Lionel Messi: Kulanka Chelsea Waa Uu Ka Adkaan Doonaa Kulankii Levante. | Laacib.net
Home » Champions League » Lionel Messi: Kulanka Chelsea Waa Uu Ka Adkaan Doonaa Kulankii Levante.

Lionel Messi: Kulanka Chelsea Waa Uu Ka Adkaan Doonaa Kulankii Levante.

Waxaa Qoray: Hanna Ibraahim
Twitter: Taariikh: 16-04-12 9:38 AM

Ciyaaryahanka ku guuleystay Sedaxda mar ee isku xigta laacibka dunida Lionel Messi ayaa rumeysan in kulanka Chelsea ay dhib badan u mari doonaan Guusha, tiiyoo aan lala Barbar dhigi karin kulankii ay kooxdiisa Blaugrana laba iyo hal ugu awood sheegatay Levante.

Weeraryahanka reer Argentina oo kooxdiisa Barcelona ka caawiyey inay sedaxda dhibcood ka fara maroojistaan Levante, waxa uu aaminsan yahay in lugta hore ee Semi-finalka ee ay la cayaarayaan kooxda mataleysa Premier League ay tahay mid aan la dheyelsan Karin.

“Waa inaan ku soconaa sidaan oo kale,  hada waa waqtigii Chelsea,  Waa ciyaar aad muhim inoo ah,  waxay ka adkaan doonta kulankii Lavente”  Lional Messi ayaa u sheegay Website kooxdiisa,

Messi ayaa xilli ciyaareedkaan dhaliyey 41 La Liga ah isagoo Goal dhalinta kula tartamaaya xidiga Real Madrid Cristiano Ronaldo.

49 Responses to Lionel Messi: Kulanka Chelsea Waa Uu Ka Adkaan Doonaa Kulankii Levante.

  1. C/raxman jeyte Reply

    17-April-2012 at 6:00 am

    Asc wan idin salamaey salan kadib runtii kulankan waa kulan adag kunta chalsea vs barcelona run ahantii chalsea wey adagta hay lakise wan karay donaa hadii ee baha yirado Barcelona Gool Barcelona Gool ayan ura jey nayaa qoraha waa C.raxman Jeyte by by by

  2. boqorka bondhere Reply

    17-April-2012 at 2:09 am

    wanka badina viiiiiiiiiiiiiva barca

  3. Barce Reply

    17-April-2012 at 1:31 am

    Waa runtii madamay barce ciyaaro adag ay iskugu xigaan chalsea real waxan u rajay naya hadan nahay rer barce guul inshalah isma fanayno calamku wuu nagaranay barce guul ayan u rajaynaya madama ay villa uu seegayo labada kulan ba barce werar mahayso layskum amin karo pedro sachenz tello cuenca barce il ayaa u baxda waana pest in the world messi barce guul inshalaha

  4. jini iyo jaha wareer jaceyl Reply

    16-April-2012 at 8:57 pm

    ha dagdagina ee suga arbacada lee

  5. xaliya Reply

    16-April-2012 at 8:54 pm

    mesii waa coon waayo wuuba ilaaway khibrada blues

  6. xido Reply

    16-April-2012 at 5:19 pm

    INA XAGAA DHEERA AYAA YIDHI HADAANU HALNO WWAA AF SALAX KU DHAG HADAANU AAMUSNO ADHIGA SIDA LAGA DAYN MAAYO

    WAXAAN ODHAN LAHAA REER CHELSEA BARCELONA WAXAY JECESHAHAY INAY KHATARTA AY KU CIYAARTO

    CHELSEA VS BARCELONA 0.6

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKK
    LLLLLLLLLLLKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKK

  7. cabdullahi Reply

    16-April-2012 at 5:17 pm

    ………………..valdes……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………….alves……puyal………pique………..adriano… …………………………………………………………………………………busquat …………….xavi…………..

    iniest………………………………………………fabregas…………………………………………………………………………………………..sanches………………………………………………………………………………………………………..messi

  8. cabdullahi Reply

    16-April-2012 at 5:14 pm

    ………………..valdes………………………………………alves……puyal………pique………..adriano… ……………………………………………………………………….busquat ………xavi…………..iniest………………………………………………fabregas…………………………………………………………………………..sanches………………………………………………………………………………………………………..messi

