuldarada dhadhamin lahayd waana la arkay cida ay kala noqdeen,, Mar walba waxaan u rajaynaa best club in de world inay malin farxadeed u ahaato,, Hambalyo mar kale all Madridista,,, Hala Madrid!! 4ever win or los,, viva Ozil vamos Hero ronaldo..

  65. Kkkkkkkkk qosli karimaayee miyaan qosli karayaa aaweyhee kuwoo aroosyada ka qosli jirey kaalaya ii qosla dheh anaa qarashka qadimaayee

  66. Alcamaari Reply

    22-April-2012 at 12:40 am

    Kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk

  67. dadir maxamad Reply

    22-April-2012 at 12:32 am

    asc all wansugaye gushan wana gartay real cawa ad ban ufaraxsanahay real c.ronaldo barca waxan leyahay sabra real waxan leyahay all hambalyo guul real

  68. HassanT Reply

    22-April-2012 at 12:30 am

    marka hore waxaa salaamayaa dhaamaan shaqaalaha laacibnet iyo dhamaan bahda ciyaaraha xiisaysa intaa ka dib waxaan fariin gaaban udirayaa tageerayaasha barca waxaan leeyahay in la dinkabadin karo waa inaad lasocotaan aadna badinkartaan caawana waa caawadii reer boqortooyada

  69. cabbaas Reply

    22-April-2012 at 12:27 am

    wad salaman tihin bahda ciyara qasan rer lacib.net iyo runti arinta cwa dhacday wan ku faraxsanahay wana sugi la,ay iminka waxa muqato in la lgaha oo dhinac ujanjersaday

  70. C.ronaldo Reply

    22-April-2012 at 12:26 am

    K.k.k.k.k WALAHI CAWA REFARIGA ADUNKA IKA DHEH

  71. Omarivo Reply

    22-April-2012 at 12:20 am

    reer real iska farxa caawa waad naga badiseene chelsea na taariikhda aan kudhigo waa mid aduunka galeysa ee soo raaca anba sanadkan gudihiisa sadex mar ayaan kugaraacaye ViVa barca and all Players No niyad jab moral

  72. Omar(palacios) Reply

    22-April-2012 at 12:18 am

    reer real iska farxa caawa waad naga badiseene chelsea na taariikhda aan kudhigo waa mid aduunka galeysa ee soo raaca anba sanadkan gudihiisa sadex mar ayaan kugaraacaye ViVa barca and all Players No niyad jab moral

  73. Deeq Reply

    22-April-2012 at 12:18 am

    Reer Barcelona afka nala soo gala hee waa na taqaaniin
    Anaga waxaa nahay reer boqor

  74. Ozil Reply

    22-April-2012 at 12:07 am

    Kkkkkkkkkkkkkk Wilge waxaa nkuriyojray ronaldo olcibka sanadka kul gulesanayo madrid barna beyo kukukukkukkukuk guguguguguguulllllllllllll/v v v ronaldo

  75. batalale Reply

    22-April-2012 at 12:06 am

    taariikh dii gaabnayd ee barca way soo dhammaatay
    markii horeba tarikh sida looyaqo may lahayne
    tarikh 3 yrs ah ayay nala hor wareegayan amusa rer barca
    dhegaha ayayy nagaga qayliyen siday barca iyo messi u shegayeen
    dadka naga barta viva real 4 ever

  76. nasiib Reply

    22-April-2012 at 12:01 am

    kkkkkklll aniga caawa farxad.com wayo garoonkii la dhihi jiry godkii naarta caawa labo cad ayaan ka dhignay messi waan u diidnay inuu u dabaal dago xaaskiisa uurka u leh balse taasi waxaa biineeyay ronaldo oo burburiyay iyo casillas oo messi u diiday inuu.caawa goal.ka dhaliyay kkkkkk la.liga cidi igama xigto barca isbuucaan waxey u.noqoneysaa isbuucii guul dara waxaan oran.lahaa sidiinaas ku sii socda chambionkana wad ka hareysaa oo chalsea ayaa gurigiina idinku soo tumrysa viva rael madriid özil and ronaldo thnks

