Musharaxiinta Abaalmarinta Laacibka Sannadka EPL Ee Abaalmarinta PFA Oo Lagu Dhawaaqay. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Musharaxiinta Abaalmarinta Laacibka Sannadka EPL Ee Abaalmarinta PFA Oo Lagu Dhawaaqay.

Musharaxiinta Abaalmarinta Laacibka Sannadka EPL Ee Abaalmarinta PFA Oo Lagu Dhawaaqay.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 16-04-12 7:17 PM

Ciyaaryahanka Manchester City Sergio Aguero ayaa ku jira musharaxiinta laacibka sannadka Premier League ee abaalmarinta PFA iyo laacibka sannadka da’ yarta horyaalka Ingariiska.

23 jirkaan reer Argentina oo dhaliyay 21 gool 30 kulan oo uu saftay horyaalka xilli ciyaareedkan, ayaa ka mid ah lix mushaharax oo u sharaxan laacibka sannadka horyaalka Ingariiska ee abaalmarinta PFA oo ay ku jiraan Joe Hart iyo David Silva.

Weeraryahanka Arsenal Robin van Persie oo hogaaminaya gooldhalinta Premier League isagoo leh 27 gool ayaa ka mid ah musharaxiina, waxaa kula wehliya laacibka Manchester United Wayne Rooney, kan Tottenham Scott Parker.

Aguero, oo City kaga soo biiray Atletico Madrid sannadkii hore ayaa sidoo kale u sharaxan abaalmarinta da’ yarta, waxaana kula wehliya labada ciyaaryahan ee Spurs Kyle Walker iyo Gareth Bale.

Ciyaaryahanka Manchester United Danny Welbeck,  kan Chelsea Daniel Sturridge iyo kan Arsenal Alex Oxlade-Chamberlain ayaa iyagana ka mid ah musharaxiinta abaalmarinta da’ yarta.

Xaflada lagu dhawaaqayo ciyaaryahanka sannadka Premier League ee abaalmarinta PFA waxaa la qaban doonaa 22ka bisha April.

Musharaxiinta Ciyaaryahanka Sannadka Premier League Ee Abaalmarinta PFA: Joe Hart, Sergio Aguero, David Silva, Wayne Rooney, Robin Van Persie, Scott Parker.

Musharaxiinta Ciyaaryahanka Da Yarta Sannadka Premier League Ee Abaalmarinta PFA:Danny Welbeck, Daniel Sturridge, Alex Oxlade-Chamberlain, Kyle Walker, Sergio Aguero iyo Gareth Bale

117 Responses to Musharaxiinta Abaalmarinta Laacibka Sannadka EPL Ee Abaalmarinta PFA Oo Lagu Dhawaaqay.

  1. yusuf Reply

    18-April-2012 at 4:56 pm

    a.s.c all aqyarta dunida meel walbo aad ugu soo shahiin iyo bahwennta laacin.net kadib hadaan dhibto rayi geega waan ku guu lay sandono lacibka ween ee kasoo jida dalka ingriska ee u na dheela kooxda herka calami ka mareeso ingriska ee Manchester United wayne rooney (good luck rooney) bye…….

  2. Abdisalan abdulahi Reply

    18-April-2012 at 11:46 am

    Kaptanka rvp aya leh cidna kama hortagno winner gunner for ever lolz

  3. Abdisalan abdala Reply

    18-April-2012 at 11:41 am

    Waxaa qadi doono sanadkan van goal kaptanaka gunner vp viva arsenal oll tagaerayasha

  4. Dr.liibaan Reply

    17-April-2012 at 6:44 pm

    Asc rooney ayaa kuguuleeysanaayo

  5. ISMACIL RVP Reply

    17-April-2012 at 6:11 pm

    MARKA HORE WAIDIN SLM BAHDA LAACIB IYO WALIBA TAGERAYASHA MAYALKA ADAG EEKOXDA ARSENAL FIKRADEDU WAXAY TAHAY INUKU GULEYSANDONO RVP

  6. dafaaye_10 Reply

    17-April-2012 at 4:32 pm

    Dutchman roben vpersie pa ku gulaysanaya

  7. Xuseen Reply

    17-April-2012 at 3:54 pm

    Asc dhaman aqyarta figrad ahaan waxan qabaa inu kugulesan dono weyne rooney da.yartana aguera

