Andres Iniesta Oo Ka Walwal Qaba Baahida Ay Chelsea U Qabto Inay Ka Aarsato Barcelona. | Laacib.net
Home » Champions League » Andres Iniesta Oo Ka Walwal Qaba Baahida Ay Chelsea U Qabto Inay Ka Aarsato Barcelona.

Andres Iniesta Oo Ka Walwal Qaba Baahida Ay Chelsea U Qabto Inay Ka Aarsato Barcelona.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 17-04-12 7:02 AM

Chelsea ayaa waxa ay aad ugu baahan tahay inay hesho aarsasho kulanka Champions League ka dib markii Barcelona ay ka horistaagtay finalka 2009kii, sidaasi waxaa yiri ciyaaryahankii lugtiisa ku reebay Blues Andres Iniesta.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee dalka Spain ayaa sheegay in Chelsea ay dooneyso inay ka aarsato Barcelona, balse iyagana ay doonayaan inay natiijada dhanka kale noqoto.

“In lagaa horjoogsado wadadii aad ku tagi laheyd finalka waa mid aad u xanuun badan” ayuu Iniesta ku sheegay shirkiisii jaraa’id ee shalay ka hor maalin inta aysan Barca ku ciyaarin Stamford Bridge.

“Waxaan u soo laabaneynaa inaan mar kale wajahno Chelsea, waana hubaa in waxa ay aadka u doonayaan inay tahay inay na garaacaan, islamarkaana ay gaaraan finalka”

“Kubada cagta mar kasta waxa ay ku siineysaa fursad labaad, lakiin waxaan rajeynayaa in mar kale natiijada ay dhankeena noqoto”

Barca ayaa markii ay 2009kii si muran ku jiro ay kaga talaabsatay Chelsea waxa ay finalkii koobka qaadeen Manchester United finalkii ka dhacay magaalada Rome.

Lakiin Iniesta ayaan dooneynin inuu ka faaloodo qaladaadkii garsooraha ee kulankii Chelsea, isagoo yiri:

“Waxaan jeclahay kaliya inaan xusuusto sida aan u dagaalanay oo aanan isku dhiibin, sida aan fursado u abuurnay ilaa daqiiqadii ugu danbeysay, waxaana nasiibka uu na saaciday dhamaadkii ciyaarta” ayuu yiri Iniesta.

“Ma u maleynayo inaan u baahanahay inaan ku laablaabano arimahan oo kale. Dadka qaar hal sheey ayay arkaan halka dadka kalena ay waxyaabo kale arkaan”

 

57 Responses to Andres Iniesta Oo Ka Walwal Qaba Baahida Ay Chelsea U Qabto Inay Ka Aarsato Barcelona.

  1. Dhamaan waxaan salaan qaali ah hawada u marinayaa dhamaan walaalahay taageerayaasha Chelsia oo aan jeclahay.

    Waxaan lee yahay ha wel welinina waxaan dadka ka jabineynaa cabsida ay ka baqaaan Barcelona. waxaan tuseynaa in wax nala ciyaaraya ay yihiin dad beni’aadam ah, hadda dad ayaa ka saaray Barelona xadkii Beni’aadamnimada sida ay u aamimeen kana dhigay Bahalo ama Robot.
    CHELSIA 3 VS BARCELONA 0

    INSHA-ALLAAH.

  2. yusuf Reply

    17-April-2012 at 2:52 pm

    Asc dhaman bahda isportiga salan sare kubado waa cad iyo maw la arkidoonee waxa dhaca insha allah vivi d,doroba an kalu maloda mata an toras

  3. Khabir Reply

    17-April-2012 at 2:08 pm

    Wale farda laisu hayo laisuma faniyo brc wa garane chelsea misse waligis gol maba kadhalin hadana kama ow dhalin karo mise waxow qaban wayane yaqabanahe viva d.drogba