  9. cabdullahi Reply

    16-April-2012 at 5:11 pm

    asc asxbt valdes alves puyol pique adriano pusquats xave iniest febregas sanches messi ragan waa xarfaan waa dad kulul mark waa arkeen chelsie wax ku dhhaco

  10. ducaysane Reply

    16-April-2012 at 4:59 pm

    Is xejiya reer chelsea marka Arbacada Garoonkiina Layimado Viva FC Barcelona!
    Guuuuuuuuuuuuuul FCB

  11. Iqlaas love Reply

    16-April-2012 at 4:19 pm

    Wooooooooooooooow chelsea ilove you

  12. wadani Reply

    16-April-2012 at 3:46 pm

    wan qaraci dona hada nahay barcelona chelsea waxan maqli jiray Dawac wad saran yahay iyo Nag dalaqo sarantahay Barcelona ayay dhahan wan karsanayna cml aqyarta riyonayso iska daya ayan idin dhihi lahay wan karayay na chelsea iyo wixi lamid ah cml Viva Barcelona!!!!!!

    Valdes

    Dani Alves puyol Pique Adriano

    sergio busquets

    Xavi Iniesta

    Cesc Fabregas Alexis Sanchez

    Lionel Messi

  13. naaaaato iyo waarso Reply

    16-April-2012 at 3:46 pm

    Hahahahahahahahahahahah
    Chalsea viva. Viva. Sxbyaaal fardo laysu hayo mxaa laysga faanayaaaa. Wacdaraha stanford brige waa
    Arki doontaaan rreero bercelona ooohintiiina waa taqanaaaaan. Viva chalsea

  14. Cali.nadaam. Reply

    16-April-2012 at 3:39 pm

    Ninyaroo nin weyn dilay ma aragteen. Dabagaale aardilay ma aragteen. Xasanoo xuseen dilay ma aragteen ameey ka dhacdaa stamforbrige. Viva chelsea.

  15. messi Reply

    16-April-2012 at 3:32 pm

    reer chalsea ma xishoodaan balan waaye inaa soo xasuusataan xasuuqii uu ineista idiin geestay viva barca

    • Maxamed Reply

      16-April-2012 at 6:29 pm

      Fakir kega waa in ad badan donto f.c.Barcelona

  16. Qabobe Reply

    16-April-2012 at 2:53 pm

    Asc dhaman rer chelsea hadi ankahadlo fikir kayga wa wax lala yabo in messi u is bar bar dhiga levante &chelsea tas mawa xn dhikrna wx kakenay cadsi dhanka kale wey iska hadlen tagerayasha barka baka wn naqan sida lola dhilo wana badin dona messi 4 goal maka dhalindono mesha jogto arsenal &man utd e wa chelsea wxn ura jaynaya chelsea 2-0 barka

  17. tooxoow yare Reply

    16-April-2012 at 2:42 pm

    Asc fans Chelsea dhamantina waxan idin lee yahay guud wcn sanadkan waa sanadki chelsea ee wadada haloo baneyo barka waxa ay taqaanaa sida loodilo koxaha Arsinal iyo man united lkn waa ku adagtahay inay ka badiso chelsea
    cech
    ivanovic terry D.luiz A.cole
    Essien mikal Remaries marailes
    mata
    f.torres

  18. Ismail sharrif Reply

    16-April-2012 at 2:01 pm

    Nafta beenha usheegina reer chelsea yoow

  19. Sahal sanchiz Reply

    16-April-2012 at 2:00 pm

    Chalsea 0-3 barcelona goals messi and xavi guul barka 4ever

    • tagera barca Reply

      16-April-2012 at 2:48 pm

      asc saaxibayal chelse nafta ayey sireysa waxana laga badiina goal barca5.chelse0 aya loga badiina byybbybyby viva barca iyo xavi messi iniesta puyol

  20. Sahal sanchiz Reply

    16-April-2012 at 1:54 pm

    Chalsea 0-3 barcelona goals messi and xavi guul barka

  21. s/c dhamaan umada islaamka ah gaar ahaan reer chelsea
    hadiin aan u soo dhaadhaco fikirkayga runtii barsa waa naadi wayn oo aan la dhayalsan karin .in the hand ,chelsea naadi ladhaylsan karo maaha waana khabiiro garanaaya wuxu yahay championku marksaas first lega hore chelsea ayaa ku badinaysa 1 0 barca