  77. Hambalyo real madrid lakinse waxaa iga daran guudaro waa cadi barka laakinse waxaa igadaran capm nou iyo coech iyo barka rikoorka cusub e lagudhigay iyo waqtigo qariib.ah ayow helay guusha muirinho caadi matihid? Lakinse coech barcelona wa udhamatay shaqadiisa marka e chelsea nou capm barejo kugulagasho bacdii madow beed banankas kutaalaa bye barca !vivi real madrid viva chelsea? halaagii barcelona loomakala harin bye byen waxba lagumahayo arad xanunka e ledahay koobla.anta barka

  78. ali yare Reply

    22-April-2012 at 12:00 am

    kkkkkkk aniga shaley ayaan shegey gushaan inegareso real madraid marka waxaan dhihilahaa barcanola refree malinkastu kumasacidahayo by by vive man utd and real md

  79. g.hoose Reply

    21-April-2012 at 11:57 pm

    wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww viva real an kaka caawa aad iyo aad ayaan u farxsnahay istuurtuurki barca caawa ayaa la waayay meel ay isku tuuraaaaan

  80. Dhi dha Reply

    21-April-2012 at 11:55 pm

    Kakakaka wale cawa waxba dhacay barce. 1real 2 wa arin lagufa rxo tegereyasha odha n shafi arsewinga mi yu isu badalay cagturirta wamaxay kakaka shebela ikoray madhusin bendhe

  81. Baashi yare Reply

    21-April-2012 at 11:54 pm

    Hanbalyo dhaman real fans aadban ogu faraxsanahay saan uqeylinayay waan xabebsamay waliba aniga muhimad goni ah ayay iilaheyd coz markey arsenal iga xanajisaba real ayaa iga maslaxda viva arsenal viva real

  82. moha Reply

    21-April-2012 at 11:53 pm

    Hahaha uefalona cawa walagostay sababto ah cawa ref ki 12 kunoqon jira ka maqna with outh ref real kama badin karan viva madrid ronaldo u made my nyt

  83. cabdiqadar aboosto Reply

    21-April-2012 at 11:52 pm

    farxad ima nimana hadii aan cawa uga badiyay bacelona guriceeda taasi waxeey cadeyhee in aan qaday horyaalka viva real and ronaldo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  84. Akram Reply

    21-April-2012 at 11:51 pm

    Kkkkkk tan wa farxad weyn waxana ku xiga bayar munich markey barnabu nogo timado viva ronaldo viva ozil and qadira looool barca down

  85. nagaad qalanjo Reply

    21-April-2012 at 11:50 pm

    asc akhyaarta farxadan waa midaan sugaynay guushaan wa mid muhiim ah waxaase sharaf leh crn7 oo caawa ka oohisiiyay misse
    taana laacibtinimo danbe majirayso cml guul real guul murinho championkan sugaynaa bayar wara kuu yaalo viva real

  86. hala somal Reply

    21-April-2012 at 11:49 pm

    halaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa madriiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiid

  87. Saahin Reply

    21-April-2012 at 11:47 pm

    Jabku jab miya war ma qosli kari markay real badisay ayan dabaq 15 biyano ah ka so boday marka qaybta qosolka iga xirantay away ilmihi misse ku faca aha ma ka jawabtan waxan madafic idinku socda

  88. Macaane Reply

    21-April-2012 at 11:45 pm

    Asc all Barca iyo mess ayay nagadeyn wayene haka xaxabiyan,la liga real aya leh lkn xoga hasaran ciyarta so socta e ay munich layelanayan.Farxad ya farxad hanbalyo rer real VIVA REALMADRID

  89. Seefey Reply

    21-April-2012 at 11:43 pm

    Hayey barc san waye barc gurigeda marke jogto marodi waye lkn hora waxa lo dhahay mel lipax jogo looo ma daqaye k.k.k.k.k. Mele real jogto sas cml waye ha laga capsado teda kale messi af doli aso indhahisa shanta goal dhalinta hoganka laga qaday ka tag mesha 7 points aaa heyna viva real madrid n santos milan neymar kaka ronaldo ibrahimovica khadira ka cabsadaa

  90. amiir naaif bin azaaaz Reply

    21-April-2012 at 11:41 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk viv realmadrid meel libaax joogo mukulaal maxuu kaqaaaay ronaldo waa libax waana geesi ween caawa tageerayasha real sii fcn u dawaal daga hambaliyo hambaliyo