  4. qasaye Reply

    17-April-2012 at 1:54 pm

    sidaan aaminsanahay chelsea way garaaci kartaa barcelona lkn waa goorma waa hadii ay wada ciyaaraan labada naadi lkn waxaa hubaal ah inaanay chelsea la ciyaari karin barcelona iyo refree wada socda sidii dhacday 2009 oo kale bal u fiirsada ciyaartii ka dhacday stanforbirige caddaalad darada ku dheehnayd waana wax baddanaa saacida barca

  5. C/kariin abuutariika Reply

    17-April-2012 at 1:41 pm

    Wey iska cadahay in aan ka adkaan doono chelsea wiliba garoongeda. waa joogaa wili ineiste

  6. Moha.yare Reply

    17-April-2012 at 1:41 pm

    Asm k.k.k malintaas finka a yaa kabadiyay

  7. cabdifitaax Reply

    17-April-2012 at 1:39 pm

    Sxb wad lasocotan waligen barka nagamabadin waxa lagu leyahay messi aya heestaan.ma ogidin miya in ronaldinho ow ku ooyay stamford brigde markan goolal daad camal ugu xaaqnay .barca waliged firimbi ayey ku badiyan hadi layga warejiyay albitaraha aan aadka unecbahay ee reer england hawed web basa yuulkas .taageerasha chelsea waxan leyahay barcilona waxay ku ooyi doonan garoonka chelsea. Viva chelsea

  8. Maanka Reply

    17-April-2012 at 1:38 pm

    Asc asxbta dhamaan meel kasta aye jogan sln kadib kulanka haben danbe woxn noqo dona lama ila wan becous chelsea ayaa dhulk lagu garac dona (5.0)

  9. YUU Reply

    17-April-2012 at 1:23 pm

    chelsea viva

  10. Abdi rahiim Reply

    17-April-2012 at 1:03 pm

    Woooow chelsea 3 barca 0
    asxaabey wad u jeedin ciyaaryahanada ugu laacibsan barca ayaa cabsanaayo ee finalka aadne na taageera, torres,mata ayan ka adejineynaaaa

  11. Maxbuub man united Reply

    17-April-2012 at 1:02 pm

    Asc dhaman inta jecel kubada cagta sln kadib caawa waxan guusha usaadalinayaa naadiga madrid haben dambana waa chelsea

  12. western boy Reply

    17-April-2012 at 1:00 pm

    calacal iyo farin uu ugu talagalay in u albitaraha u cadeyo in u xalku xun yahay ayu ula jeda waxan aminsanahay in barca si xarago leh loga takhalusi dono viva didier 11 wa huba inu shabaqa 2times so tawana

  13. faisal Reply

    17-April-2012 at 12:25 pm

    INAIESTA waxaa uu ku hadlay waxay la dhigan tahay FARIIDNA WAA GARAN DOQONA HA U SHEEGIN sidaas ayuu u jeedaa markaa waa iska caadi kulanka ka hor in la hadlo ama dhulka la isdhigo sida ay dadku usii arkaan xamaasad kabadan tan aad dareemaysid imika, markaa BARCA, ha ku daalina hortiinbay soo cuntay Teamam badane, waxaan la hadlayaa taageerada CHELSEA idinkuba waad ogsoontihidiin in la idin cunayo oo rajadii aad ka qabteen cup-kan ay dhamaatay markaad af-libaax gasheen, allaa yarhamukumulaaah./ VIVI BARCA.

  14. Cabdi nani 0714034700 Reply

    17-April-2012 at 11:43 am

    Sxb wanku salamay

  15. Cabdi nani 0714034700 Reply

    17-April-2012 at 11:42 am

    Kulay isku wada dudubo waxa qadayo kobkani chelsia ama munich wayo luma ogalo 2 spanish

  16. Madrid boy Reply

    17-April-2012 at 11:12 am

    Waa ay u qalmata in ey barca welwesho chelsea belo lkn kaalay hee wa keygii 10 naade big team realmadrid be up 4ever