  8. kishan Reply

    17-April-2012 at 3:34 pm

    asc dhamaan muslimiinta oo dhan bacda salaam aniga waxaan urajaynaya labadan lacib labada dhinac 1 ciyaaryahanka sanadka ee epl waa wayne rooney 2 da yartana waa denial welback bye all muslims

  9. wardi or kishan Reply

    17-April-2012 at 3:24 pm

    asc dhamaan muslimiinta oo dhan bacda salaam aniga waxaan urajaynaya labadan lacib labada dhinac 1 ciyaaryahanka sanadka ee epl waa wayne rooney 2 da yartana waa denial welback bye all muslims

  10. teyda Reply

    17-April-2012 at 3:19 pm

    waxaa qaadanyo abaalmarinta sanadka vanbastan iyo ox gambellen

  11. Gaashe Reply

    17-April-2012 at 2:39 pm

    Asc taliyayal wan ini salamy dabcan iga rali noqda wixi an khaldo waxan is leyahay wax ku gulaysana rooney lacibka man utd iyo aguaro lacibka man city than keyou wad mahd santihn

  12. Imaan loos Reply

    17-April-2012 at 2:24 pm

    Salaan bahda laacib.net fakarkeyga ciyaaryahanka sanadka waa van goal the gunners captan da yarta sanadkana waa sergio aguora by

  13. Mu,aad Reply

    17-April-2012 at 2:15 pm

    waxaad ku guulaysaan doona Aguero labada dhinacba.

  14. Oska Ali Reply

    17-April-2012 at 2:14 pm

    Waxaa u rajeynaa in ay ku guuleystaaaaan EPL Silva da,yartana Sturidge viva Blue…..

  15. Kalaay colden boy Reply

    17-April-2012 at 1:58 pm

    Asc hadan figerkeyka ka dhibto waxa ku keleysan kara ku socodsiyaha arsenal alex oxd chambarleyn roben van bersie kalinta 2 wilbak rorey ogueyro baker waxaba ma u hayo by take rayasha arsenal

  16. Mahad De rossi Reply

    17-April-2012 at 1:40 pm

    Tan waa weyn waxa ku guleysan dono laacibka arsenal van persie tan da’a yartana waxa ku guleysan dono lacibka man city kun aguero

  17. man united boy Reply

    17-April-2012 at 1:35 pm

    Runtii waaan idin salaamay dhalin yaro slnta ka dib fikirkeyga hadaan ka dhibto sanadkan waxaa leh weyn rooney ninka culus van persie xitaa ma yareesto lkn maalin kasta jimca maahan sanadkii hord van persie ayaa qaaday sanadkaan waa sanadkii weyn rooney kan da yartana scott parker lkn hadaan man united ahay waxaa iga maqan paul schooles and valencia viva man united for ever

  18. Luka modric Reply

    17-April-2012 at 1:31 pm

    Acs marka hore kadibne hadi aan fikir keyga ka dhibto waxa ku guleysan dona kun aguero kan kalene da yarka spurs.ka ee gareth bale wa sida ugu macqulsan

  19. C/kheyr cumar max'ud Reply

    17-April-2012 at 1:28 pm

    Ciyahanka ugu fcn sanadkan wa weyn rooney mxa yelay dadka la tartamaya xita qof asaga u qalma kuma jiro van persie ha qusto looolz

  20. hanad xavi Reply

    17-April-2012 at 1:27 pm

    asc aqyaarta daman fikir keyga waxaa iskaleh abaal marintaan bale viva barcelona

  21. daham Reply

    17-April-2012 at 1:27 pm

    waxan umale naya ina lasiyo Rooney lkn waa hadii uqado gool dhalinta iyo horyalka lkn ani ilama ahan inoo qadayo boqolkiba boqol waxe ubadan tahay inoo qadayo R.V.B midakale ad dhaheysin waxaa qadayo welback kkkkkkkkkkkkkkkkkkk iska hil mama taas waxa kuleh aguero welback wax oo qabtey maba lahane waa xasid ciyarti astovilla ayoo iga yaabiye xasid waye Rooney ayoo kubado badan udidaye lkn Rooney waa saqaga E.P.L lkn mal mahan kubada ayaa sida lo dhaliyo kawarertey Rooney keep in up good luck and united hadan everaton kabadino wan qadena hoyalkan muran kuma juro because city Newctle maka badinkarto anagane managa badin karto good luck united and Rooney

