
Real Madrid waxaa lagu eedeeyaa inay eedeeyaan garsoorayaasha, lakiin waxaan mar walba dooneynaa inaan la shaqeyno garsoorayaasha islamarkaana aan howsha u fududeyno, sidaasi waxaa yiri tababare Jose Mourinho.
Mourinho oo lagu qasbay inuu saxaafada la hadlo madaama sharciga UEFA uu sidaasi yahay, ayaa xusuusiyay suxufiyiinta in kooxdiisa ay gaartay semi-finalka Champions League labo xilli ciyaareed oo isku xigta intii uu isaga macalin u ahaa.
Mourinho ayaa sheegay inuusan wax walwal ah ka qabin in garsooraha reer England Howard Webb loo magacaabo garsooraha ciyaarta habeen danbe ee ka dhaceysa Allianz Arena.
“Real xiriir fiican ayay la leedahay dhamaan garsoorayaasha” ayuu yiri isagoo si fudud uga jawaabayay su’aalihii la weydiiyay.
“Waxaan rajeyneynaa inay shaqadooda si fiican u qabsadaan, ciyaartoyda Real Madrid-na waxa ay isku dayi doonaan in garsooraha uu si degan shaqadiisa ku qabsado, anagoo rajeyneyna in go’aanka garsooraha uu noqdo mid saxan”
“Lakiin waan ognahay qalad waa ay sameyn karaan, qaladaadka ay sameeyaana waxa ay go’aansan kartaa cida heleysa seddexda dhibcood” ayuu Mourinho oo dhawaanahan diiday inuu saxaafada la hadlo marka ay kooxdiisa ciyaareyso kulan La Liga ah yiri.
Mourinho ayaa markaasi ka dib weerar ku qaaday madaxda kooxda Bayen Municgh, ciyaartoydii hore iyo tababarahooda kuwasoo dhamaantood ku celceliyay inay kalsooni ku qabaan in Bavarins ay badin doonto.
“Waxaad maqleysaa dad sida Franz Beckenbauer, Ottmar Hitzfeld iyo Karl-Heinz Rummenigge,” ayuu yiri.
“Dhamaantood hal ra’yi ayay qabaan oo ah in Real Madrid aysan aheyn koox fiican, islamarkaana ay iyaga yihiin kooxda ugu cadcad”
“Bayern waa koox fiican, oo tababare fantastik heysata, ciyaartoy fiican ay joogaan islamarkaana nidaam fiican ku dhisan”
Qadarow
17-April-2012 at 5:10 pm
Dadka dahayo reyeal 5 ayaa logabadinaya hadel ayaa katagey hadelade ay dahayen omafirsen lekin cawe aya lega rabaa 5gol aydahan realmadrid final wey jokta ciyarta cawe 2 2 ayee kudama deysaa ronaldo toogol wena arki dontan insha alah
marwa ismael
17-April-2012 at 1:22 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk odaygu uu iska ciyaarayaa
Deeq ciise
17-April-2012 at 12:15 pm
Loolz aniga run ahaantii waxa dhihi lahaa ciyaartan saadaalin uma baahno haaa waa run saadalin uma baahna adiga maxkaxdaada kasheqeesi robben iyo rebery oo garoonkooda jogo si fudud maloogu badin kara kkkkkk waad ogeedeen fc basel waxa ku qabsadey manchester 2010 waxa ku qabsadey marka waa inaad dhahda ciyaartan real ugu yaraan waxa loogu badina 5 iyo 1 ok duhur wanaagsan
xamse cabdi
17-April-2012 at 12:08 pm
real waa la qaraaci doonaa mar walba waxay isku dayaan in garsoorka lahadlaan oo dac woodaan viva beyern munich
Madrid boy
17-April-2012 at 11:36 am
Be up my dream team real 5 Bayer m… 1 kkk
Madrid boy
17-April-2012 at 11:30 am
Be up my dream team real 5
Duceysane1992
17-April-2012 at 10:40 am
Asc Real hawada lagu cuna cml real 1=4 munich RIBARY
yousuf
17-April-2012 at 10:39 am
GEERIDA AMA NOLOSHA MOURIHHO AYUU KULAN KA CAAWU KA DHIGAN YAHAY WAXAN QABAA IN CAAAWA LAGA BADIN DOONO IN KASTOO UU HAYSTO INAMO GUUL GAADHI KARA HADANA WAXAAN QABAA INUU ISAGU ISKA BADIN DOONO MARKA UU GARAN WAAYO QAABKA LOO ISTIC MAALO CIYAARTOYDA TAYADA IYO KHIBRADU KA BUUXDO EE KOOX DA JOOGA