  91. juan mata Reply

    21-April-2012 at 11:38 pm

    fiqq fiqqq farxad wadhaaftay tan waxay mareysaa farxadooyin
    awalba ferree a idin badijiray sxb heer isturtur xavi xanaaq
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkk

  92. maxamed axmed Reply

    21-April-2012 at 11:36 pm

    asc dhamaan taageerayaasha real hambalyo ayaan leeyahay waa injineer suuleey oo idinleh guul waanagsan

  93. Guul Reply

    21-April-2012 at 11:35 pm

    Asc asxabta hadi an horay usocdo barca wey ku deysay horyalka laliga sanadkan waxanu sug naba wa arbacada iyo guul daro tii ugu xanuun ka badneyd in dhegaha logu labo barca heer barka nac k.k.k.k.k. Bye

  94. runsheeg Reply

    21-April-2012 at 11:35 pm

    asl realmdrid ma ilowden inaan 3..1 gurigaga kaga badiyay..adna hada uga badiya 2..1…marka caadi iska dhigaa mise wa idinku tagganeed barcelone ka badiyaya wax wayn idin tahay wa ogahay qorlakina ka arkoyaa hadaaa

  95. maxamed axmed Reply

    21-April-2012 at 11:35 pm

    asc dhamaan taageerayaasha real hambalyo ayaan leeyahay waa injineer suuleey oo

  96. maxamed axmed Reply

    21-April-2012 at 11:34 pm

    asc dhamaan taageerayaasha real hambalyo ayaan leeyahay waa

  97. maxamed axmed Reply

    21-April-2012 at 11:34 pm

    asc dhamaan taageerayaasha real hambalyo ayaan leeyahay

  98. Maxamed Bashiir Reply

    21-April-2012 at 11:33 pm

    Goooooooooooooooool iga dheh
    Waaaaaaaba naga soooo booooday
    Waxaaaaaaaan meeeel hala saaro
    Viva reall madrid viva arsenal viva
    juventus and all soomaali weeyn

  99. DEQOOOOOOOOOOOOW Reply

    21-April-2012 at 11:32 pm

    asc dhamaan taageerayasha real waxaan kacodsanaa gul aarbitaraha ukeenay in ay san kufanin goolka 1aad qofkii fiirsaday iyo qofkii kaleba waxa uu ahaa foori jooko kadibna pepe gacan ayuu ugu baasay gadiirey marka guul aarbiitara idin keenay haku faanina waa idin aqaanaa ciyalka real faan cidla ay yaqaanan horyaalkana wali madhamaan bahda laacib idinkana waxaa idinka codsanaa in aad goolka 1aad qaladkiisa kahdashiin

  100. idiris ahmed damey Reply

    21-April-2012 at 11:29 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk taariikh lama ilaawaan aj ayaa lsga dhigay

  101. mahamed Reply

    21-April-2012 at 11:29 pm

    hayga harto waa kooxdii aduunka barcelona .guuuuuuuuuuuuuuul realmadrid

  102. ilwad Reply

    21-April-2012 at 11:29 pm

    ulululululul kakakakakkakakak wale wax baa ka dhacay barcelina waa la ed biyay viva real madrid

  103. khuluud Reply

    21-April-2012 at 11:28 pm

    viva real madrid and somalia

  104. saki Reply

    21-April-2012 at 11:28 pm

    Waxaan idin su aalay aaway saaxibadeenii taageeri jirey barca iyo messi ma guusha qudha ayey ku hadlan hadii real badiso miayaa la dhuumanayaa waxaan idin leeyahay reer barca noo han bal yeeya ha dhuumanina

  105. seyga rushka Reply

    21-April-2012 at 11:26 pm

    asc waaaaaaaaaaw caawo guul aad u muhiim ah baan ka gaarnay haryaalka gurigooda baan ugu qaadnay laliga kkk fiqfiq alla farxad badanaa aduunka waa ninbo maalintiisa kkk fiq fiq kkkkkkkkkkkkkkk vila ronaldooooooooo