  22. Halgan ama bukhari Reply

    16-April-2012 at 1:42 pm

    Waa run messi kooxda chelsea waxa uu ka dhalin 4 gool sida aan aminsanahay. Kkkkkkk

  23. kabax Reply

    16-April-2012 at 1:40 pm

    Messi Handkap Maanta levante oo ah heerka labaad iyo chelsea miyaa isla meel dhigtay warkaas ma ka fiirsatay waa arki doonaa
    Viva Chelsea

  24. Saacid Reply

    16-April-2012 at 1:24 pm

    Run ahantii ciyarta waa ciyaar adag lakiin barca wan ka badin doonnaa

  25. moha maldini Reply

    16-April-2012 at 12:44 pm

    ASC fans chelsea an lacib.net misse wa iska hadli kara levanta iyo chelsea waxa les barbar digo mahane cabsi miya fans chelsea gul ayan rajenena barca wa naqana sida loga badiyo viva mata viva lambard

  26. ahmed abdi Reply

    16-April-2012 at 12:41 pm

    asc dhamaantiin hadaan cabiro fikirkayga runtii barcelona waa ay badinaysaa hadii alle idmo waayo dheh?? isku awoodba maha inkastoo aan laqiyaasi karin ianay badinayso iyo inkale lkn waa ay ubadanthy inay badiso waayo waxa ay leedahay waa awood nasiibkuna meesha waa uu kujiraa oo barcelona nasiibna waa wadaa khibradna waa ay leedahy hadaan ka hadlo chelsea wax nasiiba malaha wax khibradna malaha maxay ku badisaana iyada ayaaba yaabay lkn kolay sikastaba ha ahaatee insha allah wixii nool waa arkaynaa hadii alle idmo wixii laga badiya insha allah barcelona waa ay badinaysaa barcelona guul barcelona guul ayaa inii rajeynaynaa hadii alle idmo habeen iyo maalin guul qaata iskana cesha khayrkiin

  27. Enoooow tageeera macquula Reply

    16-April-2012 at 12:25 pm

    Shaxda daauud siicoow ila arka dad weeynoow ma ilni la tahay mid baarca wax ka tareeyso chelsea laciyaar aan dheheeynaa stoc iyo leventee ama atlanta kooxahaas baa ku faca baarca guul

  28. ahmed Reply

    16-April-2012 at 11:38 am

    messi waxaaba doqonimo ku ah inuu is barbar dhigo koox seria B ah iyo koox wayn oo dunida laga yaqaannoo maanta waana chelsea run ahaantii waxaa loo badinayaa inay barca soo baxayso lkn chelsea na waa ay dagaalami doontaa waayo waxa jooga cayaaryahanno khibrad u leh kulamada noocaan oo kale ah runtiina natiijadii xalay chelsea barce waxay u ahayd MSG–mana dhayalsan karaan MESSI caga yarena waligiis chelsea goal kama dhalin inta uu terry joogana waxba kama dhalin karo

  29. Daauudsiicoow Reply

    16-April-2012 at 11:37 am

    Waa n ka badin donaa barc hadanahay tagerada reer chelsea lin.up ka wa sidan
    …………………………..Cech……………………………
    ………………….terry……….cahil…………………..
    Ivanovic…………………………………….cole……
    ………………..essein…….lambard……………..
    Rameires……………………………..mareiless
    …………………..mata…………………………………..
    …………………………Drogba………………………..

  30. KHABIIRGA XAGA KUBADA CAGTA KOOXAHA Reply

    16-April-2012 at 11:34 am

    MESSI XAQIIQADA AYUU KA HADLAY WAXUU OGAYAHAY CHELSEA MARKA XISAABTA WUU KU DARSADAY GUUL IYO GUUL DARO CHELSEA WAA SIDII HORE HADA WAA DUULAYSAA LAFAHANA WAA JEBINAYSAA XILIGAN LAMA CELIN KARO CHAMPIONKA AYAAN UGA BAQSANAHAY

  31. khAdaR TORRES Reply

    16-April-2012 at 11:26 am

    aniga waxan layanahy ciyalkan arsenal iyo man u tageero mesha wax ciyareyso chelsea libax yada egland man u final aya lagu bar bartey tas war malhn arsenal neh mise aya ku barbartay iska amusa mesha wax kuma hesine viva chelsea

  32. Osaka Reply

    16-April-2012 at 11:23 am

    Chelsea quusta isniin ala qustaye

  33. cabdiraxiim n a Reply

    16-April-2012 at 11:16 am

    argtidau waxaan iarkaa waxaka kadhawaakiyay misii ayaa mesha kujirta oo wal wal badan baajira ania waxaa din chelsea

  34. Omari Reply

    16-April-2012 at 10:50 am

    A.s. Asxaabta jecel k/cagta hadii an kahadlo ciyaarta dhaxmari donta chelsea & Barca laban team xilligan isku adwood mahan Barca sanadkan koox ku awood dhan majirta aduunka maxayelay waxa u ciyaara ciyaartoy aduunka ugu fiican. Leo. Xavi. Barc 4ever.