  22. daham Reply

    17-April-2012 at 1:02 pm

    asc salan kadib xarfaney aniga waxan ahay tagero man united marka hadan runta ka hadlo rooney uma qalmo sanadkan hadii runta laga hadlo because goolasha oo dhali noyo iyo tan oo rvb dhalinayo isku mid ma ahan marka aniga ahan waxan si lahay r.vb. Gesiga arsenal ayaa kuleh because goolashisa wey qurax yahin hadane isiga ayaa wado goolasha Rooney damin ayoo mal mahan naga noqaye hadi runta laga hadlo marka dhinaca kale da yardane waxaa ku leh laacibka man city goolashisa wey fiican yahiin waxana laga yaba ino soqabto Rooney bye bye bye good luck united and Rooney

  23. Xasan maxamad sugow Reply

    17-April-2012 at 12:54 pm

    Waxa ku leysan dono roben vanpersie

  24. Juneydi xaji Reply

    17-April-2012 at 12:51 pm

    V.p aku leh an dhi karanaa wayo wa la cib da yar

  25. Liibaan cabdi dalabey Reply

    17-April-2012 at 12:45 pm

    Waxa ku leysan doono weyne rooney seri b jowharna waxa ku guleysan dona Qalla

  26. Arteta Reply

    17-April-2012 at 12:20 pm

    Captain Robin van persie aya ku guleysanaya abalmarinta xita mida adunka ayu uqalma maxa yelay wa nin xirfad badan gool dhaliye ah qibrad badan marka ma filayo in ninka xoga ku xisabtama e Rooney iyo ninka kubada dila e aguero ay la tartami karan tan da darta kyle walker ayan dhih laha

  27. Mohamed ali Reply

    17-April-2012 at 12:11 pm

    Waxa iskaleh laacibka sanadka R.v.p

  28. Faysal kubra Reply

    17-April-2012 at 11:59 am

    Waxaa qaadidoona kabtan daacada ee roben v. Goal oo haquustaam jareer will back iyo aguwayro by by v.goal koor k.k.k

  29. kulmiye Reply

    17-April-2012 at 11:59 am

    asc dhaman bahda lacib net hadan fikirkayga ka hadlo waxa iska leh awabal marinta premar liga halyeyga goldhaliyaha arsenal r.v. Persia tasina uma bahna wax qabd inu sameyo kumana xirna kob in la qado lakin wa u qalma abal marinta tan kale waxa iska leh champlein

  30. C.qadir jaana Reply

    17-April-2012 at 11:10 am

    Waxa iska leh wa r.v.p

  31. xasan bariise Reply

    17-April-2012 at 11:04 am

    vaan goal ayaa iska leh abal marintaan hadiisa FA sheekadoodii bilaabin

  32. Dagan Reply

    17-April-2012 at 11:01 am

    Hadii aan fikirkeyga dhiibto waxaa u qalma inuu ku guleysto kabtanada soo mara arsenal kabtanka ugu fcn inuu yahay van persia oo loo yaqaano van goal dhinaca kale xidigaha da’da yar waxa ku guleysanaya chamber leane taageerayasha arsenalna way mahadsan yihiin meel kasta oo ay joogaan

  33. asc ww tageeraha dacada ah ee koxda chelsea aniga wxaa dhihi lahaa waxaa kugulaysan doona ciyaaryahanka koxda arsenal ciyaaryahan roben van persie waxaan u leeyahay sidaas waa ciyaaryahan aan la xaqirikarin qaab ciyaareedkiisa waad kumahadsantihiin bahda laacib.net byeeeeeeeeeeeee

  34. Ikraan ManUtd Reply

    17-April-2012 at 9:58 am

    aniga waxaan ka war sugayaa go’aanka FA-da qofkii loo codeeyana waa inaan u hambalyeeyaa

    By Ikraan A/samad

  35. Lucas Reply

    17-April-2012 at 9:40 am

    FA xiqiraad badanaa aaway Lues Suwarez?