  17. barca Reply

    17-April-2012 at 10:54 am

    dhamaan akhristayaasha iyo asxaabta sportiska waxaan leeyahay waan idin salaamay salaanka dib marka aan aqristay fekerada kaladuwan oo dadweeynaha kahadlay ciyarta runti taageero chalsea lee cabaadaayo wax ne maqaadeeysaa hadaanu nahmay taageerashaa barca anaga maku calaacalno meelahaan ookale garoonka dhaxdiisa ayaan cashar uugugu dhignaa taageerayaasha calaacalo sida kuwaan oo kale hadaanu nahnay barca waan badin doona inshaa’alaah
    viva messi xavi ineista fabrigas guul barca viva sportiga soomaaliya

  18. AHMED HASSAN ALI (AHMED TALL) Reply

    17-April-2012 at 10:49 am

    ASC SALAAN KA DIB WAAD MAHAD SANTIHIIN ALL MEMBERS OF LAACIB.NET KA DIB HADII AAN KA HADLO FAKIRKEYGA CHELSEA MA AHAN NAADI AGTEENE KA WEYNE MUHIIMADA WAA FINALKA WAXAAN KU XISAABTAMEENO BAYREN MUNICH AMA REAL MADRID MARKA WAXAAD OGAATIIN IN AY SAN NA CELIN KARIN CHESEA MARKA TAAGERO CHELSEA NIYADIINE IS KA DHISTA WAAN IDIN JEEDAAYEEY HADII AAN QIYAASO CIYAARTAAS WAXAY KU DHAMAANEE CHELSEA 0:3 BARCELONA LIONEL MESSI 2 1 FABREGAS BARCELONA THE BEST TEAM IN THIS WORLD

  19. abdi Reply

    17-April-2012 at 10:41 am

    asc dhaman akhyarta laacib.net iyo akhristayashaba runtii 2009kii kadib inbadan ayaan mar yaa iskukiin aadiya aan rabnay runtiina barca labada oo gulacibsanba sida messi innesta chelsea wayka baqayaan oo waad aragtaan sida ay ooga walwalayaan marka natiijadu way iskacadahay ee yaan layskudalin chelsea 3 barca 0 iyo barca oo caalamka latuso in marwalba firimbi laguwado mahad sanidii chelseafc guuuuuuuul guuuuuul

  20. Cawaale Reply

    17-April-2012 at 10:34 am

    Chelsea u qalanto in ay barcelona la ciyaran barca waa koxda adunka chelsea waa koxyar messi iniesta xavi ma wax u dhigma aya jira

  21. Abdulfetah Reply

    17-April-2012 at 10:30 am

    Aniga waxan ahay tagere barca waxan kayabayaa ceebti kadhacda garonka chealse iney samayn weyn kuyelato england oo dhan maxay yelay isku awod ma aha labada koox ugu yaran 5 ama 10 goal kayar malahan kkk misse xavi dana alvis.

  22. yousuf Reply

    17-April-2012 at 10:28 am

    HALYEY ANDRES INIESTA WUXUU AHAA GEESIGIIS SUURA GALIYEY INAN KA TALAB SANO CHALSEA 2009 KII IMAKANA WAXAAN QABAA INUU ISAGU HORMUUD KA NOQON DOONO CIYAARTA SOO FOOD KA LEH

  23. mr al_cadaala funs barcelona Reply

    17-April-2012 at 10:10 am

    Andres iniesta chelsea waxay tahay malahan mar kale wadna xanuun aya ku ridonaa wana. Gari dona finalka sanadkan insha alahj viva reer barcelona

  24. Duceysane1992 Reply

    17-April-2012 at 10:09 am

    Asc war aniga midan layaabanahay ciyaalkan kaso horjedo barka amey qusanayan barka waxey uso awod shegatay naadiyal waa weyn sida acmilan real arsenal ma.u chelsia xataa wey so garacen marka asaxabey barka wayahan iyada ku leh caalamka waana naadiga adunka mucjisada adunkana wey heysata linol messi k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k. Iniasta waad xasuusatan hadad chelsia tihin waligin xataa ma hilmameysan viv iniasta and messi and xavi and c.f.gaas and keata and abidal and puyol and v.valdes viva somalia