atam ciise
17-April-2012 at 9:43 am
asc caawa waa habeenkii roben riberi gomes guuul guul gul murino bootada washaqadadi adigo lagu qasbay ayad hadana boto wada kkkkkkkkkkk
asc maga ceyga waa sefudiin oo joga juba sudan
17-April-2012 at 9:10 am
hi aqyaarta salaan sare kadib anigo ka hadlayo arin aan la ogeen tasna waa dambi marka an warka kusoo koobno an aragno ninkii badiyo mida kale ninka caytamaya caynayana wabka wuu qaldan yahay u sheega ha barto dhaqanka ama xaquqda suxufiyiinta asc saboot real madrid kun ii kow jeer an ahay tiim kan
Bashiir dhicisow
17-April-2012 at 7:55 am
Quuqle labo ma.aha e waa mim murnho k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k waad cebowdaye k.k.k.k.k mawaxey kaagey weysay inan albirtarihi kaa fakan waayan war qofyohow ka carar mesga yeysan cuqdadu ku diline by dhaman bahda laacib
Antonio waji
17-April-2012 at 7:42 am
Digdigle munrinho intad real wadato arki maysid kob champion leag ah viva pep guardiola
cabdi
17-April-2012 at 7:37 am
odagaan waa cuqdadloow cidoow kalsooni kuqabo lama haayo asne iskuma qabo kalsooni marka waa iska calaacala waayahaanbo cayaa kasoo haytay bal barcelona waaba tan kayaabisee bayar muxuu kucayna iyo madaxdooda waa ninwaalan kan taariikh xumaa kuudanbeeyni walee
Kurid9
17-April-2012 at 6:05 am
Kkkkkkkkkk caaaaawa jose muriiinho guuuulaaaaan urajeeynaaaa 5 iyo 0 k k k kkkkkk c.ronaaldo 4 kaka 1
fubi25
17-April-2012 at 3:41 am
viva macalinka macalimoontooda mourinho kkkkkkkkk waa libaa bayen daga ayoow ka tufaa habeen danbe viva kaka and alanso
Tarikhi Guray
17-April-2012 at 1:47 am
Ninka indho la wax u arkayaba ma jiro laakin ka indhaha qabaa waa uu garanayaa inay realmadrid ay ku badinayso 3 and 1beyarm………. Guul realmadrid crolando di maria
ahmed abdi
17-April-2012 at 1:16 am
asc dhamaantiin wali lama qiyaasikaro qolada badinaysa lkn insha guusha waxa ay raacaysaa barny muchin real madri waa latumaayaa hadii alle idmo koobkaan waxaa qaadanaa barcelona hadii alle idmo bayrn muchin guul barny muchin guul bary muchin guul insha allah waa inoo habeen danbe iyo wixii akhbaar ah wixii nool oogaara
Deeqa cabdulaahi
17-April-2012 at 12:43 am
Guuul real madriiiiiiiiiiiiid
ababala
17-April-2012 at 12:08 am
shaaki maku jiiro ine real hawen danbe ku dumaneso bayen municgh viva c ronaldo viva kaka caade real 4 mayen 1
Manu fan
17-April-2012 at 12:04 am
Laacib wap mahan waa wap ay qoran ilmo xun oo saxafada wax ka karaneyn hadey saxafada wax ka yaqanan ha ahadan dhax dhaxad yeysan ahan tagero hal koox wan naqana ninka qoro wapkan balalate inu yahay nin xata an sbortika sefican ugaraneyne intas waa ika dardaran dhaman aqyarta waxana ahay tagere man utd aha mana ka arku dhax dhaxadnimo wapkan
maslax (iikar)
16-April-2012 at 11:53 pm
mourinho waxa uu ka hadlay ka hor kulan ka real madrid iyo pyern inta uu san dhacin qaladaad ka aay geysan doonan garsoorayaasha
Mahad napoli
16-April-2012 at 11:20 pm
Tinta ayaa ciro kuqabtaa hadana toqfosha ayaa ciro kuyeelan doontaa kkk hada cawaadka naga jooji waxaa noo balan ah garoonka kkk viva arjen roben viva leo messi viva carlos tevez
KEYD QUQLE MAN UNTD FANZ DAMUU
16-April-2012 at 10:56 pm
K.k.k special one nd cr7 gul
ducaysane
16-April-2012 at 10:53 pm
Beri Bayern Munich waa ay badinaysa Guuuuuuuuuuuul Bayern!