  106. Liibaan bariise Reply

    21-April-2012 at 11:24 pm

    Ku ooya nu gam waxaa barateen barco lagama badin karo laakiin caawa taas waa beenoowday dhedhemiya guuldarada qaraarka ee leedahay waxaana idin sugeeyso naadiga dhifaaca adag ee chalsea boolo yaa ilinta idinka tiraayo

  107. muuse cadde Reply

    21-April-2012 at 11:23 pm

    hala madriid cawa in badan waan u joogay hiilis iyo is tuur tuur been ah lkn cawa kufsi iyo ooyin barcelona bay ku dambeysaa ciil iyo silac barcelona ayaa cawa ku jifanayaan ku qaad kuna dabaal dag barcelona yaa ka mac i love hala madriiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiid

  108. Wadani Reply

    21-April-2012 at 11:23 pm

    Viva madrid weli jabki barca waku dhimanyahay chelsea aya u hartay o iyana ku dabaldagi donta camp nou

  109. timajilac Reply

    21-April-2012 at 11:22 pm

    waaaaaw hanbalyo tageeryasaaha real madrid meel kasto aad jogtaan caawa waxaa gacanteena soo galay horyaalka nex waxaan rajeynaa champion leuge guuuuuuuuuuuuuuuuuul real for eva

  110. abdullah Reply

    21-April-2012 at 11:21 pm

    Realmadrid iyada ayaa iska leh la liga iyo champoins 2012 hahahahhhhhahahahahahhahahhahahhahahahhahahahhahahahahhahah

  111. Rageedi Reply

    21-April-2012 at 11:18 pm

    C.Ronaldo ayaa qaadanaya laacibtinimada sanadkan waa hadii uu qaado

  112. Idman Reply

    21-April-2012 at 11:17 pm

    fiq fiq fiq aaaaaaaaaaah alla farxadu farxad waadhaaftay rer istuur tuur cawa kabtoodaa lagadiyay hoow hehehe baravo yaa real and arsenal

    • maxamed axmed Reply

      21-April-2012 at 11:31 pm

      waaaaaaaw waaan dilnay barca in kastoo aan eheen reer riyaal hadana dilka baarca ayaa waxweenah

  113. osman mufc Reply

    21-April-2012 at 11:11 pm

    maxa ku dacay reer gaarsorah hamu lashaqaye cawa kkkkkkkkk.

  114. Caaqil114 Reply

    21-April-2012 at 11:11 pm

    asc waala iska badiyaa oo maantadii hore ayaan sheegay koox waliba weey badin kartaa.. laakiin macalinka wuxuu sameeyay ayaan layaabay sanches pedro iyo fabrikas ayuu halmar wada fariisiyay, tan kale weerar weey wadeen barca caawa runtii gool baa diidanaa imisa jeera ayey kala hortageen difaacyada iyo goolkeeperka.. tan kale xavi inuu bedelo wuuku qaldanaa.. any way real baa qaaday koobkaan sida noomuuqata 95% inkastoo waxwalba aydhicikaraan.. guul daradii sanadkii hore ayey naga aarsadeen real 1-3 bernabu, waala kala qabaa horyaalka.. waaba ceeyb weeyn ayey ku tahay real oo sandwalba isasoo adkeeysa in horteeda lagu qaado koobka, sanadkaana waaba keey ugu darneed wax badanna weey soo halgameen, dhibmalahan copa delrey iyo championka ayey qaadi doontaa barca..viva barcelona……

  115. samatar omar Reply

    21-April-2012 at 11:10 pm

    sxb caawa waa farxad iyo damaashaad maadaama aan ka adkaanay koox in badan na dhibi jirtay ,aakhiritaankii waa taas oo waa burburtay barcelona maxaa yeelay waxba hada uma yaalaan ee ha raadsato copa del ray kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    farxad iyo damaashaad la liga oo aan caawa qaadnay waxba noogama duwana viva mourinho and players

  116. raasta dehey Reply

    21-April-2012 at 11:10 pm

    hanbalyo real horaaloo yiri gariir cade geed kuuma saarna maalin walba maanta waa maalinti realmadrid

  117. saimiin Reply

    21-April-2012 at 11:10 pm

    hehehehe libaxyada mourinho caadi ma ahan cawey waxay mudan yihin bilado dhamaantoda waxas ayaa farxad laga dhahaa caawey