  25. anas ahmed Reply

    17-April-2012 at 10:08 am

    asc all akhyaarta waan salaamay kadib aniga oo ah tagero chelsea waxaan rajayn inaan ka soo baxo barca same finalka haduu uu qabto xakam fiican uu san qaban kii 2009ki oo kale waxaana rajayn nayaa guuul

  26. arbac Reply

    17-April-2012 at 9:54 am

    waa idin salamay dhaman bahda laacip.net salan kadib hadan fakirkayga ka hadlo hadalada inesta waxan u fahmey kicin u kicinayo ciyartoydisa ha is dhiganina awoda chelseafc ayuu ogyahay dhabtii waxaa balan ah in an so xasuusino 2005 19 daqiqo iyo sedax goel chelseafc daas wali wey jogta captankoda wuu hogaminayo

  27. sacad Reply

    17-April-2012 at 9:51 am

    Asc! Hadii aan feker kayga ka dhiibto, waxan qabaa hadi gadhsoore wacan oo aan la mid ahayn kii hayay samefinalkii 2009 waxan hubaa inaan ka taqalusayno Barce. Come on Chelsea…………

  28. mr al_cadaala. for south africa Reply

    17-April-2012 at 9:51 am

    Andres iniesta chelsea hada awood malahan kk wadna xanunki ad ku riday mid ka daran aya sugaayo wana gaari dona finalka sanadkan viva reer barcelona guul aya idin rajeynaa

  29. barcelon xavi messi fabregas Reply

    17-April-2012 at 9:39 am

    asc dhaman asxbta lacib net intas kadib hadan fikirkeyga kadhibto kulanka chelsea vs barcelona koley andaree inista waxaw uga hadalay kulankas si uunan ugu tagin naadi niyada ka bahdilan siduu udheelo kulan aad uxamaasad badan waayo naadi walba oo engalan kasocota waxaa barca u tijaabiya ama iskaga dhowyihin qab ciyaaredka arsenal wadna ogeydeyn waxa ka dhacay garonka chalsea marka war adinka dabalo mad tihin dadka qar waxey leeyihin anaga barcelona wan iska dhicina chalsedan maaheyn sxbayal iska qusta markan meesi xavi fabregas guul barca

  30. Chelsea Reply

    17-April-2012 at 9:36 am

    Waa slman tihdin akhayarta xiseysa sportiska ,hadan fikirkeyga u guda galo we iska cadahay natijada ciyarta marka in leysku mashquliya wa laga fcn yahay marka waa finalka chelsea vs B.munich.

  31. axmed atletico madrid Reply

    17-April-2012 at 9:36 am

    dadka runta kahadlaya oo sports yaqaaanka ah ma badna walaahi bal eeega sida eey uhdlayaan war kubada wax walbo waalaga filan karaa oo chelsea iyo barcelona waa kala badin karaaaaan lakiin runta marka laga hadlo Barcelona ayaa ugu cad cad in eey finalka ugudbi doooonto mahadsanidiiiiiiiiiiiiiiiin vivi my heart atletico madrid 4 ever viva radamel falcao

  32. Abdirashid Reply

    17-April-2012 at 9:32 am

    Waxan rajeynaya koxda barca inay tahay nadiga kaliya e adunka ugu adag wax iska dhicin karo majirto wayo waxa joga lacibin wawey o spanish ah side loga badiya marka waxas wa waali tagerayasha chelsea waxan leyahay terry o eber ah aya dhelayo kcbso laacibinta barca MESSI.XAVI.INIEST.FABREGAS wa istarekala koxda barca. Ayad kale maheysine messi inad dishan waxyar aya idin dhiman by viva messi xavi iniest

  33. Chelsea viva mata viva

  34. CABDIQADIR Reply

    17-April-2012 at 9:19 am

    gool wade : valdes
    baasha midig : alves
    Baasha Bidix : peyol
    DIFAACA DAMBE : PIGUE
    Difaaca Dhexe : mancharano
    Difaaca kubad dilaha ah : Buscuit
    DHEXDA : MASKIINKA WAREEGA XAVI
    Dhexda weerarka ah : mooral jabiye Inviesta
    weerar : MESSI, FEBREGAS, SANCHIES
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    TOLOW KEEBAY QABAN REER CHELSEA 1-4 FULL TIME VIVA Barca