  36. Barre Reply

    17-April-2012 at 9:35 am

    Abaal marinta waxa iska leh Roonay hadee oo ku.goolaysto horyalka cinda kamalahan sababto waxaa la.feerina yaa wax.ku goolaysay rubin waa qatar waxba maqaden kooxda

  37. Abdallavic Reply

    17-April-2012 at 9:26 am

    Asc bahda jecel sports iyo shabaqada laacib.net sln kadib waxa u cad cad inuu kuguleysto playerka kasogeda xulka Netherland oo ah mashinka goolasha ee Gunerrs yana la iska idhatirin waxa cad you will win PFA Robin van persie

  38. ismail Reply

    17-April-2012 at 9:18 am

    Waxaa ku guulaysanaya captanka kooxda arsenal RVP waa laacibka sanadka premier league

  39. omar Reply

    17-April-2012 at 9:08 am

    haaa markan waa arsenal r.v.p ayaa iskaleh waayo waxa oo qabtay sanadkaan dadaal badan

  40. Farxaan Reply

    17-April-2012 at 8:28 am

    Asc walllahayga qaaliga ahow sln kadib sad muuqdo su aal ka dhan uma malaynayo in ay jirto cid ku cariirinayso captain van persi tan da.dana sergio aguaro

  41. Sos Reply

    17-April-2012 at 8:06 am

    Wey iska cadahay ninka jaanis hadu berdareyo midka kala dhaliyo asaga ayaan kahaynaa nin uqalma waa r.v.persie gool.

  42. Qadarow Reply

    17-April-2012 at 7:40 am

    Wexan jeclehay inow kugolesto hogamiyeha uniteb rooney oo oqalmo jaiza zan lacibka horyalke jonyerka wexaqadidon welbek

  43. khadar cabdi cali Reply

    17-April-2012 at 7:36 am

    waxay ila tahay waxa qaadanaya golden boy wayne rooney da yartana welbeck

  44. Bkr Reply

    17-April-2012 at 7:29 am

    Lawadaba waxaa isku darsan doona ciyaaryahanka reer argentina sergio kun aguero

  45. Salad suni Reply

    17-April-2012 at 7:02 am

    Captan roben van persia ayaa u rajeynayaa in uu ku guuleesto

  46. Max'ed c/lahi raage Reply

    17-April-2012 at 6:58 am

    Asc aqyarta hadii an fikirkeyga ka dhiibto waxa ku kala guuleysanay xidigaha man united weyne rooney iyo danny welbeck aqyarta waxba uma hayo van persie aguero iyo bale man united guul every time

  47. Manka Reply

    17-April-2012 at 6:07 am

    Captan van cidina kuma ciririn karto wayo wa dhaliyaha ugu sareya epl da,yarta haku bashalo wilka ow maradona sudahada uyahay s.k.aguero

  48. Ali gedi Reply

    17-April-2012 at 2:19 am

    Filirkayga hadan dhibto waxaa ku gulayasanayo RVB kay da,da yarna belle

  49. Rooney yare Reply

    17-April-2012 at 1:19 am

    Wayne rooney aya abalmartisa iska leh murankatagno

  50. Van persie Reply

    17-April-2012 at 12:59 am

    Van persie aan u rajayna yaryarkana kun ageuro insha allah

  51. Jijile milano(BOATENG) Reply

    17-April-2012 at 12:59 am

    Sergio kun auguro aa isku darsanaa.

  52. Qalbi Reply

    17-April-2012 at 12:29 am

    asc salan kadib. Waxa ku guleysan dono laacibka epl ka cptain ropin vanperiese wuna uqalmaa viva cptain golden boy

  53. maxamad guure Reply

    17-April-2012 at 12:20 am

    Daniel Sturridge ciyaartoyda dadyaryar ayaa uwanaagsan

  54. Abaah Silva ama joe hart
    Kan da yartana kun Aguero
    Man city 4my life!

  55. Silva ama joe hart
    Kan da yartana kun Aguero!
    Man city 4my life

  56. ade Reply

    16-April-2012 at 11:35 pm

    waxa qadanayo w.rooney sxbkisana kama harim welpack

  57. badrudin Reply

    16-April-2012 at 11:34 pm

    waxa qadanayo w.rooney sxbkisana kama harim welpack

  58. badrudin Reply

    16-April-2012 at 11:32 pm

    hadal badan han ma buxiyo e waxa iska leh w.røøney s,pakar

  59. Ugas Dj Reply

    16-April-2012 at 11:05 pm

    Daniel sturridge ayaa iska leh tan

  60. niyoow Reply

    16-April-2012 at 11:05 pm

    R.vanpersei and chamberland

  61. naxwo Reply

    16-April-2012 at 11:02 pm

    runti wax walbo way iskacadahay laacibka sanadka waa roben van patsies dayartana Sergio kun aguero viva arsenaaaaaaal