Viva FC Barcelona Guuuuuuuuuul weligaa
bashka
16-April-2012 at 10:53 pm
odaygani muran iyo qeylo wa howlihiisa lkn dhirbaaxo waxey ku dhaceysa markuu payer la ciyaro lugta hore ee champione leage 3 cisho kadibna waxu tegayaa camp new wa markii dhiigu karku ku kici lahaa waxaase kasii daran haduu finalka yimaado wa markii uu wali dharka tuuran lahaa digniin dadka u sacbinaya fadlan hadaladiisa yaan la raacin si cafimadkiinu ay waxyeelo u gaarin ok kooxda aduunka ugu wanaagsan wa barca macalinkuna wa pep gardiolla lacibkuna wa messi viva barca
Mohamed ali
16-April-2012 at 10:45 pm
Viva bayern munich
Seefey
16-April-2012 at 10:28 pm
Ha we qadayana championka iyo la liga ha ayaga gulesanayo mar walpo insha allaha beyar munich 2 ar jonrobin aa dhalayo why wa lcbki hore e real ronaldo 3 asa leh mid ka kalane waxa lagu casuma kaka insha allaha real gul wcn madrid 4 byer munich 2 insha allaha milana sido kale insha allaha
MACOW
16-April-2012 at 10:25 pm
Waxaa cad in Tababare Jose Murionho uu yahay Tababare Quuqle ah oo marwalba hela dhaleeceyn ama xagxagasho, waa wax laga fiican yahay waana in Tababaraha uu leeyahay aqlaaq, Hada xitaa wuxuu aflagaadeeyey France Backenbour oo ah Laacib aduunka laga yaqaan lana ixtiraamo. Laakiin waxaan og nahay DABCI LAMA DOORIN KARO.
abdul.
16-April-2012 at 10:24 pm
special ONE mudo 90 minutes cidna ma aqaani kkkkk.hala madrid hala cr7 hala special.kk viva madrid.
jini iyo jaha wareer jaceyl
16-April-2012 at 10:22 pm
guul real madrid
mohamed
16-April-2012 at 10:20 pm
asc aniga waxan qaba in Real laga badin dono finalna ayey isla iman donan Bayr iyo barc waxa qadi doona barca viv mise
abdul.
16-April-2012 at 10:19 pm
special ONE mudo 90 minutes cidna ma aqaani kkkkk.hala madrid hala cr7 hala special.kk
maxamud
16-April-2012 at 10:17 pm
asc bahda sportiga viva real
Abdinasir viv man united
16-April-2012 at 10:17 pm
Asc aqyarta laacib.net iyo dhaman tagerayasha real madrid way ko kalsonyihin garsoraha eglan real wayo wa qoxwen oo is ko kalson wayreynayan hadu allh idmo bay viv real madrid
KHABIIRGA XAGA KUBADA CAGTA KOOXAHA
16-April-2012 at 10:15 pm
the cpecial one championkaan isga ayaa yeeshay sanadkaan waa sanadkiisii 10 kii 10 naad iyo 10 nad
moha barca
16-April-2012 at 10:05 pm
odeygaan walaan wuu isku yacaay
Bayen Municgh dhagahay kaa tumesaa waa koox awood leh viva Bayen Municgh
guul
murino,,,,,,,,,,,,,baax iska sexo sanadkaan koob qaadi mesiit kkkkkkkkkkkk xolo aya atahy