  35. Pique Reply

    17-April-2012 at 9:17 am

    Waxan aamin sanahy in chelsea aysan ahayn sidi hure hatan barca lama hur istagi karo fadln iska ilalsha xavi “l.mise gul magafe” o o daba yal fabrigas and sanchez

  36. Gashe Mame Reply

    17-April-2012 at 9:13 am

    Marka la eego awoodaha labada naadi mahan wax isu dhigma ama iskudhow barca wa naadiga aduunka ugu awooda badan chelsea na aad ayay u liidataa xaga macalinka iyo ciyaartoydaba hase ahaate wuxu waa kubad o waa cad iyo madow dhinacaydoonto ayay udhacdaa looba joogo kulanka caawa waxa nagaxiga waa saacado yar

  37. C.khadar Jigjigaawi Reply

    17-April-2012 at 9:00 am

    Barca hadi una garsoruhu u exanin chelsea aya sida rageda dabayl ugu afufi donta

  38. Hanad4essien Reply

    17-April-2012 at 8:55 am

    Andres iniest kama hadlin xaqiqda wuxuuna ogyahay waxey noqoneyso natigada stamfor brige viva blues

  39. Qanciye Reply

    17-April-2012 at 8:53 am

    War cebti tikadaran aye sosucuta viva chelsea 4-1 barc viva drogba

  40. Van persie Reply

    17-April-2012 at 8:53 am

    Chelsea 0-6 barcelona

  41. Van persie Reply

    17-April-2012 at 8:49 am

    Asc waanbo sigu la ahay ganeka hamen dane walee war aa idin sugaya chelsea 0-6 barcelona

  42. Van persie Reply

    17-April-2012 at 8:48 am

    Asc waanbo sigu la ahay ganeka hamen dane walee war aa idin sugaya chelsea 0-6 barcelona messi 2 fabregas 1 xavi 1 pedro 1 iniesta 1 casharama ilawan ah aa laidin baraa

  43. yaasir yare Reply

    17-April-2012 at 8:45 am

    mo. Messi ninka soo qortow sxb chelsea qaladaad xakam ayad ku rebteen maahi taageero chelsea lkn xaqiiq waxaa eheyd in in chelsea 3rigoore oo cad laga diiday xitaa albitaraha ugu wanagsan calamkaa ka hadlay ee rer italia mr kolina sxb marka hadii ad inkirtameyso waa halkeda xitaa inista ayaa ka amusay wuna ogaa habenkas sidey wax udhaceen marka chelseana waa naadi ku garaaci jiray waligaane kuma adan badin magalada london markii ad cam no tagtaan ayaa xakamyada idiin hiliyan sidii hore usoo dhacday waxane ugu dambeysay midii milan lagu sameyay mana socondonto in albitare kubadiyo wana so dhamden arimahas viva all aqyrata sports jecel chelsea guul wacan ayan leyahay finalka waa chelseavs real or munich

  44. Abshir kurde Reply

    17-April-2012 at 8:40 am

    War chelse sidiihore uma atko wayo hada waxeyiskuheyso majirto? Mxan kacabsana ceebweyn ineykadactho garonka chelse 5-0 mesi,inesta,pedro,xafi,fabrigas!