  62. abdinoor Reply

    16-April-2012 at 10:35 pm

    runtii waxaa u qalma in uukuleeysto rvp cubtanka goalka ninmahan dayartana waxakugulasadona oxchamlen viva gunns for evr

  63. Arteta Reply

    16-April-2012 at 10:31 pm

    V.persie&uguro

  64. Sayad ali mu,alim Reply

    16-April-2012 at 10:21 pm

    Wax lagu murmo ama laga dodo ama lafalanqeyo tas mahan wana waxcad rooney aya leh

  65. Moha Reply

    16-April-2012 at 10:18 pm

    Waxaa ku guleysan dono lacibka epl kan ugu shidan sanadan wana captain fantastic van persie(van goal) kan da, yartana gareth bale viva the gunners

  66. Siidaw Reply

    16-April-2012 at 10:16 pm

    Weyn rooney ayaa ku guulesanayo warka badan dhaafa

  67. axmad Reply

    16-April-2012 at 10:10 pm

    rooney mise van persie

  68. Qayaas badane Reply

    16-April-2012 at 10:07 pm

    Laacibka sanadka waxaa kuguleysanayo wen rooney inkasto kooxdis sidi sanadihi hore logabarte eesan aheeyn

  69. Maxamed Reply

    16-April-2012 at 10:00 pm

    Aniga waxay ilatahay in uu ku guleysan dono wyen rooney dhanka da yerta wa welbak

  70. Abdi hakim sa.id Reply

    16-April-2012 at 9:58 pm

    Asc asxabta laacib.net aniga waxaan amaal marintaan urajeynayaa waxaana wiilka sanadka uqalma weyne rooney iyo champerlan

  71. ahmed Reply

    16-April-2012 at 9:46 pm

    waxa ku leh macalimow rooney waa iska cadahay da yartane dany wellback xidaga madow ee rer england viva united

  72. Xaji Reply

    16-April-2012 at 9:44 pm

    Asc/waa@v.persiaiyosergovivawengar

  73. gurey dhere Reply

    16-April-2012 at 9:44 pm

    aqyarta hade wad iska taqanin cidkale ma ahan wilka sanadka waaa r.v.b

  74. sacad r.madrid Reply

    16-April-2012 at 9:37 pm

    waxa leh kun aguero iyo garetht bale

  75. Abubakar Reply

    16-April-2012 at 9:24 pm

    Laacib waa van prese

  76. sebestian dynamic xeeb Reply

    16-April-2012 at 9:19 pm

    golden boy that is all

  77. arteta Reply

    16-April-2012 at 9:13 pm

    Waxa kuguleysani dona van persie.and .olex champalen viva arsenal

  78. Qaam Reply

    16-April-2012 at 9:11 pm

    Waxa uqalmay in lagu darro luis suares lakin FA wey ka so horjedan xidigan dhanka kale waxan u rajena van persia iyo aguaro thanks laacib .com

  79. Ismail sharrif Reply

    16-April-2012 at 8:57 pm

    Asc bahada l.net wad salaman tihin sln kadab fikirkayga hadan hadlo waxa qadi dona ciyaryahanka goal dhaliya ha team ka adunka man city sergeo kun aguero

  80. salman Reply

    16-April-2012 at 8:54 pm

    waxa ku guulaysan doona insha allah sergio aguero labada jaaisadoodba

  81. C/maalig Reply

    16-April-2012 at 8:54 pm

    Hadii si sax ah loo hadlayo waa captan r.v.persie

  82. C/maalig Reply

    16-April-2012 at 8:50 pm

    Hadii si sax ah loo hadlayo waa r.v.persie

  83. A/fatah Reply

    16-April-2012 at 8:35 pm

    Fikirkayga Waxayilatahayinuuqaadidoono c rvp

  84. iidle Reply

    16-April-2012 at 8:31 pm

    laacib ka waxaa qaadaa van persea ee koooxda arsenal ah muran ku majiro taas nah muran ku majiro