  35. Ibrahim jinayim Reply

    16-April-2012 at 10:25 am

    barcelona waxan tosena tariq la ilawin ma arakten totenham san yel ney waxan waxey tahay tosale chelsea ya celinayo dorogba lambard viva chelsea iyo inta jecel

  36. teyda Reply

    16-April-2012 at 10:25 am

    hadeynu taagera yaash reer england nahay waxan ku qasbanahay inaan taagerno chalsea kulunkan camal waxaanu lee nahay ha guuleysto ashle cool waa yarki ex arsenal

  37. farxaan baashi Reply

    16-April-2012 at 10:21 am

    l. Messi waa laacib wayn kubadana waa cad iyo madow wax walba ayaa laga filam karan adiga oo wanaagsan ayaad badin karta lagana badin karaa. Aniga waxaan tagera labadan naadi balse waxaan gusha la jeclahay chalsea viva juan mata.

  38. barca Reply

    16-April-2012 at 10:16 am

    haaa wuu adkaandoonaa lkn waan idiin dileeynaa hadaanuunahnay barcelona waxba imana dhibaan inta aan heeysano ciyartooyda aduunka uugugu fiican sida messi ineista xavi fabregas waan dardari doonaa chelsea haniska keen ilaaliso anaga totenham camal manihin wax walbo waan suubineeynaa si aan oo gaga badino chalsea
    viva messi xavi ineista fabregas

  39. Mata Reply

    16-April-2012 at 10:10 am

    Chelsea wey taqan mesha barca lagu dhufto hadana isuguma horeyso 4 baa logu dhibijirey ronaldinho udhelaya marka barca defeatkedey qadaneysaa insha allah

  40. Arteta Reply

    16-April-2012 at 10:07 am

    Kkkkkk, walee cidan waraa u yaalo, kooxda england ugu qatarsan manutd, aa celin weyse, ma idinkoo fc xoog xoog ah, ayaa celinkaro, kkkkkkkk, magoo ani bercan ahay, viva messi

  41. messi 10 Reply

    16-April-2012 at 10:00 am

    waa run waa ciyaar aad u adag lkn waxaa rajaynanaa inan natiijo fiican kusoo gaadhno stamford brigde si aan hadhaw comp nue ugu baashaalno lol viva best team in the world

  42. cabdi Reply

    16-April-2012 at 9:59 am

    horaa loo dhahay sawir muudaa sual kadhan marka barcelona ineey badini cidkastaa ogtaas

  43. kabtanka Reply

    16-April-2012 at 9:58 am

    ciyarta waa 0-2 wana qadi dona waxana finalka la ciyaari dona R.madrid waxana ku dhufan dona 0-3 tagere yasha re chalsea niyada sidas u shega

  44. cabdi Reply

    16-April-2012 at 9:55 am

    Chelsea waa latuma habeen danbe wac daraa loodhiga insha allaah

  45. Bartaab sin Reply

    16-April-2012 at 9:49 am

    Hadanu nahay taageri yasha chelsea waxan ushegay brka in ay tahay ciyarta nasib wa in an ka war sugna 90 daqiiqo chelsea ilov you chelsea

  46. Sadaan Reply

    16-April-2012 at 9:47 am

    Idinkoo wali imaan londan ayaad nagabaqeysii chelsea waxa ay xalay cashi hordhac ah udhigtay balsirona marki ay xalay 5-1 kugaraceen totanham maxad ka filan kara taa kulankan u dhaxeya balshirona iyo chelsea waa ay is kacadahay in ay chelsea gurigeda kulkugarto maxa yelay waxaan nunahnay dad aan wargalin kkkkk

  47. Xabeeb Reply

    16-April-2012 at 9:43 am

    Haa waruntii wuu adkan doonaa lakin wanka badinay naa insha alaa viva barca

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>