  45. Yusuf barcalona and mesi Reply

    17-April-2012 at 8:39 am

    Carurtan mesha isku timid bal firiya war maxad garonkina nagu garacdan kina le shabaqa naga ilaliya muran iyo waxan lo jogin ayad mesha ku wadan war barcelona 10 champion haday ka harto hata wan tagerayna idinka xasusta tariqdi 2009 an idinku ridnay is so adkeya rer chelsea k.k.k.k.k.k. Idinko dhan waxad chelsea tagere u noqoten 2007dii is dejiya my bolo viva barcalona mesi xavi ineista k.k.k.k.k. My xanaq

  46. Mo.messi Reply

    17-April-2012 at 8:32 am

    Waryada lacib benta iskadaya
    ma qalat ayan kurebnay chelsi 2009
    wat qaldantay
    chelsi awod ayan kurebnay
    hada ti mid kadaran ayan uhaya e mesha isaga tak

  47. ahmed abdi Reply

    17-April-2012 at 8:30 am

    asc dhamaantiin salaan kadib hadaan cabiro fikirkayga barcelona waa ay badinaysaa hadalka Andres Iniesta.wuxuu ogayahy inay tahay kubadcagtu xarash iyo madaxlkn markii chelasea iyo barcelona laysku fiiriyo laysma bar bar dhigikaro waayo barcelona waa naadi niyad iyo aqoonba leh lkn maanaty chelsea wax aqoon malaha xirfadna malaha in kastoo aan laqiyaasi karin lkn barcelona waa ay badinaysaa hadii alle idmo barcelona guul barcelons guul barcelona guul wixii nool oogaara waan arki doonaa hadii alle idmo

  48. Cabdullahi Reply

    17-April-2012 at 8:24 am

    Sxb wa hubal in an ka adkan dona barca insha alah wana koxda kaliya o ka adkan karta barca 0 chelsea 3

  49. cabdi Reply

    17-April-2012 at 8:24 am

    natiijo kaama celin karto chelsea iyo waxii lamida ee iska seexo final waa joogaataa cidii kula dheeli leheed lee loobaahan yahay

  50. Messi Reply

    17-April-2012 at 8:09 am

    K.k.k.k.k waxa daac sado nin dhargan marka eniesta wu ogyahay in chelsea ayka awod badan yihin lkn wuxu xasusinaya wixi horey u dhacay viv barca gul wacan cupkana ayada iskaleh iyo kan laliga

  51. Rashka buulaay Reply

    17-April-2012 at 8:08 am

    K.k. Waxa u keynay miyaa in uu calacalo chelsea aya ku leh kobkan insha alh

  52. Bashiir dhicisow Reply

    17-April-2012 at 7:47 am

    K.k.k.k.k.k.k.k.k.k rer chalse sida lobotiyo ayey barten e ma baran sida dadka leyskaga celiyo k.k.k.k.k yaaab.com rer chalse hadad dad kabadineysan wajogotaan ciyaal fowqul ciyaal mid niyadina kasara inaad kabadisan barka labada kulan alow yaa idin dhaha garonkina difacda kam naw guul maka keneysane k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k by bahda laacib dhaman waan idin salamay

  53. nizaam Reply

    17-April-2012 at 7:26 am

    Asc dhaman aqyaarta jacel sportska hadi an kafalodo ciyartan Barcelona wa in e ka wal washa wayo waxey uktahayawooda Chelsea

  54. Bkr Reply

    17-April-2012 at 7:17 am

    Iniesta xanuunkii hore aad ku rideyn mid ka daran ayaad ku ridi doontaan garoonkooda ayaan kusoo garaaci doonaa insha allaah viva messi and barca

  55. Baled~weyn Reply

    17-April-2012 at 7:15 am

    Waxaa saa imarayaayo wecel calaacalkii ayuu bilaabay war calaacal waxbo kuma taraaye garsoorayasha shukaamiya saad finalka u timaadaan tapar kale mahaasiine viva chelsea

  56. Faisal yare Reply

    17-April-2012 at 7:12 am

    Iniesta kama usan hadlin xaqiiqada lkn waxa hubaal ah in haben dambe cashir lama ilawan ah Barcalona lagusin dono london viva chelsea and mata

  57. Aamiin rashiid xaaji fr fr Reply

    17-April-2012 at 7:11 am

    Sxb xaalka sidi hore ma ahan wayo chelsea waliged barce kamareynin sixarago leh ayan aminsanahay vivg aniga muriniyo wuu shego wa dhab wa run

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>