  85. mustafe liverpoolfc Reply

    16-April-2012 at 8:18 pm

    haddiiba suarez laga reebay waxan waxba kama jiraan suarez waa xidig uqalma in lagu daro laakiin fA england waa ku wii ganaaxay oo kuma darayaan

  86. bilaal cabdijamaal Reply

    16-April-2012 at 8:12 pm

    aguaro ayaa qaadayadee waayo halsano kaliya ayuu joogaaa ingiriis 21 goola wuu leeyahy funyy

  87. cadnaan Reply

    16-April-2012 at 8:12 pm

    Marka hore salaan ayaa udirayaa laacib.net iyo bahda sport xiiseyso hadii aan dhiibto fikirkeyga waxaa qabaa in uu ku guuleesan doono laacibka sanadka captanka arsenal van perse waa la socotiin meesha arsenal taalay iyo meesha ay hada mareyso waxuu dhaliye goalal taariikhi ah oo arsenal aysan iloobi karin waxuu kaloo noqday hurmuudka arsenal marka hadii cadaalad la fiirinayo asaga ayaa u xaq leh lkn ingriska ma fiiriyaan cadaalada

  88. Nasro Reply

    16-April-2012 at 8:10 pm

    Rooney man u waaye lacibka sanadka

  89. saki xaaji seyga Reply

    16-April-2012 at 8:02 pm

    r.v.persie ayaa ku guuleysanaayo maxaa yeelay ciyaariyahan kale ma arko van persie guul wacan

  90. saki xaaji seyga Reply

    16-April-2012 at 7:59 pm

    r.v.p. ayaa noqonayo xiyaariyahanka ugu wanaagsan sanadan

  91. Mahdi Reply

    16-April-2012 at 7:53 pm

    Robin Van Persie baa qaadaya muran kama taagna, kuwa yar yarna waxa qaadaya Aguero hadii kale Sturridge.

  92. Rooney 10 Reply

    16-April-2012 at 7:50 pm

    Wayne Rooney kan da,a yartana sargeo aguero

  93. Xongor Reply

    16-April-2012 at 7:49 pm

    Lacibka sanadka waa Roben van persie oo lagu naynaso van goal

  94. Abuubakar geedi Reply

    16-April-2012 at 7:48 pm

    Asc bahda laacib.net da yarta waxaaku gulesankara ciyariyahanka koxda chelsea daniel sturredige

  95. mr.codey Reply

    16-April-2012 at 7:47 pm

    waxan ku guuleysan doono kabtan arsenal RVB

  96. jaceloow Reply

    16-April-2012 at 7:45 pm

    halkeed ku ilowdeen sergo agueiro

  97. Mahad napoli Reply

    16-April-2012 at 7:44 pm

    Abaa da yarta waxaa kuguuleesan doono sergio kun aguero mida kalena waa david silva lkn waxaa iiga maqan yaya toure viva city

  98. Ali Reply

    16-April-2012 at 7:39 pm

    W.rooney aya leh shaki kuma jiro

    • saalax idris Reply

      16-April-2012 at 7:52 pm

      waxaa ku gulesanaaya laacibka weyn ee reer manchester united w. rooney meel kale wax malo raadinaaya waxaa daliil u ah goalasha uu dhaliyay iyo hogaanka oo u haayo naadigiisa man utd fikrad ahaan weyne rooney ayaa ku guulesanaaya

  99. nimcooni Reply

    16-April-2012 at 7:39 pm

    anigu waxan ku sadaalinaya ciyaryahan ka ugu fiican EPL ka waxan odhan kara waa wayne rooney kan PFA waxaan odhan kara Sergio Aguero thanks laacib.net group