  118. kalaay Reply

    21-April-2012 at 11:10 pm

    QAABKII AAN IS LAHAA WAXBAA LOOLA QAYBSAN KARAA BARASHALONA AYEY RIYAL MADARIID CAAWA ULA CAYAARTAY TAASOO AH BARSHALOONA KUBADA INTA AY AYADA HAYSATO MOOYEE INTA KALE WEERAR AYEY KUGU TAHAY WAANA QAAB ARGAGAXISO AH IN BADAN AYAAN ISHA KU HAYEY QAAB CIYAAREEDKAN U GAARKA AH BARASHALOONA WAR IYO DHAMAANTIIS WAA LA FAHAMAY CATAARTA BARSHALOONA

  119. Abdirisaaq Reply

    21-April-2012 at 11:10 pm

    Kkkkkk waan malynaynay guushan real ronaldo waa xidig wacay shashadaha aduunka waxaa ka muuqda waa ronaldo guul hala madrid

  120. NASIR JUVE Reply

    21-April-2012 at 11:09 pm

    Waxa halkan ka salaamayaa tifatiraha Wargeyska Laacib hadaan intaa ka gudbo caawa aad iyo aad baan u faraxsanahay waayo kooxdaydii ayaa caawa guul muhiim ah soo hoysay sanadkan waa sanadkii REAL MADRID waana sanadkii CRISTIANO RONALDO . FORZA REAL MADRID

  121. khaalid Reply

    21-April-2012 at 11:08 pm

    wooooooooow maashaa allah guul baan garnay cawa hadib markaan kugaraacnay barce garoonkeeda waana guul muhiim ah tani waxa ay ka dhigantahay inaan qaadnay horyaalka la lige viva madrid

  122. bashi Reply

    21-April-2012 at 11:08 pm

    That is good news for Realmadrid’s van.

    viv realmadrid

  123. Mustafa Asxaabi. Reply

    21-April-2012 at 11:07 pm

    Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul Real Madrid.

    • waxaan ugaigayaa kuwaan wada farxayaa inaad is dajisaan marka hadaan 3mar aan qaday liiga manta dhib maleh lkn waxa igu balanaa inaad oohin idiin dambayso hday cl soogarto final real ne ay timaado marka isdajiya 7sano kahor ayaa idinku dambaysay inaad godka naarta ku badisaan marka isdajiya wana ogahay dadka meeshan kahadlaya inaysan ahayn taagerayaal real ay yihiin kuwa kacabsadfa sida malaga barcvelona marka fuck u kuwa aan khibrada u lahayn ciyaaratn

  124. muller Reply

    21-April-2012 at 11:06 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk farxad waa dhaaftay caawa sheekada maasha allah viva Real madrid

  125. muller Reply

    21-April-2012 at 11:04 pm

    aaaway dadkii booteynaayay maanta gurigeena mala looga reyn karo saan ey dhashay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  126. abdülaziz mohamed Reply

    21-April-2012 at 11:04 pm

    waww real madrid da best team real fun forever waxa farxad nogu filan inan ku dabaldagno la ligaha camp nou

  127. abdi Reply

    21-April-2012 at 11:03 pm

    kkk xsb baaray waa lagaraacay had iyo wixii kadan beeyayayb

  128. runsheeg Reply

    21-April-2012 at 11:03 pm

    asc all hanbalya realmadrid wad naga badiseen..laakin
    horyalka weli ma dhaman wax walba wa dhici kartaa ila dhamadka horyalka weli wa furan yahay ,,caawa faraxsan thiin arbacadana side noqonaysaan

  129. muller Reply

    21-April-2012 at 11:02 pm

    waaaaaaaaaaaaaaaaw hambalyo reer real madrid garoonkii weynaa ee quruxda badnaa hadaa ku reyseen waa ku farxsanahahy hambalyo

  130. qaahiro Reply

    21-April-2012 at 10:57 pm

    Viva Mourinho viva real madrid waa loo bahna guusha.
    Chelsea waa iney garacda mar labaad Barca hhhh.

  131. hargaysaawi Reply

    21-April-2012 at 10:57 pm

    aaway ciyaalkii shalay barcelona bartay walee caawa waxbaa kadhacay meesha viva realmadrid and manchester united

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>