  100. yarka by lucas poladiska Reply

    16-April-2012 at 7:39 pm

    van persie ayaan ku gulaysanaayo abaalmarinta fifi arsenal by lucas poladska

  101. Benzema Reply

    16-April-2012 at 7:38 pm

    Waxa kuguleysani dona van persie.and .olex champalen

  102. Mohamed ibrahim Reply

    16-April-2012 at 7:38 pm

    Waa RVP

  103. Totti Reply

    16-April-2012 at 7:36 pm

    Waxa ku gulesanaya captan rubbin van pesie

  104. C/karin v.perseie Reply

    16-April-2012 at 7:36 pm

    Waxaa kuguu leysan doono goal dhaliyaha xulka dhajka iyo arsenal rvpersei waa xidig kadhaliyay goalal dhaman inta nadi e ka ciyarta premier leugue ingiriiska marka laga rebo fulham iyo mancity o ay kabtan usaamixi weysay nasibka inu goal kadhaliyo cawana 3 ayan urejey wigan uu 30ka dhamestirto goalden boy arsenal

  105. Arteta Reply

    16-April-2012 at 7:36 pm

    Abaal marintaas waxa xaq uleh ciyaaryahan hogaanka uhaaya gool dhalinta ee reer natherland robin van persie waa laacibka ugu fiican preimer leagu dhan walba ha ahaato xaga ciyaarta iyo dhanka aqlaaqda guuuuu v.goal

  106. Madrid boy Reply

    16-April-2012 at 7:35 pm

    Rooney lacibka sanadka horyalka ingiriska kan da yarta ne scott paker madrid be up 4ever

  107. mata yare Reply

    16-April-2012 at 7:35 pm

    da dayar waxa ku lex daniel sturredige

  108. Naafac Reply

    16-April-2012 at 7:34 pm

    Waa wax iska cad ninka mudan in lasiyo wa robin van persie viva arsenal and juventus

  109. ILYAAS Reply

    16-April-2012 at 7:34 pm

    MARKA HORE SALAAN BAHDA LAACIB.NET IYO INTA XIISEESA KU BADA CAGTA HADAAN FIKIRKEEGA KADHIIBTO WAA LAWA QOFOOD LAWADANA WAA WEYN ROONEY IYO ROBIN VAN PERSI ANIGOO AH TAGEERO MAN UNITED LAA.KIIN MAAHIN INAAD U RAACDAAA WAAYO QOFKA DAAWDA PEREMEL LEAGUA WUU DAREEMI KARAA WALIBA WAXAAN KU QAYAASAYAA KAN UGU HOREEYO INUU NAQAN DOONO ROBAN VAN PERSEA WAAYO SANADKAAN WAA NINKA KA MUUQDA PEREMEL LEAGUEA VIVA MAN UNITED

  110. Madrid boy Reply

    16-April-2012 at 7:34 pm

    Rooney lacibka sanadka horyal ingiriska kan da yarta ne scott paker madrid be up 4ever

  111. Abdishukri C22 Reply

    16-April-2012 at 7:32 pm

    V.persie iyo pale aya ku kala guleysanaya abalmarinta sanadka

  112. mohomd zambia Reply

    16-April-2012 at 7:30 pm

    van persia

  113. cade ka cade Reply

    16-April-2012 at 7:30 pm

    wad salaman tihiin bahda laacin.net hada ka dhiibto fikarkega waxan isleeyahay waxaku gulensan kara lacibka sanadka robin vanpersie dhinaca kale da yarta waxa ku golesan kara sergio aguero maxa yelay lawadan an dortay wexe wax u qabteen tiimkoda xaga goal dhalita lawadaba run ahan waxa tagera mun United rooney iyo Danny welbeck lawad iyo sdaxad ayee kala galayaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  114. Mohamed da verminator Reply

    16-April-2012 at 7:30 pm

    Fikirkeyga hadaan ka hadlo waxaan is leeyahay waxaa la siin doona ciyaryahanka ugu fcn EPL captain robin van persie halka da’yarta uu qaadan doono alex oxlade chambarlain viva gunnres lkn ciyaarta cawa arsenal vs wigan mala falaqeynaayo miyaa aaway laacib.net falaqeyna ayan sugayey maanta dhan

  115. Hanad bahalooz Reply

    16-April-2012 at 7:25 pm

    Robin Van Persie ayaa u qalma sanadkan sida ay ila tahay hadii uu mid kale tar tamayo waa weyne Rooney labadaa midbaa leh laazim waaye inta kale waa ay sharaxan yihiin oo meesha ayay nuurin doonaan insha allah balse 1 waxaa ila ah Robin Van Persie laacibka arsenal wada misa neh uku golasha badan insha allah waan arki doona 22 april

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>